Sher house walahi waxa ka dhibadan malahan waxa so xasuustay 10 sano ka hor 00:00 baa iga bax ley dhahay maantane mid Aniga leh oo weeynba ku jiraah alhamdulillah keep go
Qaabkan oo kale waxaan u daganahay borama oon ka dhigano jamacad waxana loo yaqaan kooto. Dumarka iyo ragu waa separate isma qabqabsano waxaan Lenaahay gudoomiye kaas oo soo xisaabiya waxa nagu baxaya bil walba. Waa experience noloshayda aanan ilaabeen 16months after I graduate 7 years of medicine and surgery Waxaan salamayaa si gaara my homie haday arkaan
Waar heedhe commentiga dadka dawarsanaya miyaa ku badan mise waa indhahayga🤣 Talow ma kuwii inanta caanaha ka cabaybaa🤣🤣🤣🤣 Deeq actlng kiisa run baad modaa wlhy.
Si aanu ka yeelno garan mayno waxaa isugu soo hadhay dadka intii danyarta ahayd Iisaar isii like balaayo idin siisay yaa umadda ka qabta waxan caydha siday u qaadanayeen dawarsigii caadi u noqday
Asc Sidan maha nolasha UK. Fadlan so wada tahriiba gaar ahan gobolka raga hadad ku dhalatay ee somaliya ama Somaliland. Dawadayal hadad weeli jogtiid dhulka umada soomaaliyeed haankagu haa noqdo tahriib. Alla Mahad Leh.
Alhamdulilaah farah murtile qortii wa u fican tahay cafimaadkisa waa 100kiba 100 mansha allaah barakalah
Woow faarax murtiule welcome back masha Allah
wallahi noolashadan guri kamp waan soo mareey
Alla qurbihiii waa na nacsiseeen 🥶🥶
Waa xaqiiq anigan igu dhacday wlle riwaayad uun ma ahee waa really tani riwaada run badnideedan ku qoslay
Faraax murtile hadu ku jirin ma nuurin ruwayada❤❤👍👍😍
Kkkkkk ar kuwaanaa jini talefan ey qabaan keep going guys🙏👍❤💓💓💓💓💓💓💓💓
Faraxmurtile qortii waa boksatay masha allah
This is the funniest movie ever. Original. Stories my sister tells me about ppl living together in Greek. 😂
Wllky faraxow iska xiir timaha kuma qurux badniidee plz from hargaysa inader
Wuuka muuqda xanuunku faarax murtiile waan ka naxaybee
Sher house walahi waxa ka dhibadan malahan waxa so xasuustay 10 sano ka hor 00:00 baa iga bax ley dhahay maantane mid Aniga leh oo weeynba ku jiraah alhamdulillah keep go
Very good but we need to know the End??
😃😃😃😃 wlhy saan uqoslayay waan suuxay riwayadani dhibatada dadka isku haysatay katur jubaysaa iyo xalda Yurub
🤣🤣🤣🤣🤣🤣 wa ika qoslisiin funny ayaa tihiin horay usocda🤣🤣🤣🤣🤣🇸🇴❤
Shinbirtii oodwaynaay hodhodho. Ku lahaa faarax murtiile funny weeye
" dee faaraxow waxaasi waa gardaro"😄😄
Wn ku qoslaa faaarax murtile horay u soco sxb
Walalo isar subscribe
congartulation
Qaabkan oo kale waxaan u daganahay borama oon ka dhigano jamacad waxana loo yaqaan kooto.
Dumarka iyo ragu waa separate isma qabqabsano waxaan Lenaahay gudoomiye kaas oo soo xisaabiya waxa nagu baxaya bil walba. Waa experience noloshayda aanan ilaabeen 16months after I graduate 7 years of medicine and surgery
Waxaan salamayaa si gaara my homie haday arkaan
Waww masha Allah
Alx abwaan farax murtile wlkm back
Faysa adiga iyo gurubkena abwwan farax film taxane ah ramadanka so saara
Horay usocda 1 love 🙌💯❤
I'm from Dublin and keep going sisters(Faiza Amir )
Allah run badan walhi waa igu dhacdaay shekadan
Walaahi waa funny 😆
Ilhaan iyo farax filimaantoda waan xisnay.aad waxaa ugu qoslaa.farax iyo fadumo mino
Nice film keep going
Faisa walaal somalidii dawarsi baa ka soo hadhaye comments ka xidh inta ay baryada joojiinayaan sidani si maaha dawarsi ayeey naftii nagaga saareen
manshallah great
Waa intii wada qayili jirtay. Murqaanka ka dhex tusay inay waxan sameeyaan
Qaybteeda kale soo gali wll kuwan yurub haday saan thy uma soo socdo
viva reer norway ayan tromsø love you habo
The funniest film Ever 👌👌💖
Intaa allah iyo RASULKISA MOHAMED(SCW jaceel subscribe iku cawii wll
Ingiriiska dhibaataa ka jirtee anigu dad iiimaadaan la ahahaayee
Farah murtiile Oslo norway calankeda muxu ku jecelyah🇳🇴? Inuku soo boqo Legend Oslo
Team share house waa idin salaamaY
Nikskeeyga waa la geshtaa kulahaaa
Faarax murtiile salaan sare bro Alhamdulillah.
