kkkkkk su'al ? ma k u dharan karta in dhaman muslimiintu xalaal wada cunan .hadaba allow mulinimo nagu dhil , oo xaqa nagu tosi, xalasha allow no ifi xarantana Allow naga foge wbt.
هذه المحاضرة فيها ملاحظات تاريخية ومؤاخدات علمية ارجو ان يصححها الشيخ بنفسه وإلا سيميل الى مذهب المرجئة بدون ان يلاحظ ذالك مع أنني احترمه واوقره كعالم ديني يدعو الأمة إلى الخير والبر وينهي عنهم الشر والبلاء وما يوبقهم من الموبقات ولكن لا يذهب الأمر بالمعروف وتصحيح الأخطاء بمجرد ان تكون دا رفعة وشأن وعلم فكل منا لا يخلو من غلط وعيب وخطاء إلا الحبيب مصطفى الرحمن
wadaadku markii laga reebo siduu dib ugu gurtayba oo uu uga horimaanayo fikradihiisi hore hadan waxaad moodaa nin barnaamij cusub loo soodhiibey inuu caamada ka gado waxaa hadalkiisa ka muuqda inuusan qodobaysnayn horeyna waxaa loogu yaqaaney inuu masalada sii fiican u sardiyo uuna u qudobeeyo taas oo keesaneysa inuu dhegeystuhu warka fahmo lakiin maadaama uu arinku mashruuc yahay wax un in la rabo in dadka lagu qanciyo waa arin aan looga baran wadaadka runtii
Shekhow dinta tosan ma in latagera dasturka galada cida luntay o alkitab wasuna kabertay walojeda e waxadsa siri karta inta caamada iyo mangbta ayad ogu yerieysa albabki jahNama
Waa muxadaro fiican lakin xooga waxba la qaraaya warku ma cada diin dhaxdhaxaad ma qabto xaq iyo baadil wax ka dhaxeeya ma jiraan 1 horay waxaad tiri suufiyadu waa qubuuriyiin mushrikiin ah ok mar hadii culimadii wadanka gaalo naqdeen dee shacabki waa gaalo oo markaa maxaa diidayo in lalaayo umada ?! 2 waxaad tiri shabaab waa takfiir khawaarij ah oo maad xukuntid ood ku dhawaaqdid ? in lagu jihaado oo umada laga qabto ileen nabigu waxaw yiri meeshaad ku aragtaan ku dila khawaarijta ) waxaa kaa muuqato lega jecli ) adeer culimada suufiyada shaabaab waa xakumeen waana la dagaalameen ee soo raac oo taageer ama al shaabaab difaac oo la safo labada meel meel raac dhaxdhaxaadka naga daa sxb mase waa lugu qasbay oo waxaa lagu yiri dhibka ka hadal uun
Sheekh umul hadaladada qaar waa been ee ALLE ka cabso nimaka hubeysan ee al shabaabka mushtamaca gaalo kama aaminsano necebkaaga xaqiiqda haku saleeynin adiguba doowladi cabdullahi yuusuf waad gaaleysiisee waqtigaa takfiir maad aheed ?
Nin fhnkis gaban yhy Aya tahy dawulad Abdullahi Yusuf waxu Ku galeysiiy wayi cadahy lkn dadk Alshabaab tageers ay tahy ani waxan ka aminsanh khawriijad in tiihin
@@ismahanbintufarah2478 Al shabaab ANIGU ma ahin laakiin xaqiiqda jirto ayaan ka hadlayaa cabdullahi yuusufne gaal ayuu ahaa farmaajane waa muslim adigu bal kale saar
@@mahadosmanamalow4044 Abdullahi Yusuf waxa lagu galeysiin gaalo ayuu wadan Muslim keen culumad waayi Ku Kala arkiy duganyen shekh umal iyo culumo kale waxyi fadwade in gaalob halkey culumad kale kaso hore jeesiiden
Sh umul guul aduun iyo aakhiro cadowgaaga cagta ka hoos insha allaah
Jazak aallah kheyer sh. Mohamed cabdi umalii waa muxadiiro qiimo badan illahy xasndk haku saro
Aad iyo Aad Aamiin wll Qaali
Mashallah sheeh umal ilaahay dartii Ayan Ku jeclahay cimrigaaga allaha raajiyo Hana kaa abaal mariyo
Diintena saxda waa kitaabka quraanka iyo xikmada sunadii nabigena scw inogu tagay waxkale ma qadan karno ilahoow diinta saxda oo toosan nagu dil🤲❤️
Masha allah allah ku xafido sh allah naso hadayyo allahuma aamiin yaa allaah
Jaza aka Allah ♥️♥️
Jasakalhu Sheekh alle ha ka ajar siyo
sheikha sharafta leh mashalah baarakalaah fiika
Maasha allaah adbaad noogu iftiimisay xaqiiqada inxiraafka kooxda takfiirka.
