KHALADKII UGU WAYNAA EE ISRAEL | FURSADA FALASTIIN HOR TAALA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 69

  • @fj8626
    @fj8626 4 місяці тому +18

    Masha Allah. Ciid Mubaarak dhamaan Asxaabta ku xiran Brit TV meel kasta oo aad daafaha caalamka aad ka joogtaan.!
    Aad baad u mahadsantahay C/Xafiid xogta aad nala wadaagtey. Waana kaaga mahad celinayaa juhdiga, waqtiga, sida aad wax u soo xooraamisey iyo sida suxufinimada dheeraadka ah ku dheehantahay ee aad noola wadaagtey.!
    Ciid Mubaarka, Kullu Caan Wa,antum Bikhair

  • @Soolsoolkhayr
    @Soolsoolkhayr 4 місяці тому +2

    Ilaahay baa sharaf u gaar ah leh. Waa mid aan shaki ku jirin in uu Alle u hiilin doono kuwa la dulmin jiray iyo in ay haagsami doonaan ku dulmiga ju noolaa

  • @hafsaabdi6857
    @hafsaabdi6857 4 місяці тому +1

    allahu akbar ilahayow nabad nagu garsii

  • @Maryam-gx5hr
    @Maryam-gx5hr 4 місяці тому +2

    Ciid wanaagsan bahda Brit somali tv
    Waxaa iimuuqata markastana ii muqatay in Falastiin guuleysandonto
    Sababtoo ah xorriyada laguma helo cayaar waa inuu dhiig badan u daato
    Hadana guusha way dhowdahay inshaAllah

  • @alawisharifali992
    @alawisharifali992 4 місяці тому +1

    Masha Allah
    Waa wariye Run Sheeg ah.
    Thanks

  • @SumayaMohammed-t7h
    @SumayaMohammed-t7h 4 місяці тому +2

    Dad gardarada neceb meelwala wayjoogaan sida ninkaan ❤illaahayoow soo hanuuni oo janadaada gee

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc 4 місяці тому +5

    Ciid mubaarak dhamaantiin somaliyey❤❤❤!! Guuul Guuul iyo gobonimo reer palestiin aamiin aamiin yaarabi

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  4 місяці тому +7

    RAALI GALIN
    CILAD FARSAMO OO YAR AYAA MUUQAALKA MAR SOO DHEX GASHAY LAAKIIN WAA SAXNAY KA RAALI AHAADA
    WAA MAHADSANTIHIIN.

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 4 місяці тому +1

    Ninkas absolutely 💯 I agree with him waxa runta ah u sheegay Isreal iyo America waxay rabaan nin dhuulkiisa inay ku nabada helaan waan waxan dhacayeen haday rabaan inay nabada ku nooladan waa inay ka badan dhuulka reer palatine

  • @AichaDjilaneh
    @AichaDjilaneh 4 місяці тому +1

    SAX. MASHAALLAH FALASTIIN GUUL IYO GOBONIMO AMIIN AKBAR ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR WAA FATAXA NASR INCHAALLAH

  • @loulaloula9520
    @loulaloula9520 4 місяці тому +1

    Inchallah guulastay houtis Yémenie

  • @reemali6728
    @reemali6728 4 місяці тому +3

    اللهم النصر اخواننا في فلسطين اللهم امين يارب العالمين❤❤❤

  • @sadam1318
    @sadam1318 4 місяці тому

    waa dad dal aysan laheyn xoog ku qaadanaayo allaha u gargaaro umada reer falastin in shaa allah

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 4 місяці тому +2

    Subax wanaagsan A.hafid eid mubarak

  • @luulmohamud
    @luulmohamud 4 місяці тому +2

    Subax la mid ah my young brother CIID WANASGSAN Allah ha jabiyo yuhuud iyo inta la jirta Allow u gargaar guuleysii walaalheen Falastiin

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 4 місяці тому

    Insha allah

  • @Axmed-jf8fu
    @Axmed-jf8fu 4 місяці тому

    Wanaagsan cabdi xafiid alle haku barakeeyo

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 4 місяці тому

    Eid Mubaarak dhamanten
    Alhamdulillaah Daaiman
    Wa Fadliminallaah thank U ❤

