Masha allah xaqiiqdii deriska hadee ku dhahaayaan inaad noo gasho waa ku faraxsanahay xaqiiqdii waxaa tahay qof aad u wanagsan allah ayaa ku jecel Iyo dhamaan qof walbo muslim ah
Sorry bro.you are nice guy .wlhi xujo sarirtada biyaha hardest challenge waye...best youtube asad haggio.love you bro.absamo from #cape Town south africa
asad hagio iyo team 27 aad baan kuu jeclahay lkn waxaan rabay in aan kuu sheego in aan waligey helin dds video naber one UA-camr Somalia waxaan idiin rajaynayaa horumar wacan inta hadhay
inta Xujada Allahu Akbar kasoo baxday waan Salaamayaa.
Sooiibikeegfaadumojamc
You nom barkaada iishee adigoo muqaalka soduubaysa
Allah ku caafiyo wll
Qoralkan hadad aqrisid suasha aqiro allah haku fududeyo 🤲😇
Amiiin
Amen ya allah❤
Amiin 🥰
aamim dhamanten
Amiin yarbi
Asad xujada aan kuwado waa sidatan 200 jeer kusali nabigeyna muxamed scw
Asad waxaa kuu xijiinayaa gabardine jidka marathon gabardine shumi
Gabar jidka marayso shaming
The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw
Part two waxan ka codsanayaa inad supermarket tagtiiid dhaxdisaaa ku dhex akhrii qurankaa
Aan Ku Salino Nabi Mohamed scw ❤️🙏
MashaAllah plz kusaliya nabiga scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Qofkii Allahu akbar dheh ku dhahay ajar buu kuugu baaqay m.a
Masha allah xaqiiqdii deriska hadee ku dhahaayaan inaad noo gasho waa ku faraxsanahay xaqiiqdii waxaa tahay qof aad u wanagsan allah ayaa ku jecel
Iyo dhamaan qof walbo muslim ah
Asadow gabadheyda 4sano jir waye way kujeceshahay ee Zumairah abti wankujeclahay dheeh ❤❤❤
Mnsha allah wllhi muqaalkii ugu quruxda badna aan dawado🥰 allahu akbar 💯
Dariska asad hda I aragtit wanku salamay masha'allh ilmo naxaris bdn waye ilmaha😭😭❤️
The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammad 🤍صلي الله عليه وسلم
allhowakbar
sumayo 😍
Kusaliya nabiga scw
Scw scw😍❤
Scw
Scw
Scwscwscwscw
@@xamdaabdi5142 scw
Inaa boqol jeer kusalisi nabimuxamed scw
Nasiib aan qabanaye aad ku guuleysatay ee soo qor nambar aankugu diro lacag dhan100dollor
Cadowsaneedee gabartaas biyaha sariirta kaga shubtay 😢😢😢
Omg Haa wlhi😭
Am jaceel katahy ee I qabto
I can’t wait part two really so Amazing don’t stop please thank you
Part two asad waxaan ku dhihi laha ku sali nabi muxamed caleyhi salatu wasalaam 🥰
First
Nabigeena Muhammad Salalaahu caleyhi wasalam igula saliya walaalayaal🥰❤
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰😍😍😍😍😍
🥰🥰🥰🥰🥰scw scw scw scw scw scw
Salla allahu caleyhi wasallam
صلى الله عليه وسلم
Kkkkkk
Saliga nabiga aad ubadso wllo asad insha alh waxad arki doonta adoo cagaha ga kusocda malinki 100 jeer ama kabadi wlhi cfmdkaga wax wayn ba iska badalya
Caruurta naxariis badan mnsh allh ilhaye ha xifdiyo hbo
inTa JiiFka Ku dawanysa waa iDin Salaamay 😂🙌🙌
Same
Wa ka qadany
wcs
Waa ka qaddey
Kan sariirta kaa qooyey qof wanagsan meeheen 😀😀😀
Ala ciil badanaaaa ani wn ku xujeeeysan lhaaaay live ka aroooska happy daawanaaye 😩😩😩😩😩😂 Asad part two sooo samee please 😩😩
AzaD xajiH anoo dawan ma zexan kariH yaa iLamidaH😂❤
same walhi🤣
Ani wlhi maba sexo karo bah 😂😂😂😂😂
Ani jadwalkeyga habenki buu kamid yahay😂😂
Zido kle wllhi
Wa ahanjiri lakin hada maya
Asad abowe allah ka farxiyo malin malmaha ka mid ah insha allh adigo socdo insha allah inta kadib abowe lacag gali labadada gacan boqol dollar ah kadib mid doro dheh Armaan hajiyow. Hadu guleesyto 50 isaga ha qaato 50 qof durifeeysan dalki joogo ha u diro waxa kasto fcn niyeeysta marka direeysan lacagtas
