Jama Yare SOM-TV Of MN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • Somali Music Heeso

КОМЕНТАРІ • 482

  • @samaaleabdul3178
    @samaaleabdul3178 Рік тому +41

    Jamac abdi dhoodi asbuc kahor ban kampala wada jogny runti wa adeer qlbi wngsan oo dad jecel, 4 may 2023 commentign malin uun ban uso laban donaa wixi nool hdd iga dambyso like isiisar aad bn ku slmayaa ❤️🙌

    • @Shafie-Mohamed-Osman
      @Shafie-Mohamed-Osman Рік тому

      Ninkani ma kampala nalajoogaa saxib

    • @Haykal.fitness
      @Haykal.fitness 11 місяців тому

      Fanaan weyn ba magalada nala jooga hadaba ❤

    • @pss_crs
      @pss_crs 4 місяці тому

      lkn heesihii ma jecla ha ka a daarin

  • @muxiyadiinxalane6302
    @muxiyadiinxalane6302 4 роки тому +37

    Sanadka waa 2020 /3/9🙈🙈✌malin isniina iyo south africa cimriga alah nobarkeeyo heesaha alaha naga madoobey amiin 🤲🤲

  • @Jaalesiyaad.21
    @Jaalesiyaad.21 2 дні тому +2

    Heestan waxan dhageysanaya 01:59 habeenimo wadajir sat 7 September 2024 dhageysanaya anigo casho inta sameystay i bislaneyso cod dahab ku si sugaya❤

  • @HelenaSurrender
    @HelenaSurrender 12 років тому +155

    Love to somalia from Greece. Beautiful music...

    • @geelebadawi3810
      @geelebadawi3810 6 років тому

      Helena Surrender
      Greece thnks too

    • @hodankamil8911
      @hodankamil8911 6 років тому

      Helena Surrender thank you so much we love you too

    • @mohamedshibrahim9454
      @mohamedshibrahim9454 6 років тому

      Helena Surrender Greece best European country we love you too

    • @luqmanahmed2414
      @luqmanahmed2414 6 років тому

      Helena Surrender we love u too.

    • @hanad6666
      @hanad6666 6 років тому

      Helena Surrender
      Thank you we too
      Love Greece❤️👈

  • @ahmedmohamedmohamud7187
    @ahmedmohamedmohamud7187 4 роки тому +61

    Oo Hdda Kiin Jaamca StyleKa io Fankaba ma aabbaheed beey ka keenty if you're watching 2021 please Give the Like👍🔥 Keep Loving ❣

  • @saacidsaid5064
    @saacidsaid5064 6 років тому +153

    jamac yare 2018 yaa iladawanaya
    kiin jmc abehed

  • @empiregirl5033
    @empiregirl5033 6 років тому +37

    Raaxeysan waayo Timihii Rabloobo RaameystaY AwGa😢 omg what agreat song kiin jaamac aabaheed❤

  • @layaanabdalaa5879
    @layaanabdalaa5879 3 роки тому +6

    Abahay baa saaid u dhageysayn jiray heestan .
    Galabinimo qamiis sacaduna 17;33 daqiqo 24_6_2021 muqdisho somalia
    Xasuus 💌🙏

  • @balqizayarey
    @balqizayarey 6 років тому +22

    Who is watching 2018
    Wlhi wax isdhaly meelay isaga egyihin ayn mqli jiray lkn kiin waaa abehed oo inta tagan mshalhh

