Abdo
Abdo
  • 23
  • 56 318
KA JOOG !! DAWASHADA AFLAAMTA XUN XUN
Muuqalkenan maanta waxa an kaga hadli doona khatarta daawashada aflaanta xun , sido kale waxa an kula wadagi dona , sida ugu fudud ee ad iskaga dhafi ama aad uga badbaadi karto karto balwadas aadka u xun .
Daawsho Wacan :
___________________:
0:00 -HORDHAC (INTRO)
0:59 -SUAAL
1:47 -JAWAAB
2:44 -HEERARKA UU MARO QOFKA DAWADA AFLANTAS XUN
5:02 -YAA UNUGUL DAAWSHADA AFLAANTAS
5:45 -SOCIAL MEDIA IYO AFLAANTAN
9:30 -DHIBAATOYINKA DAAWASHADA AFLAANTAN
14:10 -XALKA AAD KU JOJIN KARTO
17:08 -BULSHO AHAN MAXA INALA GUDBOON
Переглядів: 790

Відео

KU BEDDEL NOLASHAADA 5 BILOOD EE KA HADHAY 2024 (6-tallabo)
Переглядів 6 тис.День тому
Muuqalkan manta waxa an kula wadagi dona 6 qodob oo hadi ad ku dhaqanto ad ku gulysan donto in aad xaqiijso goals ki ad lahayd sandankan 2024. Daawsho wacan ; : FARIID ACADEMY : fariidacademy.com/ : 0:00 Hordhac (INTRO) 1:52 -QODOBKA 1 2:23 -QODOBKA 2 3:37 -QODOBKA 3 4:32 -QODOBKA 4 8:21 -QODOBKA 5 10:30 -QODBKA 6
SIDEE AYAA UU LACAG GAADHAYSA 17,000$ UGA SAMEYAY HAL MALIN FOREX !? @cawaalecalawaash2332
Переглядів 18 тис.28 днів тому
Muuqalkenan Maanta waxa aynu ku werysan dona Awale abdirahman Alwaash (Adkow) oo ah Forex trader sido kalena ah Hage ama bare dhalinta bara qaabka ay uga shaqysan lahaayen suuqan Forex , sidoo kale waxa aynu ka warysan doona sidee lacag looga sameya forex trading , sido kale waxa an ka warysan dona ICT cocept waxa uu yahy , iyo sidee aya uu uga sameyay 17,000$ hal trade . Daawsho wacan ;
SUAALO & JAWAABO KU SABSAN VIDEO EDITING |Q&A VIDEO EDITING
Переглядів 1,3 тис.Місяць тому
Muqaleknan manta waxa kaga jawaabyna sualihi ay asxabtu nagu waydiyeen comment sectionka muqalki hore ee ahaa SIDEE AYAA AD LACAG 500$ -1000$ GADHAYSA UGA SAMEYN LAHAYD xirfada video editing , waxa ino Martiya Abdirahman Mahdi oo Leh Xirfdo Badan sida video editing, photograph ,Web developer ah ,Lehna website-ka Fariid Academy oo ah Bar wax lagu barto , Dawasho wacan : : Halkan iska diwaan geli...
5-TAN SHAY WAXA AY AHAAYEN KUWII IGU DHIBTA BADNA
Переглядів 831Місяць тому
MUUQLAN MAANTA WAXA AAN KUULA WADAAGAYA 5 CAADO EE IIGU DHIBTA BADANA WAQTIGII AN WAX KA BARANYAY DALKA DIBADIISA , INSHA ALLAH WAXA AAN RAJYNYA ARDAY AHAN IN AY KU ANFACAAN DAAWSHO WACAN : : 0:00 -INTRO 0:55 -DHAFARKA 4:27 -KALINIMADA 6:25 -HURDADA BADAN 7:28 - SHEEKADA BADAN 8:38 -DEYNTA
SIDEE AYAA AAD LACAG GAADHAYSA 500$-1000$ UGA SAMEYAN KARTA VIDEO EDITTING-KA @abdirahmanmahdi3125
Переглядів 9 тис.Місяць тому
