Ani marka arko qof oynayo o murgeysan anina ma ceshan karo ilmada anago dawaneyna ba oyne ka waran qofka agjoga walalkii wehelkiisa dhabta ah ka tagayo 😢 gabdhaheyga is adkeya we love all waligin wada jira asad allah nabad geyo hana amansado ya rabi 😢😢
Shalay dad badan aya lasabotiiyay 😢 oo ay kamid tahy (koko, cadnan, xasan) mantana ma sabotinti asad axx 😢 sorry. Welcome back to your mother country asadoy. 😊
Ku sali Nabigena the best person ever the most knowledgeable and the most shy person all created by Allah ❤(صلى الله عليه وسلم)❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Gabdhahaas murugada ka muuqata aniga ayeey I haysaa oo aan waligay asad arag kaliya kala socday UA-cam ilaahay ha soo nabad celiyo amiin
@@abdidibitati4846 ha walhi 😭
Abdibitati wlhi anigne Saad uga naxay bixistiisa lkn waxaa leeyahay illahey hasoo nabad celiyo wax kle oon dhahnaa ma naqaan
@haniihm aamiiin
Wlhi been mahaan allahum Aamiin 🤲
Anigo ilmadeyda barkinta buuxisay baan is arky wlhi😢😢😢
4 gabar wlhy asad dadka way Uga dhowayeen illhow isku so celi isago nbd ah 😢❤🎉
Safar salam asad hagio welcome to Mogadishu
Ku sali nabi maxamed scw scw ❤❤❤❤
Anaba ooyi garay asad ninka teamka shidi jiray alle haydin soo celiyo asoo nabada 😢❤
Alla Hooyooy Caloosha ixanuuntay Wlhi Asad Alle Haku Nabad Galiyo Walaal
Ladan samaia kiki sundus asad garab kisa ayaad ka soo muqateen thanks waa balan inaan kor idin qadno 1m idin wada gadhsino cayda iyo amira washamsi haw diyaar garooben nijaasta bila wajiga ah 😢
Gaagaabyasha lamurogooday wanaxariistii oogaaban wana iskudabeecad xaga naxarista❤😢
Naa ano murugsana iga qoslisay😂
safar kada sahlan oo saqiran allaha kaaga dhigo asad xaajiyow wall qaaliyaa insha allah caafimaad iyo nabadqab ku imow dalkada hooyo insha allah
Aaamiiiin yaa allah 🤲🤲
Ilnta waan cashn wayay wlhi koko safrkeediii asda baab igag darn wax walba wlhi asda illhy ha ku nabd geeyo😭😭😭
By by asad 😢😢😢😢😢
Samiya aad baa looga dareemaya inya aad uga xuntahay inuu Asad tago sroyy ❤❤❤❤
haa wllhi
Meel laga jecelyahay ayuu kaso tagay meel laga jecelyahy ayuuna imanaa welcome asad wll lawada jecelyahay❤
Sidi asago ani iga tagay camal aya la ilmeynayaa ladaney❤❤❤
Wlhi waan idinla murugooday caawa asad ilaahay nabad ha uga dhigo meelkastu tago insha allah
Walhi anga dhan uxiisan asda safra salma wllo ado nabda so noqo 🥺❤️
Safar salaaama asad srry team 27 qalbiga adkeysta srrry welcom asad wllkey nabad kuimaada aamiin ❤❤❤🤲🤲🤲🤲
ameen😢
I can't wait asad so dhawayntiisa ❤
Cawa saan u oyanayay marba chnlkatago waka sk oynayay😢
Waa maalin qurux badan Asad safar wanaagsan walaal waan ku salaamay Jabuuti ❤
Safar salama asad hagio illahay nabad hakugu geeyo muqdisho nabadna hakugu so celiyo brother 🤲💖💖♥️♥️🥰🥰