Ilaahay ha ku ilaaliy0
Maasha Allaah sheikh umal
manshaAllah sheikh mohamed abdi umal
Msha Allah xafidahullah sh uaml
Mansha alah shek maxamed xafidahulah
Mashallah 😃👆👄💋👑🎓👒 weloveyour channels
Interesting and educative.
Sh.maxamed cabdi umsl.
KanusharAf malaha alekaxishowayay iyo rasuulkasuban scw ale ayaaxisabindoona tagfiirka kadaabka ah
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: ((من أشراط الساعة أن يرفع العلم ويثبت الجهل))
نعمة الهاشمي
اذا من الجاهل ،،الجهال هم التكفير
Takfiir allaha rogo waa ummad kabeen sheegto diinta waxeyna ummada kadhaadhiciyaan iney hooyadaa iyo aabahaa xaaraan kuugu dhaleen waxey aaminsan yihiin guryaha muslimiinta in laga cuno cunto xaaraan ah shartooda allaha naga xijaabo
kkkkkk su'al ? ma k u dharan karta in dhaman muslimiintu xalaal wada cunan .hadaba allow mulinimo nagu dhil , oo xaqa nagu tosi, xalasha allow no ifi xarantana Allow naga foge wbt.
@@hyassin4276 xaran cunida malagu galobaa
Waxayi aminsanhy takfy ina Lagu dhalay gaalinmo hoyod Iyo Aabah gaalinmo ay Ku dhasheen Aduunk odhah iny gaalo yiihin ileen jamacaat maxamuud nuur Usman mooye
Ameen ya Allah
@@ismahanbintufarah2478 taas ayaan been kusheegin wllshey💯
Ilhay subxanuhu watacalaa haka ajarsiiyo
Maasha alaahi
Scw
M.a sheeqa soomalida kufanto
هذه المحاضرة فيها ملاحظات تاريخية ومؤاخدات علمية ارجو ان يصححها الشيخ بنفسه وإلا سيميل الى مذهب المرجئة بدون ان يلاحظ ذالك مع أنني احترمه واوقره كعالم ديني يدعو الأمة إلى الخير والبر وينهي عنهم الشر والبلاء وما يوبقهم من الموبقات ولكن لا يذهب الأمر بالمعروف وتصحيح الأخطاء بمجرد ان تكون دا رفعة وشأن وعلم فكل منا لا يخلو من غلط وعيب وخطاء إلا الحبيب مصطفى الرحمن
Dj Delevago Montaro y
Salado Da
ما بك عزيزتي
Dj Delevago Montaro i76tr gnml9e1g
ليسمع يااخي
صحيح يحتاج بنفسك لا لغيرك كل مقوله اصدرها الشيخ لا يعبأبه بل هي من اصح التعبير
أخي والله انت مسكين عافاك الله
سبحان الله سبحان الله soomaaliyeey in xaqa la idin sheeqo xadiidanina maxaa yeeley badankiina diinta mataqaanin
Mid nabiga caaymyo arky waaxaa tahay gaal ku dhahay
Waa ba afiga
Tagfiir adigubawaatahay umalow dad
Gaalaysiintakadaa alakacabso nahaBiyow
40:47
M.a
Kooxda Murja'adu maxey aheyd waa furqo noocee ah yaa ii sharxa
Allaha kaa abaal mariyo
Salaad waxaa kahoreeyaa وماامروا الا ليعبد الله مخلصين له الدين حنفاء ويقيموا لصلاة
Ilahey wan caabudna umada hakudanbabina
Mansur
Am xaqa kahadal
War takfir halalaayo in taaybadanin
Kkkkkkkkkkkkkk
Takfiirkuba waa asaga iyo Munaafaq hadaad maqasheen... Aduun iyo Aakhiraba Allah ku cadaabo
Dulli ayaad tahay. Afkaa ur!!! Tarbiyadii hore ayaa kaa hallowday. Hadaad aqlaaqleedahay culumada sidaas uguma dhiirateen.
Allah ha ku hanuuniyo wllo kismow
Kimow doqonimadaada qof wuxuu yahay miyuu xumaan kusheegi lahaa duligaa tahay cune
هل أنت تكفيري
Jaahiil xujadis wa CAyi reer suufiiyo. Qabuur isk cabuud
Qof Takfiir ah wax ma nikaaxin karyaa?