  • @zakariamaftux278
    @zakariamaftux278 4 місяці тому

    Cabdixafid alle ha ku xiftiyo

  • @hamdichannel6823
    @hamdichannel6823 4 місяці тому

    Ilaahow uhiiliii falastine 😢😢😢yarabiii

  • @mahdimahameddiriye9992
    @mahdimahameddiriye9992 4 місяці тому

    Mahadsanid

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 4 місяці тому

    Asc Sxb Ciid Mubaarak Allaha ku Xafido InshaAllah

  • @medgessod4633
    @medgessod4633 4 місяці тому

    Ciid mubarak

  • @kaafixaji
    @kaafixaji 4 місяці тому

    PRFOSOR ILIN PAPPE WAA NIN COD KAR OO MEEL AAN KALE AYUU WAX KAA TUSAA, MASHA ALLAH MAHADSANIDIIN TEAM_KA B_S_T_V

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 4 місяці тому

    illaahaay hajabiyo yuhuuda iyo maraaykanka insha allaah waa jabayaan

  • @mohamedabdirahman74
    @mohamedabdirahman74 4 місяці тому +1

    Idd Mubarak. Minal Caaidiin, Minal Faaiziin.... Kullu Caamin Waantum Bikheir

  • @Ayaan12-kd2qv
    @Ayaan12-kd2qv 4 місяці тому

    Thank you

  • @hamdichannel6823
    @hamdichannel6823 4 місяці тому

    True waaye gumeysii sii jirii maayaan 😢

  • @SalahKerrow-ey8gl
    @SalahKerrow-ey8gl 4 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @reemali6728
    @reemali6728 4 місяці тому +1

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته صباح الخير يا اخي عيد مبارك

  • @hamdichannel6823
    @hamdichannel6823 4 місяці тому

    Divided role Somalia 🇸🇴 lagu sameeyey😢😢😢😢 wax badan baan baranay 2023 upto 2024 😢😢

  • @AadanYoonis
    @AadanYoonis 4 місяці тому

    👍👍👍

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 4 місяці тому

    Waa runtiis this time för plastin ❤😢

  • @Jameeco
    @Jameeco 4 місяці тому

    Salaama caleykum Saaxiib sare cabdxafiid Ciid Mubarak

  • @axmedyoyo6097
    @axmedyoyo6097 4 місяці тому

    Eid Mubarak suxufi❤

  • @loulaloula9520
    @loulaloula9520 4 місяці тому

    Machallah guulastay musulmans palestiniens

  • @HousseinGeule-k4d
    @HousseinGeule-k4d 4 місяці тому

    Subax wanagsan

  • @kaafixaji
    @kaafixaji 4 місяці тому

    ASC
    Cabdixafiid adiga iyo Team_kaada waxaan Idin lee__ Yahay Subwax wanaagsan

  • @mohamedabdirahman74
    @mohamedabdirahman74 4 місяці тому

    eid mubarak taliye

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx 4 місяці тому

    Ciid wanagsan.

  • @ADAN-gc2sk
    @ADAN-gc2sk 4 місяці тому

    Çiid mübarek

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 4 місяці тому +1

    Wcs❤s❤c❤w❤allaahu❤akbar❤❤eid❤❤mubaarak❤❤wllken❤❤dhmn❤uslmkodhan❤eid❤mubaarak❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Soolsoolkhayr
    @Soolsoolkhayr 4 місяці тому

    Asalaamu alaikum Walaale

  • @mrhoryaal
    @mrhoryaal 4 місяці тому

    *5minute XAYAYSIIN AH* 😮

  • @kadarahmed9574
    @kadarahmed9574 4 місяці тому

    Abdihafid Lari king Iiga dheh

  • @haajarahaajara4660
    @haajarahaajara4660 4 місяці тому

    Asc
    Waad ku mahadsanty wariye
    Israa iil
    Maanta waxay ku socotaa baa ba,a lkn iyadu waxay isleedahy abood wax ku muquuni
    Mana noqonayso
    Alaah waxaan ka baryayynaa inay duunto oo burburto

  • @ardonoorwardhere8913
    @ardonoorwardhere8913 4 місяці тому

    Kibirbir baa indho iyo dhago tiray ago isu halaynayo dulmi u hiilayaha marakana Lakin way jabi in quusna way ku dhawyihin

  • @mohamednoor4008
    @mohamednoor4008 4 місяці тому

    ISRAIL WERAR MAQAADI E WERARKA WAXA QAADI KIBIRKA ISRAIL KUJIIRI,kibirkiina wu jabay
    Somali waxay tirahda kibir majaba e ninkiisa aya jaba
    Nataniyaahu malintaas sanka ayu kahadlay 🎉

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 4 місяці тому

    Asc wr wb

  • @aaminoculusow2124
    @aaminoculusow2124 4 місяці тому

    israel hadey rabto in ay nabad mlunoolaatoninkaan madax ha looga dhigo ayaga iyo falastiin waxaa dhex maridoono nabad waarto inasha allah

