Muqdisho: Guddoomiyaha Barlamaanka Khaatumo Jaamac Yaasiin Warsame Dagaalka Ceerigaabo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 94

  • @eliasfarah1789
    @eliasfarah1789 Місяць тому +16

    Guddoomiye Jaamac waa akhyaar deggan oo aqoonyahan ah. Mahadsanid Hanoolaato.

    • @inaqaladaadsaxaaye7336
      @inaqaladaadsaxaaye7336 Місяць тому +1

      YaaYaa.
      Arreey Xaa Muggaan immin_kadda diidaaya, in nin_kaaneeto loo sheego Xaqiiq_da, yac_nii in uu Abti u yahay Denni Zanzibar, weliba uu Addeer u yahay Professor Dalxa.
      😅🤣😂😅😂🤣😅

  • @riganhassan2526
    @riganhassan2526 Місяць тому +6

    Masha Allah
    Jawaabo mug iyo miisaan leh buu ka bixiyey suaalaha la weydiiyey guddoomiyaha.
    Gudoomiye Allah ha idiin fududeeyo hawshaad ummadda u haysaan

  • @fadumonurhassan91
    @fadumonurhassan91 Місяць тому +14

    Mahadsanid wariye, waa barnaamij aad u xiiso badan. Hadalka guddoomiye Jaamac waa hadal miisaaman oo qaddarinaya Soomaalinimada. Guul midnimada Umada Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @inaqaladaadsaxaaye7336
      @inaqaladaadsaxaaye7336 Місяць тому +1

      YaaYaa.
      Arreey Xaa Muggaan immin_kadda diidaaya, in nin_kaaneeto loo sheego Xaqiiq_da, yac_nii in uu Abti u yahay Denni Zanzibar, weliba uu Addeer u yahay Professor Dalxa.
      😅🤣😂😅😂🤣😅

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 Місяць тому +4

    Waa Dabo Dhilif kii ingiris iyo Duriyadii Daraawish Dagaalku Wuxuu Udhexeyaa Guul insha Allah Reer Ssc 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @fnw8688
    @fnw8688 Місяць тому

    Hanoolaato ❤

  • @ahmedisracadey
    @ahmedisracadey Місяць тому +6

    very good walahay gudomiye jama waa best

    • @inaqaladaadsaxaaye7336
      @inaqaladaadsaxaaye7336 Місяць тому +1

      YaaYaa.
      Arreey Xaa Muggaan immin_kadda diidaaya, in nin_kaaneeto loo sheego Xaqiiq_da, yac_nii in uu Abti u yahay Denni Zanzibar, weliba uu Addeer u yahay Professor Dalxa.
      😅🤣😂😅😂🤣😅

  • @MohamedHassan-zw4ep
    @MohamedHassan-zw4ep Місяць тому +7

    Guddoomiyaha Baarlamaanka SSC-khaatumo Mudane Jaamac si wacan oo wanaagsan oo gobanimo leh ayuu u hadlay. Dhanka Siyaasadda, dhaqaalaha iyo amniga si wacan ayuu u qaadaa dhigay; waana mahadsan yahay Weriyaha weynaa Ayaanle Hanoolaato.

    • @inaqaladaadsaxaaye7336
      @inaqaladaadsaxaaye7336 Місяць тому +1

      YaaYaa.
      Arreey Xaa Muggaan immin_kadda diidaaya, in nin_kaaneeto loo sheego Xaqiiq_da, yac_nii in uu Abti u yahay Denni Zanzibar, weliba uu Addeer u yahay Professor Dalxa.
      😅🤣😂😅😂🤣😅

  • @fawziahmed3290
    @fawziahmed3290 Місяць тому +2

    Guul iyo Gobanimo!

  • @AhmedMohamed-dc7vg
    @AhmedMohamed-dc7vg Місяць тому +2

    Asc Ayaanlow. Aad baan kuu salamaya walal adiga iyo dhamaan inta barnaamijda ku wada xiran.
    Hal codsi baan wata so I hope you are able to see this comment.
    Walal Sahra Maxamed Cali Samatar wareysi inooga so samey adigo raali ah. Tariikhda Aabahed AUN ayaan rajeynaya inaan dhamaantenaba wax badan ka faaidi doono. Especially xiligan la joogo oo ciidanka qaranka Soomaaliyeed aan umaleynaayo inay doonayan xasuuso cajiib ah oo ku dayasho uwada noqon doonto.
    Jazzakallah kheyr, mar walba kor usoco walalkay.

