Maxay Soomaalida ku doorteen inay degaan Turkiga?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 сер 2024
  • Waxaa sii kordhaya tirada Soomaalida ee guryaha ka iibsanaya magaallooyinka Ankara iyo Istanbul. Soomaalida guryaha ka iibsanaysa Turkiga waxaa u badan Soomaalida qurbaha dagan, waxayna dalka Turkiga u arkaa dal noloshiisu jaban tahay oo ay qoysaskoodu dagi karaan, ilmahoodana ay waxbarasho ugu heli karaan. Intisaar Saalax ayaa warbiintan ka soo dirtay Ankara.

КОМЕНТАРІ • 177

  • @faadumobahiirbahiir8961
    @faadumobahiirbahiir8961 3 роки тому +31

    Damiir laawayaal dalkoodi bay faaruqiyeen markaasay dalkale dhisteen nin adi ku lamida ayaa dhistay dalka oo qurux saday wakhti iyo maal iyo naf ayuu galigey dalkiis adna intaad ka guurteen baa hadana laga yaabaa inaad soo macaaradaan alayleh soomaali cidna uma maqna ceelna uma qodna

    • @qalinle1231
      @qalinle1231 3 роки тому +1

      Waa runtaa

    • @Samatar4
      @Samatar4 2 роки тому

      Hhhhhhh

    • @user-el5ud6in1t
      @user-el5ud6in1t 2 місяці тому

      😂😂😂 Horta Turki waaba Muslim oo wax uun wey noo ogolyihiin laakiin Soomaalida dhisatay Kenya waliba Nairobi ee xitaa NFD oo dhulkoodii ah u quuri waayey wado xitaa bal ka warran ??
      Soomaalida maaha runtii dad Deegaan leh ee waa dad reer guuraa ah , hada Nairobi iskuma waali karto soomaalida iyagoo adoomeyda waxaasoo lacag Iyo mashaariic isugu daray HADAY NIIC DHAHAAN waxaa taqaan BAANGAD 😂😂😂😂

  • @jikadanora4023
    @jikadanora4023 3 роки тому +19

    Asc waxaan ahay hooyo soomaleed oo yutub cusub furatay oo cunto karin ah waxaan kaa codsanayaa in aad isaacido aniga oo fiirsaday barnaamijka aad dadka ku saacideeyso jazaka allahu kheeyran guul ayaan kuu rajeeynayaaمننممممم

  • @abdinasirmuhudinwasuge5781
    @abdinasirmuhudinwasuge5781 3 роки тому +25

    Ninkaan Guuled Real state Runta masheegin anigaa Ankara wax ka barta turkida neh Somalida wey neceen ee dadka yaala soo luggoynin.

    • @safaamaxmuud5986
      @safaamaxmuud5986 3 роки тому

      KKK maxaa loo nacay hilib bariis baasto malaga wayey anaa uso socee

    • @abdinasirmuhudinwasuge5781
      @abdinasirmuhudinwasuge5781 3 роки тому

      @@safaamaxmuud5986 Imaaw ishaa macalin ah ayaa maqli jiray marka adigaa indhahaaga ku arki doontide😊

    • @monagacan6063
      @monagacan6063 3 роки тому +4

      Wan kugu racsanahay ineey nacen somalida oo walibah guryahi aay ibsaden laga sarayo oo waqti lo qabanyo aay kagah baxan kawan guri dhan oo aad gatatey oo polis lugu keenayo wad hadalshen oo aan u hesan xuriyad bal miyey wadnkogi ku ibstan aan cidnah la hadlen somali haso lug goinah

    • @haajarahaajara6058
      @haajarahaajara6058 3 роки тому +2

      Wllo wiilkalana wan kamaqlay inaysan Turkishka Somali jeclayn wll waxad iiga warantaa Kawara nolosheeda kale.

    • @abdinasirmuhudinwasuge5781
      @abdinasirmuhudinwasuge5781 3 роки тому +1

      @@haajarahaajara6058 wll nolasheda kle hadba waxa ay ku xeran tahay qofka iyo xaalkisa dhaqaale, lkn 3'da dabaqadod ee dhaqaale ahan buldhada loo qeybiyo weyku noolan karaan.

  • @laylacaato7832
    @laylacaato7832 3 роки тому +41

    Doqonimo ka weeyn malahn in ad wadankada aad maal gashen.

