GABAR SOOMAALIYEED OO UUR LEH OO SI XUN LOO JIR-DILAY.( MURUGO)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 387

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  2 роки тому +19

    KHYAARYA MAR 2AAD WAXAAN IDIN KA RAALI GALINAYNAA DIB U DHACA BARNAMIJKA KU YIMID GULAYSTA.

    • @xaajimasaleh8837
      @xaajimasaleh8837 3 місяці тому

      Walal khadra xareed telphonkeda iisoo sheeg fadlan ama facebookeeda

  • @Torobaawi
    @Torobaawi 3 роки тому +108

    Aad baad umahadsantihiin Cabdi Xafiid iyo asxaabtaba. Xaalad adag bay ahayd ilahay ha ufududeeyo dadka hada xaaladaas kujiro kuwa kuhaminayana kajoogaan leeyahay, qisada inta wayka balaarnayd waanse soo koobay.
    Wiilasheenu waa boqoro ilahayba nasiib nooga dhigay❤️❤️

    • @hodanmindhayare3666
      @hodanmindhayare3666 3 роки тому +1

      Allah ku xafido wllo dhibkii aad soomartayna rabi haku xafido

    • @hodanmindhayare3666
      @hodanmindhayare3666 3 роки тому +1

      Way xanuuuun badantahay walhi 😭😭😭😢😢😢😢

    • @Itzpearlz
      @Itzpearlz 3 роки тому +7

      Khadra waxaat dhahday wax iguqasbay magaranayo inaan sameeyo tahariibtaas teeda kale waxaat kufakatay inaat ur 3 bil ama 4bil leheet waayo 7 ama 8 biloot hadaat ahaan laheet arinta intaas weyka sii atkaat leheet marka hada hada hadaad joogto yurub hadafkaat u imaatay oo aat rafaatkaas dhan usomartay waa inaat Kamara dualism noqota gabar waxbarat shaqana sameysato nafteedana iyo nafsada owladeeda hormarisay daqiiqat waliba kafikir waxaat kaqabsan leheet yurub ha igunoqonin dadka ayaga oo dhibatadaas somaray markey yurub imadaan dantooda ey u imadeen ineey ilabeen umada kumaqan hadalkeyga udanbeyo waa ha ilaabin dantaat utimi yurub

    • @sahrahassansahruja3092
      @sahrahassansahruja3092 3 роки тому +2

      Wcs abyo 3bil aaturkijogaa wlhi xamar aakaimaady inaathariibo imady an jafta iyo donta Baca xitaa walahy wlhi wakaxumahay dhibkasomarty

    • @Torobaawi
      @Torobaawi 3 роки тому

      Thanks walaladay🥰🥰

  • @umunasiib672
    @umunasiib672 3 роки тому +14

    Haruun jazakalllah kheyr abowe wiiil Somali

  • @queenfawzia2774
    @queenfawzia2774 3 роки тому +9

    Mash Allah wilshena kuwo badan oo gesiyiin ah baa badan 4 xun Allah naga qabta allow noo daaa wilasheena dhamman wiil kastoo somaliyeed waan salamin waan idin jecelahay Allah ikiin daayo

  • @shukrisharaf
    @shukrisharaf 3 роки тому +19

    Mashaa allaah tabaaraka allaah wiilasheena allahaa noo xafido inta xun allahaa soo hadeeyo 😘😘❤❤

  • @smileyhyh6310
    @smileyhyh6310 3 роки тому +38

    Raga ugu Geesisan Aduunyada wa Soomalida walhi. ILAHAY HA INO DAAYE.

  • @naimaqurux5973
    @naimaqurux5973 3 роки тому +8

    Ilahaybaa u sakhiray wiilal somaliyeed aniga iyo gabdhokaleba waxa naga tagay waa wiilal somaliyeed anagoo lasocono oo weliba tukey iyo Greece dhexdood

  • @najmayuusuf5230
    @najmayuusuf5230 3 роки тому +6

    Haruunow hadad aragto walalo janada alle haku geyo gabadhas ayad noo bad badisay guulayso labada daroodba khadra adiguna guulayso ugaaso naag adag bad tahay manshalah abdixafid barakow walalo big love from oodwayne daadmadheedh somaliland 🥰

  • @rahmoahmed5253
    @rahmoahmed5253 3 роки тому +10

    Mansh alh somalinimodu wa wax qaaliya wan ilmeyey sidu u badbadiyey gabadha somaliyey ano rer somaliland ah hadan somaliyo dhan waxan ujeclahy isku mid❤❤❤❤❤

  • @nim0abbaas643
    @nim0abbaas643 3 роки тому +9

    Mashaa ALAAH. Wiilashan oo kalena wali way noo joogan ALXAMdu lilaahi.

