Xog Guusha Aqoonsiga Somalilnd oo gaadhay Riyadii iyo Talaabada Trump oo Mucjiso ku noqtay Somaliya?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 35

  • @abdimalikmohamed3953
    @abdimalikmohamed3953 3 години тому +1

    Inshaallah Dhawaan❤

  • @HasanCabdilahi-t7f
    @HasanCabdilahi-t7f 3 години тому +1

    Sax❤❤❤❤❤❤

  • @KhadarWarsame-i4e
    @KhadarWarsame-i4e 3 години тому +1

    Viva sland❤❤❤❤

  • @nuuradiinnuurani2330
    @nuuradiinnuurani2330 3 години тому +1

    Mbc 🔥 2024❤

  • @KhadarWarsame-i4e
    @KhadarWarsame-i4e 3 години тому +1

    Insha Allah gull sland❤❤❤

  • @ifrahismailhoggren5550
    @ifrahismailhoggren5550 3 години тому +1

    Israail hala naga illayo indho dheer halagu hayo🥱

  • @RidwaanAxmad-m4x
    @RidwaanAxmad-m4x 3 години тому +1

    Guuul soomaalilnd ❤❤❤

  • @mowlidabdi9209
    @mowlidabdi9209 4 години тому +1

    Guul Somaliland ❤❤

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 4 години тому +4

    Inshallah soon free SOMALILAND FROM 26,/6/1960

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 3 години тому

    guul qaranka soomaaliland

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 4 години тому +2

    GUUUUUL DONAL TRUMP WELCAME

  • @calicraxmancalicraxman7115
    @calicraxmancalicraxman7115 4 години тому +2

    Insha allh somaliland country 2025

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 4 години тому +3

    alow soomaliand ugargaar oo naga reeb marqadha soomaali koonfur iyo qadaad weyn 😮😮😮😮😮😮

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 4 години тому +1

    ❤❤❤

  • @LegendJimleothman-p8l
    @LegendJimleothman-p8l 2 години тому

    Guul somaliland viva cirro hambalyo from mujrimiinta alshabaab

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 2 години тому

    Yaa sababy mudany muuse biixi Abdi xildiid not ciro congratulations our president our hero muuse biixi❤

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 4 години тому +2

    🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Sacad-x6t
    @Sacad-x6t 3 години тому

    Xasan gurguurte waan u hanbalyeynayaa

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 4 години тому +1

    Aqoonsi buuxa aabihii nasiib madaxwayne ciro

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 4 години тому +1

    GUUUUUUL SOOMALILAND MADAXWAYNE CIRO HANBALYO 🇺🇸 AND HANBALYO

  • @hashim4226
    @hashim4226 28 хвилин тому

    War farxad leh laakiin wuxuu Wariyahu afgiisa ka dhowray inuu sheego inay Xukuumadii MW hore Muuse Bixi qarka u saaray Aqoonsiga Somaliland.
    Waxaana la filayaa inay Xukuumada cusub ee MW Cabdiraxman Ciro dhamaystiro.

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 4 години тому

    xxataa kan hadahaysta marraykana ayaa kujiraa kuwa taageray citirakasomaliland somaliland wa marinka ganacsiga aduunka marka wa khasab in la citirafo insha Allah way dhacaysa ninki hadalayay wuxu yidhi eleteriya wameel lanacay oo layesay itoobya wa meel dagalka socodo somaliawaaba curyaan marka waaad maqlaysen somaliland waameel dumuradiyad buuxda dunida tustay somaliland iyo africa iyo weliba aduunkaba masha Allah waa guulanu galabsnay cadowwalaba wadada cagta u sarnay

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 3 години тому

    Guul muuse ayaa sababay cirrona waa dhamaystire

  • @omarshirwa
    @omarshirwa 4 години тому

    yuhuuda ayaa khasab kaga dhiaysa TRUMP waa war xaqiiqo taasi waa in wajiga AMERIKA lagu dalbadaa Fadhisimayaal berbera ah waxaana ka shaqeeyay IMAARADKA O YUHUUDA GACAN SAAR LA LEH

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 2 години тому

    Waxtarka siyaasada dibada aqoonsiga iyo horumarka dalka ka hadal weriye sax ah looga qaateena noqo dhabna ka hadal adeer Qabiil nin jeclysi ka fogow alle ka cabso

