Maasha Allah Guul Abdixafid Somali community fara badan aya ku nool London Waxayna aad uga badan yihiin West London and north London Magaladan maray kan Aad bay nooga dad yartahay Maxaa ku dhacay Somali Community uk
Reer minnesota waa dad ku weyn tahay soomaalinomo waa dadka ugu badan ee usa ee ku nool hambalyo 1da luulyo awoowayaasheeni waa dadaaleen Syl waa u hambalyeenayaa dadkii xornimada keenay waaye
Waxa waxaa loo sameenayaa waa tuugadii Minnasota ku cunay 250 million ee ahaa lacagihii Caruurta. Malinba badh baa la keenaa maxakabadaha idho adeeg iyo tuuganimo wa taas ee lasku darsaday dhulkoodii bay liqeen maraykan oo Qaxootiyada ka soo guray bay liqeen Ceeb ba ay la mari waayeen Minnasota hadan waa kuwaa waa jaahiliin
Hadaanahay somali si aan umidoowno isu jeclaano si somalinimadii usoo laabato yaan ka kireynaa kursigan baas ee yaala vila somaliya ugu yaraan aan ajnabi muslim ah oon somali ahayn 10 sano ama labaatan sano waayo anagii is xukumi waynay qabiil dhalinyaradii rafaaday kii vilada tago waa tuug ilaa reer aaqiraadkii buu canshuuraaya
Asw... 1juli waa been iyo Malin gaaladu ino sameeysay wana malinta dadka reer somaliland loo sheegay been oo dawlaada somaliland la naga xaday oo la nasiiray waliba la noo sheegay been iyo tuugo.. Somaliland waa daawlaad xora . 1 juli waa Malin maadow
Maasha alaah sanadkaan sanadkiisa Caafimaadiyo cimri dheer ilaahey Soomaaliya haku gaarsiiyo Shacabka soomaaliyeedna ilaahey ha is jecliiyo ha israacdo ,nabad waarta hana wada siiyo Aamiin dhamaanteena
Amiin Amiin
Maansha Allah Somalia ha noolaato calanka buluugaw cirshiga ka nuur ❤
Maansha allaah guul iyo gobanimo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo ❤❤❤❤❤❤❤
Hambaliyo Somalida dhamaan ❤❤❤❤hilbo wada dhashiyo hal quraanunahay❤🎉🎉🎉🎉🎉
Somaaliya Guuuuuuuul guuuuul guuuuuul maansha Allhaa Agbar maansha Alaah tabaarkalaah 🎇🎇🎇🎇🎇🎇🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎇🎇🎇🎇🙏🙏🙏🎇🎇🎇🎇🎇🇸🇴🎇♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
MashaAllah tabarakaAllah guul Somaliya❤❤❤
Qabiilka tuura markaasaa qaran laheli inshallah
Subxaanalah ilaahayow dalkayaga noo toosi umad ku wallalowda kitaabka iyo sunada( scw) Alaah ha inga dhigo. Amiin
Abdirixmaam maashallah
Hambalyo Soomaali oo dhan
Masha Allah. Hambalyo shacabka somaliyed. Happy Independence Day 🇸🇴🇸🇴💙💙💙🎉
Maasha Allah Guul Abdixafid Somali community fara badan aya ku nool London
Waxayna aad uga badan yihiin West London and north London Magaladan maray kan Aad bay nooga dad yartahay
Maxaa ku dhacay Somali Community uk
Masha Allah waa maliin farxadeed waxaan nahay dad muslimiin Ah walaalo ah isku diin ah isku dhaqan ah Hal luqad ku hadla somaliyeey aan midoowno Gacmaha is qabsano Guul midniimo mahad sanid Abdi xafiid🇸🇴🇸🇴❤️
🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
Subax wanaagsan A.hafid adiga iyo bahda Tv-ga iyo dhegaysteyaashaba waxaan hambalyo habeenka xoriyada jamhuuriyada fedaraalka somaliyeed hambalyo.
Maashallah guuleesta horay uwaday ilahay ha i illahay quluubtooday is isku soo celiyo
masha allah ❤
Hambalyo hambalyo hambalyo somalia 🇸🇴 ha noolaato ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤
Manasha Alaah maamo guuul iyo gobanimo warata 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯💯💯✅✅✅✅✅✅✅💪💪💪💪💪💪💪💪💪
Guul somaliweyn dhamantiina oodhan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 allahow cadowka ka ilaali
Mashallah tabarakallaah ❤❤❤
Sanadwanagsan guul soomaliwen melkasta eeyjoogto
Faadumo alle ha ku xafido mom niyadaada alle ha kuu yeelo
SOMAALIYA HA NOOLATO❤❤❤❤❤
Walaal muuse ilaahay ha kaa abaal mariyo
Masha Allah Tabaaraka Laah
Waa Tuugadii Minnasota ee Marekan dhacday ayaa isa soo uruursatay ee Somali ceebeeyay
❤cabdi xafiid waa wariya dhaqan wanagsan oo ahlu diini ah
Mana yaqaano qabiil wallahi
Runti
Qofka ku soo xigo wa maxamad qadar
Mar mar buu galaan yara daraa mooyee waaloo dulqaadan karaa
Walaalayaal soomaaliyay waxaan idin suaalayaa calnkaan quruxda badan iyo ciidaas hadii aad jeceshihiin oo ay dhab idin ka tahay maad qabiilka iyo qurunkiisa iska tuurtaan oo qaran dhistaan ama waxaa wadaan halagu arko aah waandaalnay qurbada iyo qalbi jabka insha Allaha allaha nagu hago
❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤
Madaxda
Dadyowga kale umadooda qurbaha way ku inkiraan
Balse
Ilhaan
Maya,
Maasha Allaah
Wallaahi somaaliyi waalatay oo jaahwareertay! Somaalida ladani wey dabaaldageysaa inta kalana wey isxasuuqayaan, siyaasiyiinta haysataana waa calooshooda u shaqaystayaal dalkii iyo dadkiiba gadanaya. Cid midnimo iyo in ay iskaqabtaan u diyaar ahina cadawgaa majiraan!! Subxaanallaah
Hanbaliyo 1 luul🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Hampalyo Hampalyo ayaan leeyahay dadkeyga 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Allow qaluubteena isku keen dun oo kuwa isku aragtiya naga dhig insha allaah
5 somali hanoolato❤
Maashallah
Aniga somaliya oo nabad ah ma arag caruurteydana ogama sheekeen karo 😢😢😢😢😢
ASC WR WB
MAANTAA UGU HORAYSA CALAN LA RUXO
Illahay ha xiftiyo muuse iyo intiii la shaqeeysa
Waan iin aad tira somalida waqooyi lkn somalaan waa hal qaabil.fron Muqdisha
Soomaaliya.hamidawdo
CiDAAD AMMANAYSO RECORDKOODA EEG!!, REFUGEES FOR MORE THAN 40 YEARS!! NO GOVERNMENT, NOTHING TO CELEBRATE!! AND GA!!
