Soomaalida Gaalowday || khudbah || Sheikh Maxamed Cabdi Umal

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 вер 2024
  • ✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
    fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

КОМЕНТАРІ • 84

  • @maanafcadde17
    @maanafcadde17 20 днів тому +17

    Sheikh maxamed cabdi umal nin mar walba xaqa u tagan inuu cadeyo allahu akbar❤❤❤

  • @umcadil5660
    @umcadil5660 20 днів тому +8

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد

  • @user-il4qg1tq7z
    @user-il4qg1tq7z 20 днів тому +3

    Allah haku xafido sheeikhunaa qofka awalba diinta aan aqoon ulahayn uun baa laga xirmaaninkaraa somalida ilaahay ha u gargaaro😢

  • @AhmedYuusuf-yx7zh
    @AhmedYuusuf-yx7zh 19 днів тому

    Shiikh maxed cabdi umal allaha ku sharfo aduun iyo aakhiraba

  • @sadamabdimohamed3690
    @sadamabdimohamed3690 20 днів тому +4

    masha allah sheekh maxamed cabdi umal allah ka ajar siiyo sfcn ayaad uga hadashay mowduuc loo baahana

  • @MuhsinMustafa-x5c
    @MuhsinMustafa-x5c 20 днів тому +1

    May Almighty Allah bless our sheikh ❤

  • @123umfaisal
    @123umfaisal 20 днів тому +1

    اللهم ثبتنا على صراطك حتى نلقاك على ملة أبينا إبراهيم حنيفا مسلما وما كان من المشركين

  • @abdallamalin9371
    @abdallamalin9371 19 днів тому +1

    Allaha Sheekhanaa caafimaadka iyo cimriga iyo cilmigaba hakuu barakeeyo

  • @majid2968
    @majid2968 20 днів тому +4

    الحمدلله على نعمه الاسلام وكفى بها نعمة

  • @badr3628
    @badr3628 19 днів тому

    jazakAllahu kheyr

  • @muxiidiinanwar3372
    @muxiidiinanwar3372 19 днів тому +1

    Rabi hakaa raali nogdo sheikhanaa Xafidaka Allah❤😊

  • @mr.aosman3054
    @mr.aosman3054 20 днів тому +1

    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا علي دينك 🤲🏼

  • @umcadil5660
    @umcadil5660 20 днів тому +2

    بارك الله فيك وجزاك الله خيرا شيخنا الفاضل

    • @MaryamaAli-cj1ne
      @MaryamaAli-cj1ne 20 днів тому

      اللهم امين يا رب العالمين

  • @Fartun-v5v
    @Fartun-v5v 19 днів тому

    Jazaakallaah sh

  • @mr.aosman3054
    @mr.aosman3054 20 днів тому

    Kheyr Allaha kusiiyo Aduun iyo Aakhiro Sheekh Maxamed Cabdi Umal

  • @MuhsinMustafa-x5c
    @MuhsinMustafa-x5c 20 днів тому +1

    May Almighty Allah bless our sheikh

  • @user-ph3qf9qy7f
    @user-ph3qf9qy7f 20 днів тому

    Maashaa Allah , Jazaakallahu kheyr , Allaha nagu wada anfaco wacdigaaga , Aamiin .

  • @abasmohamud1348
    @abasmohamud1348 20 днів тому

    Asc sh maxamadow shukran jazakallahu kheiran.
    Lkn sheikhanal faadil sh axmad didaat calayhi raxmatullah sidee baad udhihi kartaa cilmigiisa diinta islamka way yarayd ama aqoonta uu ulahaa diinta islamka way yarayd anaiga sheekha Allah ha unaxariistee si fiican ayaan uga faaidaystay wixii dood ahaa ee uu lagay gaalada waxaana mar walbo marqaati ka ahaa in su'aal walbo lawaydiiyo oo ku saabsan islamka uu ahaa mid kajawaabo si cilmiyeeysan asagoo waliba qur'aan iyo xadiis labadaba soo qaadan jiray maadaama uu si fiican uxifdiyey lambarrada Aayadaha qur'aanka iyo axaadithta nabigeena muxammad scw.
    Fadlan iga gaarsiiya sheekha bal dib ha ufiiriyo sheekha iyo cilmigiisa jazaakumullahu kheiran dhamaan.
    Mahadsanidiin

  • @najaxnajax4656
    @najaxnajax4656 20 днів тому +1

    JazakaAllah khayr sheekh muxamad

  • @TahalilAmar
    @TahalilAmar 19 днів тому

    Allahu akbar

  • @abdullahimahamuud110
    @abdullahimahamuud110 20 днів тому +2

    asc wr wb wlalaha qaaliga ah aniga igu caawiya si aan u helo sheekha namabrkiisa fadlan

