"Gabadha Teleefanka Ninkeeda Baadha Waa Basaasad Jaajuusad ah oo Guriga ku Dhex Joogta" Daaci Saalax

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 вер 2024
  • #Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
    Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
    ===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
    ▶️ Horyaal24 TV UA-cam Channel = bit.ly/3vdhg9s
    ▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx
    • "Gabadha Teleefanka Ni...

КОМЕНТАРІ • 14

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 Рік тому +3

    Waxii la qariyo qudhun ba ku jira

  • @fardusfardus4152
    @fardusfardus4152 Рік тому +3

    Ninkan hadlaya isaga laftiisu iilama eega mid caafimaad qaba😂

    • @mohamedcllaahi9910
      @mohamedcllaahi9910 Рік тому

      Wll xanuun majiro ee waxa weeye tusaale yar adigu waalidka ama wllkaa telephonkaaga ma udhiibi kartaa yada oo vidio adiga boy friend kaaga oo qaawan mobilka kuugu jiro oo aan lock na kuugu xidhnayn iiga jawaab

    • @asmaahmed8784
      @asmaahmed8784 9 місяців тому

      Waa runta 😂😂😂😂

    • @asmaahmed8784
      @asmaahmed8784 9 місяців тому

      Warba wax uu ka yimi owàd wali waa qurqud😂😂😂😂😂

  • @user-cq4ek6ki5s
    @user-cq4ek6ki5s 7 місяців тому

    Haduu wax fiican ku hadlayaa

  • @sahramohamed6039
    @sahramohamed6039 Рік тому +1

    Khaayinka ayaa phone 🤳 kiisa qariya

  • @Marwohabon
    @Marwohabon Місяць тому

    ou boukaa kaan

  • @amalabdi6617
    @amalabdi6617 Рік тому +1

    Ninkan leh yaan lay eegin telekayga eegin isagaa ayaa wax qarsanaya adigaa caafimad qabin

  • @user-vd8ox3hu2k
    @user-vd8ox3hu2k 9 місяців тому

    Iga walee kani waa.sadheeye..😂

  • @mohamedcllaahi9910
    @mohamedcllaahi9910 Рік тому

    Waa arin sax ah arinka ninkan kahadlayaa waayo waxbaa jira aan lasheegin adiga oo xaaskii ah waxba jira aanad iisheegi karin ana sidoo kale waxba jira aanan kuusheegi karin tusaale xataa adigu waxba jira aanad waalidka iyo walaalka usheegi karin marka waxkasta hadii laysu sheego waxa dhicikarta in afku halka kaduulo

  • @hanaassasasa12340
    @hanaassasasa12340 Рік тому

    Adigu maxaad ku qarsanaysaa

  • @tuuuuna1
    @tuuuuna1 Рік тому

    Ruuxa haduu walan yahay ma waali ayuu yiraah ee ruuxas ayaa walan. Hadaaba wax qarineysid oo waliba ruuxa aad ag dhigtay nafsadaada ka qarineyso is ticmaal 2 phon. Key kugu taqaano iyo midka aad ugu talo gashey somali weyn oo aad uga tagto shaqadaada ama gariga. La,kiin waa qalad phonkeyga ma kuu dhiibayo. Ileyn waa noloshaadiye.