Muuqaalkan waxa uu qayb ka yahay sooyaalkii magaalada Mogadishu gaar ahaan sanadkii 1977 xilligaa oo uu dhacay dagaalkii labaad ee u dhexeeyay Somalia iyo Ethiopia taariikhdan mucaasirka ah,waxa aynu ka arki karnaa astaan dagaal oo ka muuqata magaalada sida tabeelooyin lagu dhejiyay gudaha magaalada,kuwaas oo ay ku qoran yihiin qoraalo ah guubaabo iyo warbixino waxa ayna ahaayeen; ha noolaato xorriyadda iyo nabada,ummad israacsan cadow kama guuleysto,ha noolaato isgarabsiga/isbaheysiga shaqaalaha iyo beeraleyda iyo jabhadaha Soomaalida galbeed maanta ayagaa u taliya dhulkooda,waxaa sidoo kale ku xardhanaa sawiro ciidan iyo gadiid dagaal.Waxa ay indhuhu qabanayaan gawaari ciidan gaar ahaan kuwa ay adeegsadaan saraakiisha ciidamada oo marayay wadooyinka magaalada.Waxa kale oo ka muuqda taalada Dhagax-tuur,kaas oo ahaa halyey u soo halgamay gobanimadda dalka iyo dadka.FG:Waxa aan filayaa in Col.Salxaan uu ka nool yahay shantii qof ee isaga hoseesay hogaaminta dagaalkii 77 uuna ugu sareeyay Maxamed Siyaad Barre MD hore ee Somalia,aalaaba warbaahinta Soomaalida ma laha barnaamij la yiraahdo waxa aan u soo joogay ama waxa uu u soo joogay oo mas'uulka ama qofka la wareysanayo uu ka waramo wixii uu goob jooga u ahaa ha noqoto go'aan sameyn,go'aan qaadasho ama dhacdo uu u soo joogay tusaale ahaan lama hayo xalaqaat taxana ah oo laga sameeyay dagaalkii 77 kuwaas oo lagu wareysanayo saraakiil ciidan sida Col. Salxaan iyo Gen-dii hogaaminayay aagaggii kala duwaanaa ee Soomaali galbeed xilligii la xorreynayay dagaalkuna uu ka socday.Marka la eego dhanka diplomaasiyadda ma jirin wareysiyo xiriir ah oo laga qaaday Cumar Carte Qaalib RW hore ee Somalia,wasiirkii hore ee arimaha dibadda dalka,soona noqday safiirkii Somalia u fadhiyay Moscow iyo Addis Ababa maadaama uu xilligaa ahaa madaxii diplomaasiyadda Somalia.
yeah its a crazy contrast.. but even in the 70s there was terrora nd oppression from the government.. but it was slight and hidden... looks like a liveable place back then dosnt it
Allah Qaadirkey wangsanaa abuurkisa markan xita ma dhalanin Allow adaa mahadle taariqda way fcntahy keydka allow sidan cml nagu soo celi Allow adaaa awoodi karaa
23/8/1980 maalin isniin ah sadexdii galabmimo ayaan ka soo haajiray wadanka ilaa iyo maantana kuma noqon kaliya waxaan rabaa in leygu aaso intaan tii ale ii iman waan soo noqonayaa shanta sano ee igu soo socota iinshaaa alaaah hadii ilaahay nafta xun ii daayo kaliya waxaan rabaa qabrigayha inuu ahaado muqdishi iishalaah idinkuma aameeel ii dhaha
We are comong back greater than 1970s. Am from burco and we are working for the united Somalia. Hanoolato. Qabil iyo qaran dumis are our biggest enemy and we will smash them. Somalia this decade os our glory ⚡🇸🇴🌱. Amin
Dagaal aan faaido iyo micne midna laheen ayaa madax umad lo gashay , After the 77 war, we lost our spirit and morale, and we are still paying the price
Waxaa waa hore baay ahad ee maanta aynagu aan dhexda u xirano walaalayaal USC SSDF SNM iyo iwm aan iska iloowno kaliya wanaagay noo galeen aan xasuusano midnimo iyo wada jir ban rabana yaan cidna lugu eedayn waxii naga lumay dhamaanteen bay naga ha laabeene Mahadsanid Walalo
