Sidee loogu baran karaa luuqadda Ingiriiska si iskaa ah? | Astaan Talk qeybta 1-aad.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 жов 2024
  • Join this channel to get access to perks:
    / @astaanmedia
    SUBSCRIBE: www.youtube.co...
    Welcome to Astaan TV channel! Make sure to SUBSCRIBE and turn on the notifications. Astaan tv is local Television Across Somalia, It Promotes local Entertainment Programs included Drams, Music, Sports, Education and Various Social Programs. This is #astaantv
    For More:
    Website: www.astaantv.com
    Facebook: / astaantv
    Instagram: / astaantv
    Twitter: / astaan_tv
    TikTok: / astaan_tv

КОМЕНТАРІ • 125

  • @astaanmedia
    @astaanmedia  2 місяці тому +6

    Qeybta 2-aad
    ua-cam.com/video/HhIJCd7FWiI/v-deo.htmlsi=J_eRWR4DjaCZYXNZ

  • @abdiwelimohammed3004
    @abdiwelimohammed3004 3 місяці тому +65

    One Day Insha allah Waxa aynu Noqon Doonaa, Kuwo Sida Luuqadooda Ku dhashay Oo Kale, inoo Duceeya Fadlan👋👋

    • @Sabirin81
      @Sabirin81 3 місяці тому +5

      Ilahay hanagu wada guuleeyo hadafkeena walalo insha allah

    • @JabirBashir-sr4js
      @JabirBashir-sr4js 3 місяці тому +5

      Those responsible for education in somalia, please make English compulsory as from primary, subject those students to speak English in schools.if possible penalize those who won't obey the simple rule...that is my thought though

    • @SafiyaAbdal
      @SafiyaAbdal 2 місяці тому

      What about soomaaliga see ku tahay

    • @SafiyaAbdal
      @SafiyaAbdal 2 місяці тому +1

      @@JabirBashir-sr4jswe can’t force them but we can force ourself to well adequate

    • @abdiwelimohammed3004
      @abdiwelimohammed3004 2 місяці тому

      @@SafiyaAbdal Fluently

  • @KING_XUSKA
    @KING_XUSKA 3 місяці тому +45

    Horaa loo yiri gabar wax baratey waa buslsho wax baratey m.a

    • @hawomohamed507
      @hawomohamed507 3 місяці тому +11

      Waad mahadsantahay, sida aad u dhiiragalisay waxbarashada dumarka. Shukri abtigay ayaa dhalay.

    • @peaceprosperity3951
      @peaceprosperity3951 2 місяці тому +3

      😂😂😂 Somalida jecelaa i iney sheegtaan qofkasta oo magaca leh ama guleystaa lkn qofka faashilka ah ama noloshada ka dhaca qof ama qabiil sheeganaaya ma arkeysid weligaa.

    • @omarayaanlemahamet36
      @omarayaanlemahamet36 5 днів тому

      Hhhhhhhh wixi macno leh ba la shegta ​@peaceprosperity3951

  • @AyubMohamed-xj3uo
    @AyubMohamed-xj3uo 2 місяці тому +3

    illahay qeyr hasiiyo ustaad yusuf oo dollo ado barefadkiisa ku yaal an kaso bartay English iyo writing skills couse oo manta an wax badan ka faaiday thanks my teachers specially teacher yusuf nor 😍🤩

  • @qarnicusub5339
    @qarnicusub5339 2 місяці тому +15

    Waxa ka muhiimsan sidii diinteena. Macaan loo baranlahaa English iyo af ajanabi aakhiro kuma anfacayo thanks

    • @FatxaJama12
      @FatxaJama12 2 місяці тому

      Sax waye but inaa barato way fican thy

    • @XabsaMaxamed-ly3hz
      @XabsaMaxamed-ly3hz 2 місяці тому +4

      Nebigu scw asxaabta ayuu ku yidhi yaa ii soo baranaya luuqada cibriga ama yuhuuda asxaabi ayaa todobo malin kusoo bartay taasina wxy ku caddeynaysa in la baran karo luuqad kle😊

