@@hodmaniitaqueen Cadayn, Ma ahi mid ku farax san dhibaatadda ka muuqata dalkayga soomaliyeed iyo dadkiisabba lkn waxaan aad ulla yaabanay heerka ay gaarsiisan thy ceebta inna dul hoganaysa. Mararka qaar waa ay haboon tahay in aad isku qososho, waxa meesha fool xuma ka muuqda ragbaa saba u ahaa. Waabba tiiyoo 34 sanno ka dib aan wali laga soo kaban.
Don't deceive yourself. If he truly loves his country and people, he shouldn't put them in this catastrophic situation that Somalis are suffering from.
AUN. MW. Siyad wuxuu dhihi jirey waxaan ku fadhiyaa kursi oo wuxuush dad cun ah ku hoos jira , haddaan ka koco umadda iyo waddankaba eber bay ka siinaayaan !!; illeeyn runtiis bay ahayd markuu ka kacay wuxuushtii ayaa soo baxday dad iyo dalba eber ka siiyay oo illaa hadda wuxuushtaas iyo waxay dhaleen umaddii dhibaato ween ku haysa , Lacanadii Allah iyo halaaggiisa ha ku dgacdee .
That was a darkness unknown pathway for a Somalia people unity now Somalia people are suffering for instability policy the weaknesses president nothing bothered whether the country & people are important to them
Alla maxay xusuus murugo iyo tiiraanyo nagu reebtay ahayd !!! Bal eega, maxay u dhimanayaan oo ay udhaawacmayaan; ummadana u leeynayaan una barakicinayaan oo ay u boobayaan.? Yeey dilayaan yeeyse difaacayaan?
Wuxuu ahaa waqti xanuun badan Illahay dib nooguma celiyo
Aamiin yaa Rabi.
Ameen insha allah
dadkii waxaa ka dambeeyay shaley bay ahyd 91 baa loo laabanayaa dhahaayay
Waxkasta oo dhaco 1991 looma naqanaayo waayoo markaas waxaa colaada huri naayay qabqable iyo askari aan ogeeyn nolosha biniadma iyo qiimaha ay le dahay ia ilaaheey inooma celiyo
Kuwaas weli wey buuxaan waxaa kamid islaantii inkaarta qabtay oo dhaheysay 500 dhalinyaro ayaa iidiyaarsan umada allaha kaqabto taas iyo wixii lara.yi ahba@@Masago2026
Dad 2024 daawan doono miyaa jiro sida ani cml 😂😂
😂
Waykan
Haa 😂
@@FalastiinMaxamed-nh7ih oocadaa😂😂
Ani😂
Tariikhda 29/11/2024
MaaLin jimco ah
Saacada 20:20
Ilahay wadankena nabad ha inogu dhigo
Inta iga danbeso is muujiya
Elman Ilaaheey ha u naxariisto waxoo ahaay qofka kaliya ee fiyoowaay xiligaas.
hhhh
Waa markaan qayrkeen ka harnay 😢
Alle wadan keenna balad barwaaqo iyo xasilooni leh ha inooga dhigo.
Ceeb adey ku heysaa oo qoslaaya🥵
Micidaa xabad Rooyala ku Le eg Ciibtu waa taad La qoslayso neefow
@@CamaarAbdinuur-up6oo u sheeg bal dabaalnimadiisa😏
@@hodmaniitaqueen
Cadayn, Ma ahi mid ku farax san dhibaatadda ka muuqata dalkayga soomaliyeed iyo dadkiisabba lkn waxaan aad ulla yaabanay heerka ay gaarsiisan thy ceebta inna dul hoganaysa.
Mararka qaar waa ay haboon tahay in aad isku qososho, waxa meesha fool xuma ka muuqda ragbaa saba u ahaa. Waabba tiiyoo 34 sanno ka dib aan wali laga soo kaban.
Subxanallh nolashaan waligay maa arkin muqdsho kle miyaa waxana dhashy 203❤😂
Your lying because siyad bare is not dictator he is good men he loves he is country and he is people
Don't deceive yourself. If he truly loves his country and people, he shouldn't put them in this catastrophic situation that Somalis are suffering from.