  • @saidali1361
    @saidali1361 3 роки тому +27

    Kkkkk dad dalkoodii nacay iga dheh

  • @abdurahmansaeed2111
    @abdurahmansaeed2111 3 роки тому +5

    Soomaalida waa sida afrikaanka kale, dalkiisa hooyo ayuu qabyaalad ku baabi'iya dabdeedna wuxuu ka helo ayuu waddan kale oo dhisan ayuu maal geliyaa.
    Laakiin yaan loo biqin ayan odhan lahaa, waa hantii soo noqon karta.

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 7 місяців тому +1

    Waa cunsuri

  • @axmedcusmaanmayow7187
    @axmedcusmaanmayow7187 3 роки тому +3

    Waaw yasalaam
    Allow datka yagiii
    Noloshoda
    Hagaji 🌷🌷🌷💋💋💋

  • @osmaanibrahim7045
    @osmaanibrahim7045 Рік тому

    Walaahi qof na afduubtay ma jirto muxubo iyo jaceel aan caadi aheen ayaan u qaadnay xabiibul farmajo alaahu akbar waa madaxweyne daacad ah ilaahay ha xafido

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 3 роки тому +6

    Farxaan dhoore waxuu iibinaya guryahay lcg qaali ah marar badana waan arkey waxan kula talinaya somalida inaysan marin Middle man ama broker ee iyaga toos ula xiriiran ownershipka si aan lcg badan loo dulsaarsan

  • @salebanmohamedmahmoud2483
    @salebanmohamedmahmoud2483 3 роки тому +8

    dad ka somalida ah somalia malahan ee waa sogalooti siday ugadanayaa wadamada kale ayaad kagaranaysaa in badan kood aysan somalia wax u ahayn laakiin hada waa inta uu ordigaan jogo maalinta xisbigiisa laga guuaysto ayaan arkaynaa WAA KUWA UQUURI WAAYAY LACAGTA AY HAYSTAAN SIDA KURDIGA AYAY DIBADAHA WAREEGI ITOBIYAAN UTASHAN IYO KIINYA SUG MARDHAW

    • @moyare7057
      @moyare7057 3 роки тому +1

      Taas waa kaa diiday. Taarikhda aduunka fiiri Australia, Newzeland, Canada, USA, Argentina iyo wadama Badan oo South America kuyoola iyo meela kale Asia dadka kunool waa dad kayimid Europe ama Asia meeshas see udageen bee joogaan boqolaal sano anaka habaar baa nahaysto wadanki maba rabno. Turky baa lookala fakanaa

  • @abdirahmanagaweyne1602
    @abdirahmanagaweyne1602 3 роки тому +6

    Somalida 80%waa reer guura sal adag kuma fadhiyaan barrina melkale ayey ka dhacaayaan, war dalkiina dhista, Turkiya dadkeeda dhistay.

  • @fardoosofar317
    @fardoosofar317 9 місяців тому

    Dacweys majiraa misa majiro caruurka ma soo dacweynaa😢😢

  • @Nasiim_media2024
    @Nasiim_media2024 3 роки тому +9

    Lacagtaas somaliya u baahan meel aadan lahyn hooy ku noqonmayso hooyo waa dalkaaga

  • @caliadaancali26
    @caliadaancali26 3 роки тому +1

    Msh allah

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 3 роки тому +2

    Istanbul
    Guri Ka Dadamaayo
    Ee War Kale
    Sheega
    HOBYO ama Boosaso
    Maa ku dego
    Dhulkaa xeebta leh
    🐟 🐠 🎏 🎣 alaabtaan iska Dabo
    Nimco
    12 Sano ayaan Turki
    La Sheeqyey Wan aqaan wexey Yihin
    Intaas Dhaafsiin maayo

    • @waanooyinqiimobadan
      @waanooyinqiimobadan 3 роки тому

      Waxa loogu busharaynaya umada somaliyed barashada qur'aanka kariimkaa qaab online ah fadlan kala
      Xidhiidh wathsapp #+252637010789

  • @saidabdulle4592
    @saidabdulle4592 3 роки тому +1

    somalida waxan kulatalinlahaa ineysan iibsan Apartment oo iibsadaan house idiin gooniya Ciyaalki fatarada Ahaa oo Dibada Laguheyn wayey ayaa halkaas leyskugu keenay marka hadaad heysatid ciyaal wanagsan guri kuu gooniya iibso