Gabadaha kala gobsanaa Amiro meel laguma shego wakuwana gabdahi qalbiyada wanagsanyeen❤🎉 horaay usocda walalo ladan, kiki, samia and sundus
Safar salama walalo cabdullaahi Hagio iyo Asad Hagio Allah ha idin nabad geeyo iinashaallah 🤲🤲🥲🥲❤️❤️
Sida iskugo xirantihen waligen isko xiranda ilahey nabda ha nigo so celiyo 😢😢🤲🤲🤲gabdho qalbi wangsn tihen ❤❤
Asad asi koo noo sosocdo ayaa hadana ka walwalaa ilahey nabad hakugeeno 😢🤲🏻🤍🫶🏻
Wallaahay aniga oo joogin maleeyesiya baa qiirodaya sida gabdhihii u murugusan yihiin aniga xataa waan murugoodeye Asad illaahay safarka hawa fududeeyo yaa rabii🤲🤲🤲🥹❤️❤️❤️ ❤
Wlhi caadi ban u oyey safar salama asad ilahay haku nabad geeyo😢❤
Asada ilaahey haku nabadkeeno nabad hakugu celiyo 😢😢
Asad wlhy 4 Gabdhoooda goba u haray masha Allah ilhey haku nabad geyo bwe guleso❤
Wolcom. Asad Walaal Waa ku sugeena. Maqdisho. Allaha ku xifdiyo. Allaha. Ha ikaso
Ani marka arko qof oynayo o murgeysan anina ma ceshan karo ilmada anago dawaneyna ba oyne ka waran qofka agjoga walalkii wehelkiisa dhabta ah ka tagayo 😢 gabdhaheyga is adkeya we love all waligin wada jira asad allah nabad geyo hana amansado ya rabi 😢😢
Alle haku nabad geeyo nabadna kusoo noqo wllky asad hagio qof qalbi wanaagsan bd tahay maasha Allah
Welcome asad walal qaliyaa ladan waa ku salamay sundus kiik sameyo igu salam qurux
allah nabadqab haku geeyo wllken 😢😢😢
Safar salma asad wax ku dhiba alleh kuma tuso asad moqdisho alleh wax kheyr qaba ha kala kulmiyo😢😢
@@hibadomer8108 aaamiiin 🤲
Asadow jigjiga kugu sugayna markad adisababa timado nasomar wll qliya❤❤❤❤❤
Welcome to muqdisho🇸🇴
Asadow nabada noo imaw l.a❤❤❤
Asad safar salaama Allah haku nabad galiyo ❤️
Allah ku nabad geeyo kuguna so celiyo walal
Safar salama asd xajiwa walal ku sodhuwu somali❤❤❤
Nabad tag nabad soo nooqoqh aboweeb 😮🤲
Safar salaama asad Alle nabad hakugu geeyo somaliya
Axxx. Walahi waan. Oyana. Asad. Inuu meel tago ma rabina. Lkiinse. Ilahay hanookaa nabad keeno
Shalay dad badan aya lasabotiiyay 😢 oo ay kamid tahy (koko, cadnan, xasan) mantana ma sabotinti asad axx 😢 sorry.
Welcome back to your mother country asadoy. 😊
Wan idnka oyay wlhi heesaha safar waba necbhy ano waligy qof iga dhoifin o qali igu ah hdne asad wan la imeye bixitankisa😢
Qof kii ugu horeeyay asad safar salaam soomaaliya ku soo dhawaaw waaku sugoonaa😢
Inta hlmar uso wda dhacay muqalka kiki iyo ladan waxan sugnaba waa gaagabyasha 😂😂
Haa walhi😢
Same😢
Gaagaabyasha hadayey isoo dheceen waan daawaday
Hppyal hanaga murgina asad wax yar le idinka maqnana 😢❤
Hppyal hanaga murgina asad wax yarle idinka maqnana😢❤🫡
Masha allah aad ayaan uga helay sida aad u sakootiseen gabdho gob ah ayaa tihiin.