  • @hoyadaiyodhalanka897
    @hoyadaiyodhalanka897 3 роки тому +11

    Wilashena kuwa wanagsanow mahadsanidin inta xun oo idinka codka dher iska qabta waidin ogney inad rageni tihino najeceshine

  • @queenbos558
    @queenbos558 3 роки тому +27

    This broke my heart but I’m so proud of the young somali men geesiyiin mashalalh tabarakallah! Ilhay ha u naxariiso intii dhimatay!

    • @Torobaawi
      @Torobaawi 3 роки тому +4

      Thanks walaal ilaahay Hanoo daayo wiilasheena

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 2 роки тому

      Dhalinyaradeena waa geesiyaal hiil waayay.

  • @osmanabdi1924
    @osmanabdi1924 3 роки тому +17

    Codsi sharma boy isooqabo Legend la ciilay weeye

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 3 роки тому +5

    Subxaanalaah qurbaha intaan rafaad loo soo maraayo soo wadankeenii in lagu noolaado kama fiicno ilaahay baa ku badbaadiyay abaayo mardanbo ha u noqon 😢😢

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 3 роки тому +5

    Doon aa allah ima saaro qaxii ayey bada kinja nagula halaawday waan xasuustaa yaa rabbi

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 3 роки тому +11

    Waan oogey walaahay.
    Soomaalia waa hal Qos.
    Aan Is jeclaada

  • @najmayuusuf5230
    @najmayuusuf5230 3 роки тому +3

    Ninka doonta badbadiyay salute geesiyow

  • @marianabokar7809
    @marianabokar7809 3 роки тому +5

    Xaamilo markey gabadha tahay waa Shan bil iyo inta ka koreyso hal bil iyo bar ama afar bil maaha xaamilo

  • @Sudabuy
    @Sudabuy 3 роки тому +8

    Sax wan so wada marnay lkn hada hadii la iweydiiyo kuma laabteen alxmdulilaah cala kuli xaal 🤲🏼😭

    • @cumarbraaatiko1737
      @cumarbraaatiko1737 3 роки тому +1

      Soo DuceeY wll hada xalka ana dhex tagaane oo Lipiya u fadhiyee doon kaliya inAn Raaco asbuucan ama Kan kle

    • @omarr_neio6177
      @omarr_neio6177 3 роки тому +2

      @@cumarbraaatiko1737 waxaa kaaga fudud inaad raadiso gaber carmal ama garoob ciyaal leh gursato si erup kusokaxeso maskaxda kasheqesi sxb naftadane hahaligin

  • @yuusufmohamudali3052
    @yuusufmohamudali3052 3 роки тому +10

    Sharma boy waraysi la yeelo suaalo badn waydii adaa nin rag ah oo baqaynin wiilka waxyaabo badn oo qarinaayo ayaa jiraan abdi hafit hadaa qoraalkayga aragtid raadi ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🕹🕹🕹🕹🕹♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @zainabhassan6943
    @zainabhassan6943 3 роки тому +2

    Masha Alah abaayo waxa tahay gabadh calol adag rabi baad isu dhiibtay non isu dhiibayna maqoofo hore usoco khadra cadey

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 3 місяці тому +1

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @somsofercenter4282
    @somsofercenter4282 3 роки тому +7

    masha allah wilasheena nolol iyo geeri wey garanayaan illahay ha xafido

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 3 роки тому +12

    😭😭😭😭😭🙏 illaahow noo gargaar aamiin yaarabi

  • @kowsarowkonbe2306
    @kowsarowkonbe2306 3 роки тому +8

    Ka waran
    Qofka 2habeen iyo 2malin 4cisho ku jirtay bad
    Hadana 5habeen iyo 5maalin ku jirtay bad
    Hadana 3habeen iyo 3 maalin ku jiraty bad
    Saxaraha ku jirtay 2 is buuc oo gaaJo iyo harad ah 😿. Iyo safar dheer oo 7bilod ah
    Marxalada ay ka sheekeynayso 😿😭
    Waxaa dareemi kara qof tahriib soo maray un 😿