  • @ahmedyassin843
    @ahmedyassin843 3 роки тому

    Yes I will

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 9 місяців тому

    Guryaha la idinka iibiyo waa kuwa ugu dada weyn

  • @arosey3502
    @arosey3502 3 роки тому

    Allow dalkena nabad iyo cadaad nogu yeel yaa rabbi dadkaan maalgashta dadal shiyeye waa kuwa badanaan dalka amni daradiisa kashaqeyo inkastoo Santa farod eynan sinen

  • @alimohomed6718
    @alimohomed6718 3 роки тому

    Car naag turkiga halagu arko danyeerbad kayahay meeshe

  • @axamedadaan5887
    @axamedadaan5887 3 роки тому +1

    Hada taharibti turkiga iyo giriiga miyaa lajojiyaay yaa ishegi kara

    • @waaleygudaalay2181
      @waaleygudaalay2181 3 роки тому +1

      Maya wll lama joojin lkn arimo siyaasad u xayiran tahay oo Turkiga iyo Giriiga u dhaxeysa. inkastoo sidi hore ay ka adkaatay.

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 3 роки тому +1

    Way sixranyihiin qofkana haddiiladhexgalo dad Maahan

  • @Imraan12
    @Imraan12 2 роки тому +1

    Nimankan ganacsigooda ayay rabaa lakiin Dan somali mawadaan haka gadanina giruyo anaa turki aaday meel ubadkaaga lageeyo ma aha diin kugu baran mayaan

  • @liiboy0
    @liiboy0 3 роки тому +1

    kuwaan camal ayaaa hadhow dalka usoo shaqatagyo rabana in ay madax dalka ka noqodaan inta ay caruurtooda ka dhoofsadaan dalka sidee nabad lagu helayaa ama ay ku keenayaa wayo dalki ay lahaayeen ayay diidan yahiin in ay ku ladaan oo ay shaqo ka abuuraan si uu hormar ugaarsiiyn

  • @shamsasharaf5281
    @shamsasharaf5281 3 роки тому +2

    Somalidu dalalka kale ayay jecelyihiin reero badan ayaa u yacay halkan marki danbe ka qomayeyay war dalkina dhista oo mal gashta

    • @rashiid187
      @rashiid187 3 роки тому

      Sax. Waxaa loo yaqaan african gypsies. Cairo iyo Nairobi ayaa laga soo cayriyey

  • @Somalioz2020
    @Somalioz2020 3 роки тому +3

    Dal aan somaliland ahayn inaan dhiso haba ka Yaabin.

  • @khaalidmaxamedc6392
    @khaalidmaxamedc6392 2 роки тому

    In Aan yimaado ayaan rabaa wll sidee lagu yiman karaa wll

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 Рік тому

    Soomaalida iyadaa is habaajiso waayo dalaalka ayaa udaran ee meel xurnimo aay kuheli karaan ankara ma,aha cunsuriyiin weeye turkida

  • @adansantur4677
    @adansantur4677 3 роки тому

    Xiiisaha wuu Is ka dhammaan , somalidu inteeda badan waa dad dhaqan xun.

  • @mirre199
    @mirre199 3 роки тому +2

    😍😍😍😍

  • @iibgeeyeonlinemarket1210
    @iibgeeyeonlinemarket1210 3 роки тому +2

    Laakiin Reer xamaraw haynaga dhooqaynina waa wadan ficane

    • @lailaabdullahi6632
      @lailaabdullahi6632 3 роки тому

      Soomalido dhan hakala reebin meel kasta way qasayan siday dalkoda u qaseen

  • @xusenmaxamed4155
    @xusenmaxamed4155 Рік тому

    😢😮

  • @banadirproductio
    @banadirproductio 3 роки тому +1

    *Public question layaab leh oo aan weydiinay dadweynaha muqdisho iyo, jawaabaha ay ka bixiyeen halkan ka daawo👉**ua-cam.com/video/8ybgCI9tTGk/v-deo.html*

  • @guletgulet3389
    @guletgulet3389 Рік тому

    Somali neeshii lagu soo dhaweeho ayaka unbaa dhibaato isu gaysato,,Mooryaantii oo Xamar ayaa meel walba dhibaato ka wadda.

