25 sano ka hor Maanta oo kale geeridii general caydiid iyo Xasuusta taariikhdiisii

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 72

  • @ganacsade_hannad
    @ganacsade_hannad 2 роки тому +17

    Allah U Naxriisto Geesigii Africa Laandhere HAWIYE 🦁✊
    Allah Ku Jannatul Firdowso Haga Waraabiyo Kitaabkiis Midigta Alle Haga Siiyo 🤲🦁❤

  • @daahirmohamed7139
    @daahirmohamed7139 Рік тому +4

    Alaha u naxariisto Gen m F Caydiid Halyey Geesi wadfaniya ayuu ahaa magaciisuna Gaaray meel aan qof Somali ahi Gaarin ALLE JANADIISA UDGOON GALIYO RASUULKIISANA AGTIISA HAKA YEELO ILAAHAY Aamiin

  • @bts.army..somalia1423
    @bts.army..somalia1423 2 роки тому +8

    Lkn film kas ben ayey ka shegen sbbto ah qaabkii loo silciyey ayey ka benshegyn lkn runta waxy thy caydiid inu geesi aha
    Mdaxwene caydid mohamed faarax 🦁 gesiga oo kle somali ka mun dhaln hdana waan rajeyneyna qof sidisa oo kle inu madax inoo noqdo 🦁

  • @yassinkhalif2976
    @yassinkhalif2976 10 місяців тому +5

    Ilahi haunaxariisto madaxweyne dowlada salbalaar ee mudane general caydiid garaad.

  • @xamseyuusuf1945
    @xamseyuusuf1945 3 роки тому +8

    Ilaahay ha u naxariisto.
    Godka lagu jannee, geesi buu ahaa.

  • @moutaindew217
    @moutaindew217 3 роки тому +5

    Alaah u naxarito mohamed farah hassan caydiid jana fartus Alaah siiyo amiin amiin amiin amiin

  • @calibashir2414
    @calibashir2414 8 місяців тому +2

    Marxuun dhintay meel ma maamule maxamed faarax meel ku sheek ragii ku shiray waa layaqaan , balse si walpo ee tahay alla ha u naxariisto marxuumka

  • @AbdirisaqMohamoud-wx3cy
    @AbdirisaqMohamoud-wx3cy 4 місяці тому +2

    Alle haw naxariisto. Waa halyeey mudan in la xuso

  • @miiraalemediapro
    @miiraalemediapro 3 роки тому +4

    Alle ha u naxariisto marxuum caydiid

  • @abdullahimahad1224
    @abdullahimahad1224 3 роки тому +3

    Alle ha unaxariisto general caydiid waa mujaahid weyn oo taariikh weyn leh.

  • @suaadmohamed4316
    @suaadmohamed4316 27 днів тому

    Alla haw naxariisto janaral Caydiid Amiin

  • @jirdemaxamed6206
    @jirdemaxamed6206 9 місяців тому +4

    الله يرحمه

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 6 місяців тому +2

    cismaan casto u duceeya asagaa dilaye

  • @Mysomaliland
    @Mysomaliland 3 роки тому +6

    Somaliland Legend.

  • @muktarige9966
    @muktarige9966 Рік тому +2

    Mr, kiiller ,allaaha unaxariisto

  • @khadijagalaf8843
    @khadijagalaf8843 Рік тому +2

    allaha ka cafiyo waxan xasuustaa ciidankii siyad barre o ka so baxay gobolada waqooyi inuu jidka ugalay o eberka dhigay wuu laayey inta u dhaxeysa jowhar iyo xamar xitaa xaasaskodi iyo ilmahoodi weywateen ilaahay wuu ka cafinkaraa caydid dad badan wuu laayey

  • @xassanbile1338
    @xassanbile1338 2 роки тому +3

    Allaha unaxarista ceydiid gadaashis hawiye caqligaa kalumay wuxuu ahaa ningaala nacab

  • @xassanjibril2149
    @xassanjibril2149 3 роки тому +1

    Maxamed Farax Aidiid...Geesi....Geesie dhalay....Allah haa u naxaristo....