    • @qarnicusub5339
      @qarnicusub5339 2 місяці тому +2

      @@XabsaMaxamed-ly3hz waa sax laakiin soomaalidu qalad bay Ka fahmeen luuqada
      La baranayo mudnaanta koowaad
      Ee wax barashada dadka muslimka ah waa Diinta kadib ayaad cilmi kale baran
      Kartaa waayo qof an diintiisa aqoon u la hayn hadii loo xayaysiiyo oo loo buunbuuniyo khatarteeda ayey leedahay sidaa darteed waxan dhhiri galinaynaa ugu horayn Diinta in la Barto wa (wabilaahi tawfiiq)

    • @XabsaMaxamed-ly3hz
      @XabsaMaxamed-ly3hz 2 місяці тому

      @@qarnicusub5339 taas waan kugu racsanahay

    • @Kafiaali5281
      @Kafiaali5281 Місяць тому

      ​@@qarnicusub5339 waa sax fikirkaagu
      Ani ahaan fikirkyga hdan ka hdlo horta sobobta uwyn ee urabo eng wxa weeyan cilmi iga maqan inan ku barto cilmiga uwayna waa diiinta inan sheekhyda waweyn ee eng ku shrxya fhmo inan cilmi diinta ku saabsn ku barto eng taasi waa ta kowad ta labaad hdi mnta qof cadaan ah aan doonyo inan ka dhaadhicyo diinteyda wxa layga bahnyhy waa eng inan ugu shrxo hdan aqoon english lkn diinta cilmi badan uleyhy sideen ugu sharxi karaa dadkas oo kle sow caqabd iguma noqonyso taasi that is it❤

  • @happygirl5264
    @happygirl5264 3 місяці тому +13

    Masha allah Ani wanbo bilabay ina ku guuleysta rajena❤❤

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 2 місяці тому +7

    Lkn marka ugu horeysa waxa muhiim ah in aad heshid mentor ama macalin fiican. Marka aad wax fahamtana waa inaa adiga is waddaa oo isbartaa.

  • @Maaxduran7009
    @Maaxduran7009 3 місяці тому +6

    Thank you teacher

  • @maftuuxmahdi
    @maftuuxmahdi 2 місяці тому +7

    {{*وماخلقت الجن والإنس "إﻻليعبدوه" *}}
    {{*Jinni iyo insi Ma'aburin" inay icabudan Mahine"*}}

  • @cawoyasiin2402
    @cawoyasiin2402 2 місяці тому +1

    Mnsh Allah alle ha barkeeyo gabdha

  • @aadanabdi8529
    @aadanabdi8529 3 місяці тому +12

    Video asigoo dhamestirin noo soo dhiga wyo wax bdn ayn ka fa ideysanay wlhi soo dhamestira Video plz 🙏

  • @ALmt-Hasanat
    @ALmt-Hasanat 2 місяці тому +14

    Who want to learne franch language. 🖐

  • @YacquubXasan-n9i
    @YacquubXasan-n9i 2 місяці тому +1

    One day in sha Allah cadi ugu hadli doona😢😊

  • @abdirashidkahiyehassan5786
    @abdirashidkahiyehassan5786 3 місяці тому +2

    Good presentation

  • @Geedaqorowmedia-ko5pi
    @Geedaqorowmedia-ko5pi 2 місяці тому +2

    Allaha idinka dhaafo luuqada wax walbo,ku qoran yihiin waa luuqada carabiga midaa yeynan idinka ka gaban

  • @mahamedahmed5411
    @mahamedahmed5411 2 місяці тому

    Masha allah tabarakalah

  • @safiahussein8047
    @safiahussein8047 2 місяці тому

    Mashallah ❤❤❤🎉🎉

  • @Hanish139
    @Hanish139 3 місяці тому +2

    M.a thanks waxbaa kaa faidye waxkastoo aad baraneysid in aad fahantid weeye

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 3 місяці тому +9

    Easier said than done

    • @abuucadechannel
      @abuucadechannel 2 місяці тому

      in Rabic we Say(القول أقوى من الفعل)

  • @AhmedMohamed-s7r
    @AhmedMohamed-s7r 2 місяці тому

    Thnaks

  • @abshirsoore1648
    @abshirsoore1648 3 місяці тому +1

    Thanks

  • @feysalluuje1880
    @feysalluuje1880 9 днів тому

    Walaale yaal waxaan idinka codsanaynaa inaad iga caawisaan sidii aan u heli karo macalimadaan

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 2 місяці тому

    Language is my favourite thing 😍

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 2 місяці тому

    Thank you

  • @khadijaadam425
    @khadijaadam425 2 місяці тому +4

    I want speak English fluently but it’s bit hard for me 😢

    • @Abdirizak.ilwayn
      @Abdirizak.ilwayn Місяць тому

      The more you read the more you listen the better you become.