  • @laalanura2635
    @laalanura2635 6 років тому +10

    Wow jamac waagaa buu ba style ahaa cajiib rer abtigeey noolaada

  • @alishabbe7932
    @alishabbe7932 4 роки тому +5

    Kiin jamac aabaheeda inta ila dawaneysa 2019 liketa dhac iku siiya yqy 👍👍👍👍👍

  • @mohamedkayse1433
    @mohamedkayse1433 2 роки тому +11

    Love to somali 🇸🇴people from Norway. 2021 👏👏✊😻Still

  • @maxamadqadiibmacalin1707
    @maxamadqadiibmacalin1707 4 роки тому +4

    Alla dadkii codka lahaa waka duqooben fanka 🤔realy nice👨‍💻

  • @mumtazfarah9138
    @mumtazfarah9138 8 років тому +55

    hestan my elder sis dhagesanjirte since 2006 ohmg still I love it

  • @hafsocompany156
    @hafsocompany156 4 роки тому +8

    22-10-2019 Mogadishu waxaana xasuustaaa dhagaysigeeda 2006 nairobi

  • @adeshabdirahman7739
    @adeshabdirahman7739 5 років тому +6

    Jamac abdi Eilmey jamac yare Wa fanaankii qaranka Somalia codka iyo music A.wahaab cadar naaji

    • @yusufajama
      @yusufajama 4 роки тому +1

      cabdisalaan jimmy baa tumaya walaal

    • @Hassan97Mohamed
      @Hassan97Mohamed 5 місяців тому

      SHEGO band musicka baa tumey

    • @Cabdisalamjimmy
      @Cabdisalamjimmy Місяць тому

      A.wahab antar naji for sure no more talking

  • @farhiabeautychannel4612
    @farhiabeautychannel4612 6 років тому +39

    Geesiga bahrarsame we love fanaaan labo ma ahan waaa Jaamac yare wxn dhagaysta marksta haybad wxd ku leedahay dhulkaaga hooyo runtiii waan ooyaa markaan dhagaysto 😭😭😭😭😭

    • @somdhabah6059
      @somdhabah6059 3 роки тому +4

      Na ka gudub qabiilka iyo afka qalaad..Hadaad jeceshahay fanaanka dheh waa jeclahay..

    • @farhiabeautychannel4612
      @farhiabeautychannel4612 3 роки тому

      @@somdhabah6059 adiga xge ka xanuunaya

    • @Abdalamanchester
      @Abdalamanchester 3 роки тому +2

      @@farhiabeautychannel4612 fanaanka waa fanaan somaliyeed, bahraarsame iyo qabyaalad hakuboodin ala dadkaan maskaxda qabiil kagalay 30 sano maxaa kafaaidnay oo rafaad eheen 😙

    • @somdhabah6059
      @somdhabah6059 3 роки тому +1

      @@farhiabeautychannel4612 meelna farhia ee waxaan la yaabay caqli yaradaada aad kala mid tahay xoolo maryooleey..Wax aan qabiil ahayn ood taqaanin malahan..Ala dulisanaa Soomaali lafo yar..Dhulkoodii bay qabiil ku burburiyeen, walina kama waantoobin cudurka waa reerkayga iyo ina adeerkay..

    • @farhiabeautychannel4612
      @farhiabeautychannel4612 3 роки тому +2

      Qof hadii qabiil ka uu yhy LA sheego MA ceebaa somalida qabiil io qabyaalad ayaa isaga darsan

  • @sumayahassan7258
    @sumayahassan7258 6 років тому +11

    Kiiin quruxda aabaheed bee kakeentay waleee asal😍

  • @zakaria8123
    @zakaria8123 6 років тому +5

    Ciyaalka xaafadu maxay kagaranayan jaamac yare top 😍😍😍😍😍😍😍😍😍 xasuus heestan

  • @adelimaam7531
    @adelimaam7531 7 років тому +5

    ha riiqine rarka iga dulqaad 😢😢😢 alle dumarow maxaad dhib geysateen lkin aad wax kasta raga dusha kasaarteen .. allow adaa cadaalad ah

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Місяць тому

    Heestii Cabdiraxmaan xasan (Raas) Allah ha u naxariistee

  • @mobayle8508
    @mobayle8508 7 років тому +95

    Waxaa iga gadmy habka uu ugu raaxaystay heetsa , iyo weli jilitaanka habsamida ku dhisan oo kusalaysan heesta, halkaa aan dhawr jeer kusoo ceshaday waa halka uu leeyahay , " rafiiqaygiiyey warmaad igu ridee" " warmaa" marka uu leeyahay ficilka quruxda badan oo aad moodid in warankii uu toos kuu abaarayo, mahad ha kaagaadho jaamac yare.

