Bulshada Boorama Siday uu arkaan Golaha Wasiirada Cusub ee Somaliland?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 72

  • @M2024-M5x
    @M2024-M5x 7 годин тому +4

    6:38 Mashaallah, Tabarakallah.

  • @lalulaluo6611
    @lalulaluo6611 4 години тому +2

    Aniga o reer Awdal ah waxa lee yahay habalyo ... war wasir ma rabno ee mashariic ba racba iyo shaqo abuur reer awdal ilmaderayaal wasir tuuga o wax uruursada ma rabno ee mashariic ba rabna guul somaliland

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 8 годин тому +6

    Awdal ayeyna caban Manta iyagaa ururookoodi soosaariwayey wasiradu waa nominations bariba wa labedeli karaa lkn xisbiga wx fcn ayuu uhaan lahaa

  • @aliabdoulkaderabdi
    @aliabdoulkaderabdi 8 годин тому +2

    Gabadhu waa inay isdajisa, ninkay waasirka kasugaysey la taliye farsamo ayuu noqonayaa inshallah. 7:03

  • @abassadan2541
    @abassadan2541 8 годин тому +1

    Waa xaar caadiya

  • @MuseXuseen-jw6fw
    @MuseXuseen-jw6fw 6 годин тому

    taliye naasir xasan geele guulayso hore usoco

  • @Fowsiya-p4m
    @Fowsiya-p4m 5 годин тому

    Caajib Waa ruun

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv 5 годин тому

    Mansha allah reer awdal waa dad goba MADAXWAYNE markasta dhagayso ❤

  • @AaminsMaxamed
    @AaminsMaxamed 7 годин тому +1

    Adkayst oo mar uun farxa

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 8 годин тому +2

    REER BOORAMA IS DA JIYA 😂😂😂😂😂😂

  • @AmiraHassan-g8i
    @AmiraHassan-g8i 7 годин тому +1

    Wasiir kula qabiila waxaa dhaanta inaad xaqaaqa heshid iyo Caafimaad waxbarasho iyo waxaan xaq uleenahay

  • @MubashirnimanJaamac
    @MubashirnimanJaamac 3 години тому +1

    5:11 😅😅

  • @Sirad47
    @Sirad47 7 годин тому

    Shacabow Alxamdu lillah dhaha wixii Allah idinsiiyoba.

    • @abdirahmanwaber6529
      @abdirahmanwaber6529 5 годин тому

      Haduu isaaq alxamdulilah odhan waayey muxuu gadabuursi alxmdulilaah u adhan.

  • @KayseIbrahim-x7z
    @KayseIbrahim-x7z Годину тому

    Madaxwayne ku xigeenkiina ilaashad

  • @aliabdoulkaderabdi
    @aliabdoulkaderabdi 8 годин тому +1

    Reer borama wa inay iis dejiyaan ,waa dad tiro yaar, oo hadana gobolkago 6 wasiir lasiyey, gobolada kalee 4 loma dhafiin,marka waa iin la so dhaweyoo inchallah

    • @mohanur3447
      @mohanur3447 7 годин тому +1

      Waa dad tiro yar macnaheedu waa Maxay ma aday kaa yar tahy War iskada caadifa Iyo qabyaalda

    • @HADLIYEH
      @HADLIYEH 4 години тому

      5:57 xasan geedi bare, please number kaaga isoo qor.

  • @Degaliah
    @Degaliah 4 години тому

    Wasiirkaa wax qabadkaa ka fiican

  • @ducoqabe-z3b
    @ducoqabe-z3b 5 годин тому

    Wasiir waxba inaga gaadhi mayo lkn wax qabad baa ina deeqa .

  • @mohamedabdillahi1960
    @mohamedabdillahi1960 Годину тому

    Dawladan waxa loo bixiyey dawladii laangaabka ahey.
    Cirro wuu mahadsanyahay dad badan buu xoreeyey oo magac u sameeyey.Guuleysta.

  • @BulbulTrading
    @BulbulTrading 7 годин тому

    This guy!

  • @AbokorHassan-e3t
    @AbokorHassan-e3t 2 години тому

    H.awal ba waxa lasiiyay waxba kama galine wax ka maqan raadso

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 7 годин тому +1

    Si waad ku saxantahay wasiir waxa ka wanaagsan wadooyin iyo waxbarasho laakiin wasiirada waa la, idiin sad buriyay waayo garxajis oo beel balaadhan ah ayaad tiro isku mid ah la, idin siiyay
    Walee calaacal ma dhamaado

  • @khadramahamed-qn2dq
    @khadramahamed-qn2dq 5 годин тому

    A huno xishoda garxajisba 4 wasir oo d la siyee😂😂

  • @naasir-r4g
    @naasir-r4g 6 годин тому

    ❤ssssss

  • @FarahabdimuseFaraxmadobe
    @FarahabdimuseFaraxmadobe 6 годин тому

    War waxanina malin walba ma cabanayan gormay cabasha beleyan kuwan waxba ka xun

  • @ugbadAbib
    @ugbadAbib 2 години тому

    Nimcoy waaxay dirirtu huno wasiiradu waa wasiradeniye bisinka qabso😂

  • @Sirad47
    @Sirad47 7 годин тому

    Nabi muxamed (swcw )ayaa sheegay bani aadamka haddii tog database oo rogmanaya la siiyo wuxuu odhan Midkale hala iigu daro bani aadam afkisa ciid uunbaa buuxisa.