  • @maajidcusmaan4868
    @maajidcusmaan4868 2 місяці тому +3

    Aniga 2years ayaan baranaayay luqada saas ay thy dad waxaan ka fiicnhy dad bdan waayo waxaa iva saaciday taas waa inaan bartey sida accent gar ahaan america accent ruleskeeda ayaa bartey than waxaa samen jiray daily pratice

    • @abdifatahmuhudin2273
      @abdifatahmuhudin2273 2 місяці тому

      mudo saddex bil ayaan xooga saaray anoo youtube cashar ka qaadanaayo ayaa aflaan iyo taxanaayl english ah daawn jirey wlhi isbadal wayn isku arkay lkn mashquul darteed wxii aan dadaal ah bixiyey hada meshii shoodii hore ku laaban raban i,a jaamac fsaxeeda ka faaidaysan rabaa

    • @Yourb
      @Yourb 2 місяці тому

      ​@@abdifatahmuhudin2273asc zxp xagee aflaanta ka daawataa

  • @Abdirahmanjj
    @Abdirahmanjj 3 місяці тому +1

    we try our best, ilhy haw fududeeyo ardatdeena

  • @IdmanMohamed-h3p
    @IdmanMohamed-h3p 2 місяці тому

    I would like to be perfect english speaker without fear however i try my best 👌

  • @ifrahdhuukax5232
    @ifrahdhuukax5232 2 місяці тому

    Nin ajanabi aha waxbarasha somalia iga shekeyaya wlhi wuu qaraacmay 😢 aniga waxan dhahay English ayan ku wadana inta badan from 1 to university lkn somali ayaa lagu sharaxa 😂 yacni mother tongue

  • @falastiinaxmed8817
    @falastiinaxmed8817 3 місяці тому +7

    Hadad waqtigada dhaqalesaneysid muqalkan yosana waqti ka luminin xalka lama shegayo kaliya caqabada ba lashegoya,
    30 daqiqo ba iga qasartay

    • @user-ehqueen
      @user-ehqueen 3 місяці тому +1

      Thanks hadda bilaawan rawy video 😂❤

    • @Sahruush
      @Sahruush 3 місяці тому

      ​@@user-ehqueen kula mid ina mari😂😂❤

    • @MujaalAdan
      @MujaalAdan 2 місяці тому

      Thanks taliso❤

    • @dailycontent3955
      @dailycontent3955 2 місяці тому

      Qayb labaad leeyahay ee daawo solution halkaas lagu sheegaa kullay anigu wax bdn ka faaiday

  • @dailycontent3955
    @dailycontent3955 2 місяці тому +1

    Please gabadha schoolkeeda magaceeda sheega iyo xaroonta ku yaalo

  • @LulaLuu-bq9tq
    @LulaLuu-bq9tq 2 місяці тому +1

    Macalimadeeda m.a

  • @Focusfilm-09
    @Focusfilm-09 3 місяці тому +2

    Anigu wxn aaminasanahy in uu qofku isagu isbarikaro 2024 Kii ba. Ka maraya kaliyaata
    Sida caruurtu u barato mar Wana dariiqa ugu saxsan

  • @aragsanahmed-gt7dn
    @aragsanahmed-gt7dn 3 місяці тому +1

    astaan aaway qeybti2 plz kuso dhaqsada

  • @LearnTop10thingsTV
    @LearnTop10thingsTV 2 місяці тому +1

    do you come for us to ask questions or teach us something ?