Masha allah Lakin ilhaan cumar maa gotahay in calanka bul uga ah in hargesa u kayimi
Beenta Naga jooji calanka cawaale ayaa suubiyey muqdisho ayaa lagu suubiyey baro taariikhda
Xornimo af ah ayaan heysanaa laakiin waxaan u baahanahay inaan mar 2aad xoreyno 1 qabiilka ka xoreyno
2 siyaasiyiinta shisheeyaha iyo calooshooda u shaqeeyo
3 ganacsatada cadowga ah kuwa fiican kuma jiraan dhaliisheyda
4gafuurduubta
Reer minnesota waa dad ku weyn tahay soomaalinomo waa dadka ugu badan ee usa ee ku nool hambalyo 1da luulyo awoowayaasheeni waa dadaaleen Syl waa u hambalyeenayaa dadkii xornimada keenay waaye
HAMBALYO 1st JULY 🇸🇴
QARAN AAN U GUURNO
QABYAALAD KA GUURNO
❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
SOMALI DIIDKII MAYE. LAFTI NAGAA IYO XABASHI JECEYLKII HALKEE GALEEN???
Ma madax banaani 😭😭😭😭😭😭
Waxa waxaa loo sameenayaa waa tuugadii Minnasota ku cunay 250 million ee ahaa lacagihii Caruurta. Malinba badh baa la keenaa maxakabadaha idho adeeg iyo tuuganimo wa taas ee lasku darsaday dhulkoodii bay liqeen maraykan oo Qaxootiyada ka soo guray bay liqeen Ceeb ba ay la mari waayeen Minnasota hadan waa kuwaa waa jaahiliin
Qolabaa calankeedu waa caynee inaga keenu waa cirkoo kale ee aan caadna lahayn een caashaqayee Xidigyahay cadi Waa noo ciidamasee Carada kale Adigaa
Asc waxaan la yaabay ii muuqda raisul wasaarhi hore xasan cali kheire lagu maamuusin barnaamijka ilhan omar keliyan maqla magaceeda
😢😢😢😢
Hadaanahay somali si aan umidoowno isu jeclaano si somalinimadii usoo laabato yaan ka kireynaa kursigan baas ee yaala vila somaliya ugu yaraan aan ajnabi muslim ah oon somali ahayn 10 sano ama labaatan sano waayo anagii is xukumi waynay qabiil dhalinyaradii rafaaday kii vilada tago waa tuug ilaa reer aaqiraadkii buu canshuuraaya
Waar ma sanweyntii kuu kuuyahaa somalia ma jirtee
GUL IYO GOBANIMO
M,a
Orda badiina difaacda naftiina been haku maaweelinina, Iyo hantidaad KENYA gashateen oo qeerkiin dhacayo, idinkaa free ugu geeyey intaad dalkiina dhisan laheydeen
😂😂😂 xuriyade xal qaado dadlki maskaxiyan ugu mesanayy joogaan
Sax
C/xafid inaa nikiyo marabta
Ilhan maqnudad aqas wale somali kumadorato
Sow idinka isku cunayo wadamkiina sidaan somaliyah looks baahayah sidaan.
Asw...
1juli waa been iyo Malin gaaladu ino sameeysay wana malinta dadka reer somaliland loo sheegay been oo dawlaada somaliland la naga xaday oo la nasiiray waliba la noo sheegay been iyo tuugo..
Somaliland waa daawlaad xora .
1 juli waa Malin maadow
Waad isku Xaartay. Waad isku bantay. 😂😂🤣😂
Huseinabdidahir4039
34 sanadood ayaad magaci Somaliland kelida adduunka
Ku dewersanaya cid kugu haysata miyaad aragtay?
Dadka Somaliyeed ka xishooda. Maxaa laga dhacay oo aad haystay? Harti Boqortooyada ayuu ku lahaa Waqoyiga Somali. Calanka aad sheegaysid Amirki Sultanafa Warsangali ayaa Ingiris ka qabtay oo awelba Ingiris heshis kula galay Dal iyo Boqortooyada.
Documents are written and available
KKKK. KKKK ..DAL AANAD LAHAYN IYO CALAN LA LULO. WAXA KA FIICAN. QALBI MIDAYSAN. ..QABYAALADA. CAYDA XANTA. XAARAANTA DILKA SOOMAALIYEEYVISKA DHAAFA HEESO. CALAN LA LULO DAD IYO DAL MIDNA LAGUMA DHISO
Maashallah
Masha Allah❤❤❤❤
Masha Allah❤❤