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 6 годин тому

    oo huuno sawuudinkii hor cararayayi waamaxayi sheekadan cusubi

    • @abdirahmanwaber6529
      @abdirahmanwaber6529 5 годин тому

      Dee huuno gadabuursi maaha kii aad taqaanay waxay barteen beentii isaaq u sheegi jiray waxaana la sugayaa inay hubka qaataan oo ay isaaq laayaan ka dibna waxay qadan doonan title ka mujaahid ka bacdi isaaqu markaas ayuu saaxi keeni doona xukuumadana waa la qaybsan doonaa.

    • @AyaanCisman-s7c
      @AyaanCisman-s7c 4 години тому +1

      Cadawga somalilnd cagta hoosteeda reer awdalaw tuubo raca iska ilalaya ​@@abdirahmanwaber6529

  • @warfaaskar7548
    @warfaaskar7548 5 годин тому

    Reer Awdal waa Asalkii Adal empire. Hadii si deg deg ah dalabkooga loo fulin waayo. Ha la oogaado in ay Awdal tahay xaruuntii nabadda 1993 makii ay Beeha adhaxe is dishay dagaalkii (Habar -habarta). Awdal gogol laguu sii dhex seexdo sii ayaan meyso. 3 gobol( Togdheer-Waqoohi G-Awdal )buu dalku ku soo uruuray. Markaa Saamiga reer Adal mepire waa in aa si deg deg ah loo fuliyaa. Hadii kale isla sidii SSc bay ka tashan. No more Gogol Nabadeed oo dambe sidii 1993. Time is Over. Tashada Reer Adal-Empire

  • @MaxamuudMeecaad-b6j
    @MaxamuudMeecaad-b6j 7 годин тому

    Wasiirado macna malaya wax qabad ayaa loo baahan yahay

  • @JamalmaxamedCandilahi
    @JamalmaxamedCandilahi 5 годин тому

    ❤😂🎉😮😮😅😊

  • @axmednuur77axmedcabdi
    @axmednuur77axmedcabdi Годину тому

    Naa mxd so doratay hoyadaaba samaron Bay ahayde hush

  • @Izko_shorts
    @Izko_shorts 7 годин тому

    Idinkaa xíbigiina rồi đây maxamuud xaashi sugar isagaad doorateen

  • @CabdilaahiYasin-c9x
    @CabdilaahiYasin-c9x 7 годин тому

    Wasiir.bariba.waala.eryikaraa.madaxweynaha.cusub.waxaanleeyahay.hadaad.dhaanto.kuwiihore.fuli.balanqaadkaagii.ahaa.wadada.boorama.iyo.jabuuti.hadiikale.noqo.lojir.waraabsaday

  • @isakahmet
    @isakahmet 8 годин тому +3

    Bulsho hal gobol dagta oo 6 Wasiir la siiyay idinkaa jira Reer Boramoow, anagii odayga dhisnay ee maalkayagii ku baxay GX oo dhan 4 wasiir buu siiyay oo waliba wasaarado C ah

    • @aliabdoulkaderabdi
      @aliabdoulkaderabdi 8 годин тому

      Reer borama ma oga inay tiro ahaan yar yihiin,Gobaal na xisaab san yihiin,marka asalka Jamhuriyadda waa inay la fidiyo

    • @Gooddeedsyk
      @Gooddeedsyk 7 годин тому

      @@aliabdoulkaderabdi Xisaab khaldan baad haysataa 5ta gobol laba way baxeen 3xda soo hadhay(W.galbeed, Togdher iyo Awdal) ayaa asalka. Hadaad been ku nooshahayna..................

    • @HodanYusuf-w2x
      @HodanYusuf-w2x 7 годин тому +1

      @@Gooddeedsyklabada baxay waa kuwee ma laaascanood aya laba gobol kula noqday

    • @aliabdoulkaderabdi
      @aliabdoulkaderabdi 7 годин тому

      @@Gooddeedsyk waax qumaan la imada, shacaab iyo waxqabad reer Awdal ay Gaar uu asaas taan oo lagu xushmeyoo haa samestaan .

    • @salahthefruad9174
      @salahthefruad9174 6 годин тому

      Siilka hooyadaa ayaad been u sheegtay.
      Edaab yeelo.
      Hal beel oo Isaaqa ah ayaa 6 wasiir la siiyay.
      Habar jeclo waa 6 wasiir.