Muqaleknan manta waxa ka hadlyana SIDEE AYAA AD LACAG 500$ -1000$ GADHAYSA UGA SAMEYN LAHAYD xirfada video editing , waxa ino Martiya Abdirahman Mahdi oo Leh Xirfdo Badan sida video editing, photograph ,Web developer ah ,Lehna website-ka Fariid Academy oo ah Bar wax lagu barto , Dawasho wacan : : Fariid Academy : fariidacademy.com/ 0:00 -INTRO 0:26 -waa kuma Abdirahman ? 1:37 -Sidee ayaa uu ku ...
4 SHAY OO AAN JECLAAN LAHA IN AAN OGAADO BILAWGII 20 JIRKAYGII
Переглядів 3,4 тис.Місяць тому
Muuqalkan maanta waxa aan kaga hadlaya ,4 hay oo aan jeclan laha in aan ogaado bilwgii 20 jirkayga ,waxa aan muuqalkan kula wadaagi dona 5 qodob oo kaa caawin kara in aad ka shalayn bilwga 20 jirkaaga. Daawasho wacan : : 0:00 -INTRO 0:29 -WAQTIGA 1:17 -TAYADA HAB FIKRAAGA 2:17 -CAADOOYINKA 3:47 -MAAMUL XIDHIIDHADAADA 4:36 -MAAMUL HANTIDAADA
SIDEE AYAA AAD KU DHISI KARTAA NOLOSHAADA (SAMEE 8-DAN QODOB)
Переглядів 1,6 тис.2 місяці тому
Muuqalkan maanta waxa aan kaga hadlaya ,sidee AYAA AAD KU DHISI KARTA NOLOSHAADA,waxa aan muuqalkan kula wadaagi dona 9 qodob oo sababi kara in ad hormar Nolashada ka samysid , nolshadana dhisi kara , in aad guul gaadhidna sababi kara : Daawasho wacan : FARIID ACADEMY: fariidacademy.com/ 0:00 -Hordhac 0:51 -In aad ilaahay raali galiso 2:10 -Ha dhagysan hadalda dadka 3:00 -Ha lumin waqtigaga 3:4...
SIDEE AYAAD KU BUR-BURIN KARTA NOLSHADA (SAMEE 9-KAN QODOB)
Переглядів 1,7 тис.2 місяці тому
Muuqalkan maanta waxa aan kaga hadlaya ,sidee u burburin karta Nolshada ,waxa aan muuqalkan kula wadaagi dona 9 qodob oo sababi kara in ad khasaarto Nolashada oo dhan nolshadana baabin kara , inm aad guul gaadhidna kaa hor istaagi kara . Daawasho wacan : fariid academy : fariidacademy.com/ : 0:00 -Hordhac 1:01 -Ka fogaanshaha xuska ilahay 1:52 -Dhagyso Hadalada dadka 2:32 -Lumi waqtigaga inata ...
SIDEE AYAA LOO DHISAA KALSOONIDA NAFTADA (SAMEE 4 -TAN CAADO)
Переглядів 5242 місяці тому
Muuqalkan maanta waxa aan kaga hadlaya , sidii aad u dhisi lahayd kalsoonida nafta, , sidoo kale waxa an kula wadaagi doona 4 caado oo dhisaysa kalsoonidada . Daawasho wacan : : 0:00 -Hordhac 1;29 -Naftaada qimo u yeel 2:26 -U dabaal deg Guulahaga 3:11 -Ceebahaga Aqbal 3:48 -Naftaada ah,iyad sii 4:19 -La Kluan dadyowga postive-ah
Time Boxing | Qaabka Ugu Carisan ee Waqtiga Lagu Maareeyo.
Переглядів 1,9 тис.2 місяці тому
Muuqalkan maanta waxa aan kaga hadlaya , Qaabka Ugu Carisan ee Waqtiga Lagu Maareeyo dona , sidoo kale waxa an kula wadaagi doona TIME BOXING oo ah jadwalka ama habka aynu isticmaali doono. Daawasho wacan : : 0:00 -Introduction 2:42 -Bedel Hab-Fikirkaga / change you're mind set 3:47 -Ogow in aad Waqti Haysto. 5:21 -Waa maxay Time Boxing ? sidee Ayad ugu maarayn karta Waqtigaga. 9:53 - Xeerka Da...