Please somaliyeey kadaaya ciyaarta willkan maskiinka 🤲
Aniga hees ii soo qaad hodan 🥰🥰🥰👸
Boqorka UA-camrada asad hagio iyo teamkiisa salaan sare legend ♥ from hargeysa ♥ ❤
Hal xujo vidioka ku bilaw quraan kuna xir quraanka Wan ku sugin in Sha allaah
SOOMAALIYEEY CAASID NIMADU MAXAY TAHAY MISKIINKA SIDAA UGU XUJAYNAYSAAN WAR ILAAHAY KABAQA WLHY ASAD WAX WOLBA WUU IDIIIN SAMEEYAA IDINKUNA WAA KU CIYAARAYSAAN 😪 FADLAN KA COD SADA MAXUMA LKN WAXA DHIBAYA KA ILAALIYA PLS PLZPLZ 🙏🙏🙏🙏🙏
Yeah asad you done everything👏✔
Thankz brother 🙏💯🤴
Keep going🤴➡️2M
Xujada aan kusoqoray waxay eheed "UA-cam keyga Shout out usameeey" Part2 ina igusodarto rajeynaaa
Asa xajiyo abtiyo isoqabo
Muqaalkii ugu quruxda badnaa dhan waliba inuu kan yahay yaa ila arkay like 👍
Sorry walal asado hagio sariirta wan ka xumaday wllhi 😭😭😭
Cida dariska gurigoda gal kadibna Melaa sexdaa rabaa dheh asad keep going brother
Martida 2023 ...ibaneee W sooo galayaaaye ...😂😂😂😂
Keeps goings my brothers ustaad asad hajio go forwards 💯💪♥️👍
The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammed (Hadaa aragto magaca nabigeena Muxamad (ﷺﷺ)❤ 🕋☝ 😅💯
asc Wan ku salame abowe Ani xujdedu wa 100 mar saliga nabiga aqri scw scw
Abowe inan kulahadlo rawaa please 🙏😢😭
Wayo sacid ayan ku jecelhy
Abowe markey an maqley inaad xirir lifahay wan kanaxsy
Scw
Wll asad hajio ilahy lughaga hku so ceeliyo waan rajynaa adoo socnya ina ku arko😰😰😰😰😰😰😰
cunuga yariiska garka suu u salaaxay ku qoslay 😭😂😂
Ilaa mantan sugayey waxa ad sheegayso, hadan arkay😭😂😂
Nabiga ku sali wll scw
Scw😍
@@xamdaabdi5142 scw
Salla allahu caleyhi wasallam
Scw scw scw
Ku Sali nabiga Muhammad scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️💔
Scw
Xujadydu waxy thy cumeer nafaqo daro Ka zoo baadh Asad ❤
Abdukadir Eedoow 🤣🤣 Dhaawaciisa Mel Lo Galbiyo Haloradiyo 🤣🤣
🤣🤣🤣
Masha Allah asad walal qalbi fiican Allan ku baryayee lugahaaga kugu istaajiyo
INTA JACEL IN LA SOO BADIYO CHALLENGE GAAN LIKE SAARA😂❤
Pro xujadayda kusoo dar next part waan kusoo waydiiyay wana arimaheena u gad hadyad uu jacelyahay🤣
Azad hagio waxwalboo jeceshahey allahaa ku fududeeyo bro Aamiin
Allah u naxristee she.abaxmed iyo sh.saalim sidaan kuma so tarbiyeen Allah kacabso bro
"Asad hajio, King of Somali You tubers"🖤👍
Supermarket ka kingcayda quraan haku akhri suuratu yaasiin
He doesn't have UA-cam Instagram Facebook but having billions of people that is prophet Muhammad saw
Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Inteejogtaa
Intèe lagahela
Aramaheena isku daWecad nahaY Wlhi. Guri dadoo ma jcli 😊
asad xaaji magacayguwaa maxamed c/qaadir xujadaydu waainaat100jeer subxaanalaa walxamdulilaah walaailaahailalaa wallahu agbar
متو من الضحك والله انتقام ركتو وراء السماح اغنيه جميله
❤❤❤❤👍🥰🥰🥰🥰👍👍👍👍
Asc sxb 100mr kusali rasuka scw scw
AAN KISLINO NABIGEENA محمد صلى الله عليه وسلم 🥰
Keep going king
Alle cfmd ka haku siyadiyo wll ado cagaha ga kusocda insha alh
100K ila maanta wan kula Socda 1m23🙄🤴📌🦁
Same
Keep going my brother ustaad Asad hajio go forwards ❤❤
:[ ] Midka la xanuujiyo samir🤕
[ ] Samirka waxaa ku xiga farxad😊
[ ] Midka habeenkii oyayow😥
[ ] Waxa ku imandona iftiin weyn🕯
thnkz
I.a🥺
Asc asad waan kusalaamy guul iyo gobanimoo
Manshlah Asad wlky horey usoco ilaahey ha kuxifdiyo
Mashaallah farxat kunolow walalky 🥰😍🇸🇴