Dadkan masakinta aha iyo dalkan quruxda bdna mxa loo babi iyey 😥 somali wa dad habaran O an fiyoben qabiil kma ilbaxan ila hada 2022. So sad wlhi kuwina harayna Hal madfac kuwada dhinta faido malihidn mgac somali dhan hala wayo uff
It does have seen women in Somalia the way they used dress before 1990s and look at know what they wearing black bin bag . You won't even know you sister walking street. The Arab culture dominated somali culture that is true
i can't believe how clean the streets are
well, back then there were no plastic wrappings etc
@@slik_ Plastic was invented in 1862 buddy
@@Lowseeds it wasn't popular to wrap stuff like fruit in ten layers of it in the 70s though
it was much more modernised than 2020
Ikr
Mogadishu one of the best peaceful Cities in the world 🌎
Lol
Sax waaye
@Peace Lover Micnaha waxaan ula jeeda sidii hore waan dhaannaa
Radio Jogging
Are you joking
Looks peaceful and beautiful back then wow
muqdisho ilahey hasoo celiyo nabadii aan lahey🤲😭
This is when my brother was born Allaha u naxariisto 1992 uu Mogadishu ku geeriyooday
Walal English ku so wada qor
@@aliyoow5068somali buu heli karaaye maxaa luuqadqalaad u geeyey
I can't believe what Mogadishu was like and what it is like today, however, the memory is amazing
Clean & peaceful before the civil war & the famine.
Muuqaalkan waxa uu qayb ka yahay sooyaalkii magaalada Mogadishu gaar ahaan sanadkii 1977 xilligaa oo uu dhacay dagaalkii labaad ee u dhexeeyay Somalia iyo Ethiopia taariikhdan mucaasirka ah,waxa aynu ka arki karnaa astaan dagaal oo ka muuqata magaalada sida tabeelooyin lagu dhejiyay gudaha magaalada,kuwaas oo ay ku qoran yihiin qoraalo ah guubaabo iyo warbixino waxa ayna ahaayeen; ha noolaato xorriyadda iyo nabada,ummad israacsan cadow kama guuleysto,ha noolaato isgarabsiga/isbaheysiga shaqaalaha iyo beeraleyda iyo jabhadaha Soomaalida galbeed maanta ayagaa u taliya dhulkooda,waxaa sidoo kale ku xardhanaa sawiro ciidan iyo gadiid dagaal.Waxa ay indhuhu qabanayaan gawaari ciidan gaar ahaan kuwa ay adeegsadaan saraakiisha ciidamada oo marayay wadooyinka magaalada.Waxa kale oo ka muuqda taalada Dhagax-tuur,kaas oo ahaa halyey u soo halgamay gobanimadda dalka iyo dadka.FG:Waxa aan filayaa in Col.Salxaan uu ka nool yahay shantii qof ee isaga hoseesay hogaaminta dagaalkii 77 uuna ugu sareeyay Maxamed Siyaad Barre MD hore ee Somalia,aalaaba warbaahinta Soomaalida ma laha barnaamij la yiraahdo waxa aan u soo joogay ama waxa uu u soo joogay oo mas'uulka ama qofka la wareysanayo uu ka waramo wixii uu goob jooga u ahaa ha noqoto go'aan sameyn,go'aan qaadasho ama dhacdo uu u soo joogay tusaale ahaan lama hayo xalaqaat taxana ah oo laga sameeyay dagaalkii 77 kuwaas oo lagu wareysanayo saraakiil ciidan sida Col. Salxaan iyo Gen-dii hogaaminayay aagaggii kala duwaanaa ee Soomaali galbeed xilligii la xorreynayay dagaalkuna uu ka socday.Marka la eego dhanka diplomaasiyadda ma jirin wareysiyo xiriir ah oo laga qaaday Cumar Carte Qaalib RW hore ee Somalia,wasiirkii hore ee arimaha dibadda dalka,soona noqday safiirkii Somalia u fadhiyay Moscow iyo Addis Ababa maadaama uu xilligaa ahaa madaxii diplomaasiyadda Somalia.