    • @shaafimahmud313
      @shaafimahmud313 7 років тому +8

      mohammed ibrahim ,alaylehe fanyaqaan baartahay fanaanku waa inuu hadba erayga uu marayo sameeyaaa humaagiisa ama tilmaantiisa waad mahadsnthy sxb isku si aan wax u aragno fanka culumadiisu isma qariso

    • @nagadjirde7294
      @nagadjirde7294 6 років тому

      mohammed ibrahim n

    • @abdulahihamuume1513
      @abdulahihamuume1513 6 років тому +3

      Mahad haka garto kulaha sidi nin wax fcn shegay

    • @mobayle8508
      @mobayle8508 6 років тому +5

      Waa Ehelu khayr sanad kahor bay ahayd markaan dhegaysanayey, caawana si nabad ah ayaan u dhegaysan, ma ananan ogayn in aan faalada quruxda badan sanad ka hor ka bixiyey. Mar labaad mahad haka gaadho.

    • @mobayle8508
      @mobayle8508 6 років тому +3

      Sanad ka dib si nabad ah ayaan caawa u dhagaysanayaa. Mahadsanid Shaafi Maxamuud.

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 10 місяців тому +2

    Maansha Allah Shacabka maamulka Khaatumo Guulwacan iyo Puntland idooroow Wagaashe Bakhtiina Naga Qaata

  • @roumanH7889
    @roumanH7889 Рік тому +3

    Waou le père de kin Djamac
    Il est génial, juste Waou 🥰🥰🤩😍

  • @ahramous
    @ahramous 15 років тому +3

    yaaaaa salaaaaaaaaaaaam samiiiiiiiii waaan ku salamay whre ever u areeeeeee i love ur somgs gaar ahaaan"shaadiya" viva jaamac yare i'm jamac dhere...............

  • @kafiyagaandaa6846
    @kafiyagaandaa6846 4 роки тому +2

    Anoo yar bn Hestn jcla mar TV laga soo dayo walina wa jclhy nolow jamac yare ❤❤❤

  • @wondroussoul5414
    @wondroussoul5414 2 роки тому +2

    Mashallah jamaac yare fanaan aad uu cod macaan oona qurux ilahay ku maneystay 😍🇸🇴🙌🏽

  • @engmohamud1931
    @engmohamud1931 3 роки тому +12

    saacadu waa 9.39pm waxan saaranahay hotel aan ka daganahay bole michael addis ababa waxaa dhinacayga taagaan xaaskayga aan aadka u jeclahay zainab cadey waxana noo daaran heestan xasuuso dambe bn sugayna ❤️

  • @cabdiraxmanabdullawjamac7623
    @cabdiraxmanabdullawjamac7623 2 роки тому +5

    Emotional song jaamac yare my allah bless you😌

  • @hanad6666
    @hanad6666 6 років тому +10

    Jaamac yare king of emotional 😭 🇸🇴♥️♥️♥️♥️♥️🙏🙏

  • @lifeisallabouthappiness.4808
    @lifeisallabouthappiness.4808 8 років тому +6

    my favorite song of jamac yare..long life bro.