  • @abdigouled6801
    @abdigouled6801 Рік тому

    Itad wax ka ibsaneyzid turkiga oo beri laga gadayo beri erdugan socow walaga celoyan

  • @user-if8eq6jo1n
    @user-if8eq6jo1n 3 роки тому +8

    Somalid iney dalkooda ka qaadaan ayeey dalalkale qurxiyaan macnaheedu waa diyarban u nahey inaan dareeen ku noolaano
    Dareeen u jooog waa maan Geronimo

    • @bobbybrown1726
      @bobbybrown1726 3 роки тому +1

      reer xamarka iyo daroodka u sheeg idinka qurbaha ubadane

    • @yasminbarkhad4930
      @yasminbarkhad4930 3 роки тому +1

      @@bobbybrown1726 qabiileyste bal isa sax duf ku bax

    • @bobbybrown1726
      @bobbybrown1726 3 роки тому

      @@yasminbarkhad4930 qabiilayste somaliland wuu dhistay xabiibti

    • @yasminbarkhad4930
      @yasminbarkhad4930 3 роки тому

      @@bobbybrown1726 alshabab tihiin kuligiin reer cuqdad laan

    • @yasminbarkhad4930
      @yasminbarkhad4930 3 роки тому

      @@bobbybrown1726 darood afkaga halaso gelin duf ku bexe

  • @abdinurhassan4356
    @abdinurhassan4356 3 роки тому

    Farxiya kabayare ayaa i nacsiisay Turkey sigaarka meel kasta lagu cabaa aa ka daawaday clip ay so duubtay.

  • @abdikadawe2988
    @abdikadawe2988 2 роки тому +1

    Guuled real state waa tuugo..

  • @danieljackson4174
    @danieljackson4174 3 роки тому +2

    Erdogan cisbiigisaa markoo dhamaadoo. Somali.ayaa iduugu zo dhaweeyaa s😄

  • @omarhassan6968
    @omarhassan6968 3 роки тому +2

    Dayn kawaran

  • @rashiid187
    @rashiid187 3 роки тому +1

    Dalkiina maal gashada oo dhista African gypsies

  • @muktaaralisanweyne5360
    @muktaaralisanweyne5360 2 роки тому

    Asc

  • @abuanasahmed8496
    @abuanasahmed8496 3 роки тому

    👍

  • @hodanmuniira3718
    @hodanmuniira3718 3 роки тому

    Qarixya yaasa kugamay soo kataca nabatka looso kiciyay cumaf saxam soolaca kadibna eedo so kaxa yanzamka waa la dhinagay kadashada dma trum

  • @haniahmed5547
    @haniahmed5547 3 роки тому

    Somalia ha la ii biyo dadkeydii wadan kaleey ka doortey

  • @ashaabukar7713
    @ashaabukar7713 3 роки тому +1

    Waxbarasho ku laha afkoodey keliya ay kubarayan wax la barto wa english iyo carabi maleh turkiga sorry

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed6374 3 роки тому

    Kolley mar Dhaw La Nacayaa Somalidaas turki kusii Qulqulaya wanaag kasta oo loo Hayyo iyo si kasta oo loo so dhaweeyo iyakaa iska xumeynaya Somalida kuwa ugu Darana waa kuwa kaso Jeedda Somali Somalia,somalida kle Ee ka timaada somali Ethiopia somali jabuuti somali somalilnd wa Dad Qawaaniinta iyo shuruucda dalkaas u yaal xaq dhawraya kuwa Reer Somalia xataa waa khiyaano iyo wax is daba marin xataa wey ku dhacayaan Adigoo somali Ah

  • @karinacwjacobs
    @karinacwjacobs 3 роки тому

    War lacagta soomaaliya ubaahan soomaaliya hala geliyo....

  • @yusufuk9925
    @yusufuk9925 3 роки тому

    Sorry war Hooy Soomaaliyeey Dalkiina Hooyo dhista Because of Horaa LOO yiri Dal aan Dalkaaga aheyn Dareen kujooog waaye

  • @randaruxii9690
    @randaruxii9690 3 роки тому +2

    tankale somaliyey inta dhibka qab to weyba qabtaye inata kale yanan laso gelinin qibka wlh

  • @hodanmuniira3718
    @hodanmuniira3718 3 роки тому

    Ahlaam kuboodA saciido izmACIIL KU DHINT mooh iala iyo grum baxa hada hayaya yaa shisay