    • @Kingashraf2024
      @Kingashraf2024 3 роки тому

      Walaley cabdi xafiid so wac ugu shekey kaaga tahrib lama dhahayo ee waa sanad guuro 7bil or 7 months waa waqti badan wll

  • @abadirabukar6443
    @abadirabukar6443 3 роки тому +4

    Mashs alh dhibwalboo lamaro dhref ayaa kadanbeeso walahi waan wiiroody markey gacanta kusoo dhigeen ayadoo naf ah aloow wiilashena soimaaliyed nooxafid

  • @mushtaqismail4112
    @mushtaqismail4112 2 роки тому +3

    way noo damqadan marka Ana jogno meel an ajanib ka nahay markasa wadankeena joogna😔ay na dhibn markasta wallahy tihin

  • @said-dd1wb
    @said-dd1wb 3 роки тому +3

    Waxaa laga yaabaa inla arko gabadhaan oo yurub kasoo buuqayso oo raga soomaaliyeed uun wax kasheegaysa😁👍

  • @fadumoelmi6895
    @fadumoelmi6895 3 роки тому +6

    Masha Allah whli ilin baa igu soo istaagtay qaabka wiilku gabadh u bad baadiyay kheyr Allah ha siiyo waa sidii aay ahaan jireen ragga somalidu barigii hore lkn hada way yartahay in la helo ragg badan oo qaabka ula dhaqma dadka khaastan dumarka

    • @Torobaawi
      @Torobaawi 3 роки тому

      Thanks qaali wiilasheenu waa dheeman❤️❤️

  • @princessheva6099
    @princessheva6099 3 роки тому +3

    Hada ka hor rabay 2015ina tahribo illahy baa ii ka rebay wlhi aniga fulay ahay 😰😰🥺🥺🥺 ahy bada wan kabaqa sedeydabo wlhi qaracan baa u dhiman laha horta inta bada idilin bisinkoo silacas maba ku bixi lahayn alxm

  • @nafisaosman4214
    @nafisaosman4214 3 роки тому +5

    allaahu akbar alxamdulilaah ilaahaa kubadbaadiyay

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 місяці тому

    Masha Allah barakumu Allah jamiican

  • @mahmedabuhasan8217
    @mahmedabuhasan8217 3 роки тому +5

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته مساء الخير الحمدلله والشكر لله على كل حال وفي كل مكان اللهم صل على سيدنا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم وبارك عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 3 роки тому +2

    Wallahi dadka tahriibaya, gaar ahaan Soomaalida waa dad
    is-haligaaya oo naftooda nacay waana qanaacadii iyo Alle ka cabsigii oo yaraaday.

  • @mushtaaqcaday472
    @mushtaaqcaday472 2 роки тому +1

    masha allsah wllhi wiilsha somalida waa geesiyaal qaargod allaha nodesde ninka ajanabiga gabadha xaamilada xalda adag ku sugneed xabadka waxuuw agafeeray layaabay lakiin allxm caala kuli xaal marba haduu alle subxaana wadcaala idin sobad baadiyay waxd sheegtaan waadambu run ahaanti😥😢

  • @zainabhassan6943
    @zainabhassan6943 3 роки тому +2

    Masha Alaah wiilasha somaaliyed waa wiilal fiican marka ay xaaladu adag tahay Gandhi hiina waad jeceshihiin maraka wadanka lajoogana udul qaata idinkuna wiilasha udul qaata

  • @khadarhussen4752
    @khadarhussen4752 Рік тому

    Aakharo iyo aduun ALLE habadbaadiyo geesigaas inta biyaha iskutuuray doonta badbaadiyey.

