3 Bil Social Media iska Daayay Maxaa isbadalay!!?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 лип 2024
  • Muqaleknan manta waxa ka hadlya 3 Bil oo an iska dayay isticmaalka social media , Maxcaa an Ka Faaiday , Daawasho wacan:
    _______________________________:
    0:00 -Introduction (Hordhac)
    1:49 -Waa maxay Social media?
    1:58 -Maxa aynu waqtigena ugu badan ku bixin isticmlka social media?
    2:20 -Nolsha Khiyaliga !!
    3:04 -Wajiga Koowad ee social media
    3:46 - Wajiga labaad ee social Media
    4:28 - Waa maxay Algorithm ?
    5:22 - Sidee ayan u joojay Social Media?
    6:41 -Sidee ayan uga faaideysty intii aan ka Maqna social media ?
    8:34 -SIdee ayad u Jojin Karta ama aabad U yarayn Karta Isticmaalka Social media ?
    10:31 Dhamaad
    ____________________________:

КОМЕНТАРІ • 27

  • @Bin-ommer
    @Bin-ommer Місяць тому

    Abdirahman barqad "waa magac fiican ku qoro" walaal

  • @tasniimisse2213
    @tasniimisse2213 5 місяців тому +2

    Qodobo muhiima ayad ka dhawaajisay siba algorithm. I admire it Mahadsanid.

  • @Mhamuud
    @Mhamuud Місяць тому

    Tnx wlky❤

  • @user-hv9ew1ct5m
    @user-hv9ew1ct5m Місяць тому

    Shukran akhii kun jeer iska saray waan soo dajinayaa markasta cilaan dareemayaa waxaa dareemayaa inaa wax iga maqan yihiin lkn waan sarayaa hada saan wax barashadyda u hormariyo 😢

    • @abdoworld7111
      @abdoworld7111  Місяць тому

      aad iyo aad wl raac qodobdas hubaal wad ka guulysanysa caadadas mahdsnid

  • @hamsesuleyman4029
    @hamsesuleyman4029 5 місяців тому +1

    Abdirahman barkhad hore usco zxp hore umar fiicn bn kuu rajaynyaaa

  • @ciiltirto9484
    @ciiltirto9484 4 місяці тому +2

    Ani tik tok kuwalanahy insha allaah Ramadan waan jojinaa

  • @MaryamaYuusuf-wj3co
    @MaryamaYuusuf-wj3co 2 місяці тому

    Mahadsanid wll waan soo tijabin I.a

  • @Hantiyeelo
    @Hantiyeelo 4 місяці тому

    Mahadsanid ustaadi 🙌🏽

  • @NuurMaami2234
    @NuurMaami2234 5 місяців тому +1

    Keep going prother❤❤❤

  • @user-zm1bf7fe5k
    @user-zm1bf7fe5k Місяць тому

    Aad baad u mahadsantahay walaal
    Anuu tiktok baan xoog iyo xoog ugu waalna, markaan arkay inaan waxba iiga soo socon baan tuuray gabigiisii, hadda muddo sannad iyo 5bilood ba ma isticmaalin lkn halkiisii facebook baa iisoo galay taasina dhankaaga ayaan caawimaad ka helay mar kale mahadsanid.

  • @abdifatahmohamed2300
    @abdifatahmohamed2300 5 місяців тому

    Keep the hard work bro 👏🏼

  • @abdikarimmoha6037
    @abdikarimmoha6037 5 місяців тому

    keep pushing bro abdo🤩👏

  • @Shaafici78
    @Shaafici78 2 місяці тому

    War waan ku wataaaa
    Wax ma gartow😂😂