  • @Waarufmedia188
    @Waarufmedia188 2 роки тому +2

    Mid ka mid ah heesihi ugu wacnayd fanaanka jaamac yare caawa oo ay taariikhdu tahay 12/23/21 waxaa 7 malmood ka hadhay sannadka 2022 waxaa aan ku raxaysanyaa heesta rafiqaygu waligay ma iloobin heestan

  • @ahmedabdirisakahmed4298
    @ahmedabdirisakahmed4298 11 місяців тому +1

    2006 ki Anigoo yar waxaan ka dhagaysan jirey magaalada Galkacyo haradayax da,daydu 11 sano jir ah

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Рік тому +2

    Fanku maaha xoog iyo wax la isku Xiijiyo😊bal u fiirso Jamac yare siduu ugu luuqeyn ereyada oo musica ula hayo

  • @SayidMaxamuud-t1v
    @SayidMaxamuud-t1v 9 днів тому +1

    Magacaygu waa siciid waxaan jooga libiya waxaan caawa heestan ka daawanaya tripoli ani iyo sxpky fahad fuad cabdi maalin maalmaha kamida ban comentigan usoo noqon doona hadaan noolaano I.a😢❤🎉

  • @abdulahihamuume1513
    @abdulahihamuume1513 6 років тому +7

    #kiin iyo #muna quruxda jamac bey ka keneen wllhi #jamac yare gabadhihisa leen raba wa inaan London ada

  • @borbowahmadey2684
    @borbowahmadey2684 4 роки тому

    Waayo waayo heestaan ayaan dhagesan jiray 2006 ilaa iyo 2010 lkn waxaan u maleen jiray weligeey jaamac yare Al fanaan Kooshin yare Allah yarham 😥😪😥

  • @Somtechnology
    @Somtechnology 3 місяці тому

    Absolutely 💯 heesta caadi mahan 2024 inta daawahayso 👍

  • @abdifatahkhalif7025
    @abdifatahkhalif7025 10 місяців тому +1

    Waa xasuustii aun fanankii cabdiraxaan xasan ubuuraas

  • @axmedsahal7268
    @axmedsahal7268 7 років тому +2

    qaanka u u taaganyahey iyo degananta aya idishey zxp jamac yare noolaw ins adeer

  • @stayblue759
    @stayblue759 6 років тому +16

    Manta oo aY tahay taarikhdu
    3 da bisha 4 aad 2018 ka yaa ila dawanaya tollow Kiin jaamac aabaheed 👏👏👏👏👏

    • @abdulhiibrahim4552
      @abdulhiibrahim4552 6 років тому

      stay Blue sxb ana 30/4108 ana ku so xiray xasuus wayo dagmada burtile nugal puntland

    • @sadaamgolcade5854
      @sadaamgolcade5854 6 років тому

      stay Blue 3/5/2018

  • @siciidjava4216
    @siciidjava4216 3 роки тому +2

    Wllkii kayarba isku class aheyn isku ekaa Gobgobi dhashu ahaa ilahow udanbi dhaf muslimiinta shaydaanka kaqabo👍❤

  • @darodali6364
    @darodali6364 8 років тому +6

    adeerkay jaamac yare ilaahay haku xifdiyo nasab nasab dhalay

    • @abdiraxmaanibraahim2993
      @abdiraxmaanibraahim2993 6 років тому

      Walhi WA xasuus WA wakhtigi an qan gadhay hesihisana aad Ayan ujecla Wana Ku qayili jiray aniga iyo asxab Kalo badan waxan Ka danbayay wakhtiga 20 years Masha Allah ilahay cimriga hanoo dhareyo iyo cibada suban Insha Allah hadana kin jama po inan tisii ah Ayan arka ooo kacsan

  • @keepitcutesis8744
    @keepitcutesis8744 8 років тому +6

    Heestan xasuus wlhi my big sis used to listen 😘

  • @siikaawicumar3635
    @siikaawicumar3635 4 роки тому +1

    Jamac yare cida caawa 10 .12.2019 daawanaysa lkn 2006 hore u dhagaysatay dhac kasiiya 😂🤣✌

  • @cadararkassuleyman9555
    @cadararkassuleyman9555 6 років тому +2

    Allah indhaga iyo afka isga ekaa kiin jaamac abaheyd

  • @zahraali6288
    @zahraali6288 4 роки тому +19

    Kiin jama got the looks from her dad . He's very handsome.