@Mahammed Siad Walaallo Qof Gaalnimo Ka,aamin San Muslimiinta Nikaax Makuu Sameyn Karyo Wuu Burayaa Nikaaxas ok
@@liibaancaraboow9861 Mahadsanid
Yaahu
wadaadku markii laga reebo siduu dib ugu gurtayba oo uu uga horimaanayo fikradihiisi hore hadan waxaad moodaa nin barnaamij cusub loo soodhiibey inuu caamada ka gado waxaa hadalkiisa ka muuqda inuusan qodobaysnayn horeyna waxaa loogu yaqaaney inuu masalada sii fiican u sardiyo uuna u qudobeeyo taas oo keesaneysa inuu dhegeystuhu warka fahmo lakiin maadaama uu arinku mashruuc yahay wax un in la rabo in dadka lagu qanciyo waa arin aan looga baran wadaadka runtii
Shekhow dinta tosan ma in latagera dasturka galada cida luntay o alkitab wasuna kabertay walojeda e waxadsa siri karta inta caamada iyo mangbta ayad ogu yerieysa albabki jahNama
Waa muxadaro fiican lakin xooga waxba la qaraaya warku ma cada diin dhaxdhaxaad ma qabto xaq iyo baadil wax ka dhaxeeya ma jiraan 1 horay waxaad tiri suufiyadu waa qubuuriyiin mushrikiin ah ok mar hadii culimadii wadanka gaalo naqdeen dee shacabki waa gaalo oo markaa maxaa diidayo in lalaayo umada ?! 2 waxaad tiri shabaab waa takfiir khawaarij ah oo maad xukuntid ood ku dhawaaqdid ? in lagu jihaado oo umada laga qabto ileen nabigu waxaw yiri meeshaad ku aragtaan ku dila khawaarijta ) waxaa kaa muuqato lega jecli ) adeer culimada suufiyada shaabaab waa xakumeen waana la dagaalameen ee soo raac oo taageer ama al shaabaab difaac oo la safo labada meel meel raac dhaxdhaxaadka naga daa sxb mase waa lugu qasbay oo waxaa lagu yiri dhibka ka hadal uun
Naftada ku mushquul
Sheekh umul hadaladada qaar waa been ee ALLE ka cabso nimaka hubeysan ee al shabaabka mushtamaca gaalo kama aaminsano necebkaaga xaqiiqda haku saleeynin adiguba doowladi cabdullahi yuusuf waad gaaleysiisee waqtigaa takfiir maad aheed ?
Jaahil ayaad tahay yaa mskiin si fiican wax udhagayso
Nin fhnkis gaban yhy Aya tahy dawulad Abdullahi Yusuf waxu Ku galeysiiy wayi cadahy lkn dadk Alshabaab tageers ay tahy ani waxan ka aminsanh khawriijad in tiihin
@@ismahanbintufarah2478 Al shabaab ANIGU ma ahin laakiin xaqiiqda jirto ayaan ka hadlayaa cabdullahi yuusufne gaal ayuu ahaa farmaajane waa muslim adigu bal kale saar
@@mahadosmanamalow4044 Abdullahi Yusuf waxa lagu galeysiin gaalo ayuu wadan Muslim keen culumad waayi Ku Kala arkiy duganyen shekh umal iyo culumo kale waxyi fadwade in gaalob halkey culumad kale kaso hore jeesiiden
@@ismahanbintufarah2478 waxii uu ku gaaloobay cabdullahi yuusuf ayuuna farmaajo ku gaalobay waa intaa doodo
Sheq hadaat run sheegeso dimuquraadiga kahadal
Dheegisn muxadaro sheekh umal uka hadalyi dimuqradyi
Waa ka hdlay wax baara
Kuwaas Nabiga sheegay ee diinta ka baxaya sida leebka qaansada uga baxdo waa alitixaadka wahaabiyada alshbab balaayada hada soo baxay oo dhan
Zakiya intaa caayda joojiso orod soo baro diinta maxaa Muslim katahey hadaa aaminsan tahey iney hooyadaa xaaraan kuugu dhashey hadana hadaa cunto kasoo cunto guriga hooyadaa lagu tooganaayo makuwaasaa Muslim ah allaha kusoo hadeeyo
Zakiya m ilahay ka baq Gabadh baad tahay diinta baro hadanad culimadan ku qanacsanayn ha dhagaysan hana cayin plz iskaga tag
War gabadhu waxba may caayin ee xadiiskii nabiga ayay tilmaantay uun ee ma xadiiskaad diidantahay?!
scs wll
Xaaladda kwran
Waa wahaabiya ku waas
Hahahaha takfiir waa wahaabi takfiir kala mabajira ee musliminta damaan melkasta ay joogan sas ogow
Khawaarijo
Yaaa udoodi ala kabaqa!!!!!!
Wahaabi wxii ah u talaaa Dee ahaha