Share house wax ka dhib badan ma jiiro mar qura ayay wada hadlayan kkkkkkkkkkk😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 farax murtile wa fiicnaday mashallah
Isaar walal subscribe
Kkkkkķ🤣🤣🤣🥰🥰👈
Woow waa asxaabtii aan jeclaa ale ha idin xafido
Idaar huuno subsctibe
Ma ninkii caanaha iga cabay guursadaa kkkk
Baraf No Buxa Anaga.Mise Summer kii ladubay Wa Maseeray 🤗🌨
Walal subscribe isaar
War meeshaan soo fiiriya bal
😆😆😆😆😆😆Masha allah way iga gadantahy riwayadani ish qiyasak
y is the grass in front of their house so unkempt compared to next door neighbor?
Inta Farah murtile aragtidisa kufaraxsan subscribe Isaara pls
Hhhhhh😅😂
ju
Hhhh Faarax kulaha shibirtiii ood weynaa ohdhodho 😁😁😁😁😂
Waa ruwaayad cajiib ah kkkkk
Ala hno hadii tolnahay Farah murtiinle Timaha kasoo yareeya nin walan ayuu u ekaadaye
Kkkkkkkkk wallahi caadi ma aha Agah
in the world
Funest film ever .kkkkkkkkkk
Walaal hestaas uu kuduftay atoraha ya igarani plis? "jacelku igalahayo rubiyu kaxiran lahayo"
Waar heedhe commentiga dadka dawarsanaya miyaa ku badan mise waa indhahayga🤣
Talow ma kuwii inanta caanaha ka cabaybaa🤣🤣🤣🤣
Deeq actlng kiisa run baad modaa wlhy.
😂😂😂😂😂😂😂😂😂 riwaayadan waaqic jira ayaaa ay kahadlaysaaa. 🙏🙏🙏🙏🙏 mahad sanidin waqtiga aad noo hurteyn
Si aanu ka yeelno garan mayno waxaa isugu soo hadhay dadka intii danyarta ahayd Iisaar isii like balaayo idin siisay yaa umadda ka qabta waxan caydha siday u qaadanayeen dawarsigii caadi u noqday
Maasha.alah.faarax.murtiila.sooladnaadey
Burtinle😍
Waxan Wax murti ah oo ku jiraa ma jiraan. Ninkii murtiile wuxu dhexgalay cabtooy
Hhhhhh
Sheekadan gariigey taalaa
hhhh dhab miya sidan
😀😀😀😀😀
Kkkkk samawadal war gabdhu waa ree garissa
😂 😂 😂 😂 WA sheko kale
walaahi telfonada aad ban ugu qoslay
Guul actors kii aduuunka cadawgu ha jabo
Igu caawi subscribe
Waxay ixasuusiyeen bari aan xayraan ahaa oo aan DHULKA AAN GOGLANJIRAY, CIRKANA AAN HUWANJIRAY kk
Hhhhhh. This episode is funny and express the reality fact of the qurba joog life
Asc Sidan maha nolasha UK. Fadlan so wada tahriiba gaar ahan gobolka raga hadad ku dhalatay ee somaliya ama Somaliland. Dawadayal hadad weeli jogtiid dhulka umada soomaaliyeed haankagu haa noqdo tahriib. Alla Mahad Leh.
😁😁😁😁😁
💥
😂😂😂😂😂😂😂😂Qosol iguma harin
Shushumoow Waa Maxay kullahaa kkkkk,.
Qumbo, Qunbac aa kullahaa hhhhh
Hayaay ani maaba eeda isoo saartay 🤣🤣🙄
Murta mahaysaan ee Isa saxa
wlloQaali qalbi furan ku sodhawwo channel kayga cusub fardawsa soboqota fardawsa
Gacnta fadhiisi camerada wa bakhti
Waa idin wataa
Walalayal waxan ah abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sAacidin SUBSCRIBED ii wada sartan SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahdsanthin dhamantin guulesta waligin dhmntin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Waanku sareyaa isar
ayan tromsø codkeda manshallah
Isar huuno subscrine
Subscribe hala saaro wixii qosol ah marqaan ah sheeko waali ah funny ah wax kasta oo idin qanciyo ayaa idiin soo galinenaa adinkaa wax idinku nahnay nagu soo biir aa dareeno taageeradiina
Faarax waa masiibo
Faarax murtiile wali miyuu jilayaa aflaamtii
walhi wana qosolayakkkkkkkkkkkkk
Hhh sewedan ka jirta sheekadan
Jaraa’id baan akhriyaya 😂😂😂😂
Halmar isoo booqo walaal.... 🙏🙏
Wanku sareyaa isaar
Waa yaab? Sodon sanadood baan ingiriiska joogaa weli ma arag guri sideed qafood ku wada nooshahay!! Riwaayadani waa riwaayad qaldan toloow miyey noo saadinayaan inuu ingiriisku sidaa isku bedelo .
Ujeedo kale ayaa meesha ku jirta
Inkariiska lee maa qurbo ah war hadii eey ingariiska ma jirin wadamo kale oo sidaan looga noolyahay baa jira
@@rosiina1120 waa run way jiraan laakiin waa inaan sheekada ka fahano
Waar naga tag shubane
Big brothers ayaad koobi ku haaysaan ee wax cusb noo keena ee waxaad gaalda ka soo koobiyeesen nagala wareega
Ayaan toromso wa quruxley nacala shaydanka kuyaale maala qabaa
Kkkk
Waxan oo qaylo ahi waa maxay wager
War london sidaa looma noolee .ma Malta ku nooshihiin 🤣🤣
Kkkkkkkkkkkkkk