  • @qajafweyn
    @qajafweyn 20 днів тому +1

    Sh. Umalow kheyr Allaha kusiiyo ee jimcakasta iyo muxadaraad badan ka sameey qisoyinka christanka khasatan Somalida lagu sirayo gaalanimada fadlan aad iyo aad uga hadal arintaas. Mahadsanid

  • @TechSiyaad
    @TechSiyaad 20 днів тому

    Dalkii baa si xoogleh looga wadaa hawlahaas, dadka Soomaaliyeedna maadaama wada qaxeen oo wadamo kale aadeen waa looga faa'iideysanayaa. Alle dawlad iyo degenaansho dalkeena hanooga dhigo. Aamiin.,

  • @KalaAbdifatah
    @KalaAbdifatah 20 днів тому

    بارك الله فيك وجزاك الله خير الجزاء يا

  • @user-fv8nc4qy7i
    @user-fv8nc4qy7i 20 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉jazaaka allaahu kheyran shee khanaa

  • @jafarmohamed1353
    @jafarmohamed1353 20 днів тому

    Jazakallah kheyr sheikh

  • @armyman5751
    @armyman5751 20 днів тому +1

    Sheekh umal❤❤❤❤

  • @soyanhussein6906
    @soyanhussein6906 20 днів тому +1

    Aamin

  • @Otaha-zr8sn
    @Otaha-zr8sn 18 днів тому

    Scw scw scw

  • @adanmohamedgedi4966
    @adanmohamedgedi4966 20 днів тому +1

    Scw

  • @KerowYare
    @KerowYare 14 днів тому

    M.a

  • @AdamAhmed-sp2xl
    @AdamAhmed-sp2xl 20 днів тому +1

    Alle xadhixin Allah dhex

  • @bazimohamed9772
    @bazimohamed9772 19 днів тому

    Shiekh Mohamed Abdi Umal.
    Waa runtiisa kaniisadaha waa Cidlo ,

  • @nuurabdi5126
    @nuurabdi5126 20 днів тому

    Jazaka lahuher

  • @mawliidhassan5625
    @mawliidhassan5625 20 днів тому

    صلى.الله.عليه.وسلم❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @roblemahat1792
    @roblemahat1792 20 днів тому

    Allah hafithow sheikhena

  • @abdirisakmohammed7293
    @abdirisakmohammed7293 20 днів тому

    ALLAAH HA KU BARAKEEYO ADI IYO EHELKAAGABA

  • @subanali2558
    @subanali2558 20 днів тому

    May Allah guide us to the right path

  • @JibrilbudhullJibril
    @JibrilbudhullJibril 20 днів тому

    شكرا

  • @MaxabuubDaahir
    @MaxabuubDaahir 20 днів тому

    Maashaa allaah Maashaa allaah ❤❤❤❤

  • @zakibashiir8315
    @zakibashiir8315 20 днів тому +1

    Sheikheena su'aalaha aad soo daysaan xagee loogu soo diraa Wll?
    Mhdsanid

  • @user-ih1fp2wc4n
    @user-ih1fp2wc4n 20 днів тому

    Ilahay qayr hakugu hasiiyo ayaa cheekbones umalow

  • @MaxmedShariff
    @MaxmedShariff 19 днів тому

    Alhamdulilaahi 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sahramuuse4678
    @sahramuuse4678 20 днів тому

    Ilaahayow xaqa nagu sug

  • @MuhsinMustafa-x5c
    @MuhsinMustafa-x5c 20 днів тому

    Ameen

  • @abdiqaadirCali-xt9ke
    @abdiqaadirCali-xt9ke 20 днів тому

    بارك الله فيك ❤

  • @AminaIssa-q6k
    @AminaIssa-q6k 20 днів тому

    sax

  • @nourihassan1775
    @nourihassan1775 20 днів тому

    War waxaan mantey ayaan arkahyey banaanka dawaqeena mama soo tuurtey.

  • @maxamedmaxamuudsheekhdaahi1484
    @maxamedmaxamuudsheekhdaahi1484 18 днів тому

    Ilaahaw diintaada nagu sug, oo hanna fitnaynin.

  • @nashrulcilmi5536
    @nashrulcilmi5536 20 днів тому

    Aduunka asigaaba iska gabo gabo eh waalaga socdaa waxaan sugeenaa maxkamada allah taas ayaa wax walbo kala saari doonto i.a

    • @user-le9nu2db7o
      @user-le9nu2db7o 20 днів тому

      Kuwaas gaaloobay waxaa kasii xun kuwa musllimka beenta sheeganayo dhiiga muslimkana baneystay sida takfiir oo wahaabiyo ah .1 gaalo weligood ma dilaan kan ashaato oo tukado 5 tiir islaam oggol bey dilaane yuhuud miyeey ka sokeeysaa wahaabiyo??

