DAGAAL HORLEH CEERIGAABO OO DHULBAHANTE HUBKII U SOO GURTEY IYO HANJAABIID….

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 гру 2024

КОМЕНТАРІ •

  • @iftin2024
    @iftin2024 16 годин тому +3

    Ilaahay waxaan ka baryayaa inuu muslimiintaa dhiigooda kala badbaadiyo,

  • @abuomarhassan4035
    @abuomarhassan4035 17 годин тому

    Cawil waxaa keenya colaada hadii waxlaqory iyaagaa keenydagaal iyagoo kujira ayaydagaal gudaha kabolaaby debedana kasoo qaady mahadsanid

  • @ZaynabMoh-s2z
    @ZaynabMoh-s2z 16 годин тому +1

    Cawil waa sacsac oofullaya

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 День тому +1

    nuura afcaas waa geesiyad ceerigabo waa nabad wax ay farha ka baxday ma jirto wada kuwaciidmadii tegay fiqifuliye agtiisa

  • @samiirJr-t4r
    @samiirJr-t4r 2 години тому

    Somaliland guul somaliland

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g 23 години тому +1

    Waar waxwalba ha waaweynina gidaar magac lagu moray maxa ka sheegaysan ragbaa la gawracayey waar waxan joojiya dad nool nool ba midi lagu jarjaray wax yaaba qaar kood jilayc.

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 18 годин тому

    Walee waa yaab, waar hooy jooga ?

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 18 годин тому

    Allah hanaga qabto caqli laawayaasha oo dhan

  • @user-vlogscountery
    @user-vlogscountery День тому +1

    Manta dagalkani waxay modayan dadban inuu yahy darod maaha lkn waa duminta somaliland oo laysku soo bahaystey shalay xasan wuxu so diray isaga iyo dani ciidamadi abid ugu badnaa iyo hubka nocisa gadidka wllhi bllhi been maaha reer sheekh isxaaq ceerigabo isha haku hayaan iyo qorilugud walipa dhanka sanaag ayaa laraba in. Xooga lasaro plaese hala ogado

  • @nimjam8230
    @nimjam8230 5 годин тому

    Walaal daarood inuu somaliya ka go' ma rabee maxaa xal ah?

  • @Ali-xw9il
    @Ali-xw9il 20 годин тому

    Soogelisee kasaar dhulmahante kkkkkkkkkkkk bey bey 🤣🤣🤣🤣🤣✅💯📢📢📢
    Guryahaad sheegaysona u qaado xaafadaan ku lahaa laascaanood muuse Ismaaciil algarxajisiya ✅ 💯

  • @OsmanAbdi-s2y
    @OsmanAbdi-s2y 22 години тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk

  • @nimcoqaasaim1434
    @nimcoqaasaim1434 12 годин тому

    Ceerigabo sida isaaq uuga tagay laascanod ayay darodna uga tagi ceerigabo

  • @simbarelaxing-music1564
    @simbarelaxing-music1564 День тому

    Arimaha siyaasada waa in lasaxaa😮😮😮

  • @sulekhaali5086
    @sulekhaali5086 10 годин тому

    Qadija afcas magaca iska sax😅oday

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 День тому

    jow iyagu guryaha ay gubeen manay khalad ahayn hadan joogi laha qorid bad sheegtee jeex baan goosan laha iyagu masajidka ay furfurteen maxa u geyaay

  • @MohamedDuale-l3u
    @MohamedDuale-l3u 15 годин тому

    Waxba ku hadli maysid aamuska lagu qaatay

  • @amiiraabdilaahi8589
    @amiiraabdilaahi8589 6 годин тому

    Dumarka in layaso waa ceeb

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 18 годин тому

    Waa wada beenaalayaal lacag doona

  • @farahroble9961
    @farahroble9961 22 години тому

    Nabada daarod ma doonayaa Isku soo gura dabka daaroodow

  • @fatimayassin2049
    @fatimayassin2049 День тому

    Dadkan waxy sedas u samynyaan wa shabab shaqow wayayy wa en la mashqyloo dadkan.

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 20 годин тому

    Ceerigaabo waa la idinka sifaynayaa iiddooroow ama xaafadahiinna ayaad degaysaan

    • @Ali-xw9il
      @Ali-xw9il 20 годин тому

      Aaranjaanow yaa maxaad tidhi iidoor maxaan kuu kala dooraa ma subag mise saliid ilayn adigu caqli malihid ee kkkkkkkkkkkk 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @Ali-xw9il
      @Ali-xw9il 20 годин тому

      Eeyaahe waxaad ahayd islaantii dhulmahante kkkkkkkkkkkk xaajiyad waad heysataa laascaanood ee ceergaabo malihid ee bey bey ✅💯📢📢📢

  • @saedasmith6558
    @saedasmith6558 17 годин тому

    Waabeen tood

  • @aniesanies7859
    @aniesanies7859 День тому

    Kana dhabanda wawale maxa kaxunu kusodkha adinu kkklkk kanii waa madi litaa