10ka Dolar ee Diiwaan galinta Dadweynaha ma qofkasta ayaa laga rabaa mise Qoyska oo dhan ?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 жов 2024
  • 10ka Dolar ee Diiwaan galinta Dadweynaha ma qofkasta ayaa laga rabaa mise Qoyska oo dhan maxaase ka jira in la magacaabay Agaasimaha Canshuraha Meydka?

КОМЕНТАРІ • 43

  • @shaaficiali1056
    @shaaficiali1056 13 годин тому +4

    magaalada Muqdisho dad ayaa guryihii eylahaayeen laga heystaa sidee loo diiwaan gelinaa waa su aale????

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f 4 години тому

      Kuwa haysta ayaa lagu diiwaan gelinayaa, sababtoo ah kuwa wax diiwaan gelinaya ama kuwii haystay ama raalli oga! Kkk

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 День тому +2

    Masha Allah
    This is good news❤❤❤❤

  • @Max20600
    @Max20600 8 годин тому +1

    Dowlada shaqadeda ha qabsato qofki diiwaan galin diidan macalin mahdi ayaa ujoogo soo xiraayo

  • @ahmednur9383
    @ahmednur9383 5 годин тому

    Mashallah Guul Somalia 🇸🇴

  • @libanomar9769
    @libanomar9769 16 годин тому +1

    Dowlada shaqo fican ayey haysa waxan ka codsanaya in tiira koobka ay waadhan ay ku daran family walbo oo guurigesa lagu taago in ay u sameyan ID iyo karka codeynta dorashada see ay xoosha ugu see fuudathata tiira kopka iyo howlaha kale ha isla socdhana

  • @mohamudsharif1288
    @mohamudsharif1288 День тому +2

    Lacag lacag lacag ayaa inka dhuntay bacaa la mamnuucay ayaa lacag ku raadiseen hadana dadka is guurssnaya dadka dhintay lacag ayaa laga rabaa dadka aroosanaya dadka is wasaaya lacagaa laga rabaa

    • @nimcoomar7611
      @nimcoomar7611 10 годин тому

      intee ku nooshahey soomaalida yurub joigtabilmaha xaaraanta looga qaadteybwaa girl freind boy freind lakiin qoysaska iska qaba oo wada nool aa faladey

    • @Abdikanijibril
      @Abdikanijibril Годину тому

      ​@@nimcoomar7611waxaa qoreyso naga sax waxaa qortay ma la fahmaayee

  • @abashaji1110
    @abashaji1110 9 годин тому

    gudoomiye dagmo kasto no tilmaam mesha aan tagi karno si an isku diiwaan gali no
    waan ku faraxsanahay

  • @mohamudsharif1288
    @mohamudsharif1288 День тому +2

    Dowladba ma jirto mooriyaan ayaa tahay

  • @AbdiHaji2103
    @AbdiHaji2103 12 годин тому +1

    War dadka maxaa ka qaldan war isdiiwangeliya system-kaan dunida oo dhan uu ka jiraa waxaa igu soo dhacday hadalkii pm ka ee ahaay weli ma qaan gaarin 😅😅😅

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 14 годин тому

    Agaasime mahadsanid qaaq la yaasha beenta wado oo adeegsado social
    Mediaha.waain laga qaado ganaax beenta u faafinayo.

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 14 годин тому +1

    Sax waaye waain lamaanaha la diiwaan la galiyo.Waliba labaro xaquuqda midba midka kale ku leeyahay iyo xaquuqda Ilmaha.

  • @Max20600
    @Max20600 8 годин тому

    Nadaam iyo kala dambeyn qofkasta ayey u wanagsantahay lkn dadba aaminsan in nadaam xumada faaiido ugu jirto sida shirkadaha waaweyn

  • @ahmedanshur4705
    @ahmedanshur4705 День тому +2

    $10 Xagey ku dhecee

  • @xoogaggawaddaniyiintasoomaaliy
    @xoogaggawaddaniyiintasoomaaliy День тому +2

    Hadal faahfaahsan oo murun ku jirin

  • @HassanAli-xf8qi
    @HassanAli-xf8qi 11 годин тому +1

    Waa arin fiican waayo alshabab ayaa la ogaanayaa xafadee daganyahiin qofkasto wali in l ogaado wali Id 🪪 Loo sameeyo iyo xafada daganyahay

  • @shamsaahmad3036
    @shamsaahmad3036 8 годин тому

    Dadka waa in doolda ee wacyi gilisaa horta inta lasoo dajin sharciga oo wax la fahan siiyaa mahadsanit.