  • @maryansalabaan6773
    @maryansalabaan6773 Місяць тому +1

    Guuuul ssc khatumo

  • @Ina-Maxamed
    @Ina-Maxamed Місяць тому +6

    SSCKHAATUMO FIRST🔵🐴⚪️🔥

    • @art_lto2450
      @art_lto2450 Місяць тому +2

      𝐒𝐒𝐁🦊🧡 first😂

    • @AhmedIbrahim-ut3wm
      @AhmedIbrahim-ut3wm Місяць тому +1

      SSB🟠🦊first bro😅

    • @Ina-Maxamed
      @Ina-Maxamed Місяць тому

      @@art_lto2450 Anigu kuma qabo ee waxba hay dabacararine camal yeelo

  • @shaakircabdi102
    @shaakircabdi102 Місяць тому +1

    Khaatumo iyo xisbigii taakeeye maxay wadaagaan?

  • @hiboxasan7418
    @hiboxasan7418 Місяць тому +4

    Ma waan baa gudoomiye baarlamaan ah

    • @inaqaladaadsaxaaye7336
      @inaqaladaadsaxaaye7336 Місяць тому +1

      YaaYaa.
      Arreey Xaa Muggaan immin_kadda diidaaya, in nin_kaaneeto loo sheego Xaqiiq_da, yac_nii in uu Abti u yahay Denni Zanzibar, weliba uu Addeer u yahay Professor Dalxa.
      😅🤣😂😅😂🤣😅

    • @sayidiiful
      @sayidiiful Місяць тому

      What you mean waxan qaxbadeey!?

  • @KABILOW_ALIF
    @KABILOW_ALIF Місяць тому +1

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @fawziahmed3290
    @fawziahmed3290 Місяць тому

    👏👏👏👏👏

  • @NagaadNagaad-m8s
    @NagaadNagaad-m8s Місяць тому

    Mudane mawareesataa qofkastoo oo somali ah

  • @Ali-jama_axmed
    @Ali-jama_axmed Місяць тому +9

    Khaatumo maalin ba meel bay taagnayd maanta waa guul wayn in ay maamul dhamays tiran yahay guul iyo gobanimo ssc khaatumo ha noolato 🇸🇴🐎

    • @inaqaladaadsaxaaye7336
      @inaqaladaadsaxaaye7336 Місяць тому +1

      YaaYaa.
      Arreey Xaa Muggaan immin_kadda diidaaya, in nin_kaaneeto loo sheego Xaqiiq_da, yac_nii in uu Abti u yahay Denni Zanzibar, weliba uu Addeer u yahay Professor Dalxa.
      😅🤣😂😅😂🤣😅

    • @Ali-jama_axmed
      @Ali-jama_axmed Місяць тому +1

      @inaqaladaadsaxaaye7336 nio ma abgaal baa tahay mugging iyo waxan aad shegaysaa waa maxay 😂

  • @ABDIWAHIDFAARAX
    @ABDIWAHIDFAARAX Місяць тому +2

    WELL DONE GUDOOMIYE

  • @aadammataanka6239
    @aadammataanka6239 Місяць тому

    Qaangaadhnimo siyaasi ayaa ka muuqata gudoomiye jaamac yaasiin, sida uu su’aalaha l waydiiyay uuga jawaabay, sida uu su’aalaha qaarkood uu uga muquurtay aan munaasib ahayn.

  • @AxmedAxmed1234-ru6ot
    @AxmedAxmed1234-ru6ot Місяць тому +1

    hadal jilicsanaa reer nugaaleed

  • @abdijabaromar1979
    @abdijabaromar1979 Місяць тому

    WARIYIHU WAN INO NOQADA '' impartial(dhexdhexad) '' arinka maxabista si qaldan ayad uwaydinaysaa su'asha.
    Gudomiyaha wan nin siyasad yaqan ma sha Allah

  • @abdiqaadirgaas210
    @abdiqaadirgaas210 Місяць тому

    Gudoomiye Jaamac Yaasiin si odaynimo iyo garasho dheer ayuu u hadlay waanu nagu matala shacab ahaan. Wariye Ayaanle aad u mahadsanyahay waa suxufi ay u siman yihiin dadkiisa iyo dalkiisa guulayso.