  • @KayseCaliShaqaleh-m7e
    @KayseCaliShaqaleh-m7e 4 години тому

    𝐰𝐚𝐚𝐱𝐚𝐧 𝐮𝐮𝐦𝐚𝐥𝐚𝐧 𝐢𝐧𝐮𝐮𝐧𝐚 𝐧𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐥𝐚𝐚 𝐝𝐨𝐨𝐫𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐤𝐞𝐞𝐧𝐚𝐧 𝐚𝐪𝐨𝐨𝐬𝐢😅😅😅😅😅

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 4 години тому

    Waxa saxeexay xasan in lakala yahay laba wadan guuuul

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 2 години тому

    Maalinba meelbaad caashaqdaan kkkk
    Awal Abiye Axmed ayaaad jeclaydeen..
    Imiga waxad jeclaateen caashaqdeen Donald Trump

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 4 години тому

    FAILED SOOMALIA ITALIAN DESTROYED ONLY 3KM

    • @EngdaauudAbiib
      @EngdaauudAbiib 4 години тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 🇺🇸 USA HANBALYO GUUUUL AQOONSI

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 2 години тому

    Cadawga jiritaanka qaddiyadda jamh.somaliland Wax kastooy sameeyaan iyo awood kasta iyo is'bahaysi kastooy sameeyaanba (dhal faqash iyo qadaad wayn iyo intay ehel wadaagaanba) -ha loogu dhaarto oo ha ogaadaan qiimahay doontaba ha noogu kacdee -in Aanu dibindaabyada cadawgayaga ka dagaallami doono-oonu badbaadinta iyo ka midha dhalinta jiritaankayaga NAf iyo maalba dul dhignay -Aakhirkana nacabkayaga- Si kama danbaysa afka dhulka ugu galin doono ,taasina Aanu yar iyo waynba ka midaysannahay kana takhalusi doono doofaar kastoo waxyeellada dalkayaga iyo ta dadkayaga ku hawlanba,, sidaa awgeed waxba yaanay noola hadhine -kolna taagtii cadawgayaga kolna tamartii, wallee'se nama liicisaan abid,, for ever Somaliland Republic insh tcaalaa,,

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 3 години тому

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa waxaad ka warantaa dawladda ethiopia oo u suxul doobeysa sidey ku helli lahayd berriga iyo badda lughaya iyo saylac.
    2.0. Waxaad sheegtaa waxa dawladda ethiopia ka soo gellaya somaliland.
    3.0. Waxan dhahayaa weligeed may dhicin inay berriga iyo badda lughaya iyo saylac loogu yeedho dawladda ethiopia.
    4.0. Waxan dhahayaa dawladda ethiopia marnaba ma soo degi karto berriga iyo badda lughaya iyo saylac.
    5.0. Waxa yaableh waxa jirta inay MoU ku jirto dekedda gancadiga ka shaqaysata iyo saldhigii ciidanka badda ee ilaalinayey.
    6.0. Arrintaasi waxa looga jeedaa inay dawladda ethiopia ku xidho dekedda berbera iyo dekedaha djibouti.
    7.0. Ujeedada oo ah inay tacriifadda dawladda ethiopia laga qaado ay dooneyso inay kaga maaranto oo deked iyadu ay leedahay meesha ka dhisato.
    8.0. Arrintan waxa wadata dawladda tuugada ah ee UAE/DP World oo danteeda ka dhex aragtey inay dawladda ethiopia ku soo daba dhuumato.
    9.0. Haddaba marnaba ma dhacayso inau dawladda ethiopia soo degto berriga iyo badda lughaya iyo saylac.
    20.0. Ciddii taageereysa sida ibraahim caydiid oo kalleetto iyadey u taalla.
    21.0. Marnaba laguma beddellamayo aqoonsiga been beenta ah ee la wareygeyso dawladda ethiopia ee ku waallatey berriga iyo badda lughaya iyo saylac.
    22.0. Xisbiga kulmiye waxa ridday waa MoU khaaliga iyo been beenta lagu doonayey inay dawladda ethiopia iska qaadato berriga iyo badda lughaya iyo saylac.
    23.0. Dawladda puntland waxay ka dhisatey gara cad deked 3 kilometer dhererkeedu yahay.
    24.0. Madaxda somaliland waxay ka dhammaan waayeen xaraashka hantida qaranka sida dekedda berbera wershadda korontada wareejinta hawada iyo xaraashka berriga iyo badda lughaya iyo saylac iyagoo weliba afka cirka u taagaya.