Dastuurka somaliya magaalnimaa in la isku xukumo? || Sheikh Maxamed Cabdi Umal

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • ✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
    fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

КОМЕНТАРІ • 60

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 Рік тому +5

    Masha Allah guuleysa Allah haa ku xifdiya sufahada iyo tuugada haa laga qabta umada

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 Рік тому +6

    MashaAllah Tabaraka Allah,
    Waa Muxaadaro iyo Mowduuc aad uqiimo badan, ilaahay Ummada Somaliyeed iyo inta Islaamka ah oo idil hafahamsiyo mas'aladan kuwii kudhaqma ilaahay hanaga yeelo dhamaanteen,
    ilahay hanaga yeelo kuwii kudhaqma oo uxukuntama Kitaabka Quranka Iyo Sunnada Nabigeena (salla Allahu calyhi wa sallam),
    Ilaahay Diinta hanafahamsiiyo Xaqana hanawaafajiyo dhamaanteen

  • @soulehassan
    @soulehassan Рік тому +7

    Allaah ha kaa abaalmariyo sheekh Moxamed anagana kuwii wax ku qaata Allaah ha nagadhigo, Amiin.sheekh waxaatahay hubaal dhan noo fayow.

  • @adonallah
    @adonallah Рік тому +3

    Mashallah .wixii 2009 laguu sheegayay adiguna aad lahed Sharecada islamka ayey ogolyihiin maanTa waad aragTa halkay usocdaan alxamdulilah hadaad fahanTay dasTuurka rer galbedka lagaso kobiyeeyay

  • @Almacarif
    @Almacarif Рік тому +2

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @fawzan-gr1if
    @fawzan-gr1if Рік тому +1

    Asw jazakalahu Qayran barkalahu feka❤❤

  • @jakivic172
    @jakivic172 Рік тому +2

    Maasha Allah

  • @abwaankooreeyemaquuste1243
    @abwaankooreeyemaquuste1243 Рік тому +2

    Slaf media Telagaraam maleedihiin Aan kala soodagno❤

  • @sanbaloolshehussein9256
    @sanbaloolshehussein9256 Рік тому +2

    Alaha naguanfaco Insha Allah ❤❤❤

  • @kkkkku88
    @kkkkku88 Рік тому +1

    Isoo duceeya muraad culays iga saaran idinkana wax walbo ilaahay raali ka ah ilaahay ha idin sahlo ducada waxa fican marka walalaha ku duceeyan ilaahay hanaga wada farxiyo ya rabi aamin ..

  • @wacane9102
    @wacane9102 Рік тому

    جزاك الله خيرا جزا

  • @IbraahimCabdiaxmed
    @IbraahimCabdiaxmed 5 місяців тому

    Jasaa kallaahu khayra jasaa

  • @Almacarif
    @Almacarif Рік тому +3

    اللهم صلّ على محمد وعلى آله وصحبه وسلم

  • @jamilafashe5629
    @jamilafashe5629 Рік тому +1

    Jazaakallaahu kheyr Sh Umal

  • @Darajo200
    @Darajo200 3 місяці тому

    Mash Allah ❤

  • @Naf-yar-mw8gd
    @Naf-yar-mw8gd Рік тому +3

    Waxaas oo War ah maxaa kugu kalifay
    Maad dhahdo waa gaalnimo

  • @user-ex4pd9hr5o
    @user-ex4pd9hr5o 5 місяців тому

    Sheekhu runbuu sheegay

  • @Naf-yar-mw8gd
    @Naf-yar-mw8gd Рік тому

    Waa waagii sh umal uu saxnaa

  • @saideguehelmi9761
    @saideguehelmi9761 Рік тому

    Masha Allha

  • @meymunaali9403
    @meymunaali9403 Рік тому +1

    Ilahey haso hadayeyo umada

  • @mustafemaxamed6085
    @mustafemaxamed6085 Рік тому +1

    Jasaka Allah ❤

  • @Xudeyfa
    @Xudeyfa Рік тому +3

    Aaheey kitaaab ilaahey kaliya un baa asal ah in lagu dhaqmo sharci tahay

  • @user-ex4pd9hr5o
    @user-ex4pd9hr5o 5 місяців тому

    Sheekhu runbuu sheegay 5:37

  • @aminaissa7307
    @aminaissa7307 Рік тому +2

    Sax

  • @SiciidAxmed-bn1su
    @SiciidAxmed-bn1su Рік тому

    Alle hasoo celiyo awoodi islaamka gumaysiga iyo dhibtana haynaga saaro

  • @fahadxasancade
    @fahadxasancade Рік тому

    M.a sixiixwaaye hadalkagu sheeq

  • @suldaantyga9084
    @suldaantyga9084 Рік тому

    Sheikah sifiican ayuu uga hadlay waa in halkaas aad Dimuquradiyad iyo Dastuur Daalo halkaas uga hartaan hadaa liibaan Rabtaan

