DHAMAAN ALLE HA U NAXRIISTO INTII DHIMATAY SAHRA AXMED IYO AXMED MOOGE SANGUB OO ADEERKAY AHAA OO QABAY EDADAY KHADIIJA OO AH GABDHA NINKA ISKA FURTAY SIDOO KALE BASBAAS MAXAMED DHMAN ALLA HA U NAXARIISTO
i know Im asking the wrong place but does any of you know of a trick to get back into an Instagram account..? I was stupid forgot the password. I appreciate any tips you can offer me!
I’m from Vicinity of Mogadishu, and I like very much of my brothers and sisters in SomaliLand with their talent. Waxaa laga yaabaa ereyo badan oo reer waqooyiga ku hadlaan inaanan fahmin lakin maacaleesh
Masha allah allaha uwada naxariisto intii dhimatay walhi dad waa dadkii hore hadan uu lajogo 2018 aduukii woow xumaday markas dal iyo dad sharaf leh oo mideynsan allow dadkeenii iyo dalkeenii isu soo celi aaamiin yarabi
riwayadi beeney wa run waxan dawanayaa 25/10/2023 dad wa dadkii hore inta dhimatay Allah ha u naxariisto inta nool cimri wey heleen ciwaado iyo caafimaad Allah ha siiyo amiin insha Allah
Ruwaayadan waxa aan dawaneey laba habeen is xiga walina imay dhamaan runtii waa xaqiiq inta ay ka mataleenba asxaapay u duceeya abwanadeni hore 22/9/2024 axada oo aan sugyo dhaweeye sacadu 9.04pm
riwayadani waxay ka kooban tahay dhinacyo badan sida qofku haduu illaahay baryo inuu if iyo aakhiroba liibaan ku nool yahay 2=hadii aad hantidaada ku tumato in dayac oo dhami kuu danbaynaayo 3= hadii xishoodka laga tago inaan si fudud loo heli karin
Waxaan oo kale markaan arko waan qiiroodaa 😭😢 Intoodii dhimatay alle ha u raxmado inta nool na caafimaad iyo cibaado san . Ku mahadsanid inta aad nala wadaagtay 💗
Kkkkkkk amiina ayan ku haysta majaajiladeeda khatara ma kal dhacan fanaanta jilayaa riwayda dad waa dadki hore kam ba dharago riwaydaas inti dhimatay alleh hawu naxristo
2024 baan daawanyaaa Allow cimriga noo dheeree war Like ta yeynaan isla dhaafin Sxbyl
Our current day artists can't even pull half of this. This was proper talent
Inta dhimatay 1basbaas 2ax.mooge 3sahra axmed 4 huryo 5maxed yusuf 6meecaad miigane dhamaan alle haw naxaristo aamiin?
Ya daawanaaya 2023 May, ilaha ha unaxariisto dhaamn ina badanbaa maytiya maanta
DHAMAAN ALLE HA U NAXRIISTO INTII DHIMATAY SAHRA AXMED IYO AXMED MOOGE SANGUB OO ADEERKAY AHAA OO QABAY EDADAY KHADIIJA OO AH GABDHA NINKA ISKA FURTAY SIDOO KALE BASBAAS MAXAMED DHMAN ALLA HA U NAXARIISTO
May 16 2023
Io hobolada Waabari waqti qurux badan bay so qateen jilkii naga horeeyey
Jubba remains all time best actor, singer, etc. very meticulously comedian.
Dadna waa dadki hore hadalna waa intu yidhi watching 2019 caadımaha❤️😍
i know Im asking the wrong place but does any of you know of a trick to get back into an Instagram account..?
I was stupid forgot the password. I appreciate any tips you can offer me!
I’m from Vicinity of Mogadishu, and I like very much of my brothers and sisters in SomaliLand with their talent. Waxaa laga yaabaa ereyo badan oo reer waqooyiga ku hadlaan inaanan fahmin lakin maacaleesh
Dad wa dadkii hore walahi
Iyadoo ramadan tahy ku raaxeysanayaa riwaayadaan
2023 ayaan daawanayaa been ay waa run
Allaah unaxariisto abaan MAXAMUD c/llaahi sangub oo goor dhaw ku geeriyooday adis ababa
What a nice history of my country
Masha allah allaha uwada naxariisto intii dhimatay walhi dad waa dadkii hore hadan uu lajogo 2018 aduukii woow xumaday markas dal iyo dad sharaf leh oo mideynsan allow dadkeenii iyo dalkeenii isu soo celi aaamiin yarabi
run❤❤❤❤❤
😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😍😍
Aduun waxan juugnaaa Aan la helayn axmed mooge,sahro axmed,meecad migane,basbas cid bedesha Rabi haw naxarissto dhamaantood aamin 😱😭😭😭😭😭
Walee waafiwaayad intiidhimagah Allaha unaxariisto dhamaantood in naguna waa in San uducaynaa dhaanteen a law unaxariiso amiin amiin amiin
2019cidii dawanaysaa like ta Saar
Cabdi rashiid nin culus
Waxa curiyay Abwaan maxamed aadan dacar cimriga allaha u dhereyo inti dhimatayna allaha u naxaristo
January 2020 yaa daawanaya hobaladii waaberi iyo beeneey waarun👌✨
riwayadi beeney wa run waxan dawanayaa 25/10/2023 dad wa dadkii hore inta dhimatay Allah ha u naxariisto inta nool cimri wey heleen ciwaado iyo caafimaad Allah ha siiyo amiin insha Allah
2018 hada dawaneyso like isaar aniga kama dhargo haben kasto wey i shidantahay jubba ayan ku haysta
2024
Waa riwaayadi beeney wa run muqdisho 1982
Ruwaayadan waxa aan dawaneey laba habeen is xiga walina imay dhamaan runtii waa xaqiiq inta ay ka mataleenba asxaapay u duceeya abwanadeni hore 22/9/2024 axada oo aan sugyo dhaweeye sacadu 9.04pm
kkkkkk gabadha ma adaa qaba goorma fureysa , dad wa dadkii hore intii dhamatey alla ha u naxariisto inta nool na farxad iyo cafimad u rajeynaya
Aamiin
riwayadani waxay ka kooban tahay dhinacyo badan sida
qofku haduu illaahay baryo inuu if iyo aakhiroba liibaan ku nool yahay
2=hadii aad hantidaada ku tumato in dayac oo dhami kuu danbaynaayo
3= hadii xishoodka laga tago inaan si fudud loo heli karin
2020 hadiii dawanayso waxan kugula dardarmaya ka fagow qabiil kan aqliga lehna somaliga wado midka hormarka wada adigon qabiil ku firinen soo dhaweeh kan qabiilka sixun wax ugu radinayana usheg somali oodhan inay yihin wiil iyo abtigis
Aar bal hadaydun u fiirsada sida fankaasi ugu agaasimanaa.