@@Ducaysane29
Isaaq cuqdadi dishaatahee shut the hell up
Yaa nijaas
@@isseyare837 Haye Aboowe.
@@Ducaysane29 iga raali ahow abaayo quruxeey
@@isseyare837 raali baan ahay aboowe
Ilahey ha u naxaristo elman waxu ahay hal yay qaran
yes He,a good paredsante soyad Bare😭😇😇😭
Jaalle mareexaan maalintii laga xoroobay ❤😂
elman ilaahay ha unaxariisto😢😢😢
Waqti aad uxun buu ahaa waxaana ahaa cunug yar waqti adag
USC + cakaaro + salbalaar+ SNA = Sacad saciid power 😂😂
Governo 😂🔥🔥
Ana governo pop😂❤
Viva GSS❤
Hhhhhh😅
Good old days 😢
Hada anga dhalinyarada eh waxey notahy cashir inan ka barano daal inow ehen xal dhalinyaro😢😢
Siyad Bare Not Dictator he’s Good 👍 president god please 🙏 my Allah paradise janah ❤️💎🇸🇴🌴❤️🕋🕋❤️🕋🌺
He was nonsence😢
Western power Responsible Somalia civil war
Ilaahay dib nooguma celiyo
Hawiye talo xume😭
Kuwi Hawiye ku qafiife UA-cam na ma joogan😂
@@FalastiinMaxamed-nh7ih Ana yaban wallahi😂
Maxa laga faiday maanta aan qasaro aduun iyo akhiro iyo jaahilnimo
Halyeeyo bee ahayen walhi usc
😅😅😅😅😅😅somali Mogadishu 2024😅😅😅😅😅somaliland guuuuuuuul
Oromo 😂😂
Wll makufaracsantahay😢😢😢
Waligaa qof kale dhibaatadiisa haku farxin ogow illahay wuu kudawanayaye
inkaartiiba alle ka ifiyey maantana waa leysku dul leynayaa kkkkkkkkkkkkkk
AUN. MW. Siyad wuxuu dhihi jirey waxaan ku fadhiyaa kursi oo wuxuush dad cun ah ku hoos jira , haddaan ka koco umadda iyo waddankaba eber bay ka siinaayaan !!; illeeyn runtiis bay ahayd markuu ka kacay wuxuushtii ayaa soo baxday dad iyo dalba eber ka siiyay oo illaa hadda wuxuushtaas iyo waxay dhaleen umaddii dhibaato ween ku haysa , Lacanadii Allah iyo halaaggiisa ha ku dgacdee .
That was a darkness unknown pathway for a Somalia people unity now Somalia people are suffering for instability policy the weaknesses president nothing bothered whether the country & people are important to them
Yeah crazy times tho reconciliation could’ve happen but hawiye decided to 💨 each other
Somali 2024😅😅😅😅😅😅
😜
It was black day wlhi
Ka warama xalada wadanka gaajada dagaalada iyo rafaadka 🇸🇴 yaase adkadey dhalinyaradii iyo dowladii
Usc+ SNA @=sacad saciid power 🥶😂
SNA ree diini marexaan waye ilmo yar baa tahay 😂
@Jaalemajabe jahiloww Ana Mia marexn ah😂😭💔
Bad days...
Ilaahow inta kadambesay burburka somaliya 1991 jahanamo kuwari janaraal mohamed ceydiid iyo ali mahdi
Adna àllah kugu fogeeyo nacàlàd kugu dhacde
why Muslim countries no peace 😢😢
😂😂😂 Yontow bro was behind africa civilwar. Stupped gay
wareysiga manta
Daalinimo ayaad ku dhamaateen meel cidla ayaa ku dhamaateen
🫦😭
Useless siyad bare was the best president ever
How useless can be good
Useless means waxmatre😂😂😂
Ragan wax ma ka noolyihiin
gaal iyo hawiyaba naclad ilaahey hku dhacdo
Ha kuwasan Hawiye Darood ma waxow aqriyay quran😂
@@WalWaal-b7h aaamiin
lkn hal mid an ku xasuusiyo cali garleh caydiidna garleh ma daarood baa kaaga muuqda?