  • @MERA__GHAR
    @MERA__GHAR 3 роки тому +3

    Allaahu Akbar illahoow tahriib kasoko nosoodhig aamiiin waallahi waa silac

  • @user-ts6rr7en6c
    @user-ts6rr7en6c 3 місяці тому

    Yaaaa Allah.tahriib haiibaahain,Ani suuqa kali hadan Aaado waaan haraadaa 😭😭😭😭😭

  • @saanichannel8732
    @saanichannel8732 3 роки тому +4

    walalaayala waxaan ahay walalkiin pleasa wax yer ii dhiman isoo boqada dhamantiiin

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 2 місяці тому +1

    Wcs cbdixafiid wllkey shido weyn oo naftada in ad mariso tahriib oo wadankena loga baxo illhey somalia umakenin ee dadka iyaga naftoda halaag iyo geeri iyo inyar oo badbado ku kalifay wyo wamxy dhibatada kukeneysa wadankaga in ad uga haajirto qarkod waaladhofaye dhoofbey katahay macnaha subxanallah aniga tahriib makuqanacsani iyo naftada Brimley illhey wdnkena nbd wrto howsodejiyo iyo dadkenuba gabadhan illhey ba badbadiyey iyo wiilashii somaliyed alxmd

  • @iskufilan174
    @iskufilan174 3 роки тому +6

    Walee dhiiga soomaali aad ayuu u fiican yahay ilaahow quluubta soomaali mideey rabbi raxmaan wiilasha allow noo xifdi la aantood abaar 🤣

  • @jowharcalixuseen2571
    @jowharcalixuseen2571 3 роки тому +6

    Abdixafiid tahriib waa soo arkay wlhi ilaa hada majecli bada in aan aado ama kor dheer aanka arko wlhi waa xanuun welibo marii ay kugu kacdo bada

  • @Amiinadam10
    @Amiinadam10 3 роки тому +9

    Very emotional wlhi 😭

    • @xamdayar4958
      @xamdayar4958 3 роки тому

      Verv emotional Wlhi😂

    • @Ariijiina
      @Ariijiina 2 роки тому

      I swear it's more than emotional🤔🤔🤔

  • @maryammoh1450
    @maryammoh1450 3 роки тому +1

    Waa qabri camal yaarabbi waa dad dhintay oo soo noolaaday yaarabbi waad suuxaysay miyirkaa kaatagayaan is idhi xagee hurdo kaaga imaanaysay

  • @qandajama5097
    @qandajama5097 3 роки тому +2

    Inta dad abdihafiid uu waraysanayay gabadhan baa magaciisa saxda ah ugu yeeraysaa

  • @sunshineseaandvitamind8620
    @sunshineseaandvitamind8620 3 роки тому +20

    Anigu maan fahmin naagahan iyako uur leh tahriibayya, iyako caruur wadanka ka so tagayya oo tahriibaya, iyako keligood saxaaraa Sudan iyo Libya iska soconayya. Miyaney kufsiga ka baqeyn? Qalbi adagaa dumarka Muslimiinta kale weligood kaligood ma tahriibaan. Qoys dhan baad arkaysaa o isla tahriibayya. Dumarka Somaliyeed maxey la fududyihiin?

    • @drill0104
      @drill0104 3 роки тому +1

      Sax adiga bis baa runta usheegtay

    • @lmaoblinkimmida.2640
      @lmaoblinkimmida.2640 3 роки тому +1

      Wa saax qof kaligis ma tahribo karo especially wa gabar waxa fican iney group camal ku baxan qof xamilana inu naftisa haligo ma ficno lkn wa hooyo ma ogiin sababtey u tahribayan iyo darufta heysato

    • @Bintuxaji629
      @Bintuxaji629 3 роки тому

      Sax

  • @gandhiye67
    @gandhiye67 3 роки тому +6

    Can't wait this video

  • @sucdisiyaad9952
    @sucdisiyaad9952 3 роки тому +1

    Ilaahow wilasheeda ha nowaynin inta xune so hanuuni

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 3 роки тому +5

    SubxanAllah yaa Rabbi😢😢😢

  • @halhaystv
    @halhaystv 3 роки тому +5

    Masha allh sxb abdihafid mohamud jamac 💗💗

  • @ahmedjama40
    @ahmedjama40 3 роки тому +6

    Halkaas wansoo maray hadana Germany ban joga alxm. Illaahay umada ha u sahlo amuuraha adban u daremayaa wan xasustaa haben ay doon nala halowday 21:00 fiidnimo. Oo bada nalaka saaray 05:00 ciidamada turkiga. Ben söyleçeğım tşkkür ediriz. 🥰😍.

