Waayojoog: Tuhunkii lagu geeyay Jeelka Mandheera & sababtii uu ugu biiray SNM.Halgamaa i Nafaqo.2/5

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 сер 2024
  • Waayojoog: Tuhunkii lagu geeyay Jeelka Mandheera & sababtii uu ugu biiray SNM.
    Halgamaa Cabdillaahi Nafaqo. Taxanaha Caafimaadkii SNM 2/5.
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

КОМЕНТАРІ • 13

  • @muhiyadiinmaxamedxuseen5497
    @muhiyadiinmaxamedxuseen5497 Рік тому +3

    Halgmaa wayn ❤

  • @jihocusub
    @jihocusub Рік тому +1

    Waa Badhasaabka Togdheer Aabihii, Halgamaa Nafaqo.. SNM 🌿

  • @abdiqanihandule7811
    @abdiqanihandule7811 Рік тому +3

    Wariyahan iyo mujaahidkaba wan salaamayaa

  • @mohamoudfarah197
    @mohamoudfarah197 Рік тому +3

    Sixid, Sarkaal Sare Cali Xuunsho waa dhintay oo halgamaa Cabdilahi Nafaqo uu kudiray raga nool.
    Halgamaa Nafaqo waa Aabaha dhalay badhasaabka togdheer.

  • @allaahuakbar6762
    @allaahuakbar6762 Рік тому +2

    Keep going

  • @mustafemaxamedxuseen7666
    @mustafemaxamedxuseen7666 Рік тому +2

    Muuse biixi iyo saleebaan raamboo,iyaguna waa inta nool

  • @mustafemaxamedxuseen7666
    @mustafemaxamedxuseen7666 Рік тому +1

    Maxamed axmed guutaale,weeye,magacu,saraakiishii ayuu ahaa,allah ya raxmu raaximiin, wuxuu ku dhintay (ina guuxaa)rooble timir waa saraakiishii,ibraahin jaamac Bassaleg,waa (gaboobe)oo ahaa xildhibaanadii hada ugu dambeeyey ee golaha degaanka ee burco,c qaadir (muruq liqe)allah ya raxmu raaximiin, waa dhakhtarkii,intaa uu sheegay oo saraakiishii u badan,waxa ka nool,m kaahin, axmed mire,(gaboobe),dhegaweyne,craxmaan maxamed,case,oo ah sarkaalkii watey,ciidankii,jebiyey,jeelka mandheera,lixle,opreshinka,ayuu,diyaariyey,Laakiin ciidanka,waxa,watey,craxmaan m case,craxmaan aw cali,ina cawed baxooshe,waa inta nool,saahid,cabdoo,nabane,aadan,malaay,inta kale oo dhami way dhinteen,allah ya raxmu raaximiin insha allah

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 Рік тому

    SNM jabtay sidii Arabka maanta

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 Рік тому +2

    Ali xuunsho wuu dhintay.

  • @jamacsalaad4833
    @jamacsalaad4833 Рік тому +2

    Yaasiin axmed xaaji nuur ( yaasiin dheere) wuxuu ahaa reer ceergaabo muu ahyn reer taleex

  • @gutaleyonis6479
    @gutaleyonis6479 Рік тому +1

    Waxan saxayaa magaca sadexda sarkaal ee dhaqarka meesha loogu geeyey waa maxamed axmed guutaale

  • @mahamud22cabdalla63
    @mahamud22cabdalla63 Рік тому

    Ma ogola inuu ka hadlo hawiyihii daganaa burco wariyaha ayaa qarinaya dili dheh sii daa odaygu siduu xaalku ahaa haka hadlee

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 7 місяців тому

      Maxaa la qarin wixii dhacay waa la ogyahay, Xamar wixii ka dhacayna waa la ogyahay, sida Muse Ismail Qalinle iyo Aadan Kabaweyne iyo boqolaal Xamar ku dhintay, waxa la yidhaa coletral damage