Ku socoto 20 - 30 jirka |6 Xirafdood oo Muhiima Nolashaada|
Переглядів 1,1 тис.2 місяці тому
waa talooyin ku socdo dhalinyarada udhaxayso da' ahaan 20 ilaa 30 sano inkastoo aan diirad saaray kuwa gaaray 25 sano , waxaan rajaynaayaa in wax uun aad ka faaidi doontaan mowduucaan Daawsho wacan : : 0:00 -Introduction 1:38 -Xirfada 1 2:23 -Xirada 2 3:26 -Xirafada 3 4:01 -Xirfada 4 4:38 -Xirafada 5 5:12 -Xirfada 6
SIDEE AYAA LOO JOOJIYA FIKIRKA BADAN (SAMEE 4-TAN SHAY)
Переглядів 5512 місяці тому
Muuqalkan maanta waxa aan kaga hadlaya ,"Caado bur-burinysa mustqabalkaga" khasaarinta Naftaada ,waxa aan muuqalkan kula wadaagi dona 4 xal oo ad kaga bixi doontid 'FIKIRKA SAAIDKA " ama "overthinking" Daawasho wacan : : 0:00 -Introduction 0:19 -Waa maxay fikrirka saaidka ama overthinking 1:31 -Nooca koowaad ee past ka firkira 2:14 -Nooca labaad future ka fikira 3;15 -Kuwa ka fikra dhanka nagat...
SIDEE LOO JOOJIYA KHASAARINTA NAFTAADA (ISKA ILAALI 5-TAN SHAY)
Переглядів 3,7 тис.3 місяці тому
Muuqalkan maanta waxa aan kaga hadlaya ,sidee ayaa loo jojiyaa khasaarinta Naftaada ,waxa aan muuqalkan kula wadaagi dona 5 qalada oo aynu sameyno ,5 tas qalad oo nolshena baabin kara , inm aad guul gaadhidna kaa hor istaagi kara . Daawasho wacan : : 0:00 -Introduction 0:31 -1)Qorshe la'aan. 1:38 -2)In aad iska Indho-tirtid waxa ad dareemyso. 2:34 -3)In aad isku Qabtid Dhawr shay (Multi-Tasking...
SIDEE AYAA LOO JOOJIYA CAAJISKA BADAN (SAMEE 3-DAN SHAY)
Переглядів 7243 місяці тому
SIDEE AYAA LOO JOOJIYA CAAJISKA BADAN (SAMEE 3-DAN SHAY)
XIRFADAHA IYO JIILKA 2024 |PART3
Переглядів 5243 місяці тому
XIRFADAHA IYO JIILKA 2024 |PART3
SIDEE AYAY WAX U BARTAN JIILKA (FACA) 2024 |PART 2|
Переглядів 3933 місяці тому
SIDEE AYAY WAX U BARTAN JIILKA (FACA) 2024 |PART 2|
SIDEE AYAY U NOOLYHIIN JIILKAN 2024 !!! | Our Generation !!? (Part1 )
Переглядів 1,2 тис.3 місяці тому
SIDEE AYAY U NOOLYHIIN JIILKAN 2024 !!! | Our Generation !!? (Part1 )
SIDEE LOO JOOJIYA CAAADOYINKA XUN (SAMEE 4-TAN SHAY)
Переглядів 4124 місяці тому
SIDEE LOO JOOJIYA CAAADOYINKA XUN (SAMEE 4-TAN SHAY)
SIDEE AYAN U JOOJIYAY CABSIDA NAFTEYDA?
Переглядів 5424 місяці тому
SIDEE AYAN U JOOJIYAY CABSIDA NAFTEYDA?
3 Bil Social Media iska Daayay Maxaa isbadalay!!?
Переглядів 1,7 тис.5 місяців тому
3 Bil Social Media iska Daayay Maxaa isbadalay!!?
MALL KA UGU WEYN SOUTH ASIA BANGLADESH 😱 |4K.|
Переглядів 5132 роки тому
MALL KA UGU WEYN SOUTH ASIA BANGLADESH 😱 |4K.|