    • @ugbadomar1424
      @ugbadomar1424 3 роки тому

      Allah wanax din haday dontu Ku dhex xumato abada anba laba haben ayay dontu bada igula jirtay ilahay unba igasosaray axmdl

  • @yrrasabri4826
    @yrrasabri4826 3 роки тому +3

    INTA NABI MOHAMED JACEL SCW LIKA ISAARA

  • @user-cy4ge1me3g
    @user-cy4ge1me3g 2 місяці тому

    qadro weydadashay alx alan waa garab galay raga soomaliyedna waa halyayo ee alah nodhafo insha alah

  • @maryammoh1450
    @maryammoh1450 3 роки тому +2

    Soomaali dhibka illaahoow kasaar tahriib intii aragtay ee kabaxday xamdiga habadiyaan intayada ay udhimantahayna illaahoow naga xafid waxaan yaabaa dadbaa shiraac doonmoodaya iyaga oo xiskoodu jooga yaarabbi dalka noo hagaaji

  • @afgobeedle
    @afgobeedle 3 роки тому +4

    Waa dad halaag nafsadooda ladoonanaya

  • @sacdiaxmed2332
    @sacdiaxmed2332 3 роки тому +7

    Khdaro walaahi qof iimaan leh baatahay, hadda ubadkaada ku dadaal sidii mustaqbalkooda dhistid

    • @Torobaawi
      @Torobaawi 3 роки тому +1

      Thanks abaayo❤️❤️

  • @anfahnoor9054
    @anfahnoor9054 3 роки тому +6

    Walaley adigoo iga xumanayn muxu ahaa xaajiga kuu ogolaaday adigoo uur ah inaad marto xaaladahaan adag? Mise adigaa madax adaygay??

  • @abshiroomaar5541
    @abshiroomaar5541 3 роки тому +2

    Gaal iyo muslim wey ashatetn ahaaa subanllha

  • @hanamohamed8694
    @hanamohamed8694 3 роки тому +1

    Subxana llaah allow ugargar umadada yarabi

  • @farhiyaali7784
    @farhiyaali7784 3 роки тому

    Mansha allah wilashena somalida marka safar iskula jirtiin wey naxaris badanyihin allow barakey

  • @sagalsicid1492
    @sagalsicid1492 3 роки тому +2

    Subxana laah ilahow ugargaar maskiinta

  • @hibosheik7117
    @hibosheik7117 3 роки тому +2

    Masha allah Hero guys Somali

  • @johnawash4258
    @johnawash4258 3 роки тому +2

    Aniga libaya joga mudo urna wa leyahy iso duceya inu ilahy idhafiyo biyaha madow🤲🏾

    • @husseinmaxsamiir8950
      @husseinmaxsamiir8950 3 роки тому +2

      Inash Allah Allah ku fududeyo abayo ado nawada Allah ku geyo mesha jeceshay

    • @nuraali7610
      @nuraali7610 3 роки тому +1

      Aamin rabbi ha ku dhafiyo

    • @fardowsayusuf2976
      @fardowsayusuf2976 3 роки тому +1

      Na solabo yahudaye 😏

    • @johnawash4258
      @johnawash4258 3 роки тому

      @@fardowsayusuf2976 😂😂😂😂inyow iso duce basa

  • @abshiroomaar5541
    @abshiroomaar5541 3 роки тому +2

    Ma Turkey ayn u tahriibaa subanllha xata yurub ma rabo wlhi xata anoo raxo ku tagyo subanllha dibad odhan waa nacy wlhi allhmdulilha am in Africa wana ku farxsnhy allhmdulilha mel na ugama socdo waxn ba nacy dhibka iyo rafadku u lehy subanllha Africa its belesne allhmdulilha