  • @user-qy2py7fp2o
    @user-qy2py7fp2o 4 роки тому +2

    2006 to 2007 Jamac yare ciyal Eastleigh wayo waayo aros walba melwalba wuu ka shidnaaa

  • @Shantai_34
    @Shantai_34 Рік тому +3

    dadkii comments-ka soo qoray qaarkood inay dhinteen baa laga yaabaa aan uso laabanno rabbigeen walaladey somaliyedow.

  • @yayavic1185
    @yayavic1185 6 років тому +3

    Dad waa dadkii hore hadalna waa surwaaal weyntii wexey yireeen 🎧🎸💌🎺☜

  • @shakaaldepana2644
    @shakaaldepana2644 6 років тому +11

    Jaaamac Yare laba gabdhood oo qatar ayuu dhale wa kiin Jamaac fananand kala kalacsam iyo muno jamac oo faanshoon ah cml 😆👊

  • @zeitunabdiomar8264
    @zeitunabdiomar8264 6 років тому +2

    I love this song form jama yare.favorite 2017

  • @abdullahiayoub5631
    @abdullahiayoub5631 5 років тому +1

    Abdirahman Xassan Abu raas) (rooraaye Allah yaraxmath ayaa lahay heesta Omar Hassan Rooraaye walaalkiis

  • @Ayan-gk2hy
    @Ayan-gk2hy 3 місяці тому

    Your song will be the song I will listen to may Allah forgive me

  • @aidrousmahmud730
    @aidrousmahmud730 2 роки тому +1

    Rfiiqaygiiyey Warmaad Igu Ridee.
    Jaamac Yare Fanaan Qiima Badan
    Intiina Gadaal Kadaawan Doonta Gobanimo Kunoolaado.

  • @saidawehliye3464
    @saidawehliye3464 2 роки тому +1

    Heeskan 2010 kii buu iso maray tel Nokia 3100 an heystay inbadan baan dhegeysty waagaa ...
    Heeskan inbadan ban raadiyy lkn magac maanan xasuusan 12 sano kadib caawa ayan ka helay Aalada Tiktok oo an dib uga helay bartan, Stylka laxanka hesta iyo daryanka musiga ibtaba si waali ah bey u wada socdan oo isugu dheeli tiranyihiin. Jaamac yare allha ku deysto

  • @magacahadankenay801
    @magacahadankenay801 6 років тому +1

    Bismilaah Surwaaal Waynaaah Jaaamc Show waagaas Surwaaalo
    Intaa le eg Baa laxidhan Jiray

  • @neverproduction.
    @neverproduction. 4 роки тому +4

    Xasus time wlh heestan 🔥🔥🔥🔥🔥🎤🎤🎤🎵🎵🔥🔥🔥🔥

  • @unitedmediapro21
    @unitedmediapro21 8 років тому +5

    MashaAllah 2004 Ayan soo hasusanoyaa

  • @faizamohomed3271
    @faizamohomed3271 6 років тому +3

    Show quruxda Kiin aabeheed bey ka keentey
    Masha allah.

  • @abdinaasirabdinour5612
    @abdinaasirabdinour5612 5 років тому +1

    Jamac yare taageeran u ahay gabdhiisana ma jecli Gabar iyo aabaheed kala taageer kulahaa

  • @horweyngeel
    @horweyngeel 6 років тому +2

    Jaamac yare Waa Nin dhalinyaradii hore ah gabadhiisa kiin jamac Wax quman kama wayna heesihiis waxan u jecalaa heestii ahayd ahaybad waxad kuleedahay dhulkaaga hooyo