Wow Mogadishu is such beautiful country one day I will go there visit I love my beautiful country Mogadishu Somalia ❤️💯☝️
Waxaan jeclaan lahaa inaan ogaado Muqdisho ka hor 1991
😢 wa muqaal dhabtii kaa oohinaya
Bal somali eeg sidey maanta tahay
Genaral siyaad bare allow janada ku gee
From hargeysa
hoyda benta kawas
@@waqalwstudeo5094 hoyadaa kun jeer was adigu koley nacasyadii isaaq ayaad tahy ee sac sac muuse
Siyad bare refused to step down that's the root caused of what happened as afterwards
Aabo Siyaad Illahay SWT ha unaxariisto hoygiisa Jannatul-Firdows Allah haka dhigo
@@waqalwstudeo5094
Gabaree bad tahay, Qabyaaladayste ah.. Muuse biixi muxuu so kordhiyay
Siyaad bare muxu dhaama, wata xilka ka dag lagu kari layahay
Waan xasuustaa waa baarlamaanka hore markaan joogno Shingaani waan usojirnay. Aniga walalaheyga iyo aabe Allah unariiso waan noodhobaa
We are still strong horn of Africa and we will be stronger 💪insha'Allah soon
That the time when somaliis were humans. Waa markii lakala danbeeyay.
yeah its a crazy contrast.. but even in the 70s there was terrora nd oppression from the government.. but it was slight and hidden... looks like a liveable place back then dosnt it
Ya iladawanayo 1 july 2021
Masha’Allah it’s so beautiful
Hello, Mukhtaar.
Where did you get those great videos from 👀
Allah Qaadirkey wangsanaa abuurkisa markan xita ma dhalanin Allow adaa mahadle taariqda way fcntahy keydka allow sidan cml nagu soo celi Allow adaaa awoodi karaa
1977🇸🇴😭😘
I wish mogadishu peace
والذكريات صدى السنين الحاكي
كم هو جميل الماضي
اضافة رائعة شكراً لك
At 1:03 that is "dal jirka daahsoon."
Awesome 👏 👏👏👏👏
I need time machine 😭
Golden days
Believe it or not the city looks better now than it did before. It's just policing and security problems that's bad.
23/8/1980 maalin isniin ah sadexdii galabmimo ayaan ka soo haajiray wadanka ilaa iyo maantana kuma noqon kaliya waxaan rabaa in leygu aaso intaan tii ale ii iman waan soo noqonayaa shanta sano ee igu soo socota iinshaaa alaaah hadii ilaahay nafta xun ii daayo kaliya waxaan rabaa qabrigayha inuu ahaado muqdishi iishalaah idinkuma aameeel ii dhaha
Adoo nool tag oo wax ku tar wadanka. Maydkaagu muxu taraya
Very cool and calm
Nabadu Macaana yaakhe
Allayaraxma Aaabe siyaad Barre
We are comong back greater than 1970s. Am from burco and we are working for the united Somalia. Hanoolato. Qabil iyo qaran dumis are our biggest enemy and we will smash them. Somalia this decade os our glory ⚡🇸🇴🌱. Amin
هي تتكلم عربي 🇸🇴😐
Insha Allah.
I Think you should take that World back cuz you dont know the reer koonfuurs
Nadaafada ayaa iga yaabisey cajiib wllhi
Dagaal aan faaido iyo micne midna laheen ayaa madax umad lo gashay , After the 77 war, we lost our spirit and morale, and we are still paying the price
When Somalia was beautiful
Mantay ka qurux badanthy ilahow rabiyow madax weyne daacda ah iyo dad wadaniyiina nasii waxa naga maqan waa nabad oo kaliya ilahay wuu noo awoodaa
4:37 Caruurtaaz Wey naga Nasiin bdan yihiin wlahi😥
Nio aniga yaa walhtiga igeeeya halmar aaan soo arko somalinimadu waxay Ahayd 😭
Maragta😥
The days of greater somalia, siad barre was wildy popular. Then cuba and the soviet union showed up, everything wemt downhill.