Alla maxay xusuus murugo iyo tiiraanyo nagu reebtay ahayd !!!
Bal eega, maxay u dhimanayaan oo ay udhaawacmayaan; ummadana u leeynayaan una barakicinayaan oo ay u boobayaan.?
Yeey dilayaan yeeyse difaacayaan?
Faqash Naarbey uga dhignees Hawiyane wax iska caadiya
Ilaa maanta waxa cadaaban waa hawiye
Oo dhulkiisa deginla ayhy
Idinkaa riday dawladiiaantana idinkaa ugu baahi badan inaad dawlad heshaan
Cawaan baa u badnyden welina tihiin
USC.
Cidankan gariiga saaran yaa kaa nool toolow?rag rag dhalay bey ahaayeen
@Joma-d6k kaa farxalo tulada ad kaa timid sax qoraaladadi ..waxaa ila tahay inaad ubaadki kacanka tahay.
Landheeere ma caytamo...raali ahaw....galab wanaagsan.
@@yassinkhaliflaangaab cuqdad qaba aamus naayaa
Idoor yahay xuni
Habeen wanaagsan abaye
Mooriyaantii waaye way dhamaadeen inta hartayna ,xarunta xabeeb ayey ku xir xiranyihiin ,kuwa hada joogana nijaasadan ayaa dhashay ,siduu wadanka ku degaa
Yaa darooda ka dhacdey wlhi 91 io sipirtimo lafihij mj😂😂😂
Caqligaga miyaa saas ku yiri
Wax badso wax beel ayay leeytahay
Disgrace
Foolxumo.
ALLAAH hayo nacafi
Hawiye futo madoowe dowwladii idinka dumiyee dowwlad ma dhisten
Futo cade haye
Waa sanadki la idin laaye omg aada oga xumahy 😢
Wiilashan wa wada dhinten alahu akbar nonsense war
Xiligas oo aan sidaas ahayn Ethiopia nama so hawaysan jirin
Xoriyadda Beelaha Hawiye ka qaateen Gumaystihii MJ sultan kanadid 1900 iyo mareexan 1991, Somaahan??
Yaa laangaab hawiyo caqli dameer 🤣🤣Hawiyo hooyada iyo walaasha BA hobyo iyo xaradheere iyo Xamar lagu haysta kolkaas bad hadlaysa caqli dameer 🤣 hawiyo caqli dameer cuqub ku dhacy ilmo Amisom iyo Alshabab laangaabow free hooyad from Amisom iyo Alshabab
@makomuse6202 horta kenadiid iyo sheeko la mid ah waa sheekoyinka lagu seexiin jire ilmaha yaryar hadii uu kenadiid joogey hobyo awaay qasrigi uu degna?amaaba maxaa cadeyn uu ah inuu meesha jogey?
Siyaad tiisa dowlad somaliyeed maahayn ee maamul bey ahayd.
Hawiye 38 dowladood oo magac UN wadaata ayeey wadanka kaa
saareen 1993gi hadana ethiopianka oo shaati unisom xiraan ayaa hawiye karbashe 2007.
Dowladnimada waxaa hoorsede cabdilahi cisse iyo adan Cade oo kala ah rais wasaare iyo madaxweynaha koowaad...marka kacanku xaggu jire ??
Propaganda lagugu soo kooriye iska ilaali oo baraha bulshada kaa dhowr.
Xamar 40ki ayaa timaaden cambe iyo biyo macan lagugu soo dhoweeye 90ki kab baa la baxsade cagga dhigo wilyohow.
🛢
@@mahameddaahiramiundaahir7090fck fake 🇸🇴 waary laangaabow 😂
Qof oo ciil haaya uma xumid😂❤
Caydiid tag; Cismaan Caato tagay; Cali Mahdi sidoo kale. Maxamed Qanyare Afrax, Maxamed Dheere waa raaceen.
Maxaa la faa'iday?
Nin waalba waxuu geeystay raab baa kaa xisaabin doono qabiilnah maanta wax uuma qabaan kaaro dhiibkeey geeysteen nin waalba waxuu geeystay