  • @FartunDahir-j9d
    @FartunDahir-j9d 8 годин тому

    Gurhay lagaheesto😊

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr 13 годин тому +1

    Way fiican tahay in shacbiga la dhibo si ay kugu jeesanin. Vivo Xassan garguurte.

  • @sadiiqmuqtaar8569
    @sadiiqmuqtaar8569 7 годин тому

    Hadda run sheekesid Lacagta iska dhaaf hadda aqoonsaneesid dadka maxaa lacag u qaadeesin su'aal waaye lacag la' aan dadka u aqoonso

  • @AhmedJimale
    @AhmedJimale 10 годин тому

    GUUL DOWLADDA SOMALIYED MHDSNDIIN

  • @luqmanbashir1897
    @luqmanbashir1897 11 годин тому

    Let’s see we can’t actually say for sure 😏

  • @mohamedabdullahi6556
    @mohamedabdullahi6556 3 години тому

    Xoogaga Xamar jooga hadba meel yar canshuur beena lacagtooda ku banaysta aaway dalkii intii kale somaliya ma gobolka Banadir kaliya ?

  • @BaxasanA
    @BaxasanA 15 годин тому

    Koley waa la arki doonaa Video waaa la duubay

  • @BaxasanA
    @BaxasanA 15 годин тому

    😂😂😂😂😂 والله المستعان على ما تصفون 😊

  • @nimcoomar7611
    @nimcoomar7611 10 годин тому

    shababa weeye

  • @BaareIbraahimbaraxoow
    @BaareIbraahimbaraxoow 2 години тому

    Diwankelintu mahalmarbaa mise waa bilkasta

  • @DrsadamAbdi
    @DrsadamAbdi 11 годин тому

    Hadl fadhiya maba ah 10$ wey jirta dad Qar aya laga Qadaya taa oo macnaheedu in Somali in ba same dowlada xageeyda ka eheen oo ah ki isku raranka dagan iyo ki gurigiisa dagan oo laba shakhsi ah subaxan Allah war nin mas'uul hadlkisa iyo macalmudakisa saxan maba jiro wax kale oo sheegay in hay'adaha ee 10ka sano database ka aroorneysa in wax saxan laga haynin su'aal ID NAIRO halkeee ayee ku danbeysa?!!

    • @ibraahimmahamud5148
      @ibraahimmahamud5148 7 годин тому

      Dee waa sax dadka gobolada kasoo barakacey ee kaamamka ku nool maaha dad deegaan ah waa barakacayaal gobolada kale ka yimid deegaan waxaa noqon kara guri qofkii leh ama kira bixiye ah canshuur bixiya ah magaalada ninkaas baa la dhihi karaa waa deegaan, oo miyaadan arag oromo kujiraa kaamamka barakacayaasha oo kuwaas miyaa xaq uleh in deegaan ahaan loo diiwaan geliyo aniga waan kutaageersanhy dowlada arintaas

    • @ibraahimmahamud5148
      @ibraahimmahamud5148 7 годин тому

      Maaha deegaan dadka kaamamka xooshahka magaalada daafaheeda ka dhistey kuwaas waxaa la mid ah kuwa degan xiryaha dowlada dadka nuucaas ah deegaan ahaan looma diiwaan gelin karo in ey codeeyaana xaq uma laha dadka nuucaas ah waa in ey ka codeeyaan meelaha ey kasoo barakaceyn siyaasada tirakoob ka diiwaan gelinta waa sidaas

  • @ikarade3274
    @ikarade3274 21 годину тому

    Qofkii isdiiwaan geliyo oo keliya, xaq u leh inuu codeeyo..

  • @muhyadindaud7704
    @muhyadindaud7704 4 години тому

    Adeerow immisa jeer ayaa la diiwaan geliyey shacabka gobolka Banaadir

  • @FartunDahir-j9d
    @FartunDahir-j9d 8 годин тому

    Kkkk dadkiii lahaa guryahay ku lahaa lagaceeriye oo ku jiro kiro seen lacag loo bixiina sorry

  • @AbuukarcabdulqaadirMaxamuud
    @AbuukarcabdulqaadirMaxamuud 10 годин тому

    Dowladda halala shaqeeyo dadoow dantiina ayaa ku jirtee

  • @ahmedanshur4705
    @ahmedanshur4705 День тому

    Qoyaan laga helo

  • @sacdiyomohammeddiiriye8885
    @sacdiyomohammeddiiriye8885 День тому

    Walee lacag waa la raadshay

  • @nimcoomar7611
    @nimcoomar7611 10 годин тому

    shababa

  • @hamdiali6398
    @hamdiali6398 День тому

    Wasax

  • @ahmedanshur4705
    @ahmedanshur4705 День тому

    Qabri qori saarmaahane qori qaad maleh dhib maahane dheef laygamasugaayo