  • @user-ex4pd9hr5o
    @user-ex4pd9hr5o 5 місяців тому

    Waxaana kacodsanaynaa colomo owdiinka inay wadanka badbaadiyaan

  • @nasricabdi7408
    @nasricabdi7408 Рік тому +4

    Hada sheekhu sidaa ma aaminsanee maxaad hada usoocusboonaysiiseen

    • @salahkotey4724
      @salahkotey4724 Рік тому +1

      Woo aminsan yahay sheekha wxba iskama baadalin

    • @abdulqadirmukhtaarsalaad3151
      @abdulqadirmukhtaarsalaad3151 Рік тому +2

      Muxu aaminsan marka noo sheeg adiga ma qalbigiisaa jeexdey arabkiisa maqleynaaye hadda

    • @nimcoomar7611
      @nimcoomar7611 Рік тому

      xasan sheekh ?ilshow isha dad aan ogahey ala ha ka qabto xasonow il xaasid oo qarsoon iuo muuqata ala ha ka qabto hadaba dhulkeeni shabaab nooga xireysey sheekh umul waa mahadsan yahey in uu reer outland runta u sheego xasan qeyr aa ku rajeyeyr umulow sgeekheyga tahey ilohow ku dhowr insha alah maalinta yoomil qiyaamana waxa shaqeysanaa la tegeyna wee ilahey qalbada boo hagaaji

    • @japir244
      @japir244 Рік тому

      Sh umal shalay iyo maanta ku qor youtube waxa kuuso baxa ee iska hor inaadka ah ee caqiidada soo fiiriya

    • @abdulqadirmukhtaarsalaad3151
      @abdulqadirmukhtaarsalaad3151 Рік тому +1

      @@japir244 walaal qofka calimka ah 2 wo aragti wuyeelankaraa ee diinka sifiican ufahma

  • @kheyrjecel58
    @kheyrjecel58 11 місяців тому

    Mar hadeynu is nacnay diinteeni nacnay is dilnay waa okay in dhulkeena laqaato

  • @saciidabdirazak6887
    @saciidabdirazak6887 Рік тому +3

    Al shabaab hda mxey u dagalamayn xasan sheekh mxuu wdaa hda

    • @japir244
      @japir244 Рік тому

      Car haka hadlo wakaase walhi isaga lee is xukumay mar hore

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe Рік тому +6

      Alshabaab iyo Xasan sheikh waxaa khaldan koodii gaaladu lajirto , waakaas miisaanka aan qof iimaan lihi ka habaabikarin .Khalad kasta oo Alshabaab sameeyaana way dhaamaan ragga gaalada cadowga Allah ah safka kula jira oo shirkada kula ah gaalada meel marinta dhaqanka shaydaanka (dastuur iyo dimuqraadiyad)

    • @faridfarid6561
      @faridfarid6561 Рік тому

      @@lilcuzzwhitemoe kawaran ragga qarxiya dukaamada iyo xarrumaha shacabka muslimiinta ee khawaarijta alshabaab

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe Рік тому +1

      @faridfarid6561 meelkasta oo taageerta ama gacan siisa ama lashaqaysa kuwa cadowga Allah (gaalada iyo gaala-raacyada) ehelka ka dhigtay ee safka kula jira wey astaahishaa in talaabo laga qaado. Ciddaan taasi ku caddayna ma bannaana in ladhibaateeyo .midda kale ogow meeshu waa goob dagaal waxaa isku haya dhaqanka Islaamka iyo midka shaydaanka (dastuur iyo dimuqraadiyad) marka way dhacaysaa in waxyeello gaarto cid aan loo danlahayn
      Suaasha aan adiga ku weydiinayo waxay tahay ma rumaysan tahay oo makuqanacsan tahay in gaaladu tahay cadowga Allah iyo diinta Islaamka iyo ehelkeeda ? Hadday jawaabtaadu haah tahay sidee ayaa damiirkaaga Islaamnimo kuusiin karaa in ninka soomaaliga ee cadowgaasi dilayo isaguna ladirirayaa inuu yahay muslim xun , dhinaca kalana kan cadowgaas safka kula jiraa yahay muslim wanaagsan ?

    • @hassanabdihassanabdi393
      @hassanabdihassanabdi393 Рік тому

      ​@@faridfarid6561Shareecada Allah oo Ladumiyo ya kadaran Qaraxyada. Lakin hadii adan Caqida laheyn mafahmeysit.

  • @waryamidiya3143
    @waryamidiya3143 Рік тому +1

    tastuur bini aadam xariiqday waa murtadnimo

  • @noorcade784
    @noorcade784 Рік тому +1

    Waa goorma khudbadan

  • @dalmar8431
    @dalmar8431 Рік тому

    UMAL INJIRLE WALI MIYAA LA DHAGAYSTAA

    • @Alon_404
      @Alon_404 Рік тому +3

      umada islamka saxda ah way dhagestan markii lagarebo suufida qabuura cabudka

  • @khadramahdi3685
    @khadramahdi3685 Рік тому

    Musliku xagee joogaa.

  • @worldsonkuan-xf2cf
    @worldsonkuan-xf2cf Рік тому

    Wahaabiya

  • @worldsonkuan-xf2cf
    @worldsonkuan-xf2cf Рік тому

    sheikh umul waa wahaabiya injir buu qabaa

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 Рік тому +4

    Masha Allah guuleysa Allah haa ku xifdiya sufahada iyo tuugada haa laga qabta umada

  • @user-ex4pd9hr5o
    @user-ex4pd9hr5o 5 місяців тому

    Sheekhu runbuu sheegay