  • @museali8972
    @museali8972 3 роки тому +2

    ILAAHEY HA U NACARIISTO GEESI GEESI DHALEY AYUU AHAA

  • @sadiowarsame
    @sadiowarsame 3 роки тому +2

    Ilaahay ha u naxriisto yaarabi

  • @CaashocavdikaruunCaasho
    @CaashocavdikaruunCaasho Місяць тому

    Just 2024 Ala yaraxma

  • @abdilahiyusuf5779
    @abdilahiyusuf5779 3 роки тому +5

    Maxamed siyaad Bare Berigii Uu idin Laayayna Iyadana Soo Xusa Isaaqow Ileen Majerten Ku Xumayn Baad Usoo Qaadatene Ninkan Habar Gidire

    • @kikokayaahee7951
      @kikokayaahee7951 3 роки тому +4

      Adke adke dhalay weeye ninkani maraykankaa gcnta utagay oo kayaabay ma awoowgaa Morgan gadh Orgaclaad moodysaa majidhooy

    • @Zhangzhi123
      @Zhangzhi123 2 роки тому

      @@kikokayaahee7951 usheg nacaska morgen daraba jiif ayuuba u egyahay dofarka

    • @calicabdi2696
      @calicabdi2696 Рік тому

      cawaantaan ayaa soomaali nala ah oo welito wax fiican noo muujinaayo wax xunna noo qarinaaya xamarna noo buuxa

  • @hassanmahamud8927
    @hassanmahamud8927 2 місяці тому

    Asaga iyo Cali mahadi manta shalayto ayey kujiran

  • @user-ns7df1zk5k
    @user-ns7df1zk5k 8 місяців тому +1

    Alllah yarxama

  • @user-rs7fd9qf3u
    @user-rs7fd9qf3u Рік тому +1

    Allow u naxariiso

  • @FatimaAli-ow2ek
    @FatimaAli-ow2ek 2 роки тому +2

    Allaha unaxaristo

  • @cawilfaanto8994
    @cawilfaanto8994 3 роки тому +3

    Caydiid waanu uducaynaa

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac8211 3 місяці тому

    Lion 🦁 of Africa caydiid alla yarxam 😢

  • @user-me2ob9pd8t
    @user-me2ob9pd8t 3 місяці тому +1

    Aloow ha u naxriisan wecelkaan wecelku dhaley caydiid iyo xulufadiisi😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @iamaoad
      @iamaoad 3 місяці тому +1

      Cuqdada Yaan Laga Dareemin Wacel Iyo Wax Ka Daran Adaa Ehe 9gaal Garac baa iska kaa dhashee

  • @user-rz3hh6iq1p
    @user-rz3hh6iq1p 6 місяців тому +1

    Wuxuu ahaa ceydiid shaqsigii 2aad ee somali dhibka heeysta qeeyb ka ah isaga lyo MSBare
    Kuwa a
    Caadifada ku amaanaya waxaan leeyahay Ceydiid waxaa la dilay isagoo xabad ku ridaaya somali kale lkn xanuunka qabiilka ayaa doqonta aqliga ka qaaday
    Waxaa cajiib ah in ceydiid geesi yahay Siyaadna danbiile yahay lkn kuwa aqliga ku danbeeya wey garanayaan in ceydiid dhibaatada Somali ilaa hada heysata uu yahay midka 2aad ee madaafiic iyo bililiqo u geestay wuxuuna u dhintay xanuunka xabada uu ku xasuuqay shacab badan oo ah somali osagoo xukun doon ah

  • @omerali8332
    @omerali8332 3 роки тому +4

    berito waa 2dii ogost waa maalintii sadaam xuseen qabsaday kuweit iyadana waanu idinka sugaynaa

  • @Barwaaqomaxamed-kf6ul
    @Barwaaqomaxamed-kf6ul 3 місяці тому

    alleh ha unaxadisto geesibuu ahaaye

  • @user-ru1ge5nn4y
    @user-ru1ge5nn4y 5 місяців тому

    Jahanabo allah haku fogeyo

  • @user-cj1vt7qm5v
    @user-cj1vt7qm5v 10 місяців тому +1

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 6 місяців тому +1

    kkkk caydiid ilaahay aduunkuu ku abaal mariyey oo wiil reer hilowle ah baa beerka ka toogtey dhibki7 uu umada soomaaliyeed ugaystey waa dhadhamiyey naartana xaabo haloogu dhigo