Bari horan UA-camr noqon laha ee waan xishood badanahay 😂😂😂
Noqo😂wllo Camerada Lagamada xishoodo😂
Bidixda laguma dhoho wll waa khalad midgta kudheh allahu akbar
Asad Hagio 27 wllky keep going 💪 hore uso dadaalkaada meesha kasiiwad inasha Allah 💯💟💟💟
Asad wll aniga xujo adag ma wato lkn waxa raba Hal mar inaa idhado(Dr:Meymuun Abdirasaaq Axmed iyo Saygeda Abdikariin Mustaf Aadan isku waara oo nolol farxad leh ku noladaa awlaad baiyane ilhy ha idin siiyo)Aamiin🤲 plz Asadow igu sharaf🤗🤣
😂😂😂masha allh
Sorry bro.you are nice guy .wlhi xujo sarirtada biyaha hardest challenge waye...best youtube asad haggio.love you bro.absamo from #cape Town south africa
Nabiga Haa lagu saliyo scw scw scw scw scw scw
alllahu akbar alllahu akbar 🙏
The Legend asad hagio waan ku fanaa wllhi😟✨️
Asadow waxaan Ka sugnaaba BISHA ramadaan inad masaakinta maqaayadada wixii rabi Kaa siiyey qeyb sadaqo ahaan U diyaar gareysid WAAD liibaaneysaa insha allah intaasa kugu xujeysyey bro
Qof aan isku fikir nahay m a
@@fardowsomahamed1578 maqayad miyu qawa asad
@@dajiyamuhidindajiya2561 maqaayada waa meeshaan
Asad zxb Ilaahay baan kuugu dhaarshey magacayga isku Soo sawir 🥰
Allaagu agbar maaha balse waa allahu alkbar
Masham allah
Dhariisoo iibi ee iigu keen kismaayo zxp xujowaaye Asadoow
wll asad haigo cimrigaaga allha dheereyo wll hore usoco rabi ha ku grb galo wll qali ah
M.a alhu akbar qofka kuguso xujesty wa qof qyr kularbo
7 Minutes
3K Views
Another Level keep going pro
Plz darisga Utag 5boytis waydiiso plz taageerahaaga ayaan gamidahay alh hagu caafiyo🥰🥰🥰🥰
asad hagio iyo team 27 aad baan kuu jeclahay lkn waxaan rabay in aan kuu sheego in aan waligey helin dds video naber one UA-camr Somalia waxaan idiin rajaynayaa horumar wacan inta hadhay
Asad hajio dat somali ya tihin det somali we badanyin reer
Abdiqadir hebla waa lakuur sadayaa😂😂😂😭
WLL asad HAGIO waad naga farxusay m.a
Music wuu iga gadn yahyy asad in the building 🏢
As sxb nabiga scw 10 jer kusali
masha.allaah hore u soco wllkay Azad Hajio
soo badi asad waxaan ka midahy asxaaptaada
Kusaliya nabiga scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Asxab asad waxan niga codsanaya ee nad subscribe ee sartin ilahay haku barakay yo
horay usoco walaalkay dad badan baad hormuud utahay ama dhiirigalin
Wll calanka Somaliland soo qado oo sawir ku qal 😊
Heblo waa la guur sadayaa 😢😂
Big fan fam much love and god bless u r u make my day✊🏾🥰
Asad hestaas waa ku celis qaybaha kadoorsadaa kulahaa😂😂😂😂
😂😂😂😂 Waa usoo qoray Anna saas silamisa ceebaha ka dhoorsadaa weeyaan 😂
A shadow xujada kaa gama darin deriskaa lagu baray
😂😂 xitaa Real Madrid iyo al hilaal daawan maayo xukumo adag ujeedaa. 😂❤❤😂
Hhhhh wa sida
saas waaye
Real Madrid ayaa koobkii qaday🤣🤣🤣
@@nimcoahmed7658 haah Nimco 😂💛
Asad hagoi part 2 la soo dhaqso please
Ta deriskaa ugu qosol badan Wan soo galooya iibaneeya😂😂😂
Indho adeeg wuu dhameyay wlhi
dharaarihiyo maalmuhu sidii
dhooddi meer weeye
waqtiguna dhakhsuu u ordayaay
dhugo araartayda
ramadaanti waa soo dhawdee
dhigo acmaal suubban
allaa la isu dhiibaay midkii
dhoohanoow soo kac
dhaaxaad cuntada quudataye
dhaaf bishaa oonta
oo dhiibsanoow oo iblays
yaanu dhaydiisa
kugu habin dhanaan iyo sidii
caanihii dheeman
dhabcaal iyo bakhayl baa ka taga
eebbe tuu dhigaye
adoon dheeliyayn oon rabbiga
dhinac marayn tiisa
ku dheelmoo jidkii nabiga iyo
raac dhabada toosan