  • @smileyhyh6310
    @smileyhyh6310 3 роки тому +5

    Maxa ka Quruxbadan Qof Cawiyay Qof Kale Isagoy dhib badan haysato Isaga.😒

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 3 роки тому +2

    Masha.allah

  • @ishwaaqcaddeey4986
    @ishwaaqcaddeey4986 2 роки тому +1

    Mshaallh allaah wiil Somalia waa geesinimo sharaf lagumagaaro

  • @saidabdullahi6255
    @saidabdullahi6255 3 роки тому +2

    Inalilah waina ileyhi rajicun

  • @aminaamish242
    @aminaamish242 3 роки тому

    Waa wiil naxaris leh ilhy haunaxaristo

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 3 роки тому +2

    Xasbiya Allah wa nicama wakiil

  • @salmaanbaala7295
    @salmaanbaala7295 3 роки тому +5

    wlhi raga somliyeed yaa laceen

  • @rahmanuur4145
    @rahmanuur4145 3 роки тому +2

    inalilaahi wa inaa ileyhi rajicuun waa yab😢😢

  • @cabdiosmaan8373
    @cabdiosmaan8373 3 роки тому +3

    Dalkena hooyo alaha natuso amiin

  • @xuseenmaxamed7439
    @xuseenmaxamed7439 3 роки тому +1

    Masha'Allah Huraan!

  • @abdideeq1843
    @abdideeq1843 3 роки тому +11

    Tahariib waan so Maray lkn ma so marin turkey 🇹🇷 libeya iyo masar tona lkn waxan ka so dhofay South Africa 🇿🇦 balse waxan ka so dagay Brazil 🇧🇷 transite to Peru 🇵🇪 to Costa Rica 🇨🇷 then bus 🚌 to bus 🚌 South America alx Walahi dhib markin tahariib its so bad 🛁

    • @lmaoblinkimmida.2640
      @lmaoblinkimmida.2640 3 роки тому

      Bro gmail kaga isi arimaha latinka ayan raba inan wax ka weydiye please?

    • @aayahenatours
      @aayahenatours 3 роки тому

      Good job

    • @abdideeq1843
      @abdideeq1843 3 роки тому

      @Angelzafren Zafren abdideeq783@gmail.com

    • @aayahenatours
      @aayahenatours 3 роки тому

      @@abdideeq1843 sxb Gmail ka fiiri
      Rabi haku fududeyo safarka

    • @abdideeq1843
      @abdideeq1843 3 роки тому +2

      @Aayahena tours sxb hada safar mahi o wan joga Minnesota

  • @maariaahmed3344
    @maariaahmed3344 3 роки тому +1

    Hhhhhh ala aaboow qosol maaheen sorry feerka kagama darinee Ina adeer

  • @abdideeq1843
    @abdideeq1843 3 роки тому +4

    Oh my gosh help for weeks people

  • @Ariijiina
    @Ariijiina 2 роки тому

    War waa wareey gabadhu geesi sanaa Masha Allah is 🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔

  • @libanaden6062
    @libanaden6062 Рік тому +1

    Asc hn annka yooha daa iya tarebtay, libaya , 2004/7 wan waynay ,hooyo,

  • @zaamiyamohamed1967
    @zaamiyamohamed1967 3 роки тому

    Msha allh wiilasha somaliyeed waa geesiyaal

  • @xiinow4702
    @xiinow4702 3 роки тому +1

    Waqti dhaw ayaan bixi rabaa isooduceeya

  • @falisissahak
    @falisissahak 3 роки тому +1

    Asc
    Khadra waa salaamaya waa ku qabatay iyo qadar eebe waa laqaata
    Laakiin wax xun baad sameysay naftaada iyo nafta illahay ku amaaneeyay waad haligtay illahay baa ku soo bad baadshay balse bad aniga ma mareen allaha ku baad badsho
    Wallahi hadaan soomaali habaar baa nahaya mana rabno inaan illahay u towbad keeno
    Aad baad u mahadsan tahay cabdixafiid
    Waa geesiyad allaha xafido

    • @Torobaawi
      @Torobaawi 3 роки тому

      Thanks walaalkeey wixii kuu qoran waad mari waqti waxaa jiro aad adigabo iska warhayn waxaad samaynayso ilaahay baan danbi dhaaf waydiistaa marwalba

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 3 роки тому

      @@Torobaawi khalad ad adi gashay wa qadar ma dhihi kartid lakin wa alxamdulilah hadi adan ku dhiman ado 2naf halagaya towbadu way furan tahay