КОМЕНТАРІ

  • @someditins
    @someditins 3 дні тому

    Voice kiina wuu liita dib u habeen ku samee wlka

  • @DHEEFSO
    @DHEEFSO 3 дні тому

    zaaxiip micropjonkan aad isticmaaleyso waa imisa

  • @shuebhussein3393
    @shuebhussein3393 3 дні тому

    Mansha Allah Walalka

  • @SuhaybAhmed-kv2iv
    @SuhaybAhmed-kv2iv 4 дні тому

    Siigada kasoohadal Sxb

  • @yahyanoor1889
    @yahyanoor1889 4 дні тому

    Sxb microphone ka aad is ticmasho igu caawi xogtiisa

  • @wllBusHPaa
    @wllBusHPaa 4 дні тому

    Ana hal mid ayaan ku darsanaa oo waxaas liskaga celin karo. Waxaana waaye in aad hadaf yeelato hadafkaagana hadaf sare uu ahaado sababtoo ah mar welba qofka hadafka leh hadafkiisa ayuu ku mashquulsan yahay.. Taasna waa fikirad oo aniga iga soo go dey walaalehey aan mar welba wanaaga la jeclayow ❤🥰

  • @user-bd2tj9hh4i
    @user-bd2tj9hh4i 4 дні тому

    Masha Allah

  • @adkealawaash2910
    @adkealawaash2910 4 дні тому

    like eixi iga danbeeya mm thanks

  • @abdirahmanmahdi6894
    @abdirahmanmahdi6894 4 дні тому

    Masha allah ustaad

  • @munitamusthafe7975
    @munitamusthafe7975 4 дні тому

    Ilahayow intii waxas ku dhax nool maskaxdoda ka nidiifi😢

  • @Ismaacil-f4l
    @Ismaacil-f4l 4 дні тому

    The first

  • @Islamic----------habits525
    @Islamic----------habits525 7 днів тому

    Hadad dahday moalimuu ict ayuu kutradegareeya been ayaad sheegtay cawaale. Midakale moalimuu waaxu awood uleyahay in forex ukasameeyo booqol kuun oo dollar adigana waxaad meelaha lawaregeysa tobaan kuun.midakale booqolkii kuun iyo waax kaaban ayuusameeyay haal Malin nah intuu meel sofadistaay mudihin intas ayaan sameeyay midakale mualimuu concept oo isaagu leeyahay ayuu kutradegareeya oo isaagu iskukenkenay oo kakooban 4 waax yaalo oo kale ah trend, liquidity, supply and demand zone, countertrend break soo don't try to talk about the people who have more experience than you and more knowledgeable than shut your mouth

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli 7 днів тому

    Walalky Ilahy haku siiyo Cimri dheer,Cafimaad taam iyo Cibaado suuban Ilahy haku xifdiyo Aduun iyo Aakhiro Aamiin Aamiin Aamiin yarabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli 7 днів тому

    Walalky Waxaa Itahy Dhiiragaliye✅️💯🗣👂❤️🥰🫶👑🌹👏

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli 7 днів тому

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @miscobash4730
    @miscobash4730 7 днів тому

    Mash❤ Allah keep going my brother

  • @cawocumar7711
    @cawocumar7711 9 днів тому

    Mahadsanid huuno😊❤

  • @user-un7vs4fi6o
    @user-un7vs4fi6o 9 днів тому

    Thnk you for You time and this video is so amazing 👏

    • @jamalabdikadir7495
      @jamalabdikadir7495 9 днів тому

      Wlhi waa runtaa👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏❤❤

    • @abdoworld7111
      @abdoworld7111 8 днів тому

      @@user-un7vs4fi6o u welcme br kuso dhawaw channel ka

  • @AbdulahiSulayman-nc1sr
    @AbdulahiSulayman-nc1sr 10 днів тому

    MashaAllah wll wax badan ayaad ka badashaay noolashayda sxb sare keep going my dear brotheri hope good health

    • @abdoworld7111
      @abdoworld7111 8 днів тому

      @@AbdulahiSulayman-nc1sr Mhdsnid br kuso dhawaw channel ka

  • @sakariyemuumin-zu6zc
    @sakariyemuumin-zu6zc 10 днів тому

    Hore u soco zbzb

  • @M.Xiddigyoutube
    @M.Xiddigyoutube 11 днів тому

    waar zxp vedio editing ayaan rabaa sxb link mee❤ iso dhig zxp

  • @M.Xiddigyoutube
    @M.Xiddigyoutube 11 днів тому

    alla haku sharfo❤

  • @shukrishacni5270
    @shukrishacni5270 11 днів тому

    Mashallah 🥰🥰🥰

  • @NurudiinMohamed
    @NurudiinMohamed 11 днів тому

    Thanks for such good advice walalk

  • @Hantiyeelo
    @Hantiyeelo 11 днів тому

    mahadsanid ustaadi killing

  • @hassanmahad871
    @hassanmahad871 11 днів тому

    wax walba halaga hor mariyo diinta aniga ict ayan si fcn u fahmay lkn maanta lacag forex iiga timaada iima dhadhameyso waayo xalaal ma aha sida culumadu isku raacday , dadka dhihi doona forex wa xalaal video-gan so daawada ua-cam.com/video/745klXcflH8/v-deo.htmlsi=1i2sE0oLVABDQYHZ .