  • @mohamedabdullahiadan4224
    @mohamedabdullahiadan4224 2 роки тому

    Legend Jama' yare 2009 Nairobi ku dhageysan jiray

  • @engmohan87
    @engmohan87 2 роки тому +1

    Jaamacow Ma ogtahaY in hda oo ah 2022 aY inantaadu naga waasho KiiN jaaM

  • @asmahappy4846
    @asmahappy4846 3 роки тому +2

    kiin jaamac Yare aabeheed weeye fanaaankani

  • @xanansomalilandersafiya451
    @xanansomalilandersafiya451 6 років тому +2

    Rafiiqaygiyeey warmaad igu ridee 😢😢😢 jamac yare 😍😍😍

  • @elias2559
    @elias2559 2 роки тому +1

    Waaaaw 2022 Bisha 8 oo ah 22 .
    Jama yare, mahadsanid Somali Tu.

  • @abdirahmanfeedhacade
    @abdirahmanfeedhacade 5 років тому +6

    Jamac Yare yaa 2019 Dawanaya

  • @AhmedMohamed-tc8cz
    @AhmedMohamed-tc8cz 4 роки тому

    Hooyo dhulbahante iyo abo majertan baa iskakey dhaley walahi janadaa lugaha lagalayaa wayo hooyo mcne baa idhashey 220 abti cimri iyo cafimaad wara kurajeen

  • @HassanHussein-hd7wk
    @HassanHussein-hd7wk 4 місяці тому

    Anigo 10 sano Jira a dagendani jirey oo tv kadawani jiray marksa walashey igayar anigo school Marka kasoo baxi ligudahay walasha wey waalatay😂❤ iyadoo wajeer jokta Marka kalagarani meeshin usocday iyo meeshin kayimade

  • @maryanismaaciil5890
    @maryanismaaciil5890 3 місяці тому +1

    Inta ila daawaneys 2024❤

  • @abdiaizisse113
    @abdiaizisse113 2 роки тому

    Jamac yare music cabdisalaan Siciid Xasan jimmy 🎶🎶🎶🎶 halaa halaa ha I riqine raraka iga dulqaad mmmmm👍😭😭😭

  • @flower-vu6lp
    @flower-vu6lp 8 років тому +2

    NINKAAN reer toronto kanada ayuu Ayaan jirey

  • @DiirharoOnline
    @DiirharoOnline 6 років тому +11

    Album kii shaadiya ayaan dheggeysan jiray 2003gii raggii berrigaa qurbaha kasoo heesi jiray waxaa kamid ahaa #Jaamac yare #Janan #Alkhaliiji #ukun #iyo ninkii saynab labadhagax qabay ee muusika u garaaci jiray cabdisalaan #Jiimi

    • @yuusufmaxamed5402
      @yuusufmaxamed5402 5 років тому

      Wawadi maha

    • @wiilkaReerCigalle
      @wiilkaReerCigalle 5 років тому +1

      Nuur eebo iyo Boqol iyo jamac yare iyo jimmy iyo abdi yare waa teamkii CANADA shiday burburkii kadib

  • @zeitunabdiomar8264
    @zeitunabdiomar8264 6 років тому +4

    Form Kenya

  • @nazleanmohammed6046
    @nazleanmohammed6046 8 років тому +3

    I luv this song rafiiiiiiiq

  • @ahmedsolo1282
    @ahmedsolo1282 6 років тому +1

    I was like to watch when i was young and still love to watch it 2018/9/29

  • @fatimafandhe3475
    @fatimafandhe3475 6 років тому +2

    Golden singer jamc yareh 😍

  • @suldaanseeraarguhaad_chann9045
    @suldaanseeraarguhaad_chann9045 6 років тому +41

    Kiin jamac aabehed oon biya la marin waaye wlhi

    • @safiyoxasan7407
      @safiyoxasan7407 5 років тому

      😂😂😂

    • @muhanadcade8580
      @muhanadcade8580 4 роки тому

      suldaan seeraar guhaad _channel 🤝🤣🤣

    • @yonisali3879
      @yonisali3879 3 роки тому

      So her dad is G
      No wonder her arrows go so deep when she sings.