  • @nuraali7610
    @nuraali7610 3 роки тому +1

    Subhanallah rabbiyow ilali somalida aamin

  • @sacduushabdullah6048
    @sacduushabdullah6048 3 роки тому +3

    Alxm manta wan ka nolahay wlh waxan xasuustaa 2017 ilaa 2018 dhamankeed. Jaf isku dayaaye lkn wey iisuurta gali weysay ugu danbeyn anagoo 9 qof eh go.an isla garnay inaan bada marno waxan sobaxnay saq dhexe abaraha 10:00 istanbul bus kaso racnay waxan imanay izmir abarihii 6:00 qayas ahan wan sobaxnay isla hbnkii hbn io malin soconay galabtii danbe 5:00 bada imanay horteena dontii bacda aheyd lagu buufiye wan sobaxne qayas ahan 3 saac markan sii socono badii nagu kacday gal io muslin ashahaadka lawada qabsaday majiro geed ad qabsato majiro dhul ad ku dhaceyso malaha wagii markuu sii baryaaye ban aragnay markab wlh wuu ujeeda inaan halis ku jirno muusan nasoo adin 82 qofood ban aheyn wlh 24 qofood kusoo haray mel 9 sacadood loo socdo ban 3 bari usoconay bada markey dagtayne shidaalkii naga dhamaday alxm manta wan ka nool nahay intii ku dhimatay rabow unaxariiso tahriib silac wan kasoo maray Wlh😭😭😭😭 greak 2 years jogay lugtan kasoo bilaabay ban germny manta ku jogaa alxm

    • @marij3474
      @marij3474 2 роки тому

      Asc wll waxaan gaarabay gabadha labada caaruur wadatay oo gerega ey joog taa aad dhaheysey runmiyaa video yoowkii hore gomenti aad bixiso ayaan argay

  • @shamsodaaud3994
    @shamsodaaud3994 3 роки тому

    Ilahey ha usaqiro inta hada kujiro waxanun badan walhi

  • @halwomohamed5757
    @halwomohamed5757 3 роки тому +1

    Aamiiiiiiiin Aamiiiiiiiin yaa rabi 😭😭🇸🇴🙏🏿

  • @ayaanleofficial
    @ayaanleofficial 3 роки тому

    Madaxweyne

  • @abdirisakisse4277
    @abdirisakisse4277 2 роки тому +1

    Qadro xareed waan isla socony waleee waxaa soo marnay

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 2 місяці тому

    SALIIDA AAD ISTICMAASHEY SEE KU HELAA

  • @suad6275
    @suad6275 3 роки тому +2

    So sorry abaayo subxanallah 😢😢

  • @fadumafarah6229
    @fadumafarah6229 3 роки тому

    Masha allah rag geesiyaal ah

  • @mohamedhossainjiille304
    @mohamedhossainjiille304 3 роки тому +4

    Arrin wadnaha ku dhaceysa oo somalida intoda badan ay so maren alle wadankeena hanoo dhiso gabdha qadro numberkeda iso reeb c/xaafid

  • @foosfiyorochannel3574
    @foosfiyorochannel3574 3 роки тому +2

    Sorry abayo xld adag so marte rabi hada kasi badbaadshe mhda u sugnaade abayo mcn rabi afar indhood abshire hakugu kaka keeno

  • @hodonadeec9903
    @hodonadeec9903 2 роки тому

    Ilahy baku bad badiyay wlle

  • @asadabdi2881
    @asadabdi2881 2 роки тому

    ilahay kasokoow Naftada u hibaa ninkaas

  • @MuniraKhadar
    @MuniraKhadar 3 роки тому +1

    Maxa tahribey ayado uurleh miskeenta

  • @princessnaima6011
    @princessnaima6011 3 роки тому +1

    Wiilasheena allow noo daaaa waa libaaaxyo

  • @user-vq7ir2vu2v
    @user-vq7ir2vu2v 2 місяці тому

    Hah hah ilahow soomaaliya.aan hanadhigin
    😭😭😭😭😭😭

  • @hamsenour2714
    @hamsenour2714 3 роки тому +1

    Oh 2008 xusuus ayaan galay iyo turki . Greeg . Hangry ilaa serbia
    Alx alx alx