  • @haramcadshabel
    @haramcadshabel 4 місяці тому

    Asc bro meherada hakorto

  • @MohamoudJamaMohamed
    @MohamoudJamaMohamed 4 місяці тому

    Yaa dĥageysanaye oo maqalya reer galbeedka hal dheg ee ay wax kumaqlaan waa israil kaliya

  • @BadmaceyeOsman-v6v
    @BadmaceyeOsman-v6v 4 місяці тому

    Asww

  • @ummumuhammad9412
    @ummumuhammad9412 4 місяці тому

    Soomaaliya halkee ka saameynee arimaha ad hadleyso, wadankeena Itoobiya Soo dagtay qabiiladii baratey , waa aragtaa dagaalada micno darada socda, guryo ka dhisanaa wadamada dariska oo hadii ladhaho Soomaalida 72saac ugu baxa naftiina badbaadada meeshe uga horeeyso Soomaali dagto waa meel laamigeeda jajaban yahay markaas waxaa kuu bilowdey Dhul soomaali ladhaho oo soomaalidii oo macruuf ku ah tuug , Qabiiliiste, qiyaano, musuqmaasuq dawlad tuug ah ganacsade tuug ah shicib an waxba fahansaneen markii Larabo qabiil lagu oorkiciyo iyo markii danta la gaaro Albaabada laga xirto, waa goosha sy macruufka kuyihiin dad kamid ah ganacsade yaasha iyo dawladaha..
    Marka dad ayagii isqiyaanaayo oo kala orod ku jira kii walba Dibada aaminey , maalmo kooban lagu qabsan karaa.
    Marka wacyi galinta badiya wadanka waa wada leenahay, intey talo faro ka bixin,
    Maanta dadka Dibada jooga, hadii la dhaho xijaab ma xiranesaan xittaa Allaah ayaa sidaas dhahay ma dhihi kartaan masjidka la xiro, xagee adeysaan , jawaabta waa Soomaaliya marka maxaad xooga u saari la'dihiin wariyayaal hadaad tihiin ..
    ..
    Allaha nawada xafido
    Aamiin yaa Rabbi
    .

  • @Ibrahimxasanibrahimxassan
    @Ibrahimxasanibrahimxassan 4 місяці тому

    Israeli.waxeey.udaneey.falastiin.digtoorkana.wuxuu.udaneeyay.isragain.

  • @sulaahmed5788
    @sulaahmed5788 4 місяці тому

    WArarkiinu wAa ficàn yahay
    Xayaysiku marku galo wAn iska xidhna warkina

  • @waliyocadga9985
    @waliyocadga9985 4 місяці тому

    Ninkaan British Somali TV ayuu la baxey, dadka uu soo qatana waa Prof gaalo ah, soo kama fiicneyn in uu magaciisana Somali kaliya ka dhigto, Prof muslinana soo qaato, ka la.dhihi karaa qofba qofkuu jecelyahey ayuu xagiisa jiraa😢

  • @guuleedmaxamed1335
    @guuleedmaxamed1335 4 місяці тому

    A SC waa wadaanta salka ka qaloodaa afka kama hagaagto

  • @abdulqadirali5419
    @abdulqadirali5419 4 місяці тому

    Ninkaan bfs kaan waxuudhigay mesha ugu saxan laakin dhiigbadan ayaa ku daadanaya faramakaqodna

  • @AliMuse-y7y
    @AliMuse-y7y 4 місяці тому

    Ninkastaba ha hadlo c,xaafidaw israa.iil gabalkedii ayaa dhacay vodka madaw ee ay falastiin kuriday ka soobiximayso alla kama Soo saaran cuqubada ay kagashay caruurta yar yar dumarka waayelka iyo maxasta falastiin ayaa jebisay yuhuuda dhoorka leh alle hajebiyo yuhuuda iyo waxa uhiiliya

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 4 місяці тому

    Qorshaha sahyuniyada baydhan wasahyuni isagahogamiya ururka xiligan!!! hamigoda guracan dhulki barigaqudus ilaqaza udhexeyay aya 0/20 lagasinaya rerfalastin woqoyiga qazana walaqadanaya ok maxaukordhay? intalasinayo iyo intalaqadanayo waislegyihine kasidarane qaza konfurteda waxayracaysa israil macnaha dhulka iyodadkisa sidaxero qoxoti okutala dalka israiil ok inta dantagalbed lagasiyay xormatahay? wamaya owaxalaguyiri masonoqonkaran dadkiqaxay okadhigan majiro dalmadaxbanan ofalastina tasi waxalka maraykanku radinayo edhismaha 2dadal

  • @BadmaceyeOsman-v6v
    @BadmaceyeOsman-v6v 4 місяці тому

    Asww