  • @abdullahiahmed5903
    @abdullahiahmed5903 20 днів тому

    ١- الأب هو الله
    ٢- الإبن هو الله
    ٣- الروح القدس هو الله
    هم ثلاثة آلة ولاكن يقولون الله واحد هذا المشكلة حتي اينشتان لا يستطيع ان يحل هذا المشكلة

  • @thewariah
    @thewariah 20 днів тому

    Nin dhalinyaro marekan ah baa marko ogaaday inaa somali ahay buu igu dahay qof somali joogo baa bil $5 siiya oo kanisadeena umariya😢

  • @AdamAhmed-sp2xl
    @AdamAhmed-sp2xl 19 днів тому

    Somali doorasho qof cod kama dhici karto ilaa xal lagaraayo

  • @amalianasrani894
    @amalianasrani894 20 днів тому +1

    Nikow anagoo dhan ayaa christian ah ee kaniisadii ayaan mardhow diyaarin
    Haleluja
    Praise the lord

    • @salatabdullahi
      @salatabdullahi 20 днів тому

      Allow narta kugubishare

    • @Adam-y3x
      @Adam-y3x 20 днів тому

      Kaniisad miyaad kasoo dhex hadlaysaa hada?

    • @adanadow4967
      @adanadow4967 20 днів тому +3

      Ninkii muslima isagay dantiisa tahay is anfacaya oo islaanimadiisa dheeftii kadhalata isaga unbaa Leh kii gaaloowbase isagaa naftiisa un dhibay oo gaalnimadiisa dhibkii kadhasha isagay kudhaceysaa un.
      Sidaa darteeda xaqqa wuu cadyahay baadilkana wuu cadyahay go'aankana adigaa iska leh.

    • @amalianasrani894
      @amalianasrani894 20 днів тому

      @@Adam-y3x haaa

    • @Cabdiraxman..Mudug.
      @Cabdiraxman..Mudug. 20 днів тому

      ​@@amalianasrani894Somali miyaa tahay mise waa nagu ciyaaraysaa 😳

  • @AhmedMohamed-ll4bo
    @AhmedMohamed-ll4bo 20 днів тому

    waxa arkay kanisid bishi hal mar bas la furo dadka kanisada imanayo waxa u badan. Duqoshin

  • @muhanadyusuf8487
    @muhanadyusuf8487 20 днів тому

    Dadka qurbaha joogo ubadan waxa gaaloobo

  • @amalianasrani894
    @amalianasrani894 20 днів тому +2

    Dadkaas usharax inay kufaarul quraysh yihiin
    Christina iyi yuhuud ilaahay waa yaqanaan waana nabiyadii dadkii raacsanaa lakin kafakir diinta gadaalkatimid
    Oo seefta wadata

    • @Adam-y3x
      @Adam-y3x 20 днів тому

      Allah haku soo hanuuniyo waad fidnawdaye hadii uusan hanuun xaga Rabbi SWT kaaga qornayna Allah hakaa abaalmariyo kufriga aad gashay hadana aad ku indhigo adagtahay in aad dadka Muslimiinta ah ladhextimaado.

    • @Xamdamaxamuud1122
      @Xamdamaxamuud1122 20 днів тому

      Nasiib daro kugu dhacday lkn ma dareensanid😢

    • @amalianasrani894
      @amalianasrani894 20 днів тому

      @@Xamdamaxamuud1122
      Walaal badbaado
      Iyo barako ayaa jirta
      Nabada iyo nimcada ukaalay.
      🙏✝️

  • @XuseenNaasir-u2m
    @XuseenNaasir-u2m 19 днів тому

    Scwscwscwscw😊

  • @SHUAIB-AHMET
    @SHUAIB-AHMET 20 днів тому

    Diinta Christian ku waa diin daliil iyo wax la fahmi karo haba yaraatee lahayn,
    Wax dhaama muslim-nimo ma jirto ee diintiina yaan shilimaad yar la iniiga iibsan

  • @MuhsinMustafa-x5c
    @MuhsinMustafa-x5c 20 днів тому +1

    May Almighty Allah bless our sheikh ❤

  • @AhmedYuusuf-yx7zh
    @AhmedYuusuf-yx7zh 19 днів тому +1

    Shiikh maxed cabdi umal allaha ku sharfo aduun iyo aakhiraba

  • @EdinMursal
    @EdinMursal 20 днів тому +1

    Allahu akbar

  • @MuhsinMustafa-x5c
    @MuhsinMustafa-x5c 20 днів тому

    May Almighty Allah bless our sheikh

  • @MuhsinMustafa-x5c
    @MuhsinMustafa-x5c 20 днів тому +1

    May Almighty Allah bless our sheikh ❤

  • @MuhsinMustafa-x5c
    @MuhsinMustafa-x5c 20 днів тому +2

    May Almighty Allah bless our sheikh ❤