  • @abdirahmanmusse66
    @abdirahmanmusse66 3 роки тому

    Wadankiina hooyo dhista

  • @sabhmooge3169
    @sabhmooge3169 3 роки тому

    Qurbe waa quurbe

  • @hamdiraghe6659
    @hamdiraghe6659 3 роки тому +1

    O

  • @zainabsheikh5449
    @zainabsheikh5449 3 роки тому

    Wadankina inkaga bahan dhismo iyo hagajin mugadisho ma xananetsid

  • @yasminbarkhad4930
    @yasminbarkhad4930 3 роки тому +1

    turkey walhi hadda luqadda baratid aad ugu nolan karta waa dad aad uwngsan 2 sano jooga hadda ankara dadka cayaya garan maye somalidi run mise been meshey taganba wa ku xarayan edeb yesha adunka ilht sharf ugu nolada dhib keydinkana waye shet

    • @guledfarah8610
      @guledfarah8610 3 роки тому

      Walaalo turkida dadka xun ayaa ku badan, inta wanaagsan ma badno xaqiiqatan. aqoon, ilbax-nimo iyo caqliba waa naaqus turkida. Waynu wada joognaa oo qof walbo ishaaa macalin u ah laga yaabaa madaamo oo aad adigu dumar tahay inaadan dhug u yeelan.

    • @yasminbarkhad4930
      @yasminbarkhad4930 3 роки тому

      @@guledfarah8610 walhi qpfwalba argti leyhy aniga waxaas o dhan maleh ardayd ayaannku ahy waxbaan ka bartaa waa dad wngsan.saan arky

    • @guledfarah8610
      @guledfarah8610 3 роки тому

      @@yasminbarkhad4930 waad tahay, aniguba arday baan ahay. Raga iyo dumarka 10ka sano joogay xittaa way ogyihiin turkida waxay yihiin. Carabtu waxay ku dhamaan waysan kugu soo xad gudbaynin un....

    • @ruruutaj8641
      @ruruutaj8641 3 роки тому

      @@guledfarah8610 wll wxn maqlay somali laga saray guryaha madama ee caruur iyo buuq badanyihin.. midakale English maku hadlaan mise turki inad barato wa khasab?

    • @waaleygudaalay2181
      @waaleygudaalay2181 3 роки тому

      @@ruruutaj8641 May wll cid guryaha kasaarta majirto inkastoo Turkida qeeylada iyo buuqa ay aad u necban yihiin.
      Waa sax luqad ingiriiska 97% kuma hadlaan mana jecla inay ku hadlaan sabbto ah waxay aad ugu weyn luqadooda.

  • @libanabduqaderali3980
    @libanabduqaderali3980 3 роки тому

    120 baas miya waaw raqis waye

  • @mruun3542
    @mruun3542 3 роки тому +1

    2015 Soomaali maad tahay Soo fadhiiso shaax cab ama kafee
    2019 🙄🙄🙄 too much Soomaali 😂😂😂

    • @rashiid187
      @rashiid187 3 роки тому +2

      Way ku xaran meshay ku bataan

    • @yasminbarkhad4930
      @yasminbarkhad4930 3 роки тому

      ani hadda ankara ka joga walhi somalida badana tahriib ujogan hadda

  • @hodanmuniira3718
    @hodanmuniira3718 3 роки тому

    21ku dhunya ababah so qabga baala dhahay hodana moha ladbinga

  • @sabariinmohamud9300
    @sabariinmohamud9300 3 роки тому

    Www

  • @hodanmuniira3718
    @hodanmuniira3718 3 роки тому

    Sadam kasoo duno jatgeusa

  • @quranteacher1758
    @quranteacher1758 3 роки тому

    𝗦𝗶 𝗢𝗻𝗹𝗶𝗻𝗲 𝗮𝗵 𝗸𝘂 𝗯𝗮𝗿𝗼 𝗤𝘂𝗿'𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗮𝗱𝗶𝗴𝗼𝗼 𝗷𝗼𝗼𝗴𝗮 𝗚𝘂𝗿𝗶𝗴𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗮𝗺𝗮 𝗶𝗻 𝗹𝗮𝗴𝘂𝘂 𝗯𝗮𝗿𝗼 𝗰𝗮𝗿𝘂𝘂𝗿𝘁𝗮𝗮𝗱𝗮.
    𝗛𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗮𝗮𝗱 𝗱𝗮𝗻𝗲𝘆𝗻𝗲𝘆𝘀𝗼 𝗙𝗮𝗱𝗹𝗮𝗻 𝗡𝗮𝗴𝗮𝗹𝗮 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝗶𝗿𝗶𝗶𝗿: 𝗪𝗛𝗔𝗧𝗦 𝗔𝗣𝗣, 𝗜𝗠𝗢, 𝗦𝗞𝗬𝗣𝗘:
    +𝟮𝟱𝟮 𝟲𝟭𝟰 𝟵𝟯𝟲 𝟵𝟭𝟰