  • @ayuubahmed1526
    @ayuubahmed1526 2 місяці тому

    Music-ga waxa uu xadaaya focus keena dhageysiga macalimada

  • @MuseMohamed-yp6bu
    @MuseMohamed-yp6bu 3 місяці тому +5

    Qoftan video geeda waxba kama faaiidin anigu, hadalkeedu sheeko uun weeye

    • @waaqicichannel
      @waaqicichannel 3 місяці тому

      Anaa Kula qabo rayigaas Wey mahad santhy wlasheen wey dadashy Lkn isku dhax yaaca Ku jiro hdalda points ineey so qorotey eheyd
      1mxaa sharxe muxuu yhy

  • @abdirizak-Ali
    @abdirizak-Ali 2 місяці тому

    Good

  • @SamirBashir
    @SamirBashir 2 місяці тому

    Shaqo wacan🎉 geat❤work😢🎉😂❤

  • @HaboIFRAX
    @HaboIFRAX 2 місяці тому

    Yes

  • @popular7493
    @popular7493 3 місяці тому +4

    barnaamijyada noocaan oo kale ah
    aad been bulshada ugu baahantahay
    fadlan bulsho wixii wax ku soo kordhinaayo waa muhiim

  • @NaciimaMohamed-iu2dk
    @NaciimaMohamed-iu2dk 2 місяці тому

    Plz iga caawiya website aan luqada ka barto

  • @Focusfilm-09
    @Focusfilm-09 3 місяці тому +1

    Astaan way hurmartay waxay. Samaynayan Barnaamijka Ted Ed ee luuqadan English ka ah

  • @HurreJunior
    @HurreJunior 3 місяці тому +1

    @AstaanTv qeybtii 2aad ma heysaan? mise wali waaye

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 Місяць тому +1

    Asalaam Alaykum. In which Country do you teach English if I may ask just in good faith?

  • @laylomohamutt6735
    @laylomohamutt6735 3 місяці тому +2

    Wan barta hada lkin wxan kajeclahy wa dooda lasameeyo❤

    • @zaahiraabdirahman3362
      @zaahiraabdirahman3362 2 місяці тому

      Ma isla sameynaa Ana wan bilaabayaa lkn waxogaa wan garanayaaa

  • @shiinemilaano4508
    @shiinemilaano4508 2 місяці тому

    Zwischen ayaan ka maqlay macalimada oo luqad Germanistik ah Deutch
    Perfekt...

  • @dhamme0
    @dhamme0 2 місяці тому

    Yaa rabo barashada luudaha aan wada baranee

  • @hanihaashi6035
    @hanihaashi6035 3 місяці тому +2

    Caashirada sdeen ki helnaa barmjirkaan ad ayan ujclhy

  • @eidsead3143
    @eidsead3143 3 місяці тому +1

    Sida ugu fudud ee waa in lagu barbaariyo ubadka oo Galaaska koowaad Marka loo bilaabayo loo bilaabo.

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 3 місяці тому +1

    War umada wax fiican u dheeg inta ingriis noo baratay dhaqan xumadooda ayaan hay lanahaye

    • @ridwaanmohamed2796
      @ridwaanmohamed2796 3 місяці тому +6

      English waa sida social media iyo youtube aad imika ku jirto qudhin iyo qashin ay dhalinyaradii soomaaliyeed ku lumeen badankoodii ayaa ka buuxa waadigan isticmaalaya muhiimadu shayga maaha waa sidaad u adeegsato, diintaad ku faafinkartaa ,cilmi manfac uleh umadana waad ku barankartaa oo aduunyada umada ayaad ku hagaajinkartaa ee niyadaada wanaaji marwalba markaasbay ashyaaduna hagaagayaan

    • @MohamedOsman-z2p
      @MohamedOsman-z2p 3 місяці тому

      @@ridwaanmohamed2796 umada way qayishaa qamrina way cabtaa miyay ficanyiin ingriisna waa la mid waxba haku daalin waa qurun barashadiisu tahay mid aan wanaag laga dhaxlin

  • @abdullahibulla
    @abdullahibulla 3 дні тому

    English is not easy 📌

  • @AbshirBashiirAli-e3o
    @AbshirBashiirAli-e3o 2 місяці тому

    Ma.❤😊

  • @canabmuktar102
    @canabmuktar102 2 місяці тому

    From tedtalk to astaan talk kisto public speaking waxbaa kaqaldan introduction kaga laguma bilawo peace ✌️