  • @ahmedosmanabdulrahman1106
    @ahmedosmanabdulrahman1106 4 роки тому +1

    Waaaw axyaa fanaan 2020 yaa ila daawanaya

  • @fatimaabadi7516
    @fatimaabadi7516 6 років тому +2

    waaw wa hees melwalba kadhisan best song

  • @mustafaabiib1916
    @mustafaabiib1916 6 років тому

    Heestan waa koobi waxa heestan hore u qaaday Fanaanki waynaa ee Aun Xasan Cumar Rooraaye

  • @daahirfarhan7662
    @daahirfarhan7662 7 років тому +5

    hestan waan kahelay asxabta wan kuraa
    diya

  • @abdirahim4955
    @abdirahim4955 5 років тому +6

    2019 and still 🔥

  • @hamdamusa5036
    @hamdamusa5036 3 роки тому

    Heestan sigara ayey itabata wlhi abahey hoyadey uso qorey marke is shukansanayen cawa na hooyo day ayaan ladhageysanayaa waa aduun balse aabo aya naga maqan illah naga jecldey😢😢😭😭😭

  • @mariumangelicaa8216
    @mariumangelicaa8216 8 років тому +3

    i love the song mashallah qatar waye

  • @ainanyacinovic1506
    @ainanyacinovic1506 2 роки тому

    ASC sxb SMTV Wan idin salaamay dhamaan wa fanaan wanaagsan runti daa yar masha Alaah .. waxan ni Warsan rabaa heesta rafiiq orojinalkeeda aya iskaleh mahad sanidiin saxibayaal

  • @alisoma4674
    @alisoma4674 4 роки тому +2

    2020 yaa ila dawanoya

  • @qaalimuxydiin2246
    @qaalimuxydiin2246 5 років тому +1

    www talhi waa hees qiiro leh waan kahelay saa I'd 20/10/2018ka yaa ila daawanayo

  • @rabiicabdi3058
    @rabiicabdi3058 3 роки тому

    Legend of Jamac yare makoluu fankaas oo kale dib usoo noqon😭

  • @Newhiirad
    @Newhiirad 5 років тому +12

    24 01 2019
    02:53 PM
    Khamiis
    Booorama
    Xaafada BADACAS

  • @Geelwanaaje
    @Geelwanaaje 14 років тому +7

    Waa fannaan cod macaan Allaah ha daayo Jaamac Cabdi Cilmi (Jamac yare)

  • @hibomohamed6991
    @hibomohamed6991 2 роки тому

    Allh ha unaxaristo Janutl farfowso hageeyo my father 😢

  • @updykadiraj8404
    @updykadiraj8404 5 років тому +14

    Like Saar hadaa 2019 Heestaan Dhageesanooosid

  • @kamaalilkacase
    @kamaalilkacase 2 роки тому

    2007 ayey marki igu horeysey Ee aan istuudiyo jigjiga kuyaal ka dhageystey runti markaa waan yaraa Waxaan xasuustaa habeenka darbi intan istaagey ayaan laqiroodey

  • @xalaawinevergive-up5924
    @xalaawinevergive-up5924 4 роки тому +1

    22snd April -2020 yaa dhageysanaya oo u xiisay heesihii hore iyo murtidoodii

  • @user-dn1kn9it8m
    @user-dn1kn9it8m 7 днів тому

    yeye heestaa 2010 baan dhagaysan jiray waayo waayo

  • @khaliifmahamutt2570
    @khaliifmahamutt2570 5 років тому +1

    Ilaahy amarkiH ninkaas saas u dhera hada waa nin gaabaN

  • @bashiirsaciid8221
    @bashiirsaciid8221 4 роки тому +5

    Jaamaca dhoodi 4 november 2019

  • @abdihakemqurbo5712
    @abdihakemqurbo5712 4 роки тому +2

    Waan ku raaxaystaa heeskan.
    Yaa sallaam!