  • @hodanmuniira3718
    @hodanmuniira3718 3 роки тому

    😅😅😅😂😂ya dhintay

  • @mustafecumar6679
    @mustafecumar6679 3 роки тому

    📙《Qur'aan online》📙
    Maadada aad rabto ayaa lagu barayaa sii fican inshaa allaahu
    Dadka waawayn iyo caruurta
    1- qur,aanka kariimka
    2- tafsiirka qur,aanka
    3- hingaada
    4- xadiiska nabiga scw
    5- naxwaha
    6- siirada nabiga scw
    7- luqada carabiga
    8- fiqhiga
    Lasoo xirir +252634086843 whatspka ama imo ama telegram
    👉 shahaado heer sare ayuu bixinaya inshaa allaahu

  • @caashomaxamed3265
    @caashomaxamed3265 3 роки тому +1

    Soomalida turkiga ka gadaty kullıgood waaa ka wada qoomameyen

    • @abdinurhassan4356
      @abdinurhassan4356 3 роки тому

      Meesha waaba u soo socdee dayro badan baa ii muuqata, cadhuuftaydii dib aa u laqi rabaa.

  • @mohamedzaayid1792
    @mohamedzaayid1792 3 роки тому

    Sxbkey Ali Dahir Wa kusalamay Xildhibaane

  • @nihaalhani1142
    @nihaalhani1142 3 роки тому

    Wale xamar nus bos kaga gadana maha dalkale uga gadan laha dalkayga wax dhama malaha Turki wa dal islam wana dal walalahena

  • @abdulqadirhersimohamed4672
    @abdulqadirhersimohamed4672 3 роки тому

    .

  • @khadracabdiraxmaan6463
    @khadracabdiraxmaan6463 Рік тому

    09o

  • @hodanmuniira3718
    @hodanmuniira3718 3 роки тому

    Sooyaca wkxi facah janasada nabj baa sokac afkada kamaqla tik yok puhp madilo inyaas baa la idilay ja jaf bkdon af gaft lagu sjxjufya aaabo abbaoob sooqada haa idin dbingY gacsi dbing bafheysa

  • @quicknessinc7654
    @quicknessinc7654 3 роки тому

    9i

  • @hodanmuniira3718
    @hodanmuniira3718 3 роки тому

    Hakarta kabaxa

  • @dhuux_xasan
    @dhuux_xasan 3 роки тому

    👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
    ua-cam.com/video/L6stV2DwnO8/v-deo.html
    Daawo Dalka Sudan Documentary

  • @hodanmuniira3718
    @hodanmuniira3718 3 роки тому

    V v soomalja

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 3 роки тому

    Turkiiga waa waddankeena labaad, soomaalida waddanka Kenya dhaqaalihii kala soo baxa oo u soo guura Turkiiga ama Kampala

    • @asadlionish
      @asadlionish 3 роки тому

      Walal isuma dhowa , Kenya Somalidu dhul bay ku leedahay oo dowladda ayay ku jirtaaa laakiin Turkey haa dowladu way wanaagsantahay wayna soo dhowaysaa Somalida iyo muslimiinta kaleba laakiin shacab ahaaan waa dad ubadan xaasidiin iyo cunsuriyiin dhanka dhaqanka ah , waxay aad uga gubtaan Somalida iyo Carabta wax haysta ee dalkooda joooga .

  • @mustafamuse4921
    @mustafamuse4921 3 роки тому

    SOMALI AFRIKAN NIMADA KA CARARAYSA DADKA ADUUNKA KU NOOL WAXAY DHAHYAAN DHULKA AFRIKA YAA NA SIIYA WA DHUL BARWAAQO MACDAN DAHAB DHEEMAN KHAYRAAD KA BUUXO TURKIGA CARABTA SOMALIA KA WANAGSAN ALLE NICMAD SIIYEY

  • @aniisoomar8898
    @aniisoomar8898 3 роки тому

    Maxa idin gagaley soomaalidad madaxedded nabad iyo nolol cadow ayaa tihin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 cawo qarsoon👎👎👎👎👎👎👎👎👎💯👎👎

  • @ubaxmohamed4223
    @ubaxmohamed4223 3 роки тому

    Jaahilnimo mana
    Kunagaadaan

  • @abdikanimohamed1881
    @abdikanimohamed1881 3 роки тому

    Asc