  • @khadarmohamed6846
    @khadarmohamed6846 3 місяці тому +2

    🎉

  • @luluibrahim8746
    @luluibrahim8746 2 місяці тому

    Asc abaayo shukri 4sano aan baranayey weli ma fahmin

    • @umkhalidhaj3854
      @umkhalidhaj3854 2 місяці тому

      Quruxey dhageyso in badan

    • @fatimaali-ch5ft
      @fatimaali-ch5ft 2 місяці тому

      Lkn sidee uu baraneysay hlkas laga yaaba iney wax ka khaldanyen e

    • @safiamohamed369
      @safiamohamed369 2 місяці тому

      ​@@umkhalidhaj3854wax aan fahmeyn seen udhageestaa😢😢wallo

  • @rahmaibraahim4314
    @rahmaibraahim4314 2 місяці тому

    I want learn English online

  • @zafapaane8784
    @zafapaane8784 2 місяці тому +1

    maclimada halkeen ka helaya

  • @bincamir1
    @bincamir1 2 місяці тому +1

    Teedi ayaa kuadag markaasey tukale noo xayeesiineysaa😢

    • @saarasaid278
      @saarasaid278 2 місяці тому +1

      Teedu mxy faido ledahy somali mxuuu yhy xaguuu wxkarataaa

  • @xamdiwarfa6216
    @xamdiwarfa6216 3 місяці тому +2

    #dhaxal16 👀👀

  • @Xasandhiifane
    @Xasandhiifane 2 місяці тому

    Luuqada dhogoolka ayaan garanaa maad dhahdid

  • @abdullahimohamed4453
    @abdullahimohamed4453 Місяць тому

    Aqoon yahanka somalida side loga daweya cudurka ah inay luqadaha kale kuso dhex daran luqadoda markay ahdlayan , sida qofka somaliga uu ku fahmo hala jojiyo luqadaha isku dhafaysan somali cadi ugu hadal ama luqadaha kale cadi ugu hadal adunka kuma arkaysid dhaqankas

  • @Arabduur
    @Arabduur 2 місяці тому

    War macalimaddaan intee wax ka dhigtaa hada😂😂jamacada jamhuuria may nookeento😂wax hana bartee😂

  • @Asmarali-r7j
    @Asmarali-r7j Місяць тому

    Guys I'm 19y old i finished my high school but i didn't learn English lang in school bc school is a such bullshit so don't wanste your time

  • @SafiyaAbdal
    @SafiyaAbdal 2 місяці тому

    Soomaali they learn more grammar than speaking

    • @abuucadechannel
      @abuucadechannel 2 місяці тому

      Of course that's right ✅️ And it's what coused to Not Speak English How we want😢

  • @ALmt-Hasanat
    @ALmt-Hasanat 2 місяці тому

    Most of problème for mu English it s a block 🚫 my words is block at the conversation

  • @bincamir1
    @bincamir1 2 місяці тому

    😂😂

  • @maxamedcali9886
    @maxamedcali9886 2 місяці тому

    kuwan meesha lees ku gu keenay maxa ahayeen

  • @AhmedMohaan
    @AhmedMohaan 2 місяці тому

    Get to know me before you reject me

  • @ADLoFGroza
    @ADLoFGroza 3 місяці тому

    paragraphs

  • @axmedkafieke5930
    @axmedkafieke5930 3 місяці тому +4

    Qoftaan Englishka ee wax weeen inoga dhigosa

    • @Mulla-alyusufi
      @Mulla-alyusufi 3 місяці тому

      Somalia marka joogto iisheeg hal dugsi oo soomaali wax lagu dhigo
      Gaar ahaan Hargaysa borama

    • @Ixsaas3
      @Ixsaas3 2 місяці тому

      😂😂😂qofka markan gaari wayno san oo kle aya nhy

  • @Bigj-n8d
    @Bigj-n8d Місяць тому

    English is not knowledge so calm
    Down my Somali ppl 😂😂🤦🏾🤦🏾. #Gumesii

  • @Marshalwarso
    @Marshalwarso 2 місяці тому

    jaahilaadan wan ku qoslay aqliga dad bay ku ciyaraysa lakin waxay ku ciyaraysa aqliga dadka iyada ka jaahilsan 🤣😂🤣 luqada ingiriska oo la barto maha ilmi yaa jaahila

    • @Isaac-m7b8b
      @Isaac-m7b8b 2 місяці тому

      U sheegbo😂😂😂 dadka qar luqada english waxay uqaatan cilmi😢😮😂

    • @Marshalwarso
      @Marshalwarso 2 місяці тому

      @@Isaac-m7b8b luqada ingirisk iyo luqada somaliga wa isku miiid lakin jaahilintu luqadaha cadanka bay ilmi moodaan yaabka aadunka