  • @AbwaanRigaax
    @AbwaanRigaax Місяць тому

    Gud. Jamac yasin warsame.

  • @cabdiqanimubaarak9271
    @cabdiqanimubaarak9271 Місяць тому

    Gadoomiyaha ilaahay aqoonta haubarakeeyo run ahaamtii si mug iyo miisaan leh buu ujawaab celiyay

  • @AhmedIbrahim-ut3wm
    @AhmedIbrahim-ut3wm Місяць тому +2

    Kuwii ku dulay galgal mani ahyn 😂

    • @abdifatahhassan5561
      @abdifatahhassan5561 Місяць тому

      Galgal waxa leh ssc waad na ka gureysan idinku waad arki doontaa

  • @inaqaladaadsaxaaye7336
    @inaqaladaadsaxaaye7336 Місяць тому +1

    YaaYaa.
    Arreey Xaa Muggaan immin_kadda diidaaya, in nin_kaaneeto loo sheego Xaqiiq_da, yac_nii in uu Abti u yahay Denni Zanzibar, weliba uu Addeer u yahay Professor Dalxa.
    😅🤣😂😅😂🤣😅

  • @Daauudmukhtaar20
    @Daauudmukhtaar20 Місяць тому

    Khaatumo waxaa La dhisay 2012 Gudoomiye Halkaas 2023 maaha "

    • @cabdiqanimubaarak9271
      @cabdiqanimubaarak9271 Місяць тому

      Lkn isagu ssc khaatumo buu ka hadlayaa khaatumo basa bay ahayd taas sxb saa ukala fahan

  • @nawaladam114
    @nawaladam114 Місяць тому

    Ssc iyo khaatumo wax la dhahaa majiro ee hurdada ka kaca oo foofodhaqda hadii aadan nadoonayn dhulkayga iyo xuduudahayga a kaa leh orodoo qoxoonti ku dul noqoda aduunyada

  • @CabdimahadCabdilaahi-m4m
    @CabdimahadCabdilaahi-m4m Місяць тому

    Gudoomiyuhu waa mahadsan Yahy lkn
    2 nin oo Hal Mabda wada qaba
    Buu mid kamida is Bedell kusheegay
    Ciro wuxuu kudhaartsy in tastuurka iyo
    Mabaadiidiisa uu ilaaliyo
    Taasina waxay cadaynaysaa in is Bedell uusan jirin

  • @ahmedmahamedfarah6195
    @ahmedmahamedfarah6195 Місяць тому +2

    War orod garoowe Tag soorxuureed haraadine orodoo dadkaagii kunoqo wax ssc layiraahdo ma jiraane

    • @Qalaska
      @Qalaska Місяць тому

      Adeer ninka wata Ahmed Mohamed xishood garoowe maxaa kayaaal

  • @GreenIsland-2000
    @GreenIsland-2000 Місяць тому +1

    Malacamadii. 2022. March uu dhigijiray. Waxa kuxigtay suud iyo title siyaasi sheegasho. Waa waxa Somali u soconladahay. Runtana isugu sheegiwayday. Kooxdii. Keensatay ictisaam iyo as. Kaliya caqli u arka

    • @loolan01
      @loolan01 Місяць тому

      Hadad adigu meel gaari wayday oo ma gudbe tahay dad ka horumar ka gaaray ha xaasidin cuqdad ba udhminaysaa

  • @MukhtarMoalimMohammed
    @MukhtarMoalimMohammed Місяць тому

    Ssc KHAATUMO guul

  • @abdifatahhassan5561
    @abdifatahhassan5561 Місяць тому

    Gudomiyah barlamanka mudane jamac yasin ssc khatumo midnimo iyo hormumar

  • @NagaadNagaad-m8s
    @NagaadNagaad-m8s Місяць тому

    Waxa.n rabaa in wareesi ika qaado

  • @NagaadNagaad-m8s
    @NagaadNagaad-m8s Місяць тому

    Madadgaara wareesataa mise soomalida xamr joigta

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Місяць тому +1

    ssc khaatumo hanoolato

  • @mustaphekiiko8856
    @mustaphekiiko8856 Місяць тому +2

    Wariye waraysigagu ma saxsana sibuu dhinac ugu badan yahay, habrasho badana waa ku jira, marka waxan u maleena inad isku reer tihiin dabcan.