Waxaan oo kale markaan arko waan qiiroodaa 😭😢 Intoodii dhimatay alle ha u raxmado inta nool na caafimaad iyo cibaado san . Ku mahadsanid inta aad nala wadaagtay 💗
21-10-2019 riwaayadan kama daalo allaha unaxariisto intii dhimatay inta joogtana cimriga ha u dheereeyo
Sahra axmed AHUN gabadh kulul ayey aheyd oo fariida hadal dhiiran ayey laheyd illahay qabriga haw waasiciyo iyadiyo intii muslinaba
aad.iyoaad
Dad waa dadkii hore Hadalna Waa Intuu Yidhi
6/8/2019 hada dawaneysid igu sharaf like wa adoo farta jug kusiyo 🇸🇴💓💞😗😗😗😗😗
Kkk sahra Ahmed iyo aamina c/lahi way miraqoden markay ninka iyo naagta isku dhagdhagaya arkeen lol kulahaa saasaa LA rabaa c/qaadir jubba funny pause buu Ku qabtay .kkkkk ninkaa ilike heartily wlhi
❤❤❤❤😊😊😊😊😊😮😮😮😮😮❤❤❤❤❤😊😊😊😅😅
What a miracle history waaberi somalis history dad waa dadkii hore
Kkkkkkk amiina ayan ku haysta majaajiladeeda khatara ma kal dhacan fanaanta jilayaa riwayda dad waa dadki hore kam ba dharago riwaydaas inti dhimatay alleh hawu naxristo
Waan la helay heestaan talantaaliga.
Aniga kama xiiso dhaco qarshe waye amu qalbigu nagu qarxa ❤️
Raga muusiga tumaya magacyadooda? anigu goobe oo batariga garaacaya ayaan ka gartay
28/4/2023 from Dhuusamareeb caasimada Galmudug
Ruwayad anan marnaba ka cajisin ❤❤
Eraydii abwaan maxamed aadan dacar
classic yaa gaadhi kara wallahi wxn dambe waa bikh
Tilmaan daaqsin geel u mari nin garasha leh baa la yidhi, waamahmaa somali ah oo ka hadlaysa fahamka ,waxay ku tusaysaa qaninimada afkan
Maama fayruus waafani hanoolaato
Yaa daawanaya 1986 up to 2018
2021😎😎
Dilaal naaghelay waa buudifaacayaaye inaga keen hadalkaasi xigmadbaa kujirta
Aniga riwayada kama dhargo illa imikaani 2024 ayaan daawanaya
Juba siduu af waqooyiga u keenay baa iga gadan hhhh
Wlhi waa riwaayad an jeclahay
Faynuus shekh riwayad kasta waa niikinaysaa
hadaad geed meel ka berto .very murti miidhan
2008 video tawatey baa daawatey
Faynus sheikh daahir say uniikiso hhhhhhh
17-01-2022 aya dawananya ruwayad qimaha leh wa magalada Gothenburg dalka sweden 🇸🇪
Illhy.unaxariiso.intii.dhimaty
Wachting 2021/1/29 2:10 jupa ilike him
Watching 2021❤️
Yeah🤗⚘
Hobaladii waaberi ee waayo
Wlhi waan ka helay
Waa todobadiiyeee yagina maynee toolmoon shash haloosaaro
Geestaad doontan u qaata oo gamuran oo gayaxan
BEENAY WAA RUN KKK
Fri . June 3. 2022
Dardaaran hadow ka rabow jecel dowon hayaa candhuftaa dib u noqo ku diidayay soco
😂 walahi markan xalasha aheyn waye❤😢
Basbas hargaysanku ogaa horta madhintay
Waaw
AUN meecaad miigane iyo xasan diiriye farax iney ISU egyihiin ya Ila arkay?
Tolow miyey wada dhasheen???
Maya xasan diiriye haybtisa Waa reer koofur gabooye mecaadna wa isaaq
Dad waa dadkii hore
Aniga ku qaba kulahaa alla beerka🤣🤣🤣
ILAAHAY HOW NAXARIISTO INTII DHIMATAY OO QABRIGA HAW NUURO…
ninkiibaa i xumeeyay oo idilay kulahaa
Casalaah af cas ah
0⁰
1:20
Walee dadi waa dadkii hore
haaa wllky hadalna waa intay yidhaahdeen
Iojjj
Hanti banu leenahy heegadaanu idin geyn
Me
Warkamawarkaanta
Kkkkkkkkkkkkkkk
Y.m.j.aburaas 2:26:04
Kkkk
Ruwaayadaan madhameatiran tahay asxabey iisheeg plz and plz
Haa wll way dhamays tiran tahay