    • @shafihussein4433
      @shafihussein4433 2 місяці тому

      Reer Hiloowle ma adigaa ?? Wax xanuunsan ayaad tahaye

  • @naalasman2208
    @naalasman2208 2 роки тому +1

    Legend

  • @saynabjamac5193
    @saynabjamac5193 3 роки тому +4

    Caydiid.wuxuu.laayay.umad.soomaaliyeed.oo.aad.ubadan.kuna.hatiwaayey.😭😭😭😭

    • @calicabdi2696
      @calicabdi2696 Рік тому +1

      ciidamdii siyaad barre watay yuu laayay beentaa maahin

  • @aasiyaaxmed2331
    @aasiyaaxmed2331 Місяць тому

    Sldhiig cabkii

  • @Xasancabdiqaadir-do9ci
    @Xasancabdiqaadir-do9ci 3 місяці тому

    naarta Allah kufogeeyo sheydanka muqdisho ayu kubaqtiyay qaran dumiska

  • @jeyowinaomar100
    @jeyowinaomar100 3 місяці тому

    Ninkan wa ninki wadankena burburikisa kadambey......

  • @aasiyaaxmed2331
    @aasiyaaxmed2331 Місяць тому

    Danbigii uu galay cadawga xun

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 6 місяців тому

    soomaalidu fircoon qaarbaa haday maqlaan alaha u naxariisto bay dhahayaan caydiid duck ma mudna

  • @jeyowinaomar100
    @jeyowinaomar100 3 місяці тому

    Wa ninki tumiyey dowladii dhehe

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 6 місяців тому

    ninkii magalada muqdisho gubey soo maahan

  • @Qabooje
    @Qabooje Місяць тому

    Been badnaa 29 bisha ayay ahayd

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 6 місяців тому

    reer hilowle waa mahad santihiin qofkan dugaaga ahaa hadii aad umada ka qabateen

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 6 місяців тому

    wuxaa ahaa qof waalan oo dalka oyo dadkaba dhibaateeyey buu ahaa dhibkiina waa u dhintey

  • @ciisemaxamdmaxamuud6271
    @ciisemaxamdmaxamuud6271 2 роки тому

    Qax Fiican Kama Talin Dhiig Cab MaaHibee

  • @husseinabdille
    @husseinabdille 3 роки тому +2

    Isaaq wa qoys maskax miiran waad ku shaqaysateen marxumka bal manta eeg halku kaso jeedo manta oo taariiqdu tahay 1/82021 waxa socdo dagaal xoogan galmudug alow u raxmo isaga iyo inti muslim ah lkn taariq kama tagin

    • @tahraanabdiqeystahraan5334
      @tahraanabdiqeystahraan5334 3 роки тому +3

      Hussein abdille adiga mid wxa u ektahy abahi hg wastay nacasow

    • @husseinabdille
      @husseinabdille 3 роки тому +1

      @@tahraanabdiqeystahraan5334 war aniga abaha iyo habar gidir ba ana waso habar gidir daris lama ahi lkn runta iyo taariqduba ma qarsono

    • @tahraanabdiqeystahraan5334
      @tahraanabdiqeystahraan5334 3 роки тому +1

      @@husseinabdille adiga u el wx ey hg wasty o cil melaha kala qeylinayo garcyahow urayo tariqda hg wa mid bal dahab kaka jirto somli illaha xogoda u barakeyay kanaxow nafta wa

    • @husseinabdille
      @husseinabdille 3 роки тому

      @@tahraanabdiqeystahraan5334 na dhaqyahay taariq waxa la yiraahdo iyo guski ku galay baad kala aqoon

    • @tahraanabdiqeystahraan5334
      @tahraanabdiqeystahraan5334 3 роки тому +2

      @@husseinabdille hoyada aya dhaq ah o gusaska nugi jirtay qasisyahow afka hurada leh

  • @zeinabismail9300
    @zeinabismail9300 3 роки тому +2

    الله يرحمه

  • @xaawoaxmad3830
    @xaawoaxmad3830 9 місяців тому