    • @AbdirahmanMahad-hh3yf
      @AbdirahmanMahad-hh3yf Місяць тому +1

      Isku reer ma ahaan shaqana iskuma lahaan laba dhinac misha ma jogto ee asaga ssc ayaa laga waraysanaya marka dhinac kale maxaa halkaan kinaya

    • @hassansheikh-4395
      @hassansheikh-4395 Місяць тому +1

      Waa Fiqi shini iyo Maamulka laga madhoodheeyey bariga sool.

    • @inaqaladaadsaxaaye7336
      @inaqaladaadsaxaaye7336 Місяць тому +1

      YaaYaa.
      Arreey Xaa Muggaan immin_kadda diidaaya, in nin_kaaneeto loo sheego Xaqiiq_da, yac_nii in uu Abti u yahay Denni Zanzibar, weliba uu Addeer u yahay Professor Dalxa.
      😅🤣😂😅😂🤣😅

  • @KeinanJunior4233
    @KeinanJunior4233 Місяць тому

    Ceerigabo ma hooyadiinba leh

  • @KoosMohamed-p1p
    @KoosMohamed-p1p Місяць тому +3

    😂😂😂been ha isu seeginSSC waa S/Land Taas oo u ogaa Aduunku ,iyo Dawladihi kaladabeeyey Somalia taasina wa mid an dhacayn Xududadi somaliana Cidbadalkartana majirto waxalyidhi ninaan kufurayynin yuu ku rarin..😂😂😂

    • @eliasfarah1789
      @eliasfarah1789 Місяць тому +3

      Soomaaliya waa mid, Burco iyo Hargeysa kama go'i karaan Soomaaliya.

    • @AbubakarAbdilahi-w3b
      @AbubakarAbdilahi-w3b Місяць тому

      ​@eliasfarah1789😂😂Bro dib taarikhda uraac Wxynu kala helnaaana nin walba ha iimansado

    • @ahmedburhancali
      @ahmedburhancali Місяць тому

      Halsano fatabakh le kujirtan bal ordoho dhulbahante utaga wasomaliland ee riyada kakaca dhulbahante dhulkisu haysta nafar kii uimdana way liqayan

    • @fatimayasiin4442
      @fatimayasiin4442 Місяць тому

      Riyaa ku jirtaa ee bal kaalay waa somalilane inan adigiyo waxa shegasaba laydinku dabsaarine

    • @loolan01
      @loolan01 Місяць тому

      Been ta joojiya isaqo 2 gobol dowlad ma noqotee xita bad ba sheegteene xita hada xabashida iyo orom ka qarmuun ee abi dabada udhigtan ilaa qiyamaha idin ka iyo anaga ba waxa dawlad iyo madax wayne inoo ah kurisaga xasan shiikh qof kii ku fadhiya

  • @mukhtarwarsameyare3799
    @mukhtarwarsameyare3799 Місяць тому

    Gudoomiyuhu si miisan leh ayuu uga jawabay su,aalihi LA waydiiyey

  • @zakariyesuldaan2839
    @zakariyesuldaan2839 Місяць тому +2

    Reerku usagaaba hadeer duulaan ah.
    Bal waydii duulaankoodu muxuu yahay

    • @KingJamaL777
      @KingJamaL777 Місяць тому

      Madaafiicdii aaad ku garaacdeen dadka maatida ah miyaa ka hadlaysaa Muuse biixi maxkamad haloo soo saaro ayaan qabaaa😂

    • @loolan01
      @loolan01 Місяць тому

      Rer ku lascanod bes ma dego cerigabana wa dega dhulkisu usocdaa rer ku haday gar daro raban soo burco iyo qori lugud kuma duuleen

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub Місяць тому

    Sool xita ma wada xukumo hal magalo xududka ku taala xukuma marksu leeyhy somalia ku darsnya no xadka africa isir ama si kale loma badli karo adeerka siyaad bare ogaden somalia sheegyso ku dari kari wayay adiguna 2025 ban waali cusub bilbaya leedhy daroodow 1884 ba lagu qaybsdy afrta wadan ku qaybsdy uunba xadkisa ku hoos jirysa no lama badli karo xadka africa