Waa lagu xaaray muqdisho usc?
Waa runta walhi wax magarato ayey gacanta u gashey
SSDF baa dumisay dawladnimada somalia USC mardanbaa la dhisay burbur oo dhan hooyo iyo aabe waxaa u ahaa SSDF
Waxaa waa hore baay ahad ee maanta aynagu aan dhexda u xirano walaalayaal USC SSDF SNM iyo iwm aan iska iloowno kaliya wanaagay noo galeen aan xasuusano midnimo iyo wada jir ban rabana yaan cidna lugu eedayn waxii naga lumay dhamaanteen bay naga ha laabeene Mahadsanid Walalo
@@mohamedabdimohamoud8328 SSDF iyo SNM dhulkoodii waa dhisteen USC cawaantii La oran jiray Wixii u dhisnaa bay burburiyeen
@@mohamedshakaal1545 maxaa dhul kadashaa hadaa dawladnimadoodi ku dul taaganthy oo aad daba dhilif u tahay shisheeye
1:40 waa ceel gaab waliged carurtu wa waregi jire ilen
Nabada ayaa keeneyso
1:46 it's MPLA Flag from Angola?
No Western Somalia liberation Front
@@jakobjama4612 ogaden?
@@risqi8353
Yes Somali freedom fighters from the ogaden region
Home!!!
😭😭😭❤️❤️❤️
حسبنا الله ونعم الوكيل
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
اي والله عاشت الحرية والسلام
2024 qofkii dowladnimo soo arkin ha arko in kasto siyaad bare 21 sano xilka haye hadii uu si nabad ah xilka ku dhiibi laha maanta abaal ayaan u heen lehen lakinse 21 sano 31 sano bur bur ah ayuu nogu tagay quraanka ayuu ku jees jeese rag iyo dumar wee siman yihiin ayuu dhahay culumadiina wuu dilay
Wan xasuusta wagan
how old are u
40 years bowe
@@mohamedcarab8903 imika xagaad ku nooshay wll. 😥
@@mohamedcarab8903 beenta daa walal waagan wa 1977 ki dadki 1980ki dhashy ba 41 jiree
@@jecliyadalkayga3346 beenta waat ku heysaa waa 60jir 20 sano qarsanaya 😂70kii haduu dhashay 77kii wax fiican kama xasuusan karo
[🇸🇴 Guul.
3:50 haa Waligeed Baan Amxaar ka wadanay.
AABE heey haduu halkaa kusoo dhiman lahaa? MA noolaadeen had.
2kun Oo Ilko Amxaar ah iyo 18 Kuban ah Buu Sooriyadii hooyo ku bixiyay?.
Ninkaa Oo kale baa Gabar loo dhiibtaa beey aheed.
Ma Geesi baa wax tabcada Camal buu ku helay.
Halkaana eey 🤔...
the mooryaans took all that from us
Why u don’t show hergeisa as well 😠?
Hargeysa 1977 hadaad arki lahayd waad nici lahayd Hargeysa 2021!
@@am.b5688 Hargeisa hadey dhisantay
@@countcryptonite Wey balaadhatay hada, laakiin 1977 caasimad bay ahead, jidadka, nalalka, biyaha iyo wax walboo dowladi leedahay! Hargeysa oo boodh leh sidii Burco markaan arkay 2020 gii waaban yaabay oo aan biyaha loo dhaaminayo sida tuulooyinka!