  • @abdallesh.ibrahim7558
    @abdallesh.ibrahim7558 12 днів тому

    Maashaa Allaah wllkay Eng. Abdirahman

  • @Idildhamays
    @Idildhamays 12 днів тому

    Mahadsanid wllo wan cusubahay muqalkan dartii waxan ka mid noqday asxaabtada ❤

  • @abasabdala5636
    @abasabdala5636 12 днів тому

    Waa ku cusbahay UA-cam kaan Lkin waan kuxirnaan donaa in.a❤

  • @abasabdala5636
    @abasabdala5636 12 днів тому

    M.a guuleeyso Waa wacyi galin fcn 😊 Rajada waxaa nooleeya dhiira galinta 😊😊❤

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 12 днів тому

    Aad iyo aad Muhiim jiddan

  • @xafsoabdullahi5320
    @xafsoabdullahi5320 12 днів тому

    Thnkz wll quraan ka ayaan kugu taageera Facebook iyo UA-cam ba follower ban ku ahay hormar wcn

  • @HiigsiEditor
    @HiigsiEditor 12 днів тому

    Muuqaal FAA,ido Leh 😮

  • @user-fi4te8mr9x
    @user-fi4te8mr9x 12 днів тому

    Thanks

  • @guuledxuseen4474
    @guuledxuseen4474 13 днів тому

    Codka woxooga wayara go'go'ayaa zhp mahdsanid

    • @abdoworld7111
      @abdoworld7111 13 днів тому

      xoga cild dhanka voice aya jirtay wn hagjin dona mahdsnid wl

  • @Tokyo22222
    @Tokyo22222 16 днів тому

    The Room Have ECO

  • @HiigsiEditor
    @HiigsiEditor 17 днів тому

    اللهم ارزقنا بصوت جميل يا رب العالمين😮

  • @MuntasIbrahim-pt6ck
    @MuntasIbrahim-pt6ck 17 днів тому

    Mashaa allah

  • @LightningFx-fv8ji
    @LightningFx-fv8ji 17 днів тому

    why 90% dad ka maxay ugu qasaraan forex ?

    • @chaesthetic_park
      @chaesthetic_park 17 днів тому

      cuz of they start with wrong mindset

    • @LightningFx-fv8ji
      @LightningFx-fv8ji 16 днів тому

      @@chaesthetic_park %90 people they are wrong that is in your mind don`t think that cuz Forex its SCAMMER

  • @ayuupsports122
    @ayuupsports122 18 днів тому

    Cawale is the best montership

  • @Yoolpodcast-
    @Yoolpodcast- 18 днів тому

    Microphoneka un inaga yara hagaji sida kale wa Aboosto 🎉

  • @Shaafici78
    @Shaafici78 19 днів тому

    Waaa xaraan wll

    • @koshinomar3144
      @koshinomar3144 18 днів тому

      May wll qayb kamida hadad isticmaalkeeda ayaa xaaran ah

  • @user-bd2tj9hh4i
    @user-bd2tj9hh4i 23 дні тому

    Masha Allah ❤

  • @abdulfilms
    @abdulfilms 23 дні тому

    Abdo sxp caawale dib noogu soo celi aaan su aal ku waydiino hadaY macquuul tahay

  • @BINGO707_
    @BINGO707_ 24 дні тому

    🎉

  • @Jiilxirfad0
    @Jiilxirfad0 24 дні тому

    Mnsha alah sxp

  • @عطااللهالجهنى
    @عطااللهالجهنى 24 дні тому

    ماشاء الله تبارك الرحمن على صوت حلو ❤❤❤

  • @Kingcabdiraxman
    @Kingcabdiraxman 24 дні тому

    M.a

  • @khalilalhuzari5729
    @khalilalhuzari5729 24 дні тому

  • @somnaturalcure7794
    @somnaturalcure7794 24 дні тому

    moalim last year casuumaad ayuu ka helay shirkada weyn FTMO