LADAN Qurux❤100k🎉200k🎉300k🎉400k🎉🎉❤samia Qurux❤😢😢ASAD HAGIO❤ BYE❤😢😢😢
Allow kunabad gee oo kuso celi aamiin ❤❤❤
Nabad kutag sxb asda haaji ✌️🙏🙏👏
Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa milkiile)
Gabdhahaygii gulaysta sasukila🎉🎉
Welcome to muqdisho wllkey asad ❤❤❤
Waxan salamaya ladan iyo samia qali❤ad ufican
Welcome asad xamar cadey kuso dhawoow❤❤❤
Ladan wanku dhawnhy janlkaga abyo❤❤😊😊
Walahay wan ooyey alle ha nabad geeyo
Abyo wan kujeeclhy ilahy Haku xifdiyo mcaneey🎉
Asad ilahay haku nabad galiyo
Welcome back ASAD HAGIO❤
Asad please hada timatod somalie Djibouti 🇩🇯 kalay 🥺🥺🙏
Aniga xataa waan ooyey sorry. Ladan. Samiya. Sandus. iyo. Kiki ❤❤❤. Nabad ALAAH haku soo celiyo Asad aaaamiiin waa wiil qalbi fiican ❤❤❤
Ilaaheey samo haku geeyo ilaaheey samo haku soo celsho
Ayy wllhi wan oyay alle haku nabad keeno wllkay❤
Cawa waxa naga hohisiyey waa wllken asad safarkisa alle hanabad geyo hana so naba celiyo
Safar salaama asad nabad ku tag nabad kusoo laabo 😢❤
Team ladna iyo Kiki iyo sundus iyo samia iyo Koko iyo Asda ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Welcome back Bro Asad
Heestas xaan.nuun badanaa hota Allahaku nabad keeno sxp
Asadko wan kuxise donaa 😢😢😢😢😢
Horta walaluhu wxy ukala tagaan 😭😭😭😭
Safar salamo asad hagio
Lkn aniga nasiib malihi wllhi asad oo muqdisho imanayo
Hadan muqdisho joogi lahayy faraxd bay ii ahan lahayd wllhi
Wllkeyyy asad ilahay nbd hagu keeno dalkeeda hooyo iyo dad ku jecel
♥️🫶🫂
Allah ku nabad geeyo wllky 😢😢
Welcome walakayga aniga marka youtube bilaabeesay ilaa hadda waaaku tageeraaa waaana ku jeclahay walalkaygaa asad 😢😢❤❤❤❤
Heestan markaa maqlo xusuuso badan baa galaa waxa moodaa gurigay inuu katagaayo murug badana 😢😢😢😢
Welcome to muqdisho king of UA-cam ❤❤
Asd xajiyo wan kuxisdon ❤❤
Welcome back asad hagio ❤❤❤❤❤
Saa isujeceshiheen ilaahay hadii. Jeclaado kuwaygiii😢
Abuo ilahay qalbiga haini adkeyo
Nbad ku imow xmar cdey asdkena meqaa ku sugene finally beri mglka adey ku kla xiranthy ❤️
Wllhi ilinta waan ceshan waayay asad nabad gal😢
Mashallah Asad waa ogaas malesiya mashallah
Sorry ladan iyo asaxaab taada 😢aniga marka aan safar maqlo ilinta ilama tashato 😢 hinda qurux 😢😢😢
Anaga idin sii ilaalineyno asad ❤😢
Ladan qurux Allah haku xafido abaayo
Asad wll an wada jecelnahay welcome to mugdisho ❤
Welcome to somalia apwe asdaw😢❤
Sorry samia ,kiki,sundus iyo ladan I'm sorry guys don't worry insha Allah Asad hagio illahay nabad haku so celiyo 🤲💖💖💖💖
Byby asad nabad ku imow kuna laabo 😢
😢😢😢😢😢😢Lada walaal😢😢😢😢
Team asad hagio safar salaama wallke qali ❤❤❤❤
Welcome muqdisho asad hajiyow wll qaali
Safar salama asad hagio ❤❤❤😢 wan ku xiisi doonaa asad ❤😢
Wn aoyay wallhi safar salaama asad hagio 😢😢
Safar salama walalkey mcn 🖐️👋🤚😭😭
Aniga oo kaliya tagera u ah oo youtube ka dawadey xaladeyda san thy maxa u malyn dad la nooladey oo ceesh la wadagey😢😢
Ooohhhh😢😢 safar salama from America ❤❤❤❤
Ala illhow nabd yeel asadkeena😢❤