  • @abdifatahhassan5561
    @abdifatahhassan5561 Місяць тому

    Maraykankii berbera joogay wuuka carary markii dagalku bilamy haday ku leeyihin maraeykanka aqoonsi nasinaya malinba gaal baa ku ciyarya ingirìski baaka quustay

  • @cabdicasiscabdi3976
    @cabdicasiscabdi3976 Місяць тому +1

    ❤ssc wado fiican baay kusocota

  • @mafahow67
    @mafahow67 Місяць тому

    Wadaadada Ictisaam waxaan kula talin lahaa in ay siyaasada ka baxaan oo Diinta fidinteeda ka shaqeeyaan bal ninkaasi wuxuu hada ku hadlayo eeg!!

    • @azwaanupdihezze735
      @azwaanupdihezze735 Місяць тому

      Wax saxu ka hadlay cidna kuma xad gudbin nin diin yaqan unbana talin kara dadka cadalad ku dhaqi kara

  • @giijecaarale2514
    @giijecaarale2514 Місяць тому

    Ayaanle war xume nacabka daa

  • @FaadumoArdo
    @FaadumoArdo Місяць тому

    Al sheeg dadka sadexdaa meelood ee aad sheegayse ee aan ogolayn

  • @Cabdi_Maxamuud_Cabdi
    @Cabdi_Maxamuud_Cabdi Місяць тому

    Macne yare 😂😂😂

  • @GaraadMaxamuud-j2c
    @GaraadMaxamuud-j2c Місяць тому +4

    Gudomiyihi waaa nin dhisan aqoon ahaan, akhlaaq ahaan iyo waaqic ahaanba. Ninkan somalidda wayn baaba ubaahan in gudomiye looga dhigo

    • @inaqaladaadsaxaaye7336
      @inaqaladaadsaxaaye7336 Місяць тому +1

      YaaYaa.
      Arreey Xaa Muggaan immin_kadda diidaaya, in nin_kaaneeto loo sheego Xaqiiq_da, yac_nii in uu Abti u yahay Denni Zanzibar, weliba uu Addeer u yahay Professor Dalxa.
      😅🤣😂😅😂🤣😅

  • @ismailaliosman4722
    @ismailaliosman4722 Місяць тому

    sahal abdulle video labrad kasoo samee ayane

  • @MrDuullane
    @MrDuullane Місяць тому

    Maamulkaa soomaaliyed waa Maamul fcn runtii xaga siyaasada soomaalia na meel wayn kaga yaala isku haynta ummada soomaaliyed na u taagan

  • @ShineCoon
    @ShineCoon Місяць тому

    Gudomiye jamac waa nin afmaal ah

  • @maxamedfaarax-mh4wu
    @maxamedfaarax-mh4wu Місяць тому

    guddoomiye jaamac.

  • @mohamedgani5832
    @mohamedgani5832 Місяць тому

    Nin dagan ways ninkan

  • @FaadumoArdo
    @FaadumoArdo Місяць тому +1

    Khaatumo seeg

  • @KABILOW_ALIF
    @KABILOW_ALIF Місяць тому

    ua-cam.com/video/cmVKxgd7DHc/v-deo.htmlsi=vHmLZQBL23A4tWyN

  • @alikaffe1242
    @alikaffe1242 Місяць тому

    4.5 maxa nooga bixisen ?

  • @Ahmed.buuhoodle
    @Ahmed.buuhoodle Місяць тому

    SSCKHAATUMO WAA MAAMULKII LIQAY WIXII LA ODHAN JIRAY SNM
    WAANA QUWAD AAN LA LOODIN KARIN.

    • @abdulhussein873
      @abdulhussein873 Місяць тому

      Snm macneheda ma taqaan horta hadii aad taqaanana bal sheeg

  • @ismailaliosman4722
    @ismailaliosman4722 Місяць тому

    sahal abdulle video labrad kasoo samee ayane

  • @KABILOW_ALIF
    @KABILOW_ALIF Місяць тому +1

    ua-cam.com/video/cmVKxgd7DHc/v-deo.htmlsi=vHmLZQBL23A4tWyN

  • @ismailaliosman4722
    @ismailaliosman4722 Місяць тому

    sahal abdulle video labrad kasoo samee ayane

  • @ismailaliosman4722
    @ismailaliosman4722 Місяць тому

    sahal abdulle video labrad kasoo samee ayane