@@am.b5688 Waa runtaa Hargeisa wey weynaatay mashallah ❤️
You don't want to see hargaysa before 2000
IF SIAD BARRE WAS BAD !? WHAT ABOUT AFTER HIM?😢😢😢
Gaalkii siyaad bare ahaa umadii aakhiro iyo aduun ba wuu seejiyey
Gaalkii ceydiidna
Xayawaan jaahil ah oo cuqdadeysan ayaa tahay Allah haku caafiyo
Khaniis-land, ISAAQ ba khaniis ahaa🏳️🌈
Reer boorama somaliya ayay ku fanayan 🇸🇴
Bajaj aaway
Noloshayda ba inta Noolahayba
Waxa. Walaba. A Maaraka. Allh. Ayuu. Ku. Dhacaa. Waadan. Wanaagasaan. Waanu. Haasanaa. LAkkiin. Dad. Wanaagaasn. Mahaasaano. Waa. Ilahaay. MahAdii
Boorka ay ku qorantahay jabhafa somali galbeed iyagaa dhulkooda u taliya imika wlhi aad ayuu ii qiiro galiyay xqqdii
😭😭😭😭😭😭
BOODHKA halkaa kuyaala waxa ku qoran :Umad is raacsan cadow kama guulaysto
Good well
Dadkan masakinta aha iyo dalkan quruxda bdna mxa loo babi iyey 😥 somali wa dad habaran O an fiyoben qabiil kma ilbaxan ila hada 2022. So sad wlhi kuwina harayna Hal madfac kuwada dhinta faido malihidn mgac somali dhan hala wayo uff
Xabashi xabashi dhalay 😡
😔😔😔😔
But this person he does not looking a beautiful of city but he is searching another mean
Dagaal. Baa a. Mahee. Maxuu. Taara. Iyo. Dad. Dhiinatay. Aduun. Dhaan. Oo. La Waayey. Weeli. Dad. Baan. Ka. Dheeragiin. Dagaalka
Who is responsible to destroy from progress country to cauose think is qabiil and wahabism or arabs
Siyad iyo wixii u shaqaynayay Aya burburiyay Somalia
@@M3ad45 lool waxaan oo dhan Siyad baa dhisay. Anagaa isku ciyaarnay oo burburinay. Snm, ssdf iyo usc. Qabiil baa na jabiyay laakiin inshallah waa ka soo bixi doonaa
Wahabis doesnt even exist in sonalia what are you talking about, also arabs did nothing to somalia. Stoo blaming others this is somalis fault
It does have seen women in Somalia the way they used dress before 1990s and look at know what they wearing black bin bag . You won't even know you sister walking street. The Arab culture dominated somali culture that is true
West countries
9595
That’s fake the vid was 1980 their was no government 1997
The video is in 1977 not in 97
Da fawk said barre took over in Somalia in 1969
Biniam Hirut's History Tube lol 😂 I’m blind I’m sorry
More like when Mogadishu was ruled by the great mighty Marehan clan 👑
Idiot don't bring Tribalism and Rubbish here Shame on you
Uff now this is why I hate Somalis 🤮
And it’s people like YOU why Somalia has fallen
Ilkayar muqdisho kuma soo noqon doontaan iska ogaada.
Ruled? Clearly your IQ is just too low to comprehend basic reality
waa moqdishadii Uu aabe siyad dhisay hadana Weey iska dudumiyeen ilaa hadana Wey dhisan la.yihiin🙄
The biggest CATHOLIC CHURCH in east Africa was build muqdhisho!! I always wanted to know why
Because of the biggest Italian community in the Africa at the Italian somaliland or Somalia Italiana..
@@maxamuudxayd2171 he was trying to be offensive lol you answered him honestly
Maba jirto mel somalilan la dhaho qashin 😏😏
Fuck land
@@kaahinosman2251 qadaadweyn
Waa barigii Afweyne bilaabay inuu wadanka ku xaaro.
Xoolo baa tahay marxuumka ka xishow sharaftaan asaga ayaa gaarsiiyay wixii kadan beeyay caasimadii daneero ayaat ku soo gurteen
@@Memestv1000
Jahanama ilahay haku fogeeyo afwaynee
Jahil
Muuse bilxi waa qaran dumis snm ah. Asagaa wadanka burburiyay waa in la xiraa!
@@countcryptonite 100% taasi waa xaqiiqo!👍