Q1aad: Wax weyn ayaa kaaga xiran barashada Ingiriiska - English is the global business language

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 14

  • @mustafemaxamed7092
    @mustafemaxamed7092 2 місяці тому +1

    waad mahadsantahay ustaad, sidoo kale waxa mahadsan qofka edit gareeyay videogan oo xiiso badan u yeeelay.

  • @Abdishakur_Hassan
    @Abdishakur_Hassan 2 місяці тому

    Ku mahadsanid latalintaada ustad bravo ❤

  • @Ganey-official
    @Ganey-official 2 місяці тому

    Mahadsanid ustaad ❤

  • @Abdikhasim1
    @Abdikhasim1 2 місяці тому +1

    Ardaygq ugu horeeyo waa aniga ustaadi Xaadir🎉

  • @1000HGF9RDXJG
    @1000HGF9RDXJG Місяць тому

    Coach mahad sanid

  • @MaryamaAbdulahi-er5ug
    @MaryamaAbdulahi-er5ug 2 місяці тому

    ❤❤❤

  • @miskiAhmed-q2h
    @miskiAhmed-q2h 2 місяці тому +2

    Ustadi ani waxan
    daremaya inuu haldhib I
    haysto tana waa ku hadal ka
    luqada English ka
    Waayo school ka wax
    ku soo bartay English iyo
    barefad 2 years dhiganaye
    shahada ka
    hays ta jamacada dana
    English le ku soo dhigtaan
    fahan fican wa ka haysta
    grammar kana 1 ardayda
    fasal ka ana u ahaa
    Halka dhib jira waxa waye in
    qof walba kula Hadley af
    somali 2020 gi aya application
    dad ajaniba aan iskula sheke
    saneno so dagsaday dadkaa
    ajabibta hindi aye u badnayen
    Ayagana saqajamo ahayeen
    din la wayal ah 😂 walaahi
    diintayda u baqay😢
    Luqada sidedaba waa ku hadal
    Carurta Markey hadalka
    baranayan ayagoon wax
    looqorin ama loo aqrin bay
    waxay maqlan ku hadlaan
    Hadi kale waa halmame xaqiq

  • @ZakiyareAhmed
    @ZakiyareAhmed 2 місяці тому

    Waxaan rabaa course english xagee kahelaa ustad

  • @abdirizekmohamed7776
    @abdirizekmohamed7776 2 місяці тому

    ustadow waan ubahanahay course english hadana ma awoodo qiimaha adi course aad kubixineeso

  • @fuaadiisaa
    @fuaadiisaa 2 місяці тому

    ustaad maxa loogu soo kordhinwayey courses u gaara fagaaro kahadalka somvato

  • @saciidsuleiman1355
    @saciidsuleiman1355 2 місяці тому

    JOWHAR academy koorsa uu bilaabay ayan akhristaa hadda youtube koda ayad ka heleysaan

  • @Abdikhasim1
    @Abdikhasim1 2 місяці тому

    Ardaygq ugu horeeyo waa aniga ustaadi Xaadir🎉