  • @Bagagac
    @Bagagac 8 годин тому +2

    anigo rer konfur ah walal yaal hukumada ama qofka wsirka ah ka egta wax qabad iska daaya qabyaalada runtii haday faido ledahay muuq😂disho kaega

    • @mohamedabdillahi1960
      @mohamedabdillahi1960 Годину тому

      Adeer siyaasada waxba kama taqaanid,reer awdal wey fahmeen in uu xisbi waraabo u taag ah oo muse saxane watey.hadii loo deyn lahaa dhalinyaradii wuu soo bixi lahaa oo hubaal,kulmiye ayaa hawada ka bixilahaa.

  • @HalimaYahya-g9i
    @HalimaYahya-g9i 3 години тому

    Wa ruunto issaq oo 7wasiradi ba xaq uuleh qof habar awal.qog habar jecyl.qof habar yonis.qof cayuba.qof carab.qof jijiliba kale oo kujirah.gadaboursie wa xaq 6 qof reer nuur.qof aden.qof jibril yonis qof ali yonis .habar adaleelah.7 wasir maxadacasa mawaba eele.mawaaba musse.mawaaab.aden..reerkha leeh oo jira.habar xafanah 12wasireh baleh xeejebireh.daaqa weyne.reer ciisse... Reerkha oo badan a ku jiraha isoqo reer 23 jijili uu kalabaxa oo siidi uu badan ba 4 ku khobodeeh no no no adika idiku 7xaq uu leedeeh anaku 3 ada jijifada iskuqabisi naaqa daaniwada wa idika banah awad state Somalia baa xaq walhi

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 7 годин тому

    gudobiiray kaaah ayadidin dedalay afarwaisir maydan hesheen

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa8120 7 годин тому

    Waar wadadaa Allah gaalada nooga soo qaaday uun noo dhisa LOWYACADO SAYLAC TO BOORAMA
    Xilka Allah ha ufududeeyo

    • @abdirahmanwaber6529
      @abdirahmanwaber6529 5 годин тому

      Cid wax kuu dhisaysaayi ma jirto ee gadabuursi ha isku tashado gacmihiisa biyaha ha kaga dhergo. Ilaahay muu odhan isaaq ku hoos noolaada .

    • @mohamedabdillahi1960
      @mohamedabdillahi1960 Годину тому

      Wadadan from borama to lawyacado kharashii lagu dhisilahaa Mar hore ayaa la ogolaadey,Isaaq baa ku dul fadhiya waxay rabaan in ay mariyaan xeebta ay degaan oo saylac ku soo xidhaan,laakiin kuma dhacaan oo dawlada somaliya waxay saxeexa ku duugtey borama to lawyacado kuwii lacagta bixiyeyna sidaas bay ogyihiin.Samaroonse waxas wuu ka hurdaa.

  • @hodanabdirahman8080
    @hodanabdirahman8080 4 години тому +1

    Rer awdal haday wax garanayan xisbigoda ayay la so bix lahayen

  • @نيسانعلى-ذ8ح
    @نيسانعلى-ذ8ح 7 годин тому

    Waxa qabad ayaa waxa walba kamuhimisan

  • @FarahabdimuseFaraxmadobe
    @FarahabdimuseFaraxmadobe 6 годин тому

    Nasab meel kamaso gashan somaliland illa inta madaxweynaha ka ahayden sidasa ucabenaysan mida kale dad islayaba oxisabtama okhajila matihidin

    • @faryarmuusa9323
      @faryarmuusa9323 5 годин тому

      Gudabur wa daad xasiida o waliba bila caqli ah , iin ay laso baxan huruur ma raban hadana wey ooyayen mar walba reerkan gudabur allah aya dhargiin kara 😂

    • @HAMSENUR-e7j
      @HAMSENUR-e7j 2 години тому

      @@faryarmuusa9323 istafurullah war bal cayda noo yre

  • @MaxamadXasan-t5v
    @MaxamadXasan-t5v Годину тому

    Haha,reeboorama,ta aha,yaraysta,isaaq waamid

  • @MoussaaliZardari
    @MoussaaliZardari 4 години тому

    Awdal waa la hagraday walaahi awdal state ayaan rabnaa .

  • @MohamedSherbi
    @MohamedSherbi 7 годин тому

    Kuwani dad iyo dalba magaranayaan

  • @shacaybmustafe9340
    @shacaybmustafe9340 7 годин тому

    😂

  • @ismailhussein805
    @ismailhussein805 5 годин тому

    Maalmahan qaar barooranayay ayaan qaati ka joognay maanta managu soo biirteen laakiin cid idin joojin mayso sababta oo ah xisbi ayaad soo saaran waydeen odayga timaha cad waa ciro qasaartay gabadhu ma reerkii saajin kudaba daalay baa subxaanalaah ma ina xasan mataan ayaad kamaseey wasiir u rabtay meeshu itoobiya maaha lafaciise ayaad soo jiidheen waad lunteen jibriil yoonis baa wax loo waayay waaba reer Faarax

  • @mohanur3447
    @mohanur3447 7 годин тому

    Xafajo hooyadiin wasa

    • @Fatouma-gl3wg
      @Fatouma-gl3wg 4 години тому

      😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @NimcoNimcoacmed
    @NimcoNimcoacmed 3 години тому

    Reer awdal xusbigiini wad lasoobixi wayden