3 Website oo aad Online wax kaga baran kartid | Waxkasta Isbar

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 99

  • @KhaalidStudio129
    @KhaalidStudio129 11 місяців тому +10

    Ku Sali Nabiga Mohamed Scw Scw Scw

  • @isxaaqahmed9590
    @isxaaqahmed9590 11 місяців тому +42

    3 websites waa
    1. Skill share
    2. Udemy
    3. Coursera

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 10 місяців тому +6

    SALLALLAAHU CALEYHI WASLM😥🥺❤️

  • @raageaxmad5437
    @raageaxmad5437 11 місяців тому +3

    Dhaliyarada soomlia ku nool waa ina grab istagtaa wayo xirfado maleh wadnakana waa waxyaalaha qarkood lama ogala

  • @adnanhashi2523
    @adnanhashi2523 3 місяці тому

    Thanks Teacher geelle

  • @raageaxmad5437
    @raageaxmad5437 11 місяців тому +1

    Waa ognahay sxb wadanka soomlia dhaiyarada jogta ayaa xirfada ku yartha iyo caqabdo kale oo jira

  • @HassanfanaxOfficial
    @HassanfanaxOfficial 11 місяців тому +6

    Mahadsanid ustad

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 10 місяців тому +2

    ALLAHU AKBAR☝️🥺❤️

  • @TaxaneTube
    @TaxaneTube 7 місяців тому +1

    Niyaw wakhigiiba adigu hadalbaad Naga qaaday

  • @mhwar-oo1dx
    @mhwar-oo1dx 10 місяців тому +1

    Asm
    Sidee iicaawinkataa
    Hadaan billabayaa
    FOR BEGINNERS

  • @SomalifoodStuff
    @SomalifoodStuff 11 місяців тому +1

    A c, Ustaad Puntland xafis maku ledahey Shirkadiina, hadii u jiro halkee kala xariiraa wan daneynayaa aad iyo aad Mahadsanid

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  11 місяців тому

      Haa wll , Galkacyo Ku leenahay

  • @abdirizaq6408
    @abdirizaq6408 11 місяців тому +3

    1. SkillShire. 2. Udemy 3. Coursera.

  • @abdirashiidabdisalaan
    @abdirashiidabdisalaan 11 місяців тому

    Mahadsanid ustaaad geele Bashir

  • @cabdiyuusuf5090
    @cabdiyuusuf5090 11 місяців тому +4

    Mahadsanid ustaad👍

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 11 місяців тому +2

    Alle haku Barakeeyo ustaad❤

  • @munamaxamud8032
    @munamaxamud8032 11 місяців тому +1

    Mahadsanid 3da wepsite waan aqaan 2 na waxbaan ka dhigtay

  • @KamalSheikh-r6c
    @KamalSheikh-r6c 10 місяців тому +1

    Waligiy iskuwlmagalin wlli hadanawaxaankuhamiyaa in aan nuqdho madhaxweyno

  • @siyatdubow2085
    @siyatdubow2085 11 місяців тому +2

    Among of these websites you mentioned above which website do offer English speaking skills ... please I wait your feedback Boss.

  • @sulthandaade6228
    @sulthandaade6228 11 місяців тому +5

    Saaxiib online ka waxa la soo galiyaa courses fara badan oo free ah lkn idinka ka soomaali ahaan ma tihidiin dad ku soo gudbiya waxa la is odhan karo wxd ka helaysaa views saw saas maaha

    • @Eiluo
      @Eiluo 11 місяців тому

      Yeah bruv wan kula qaba ra’aygaa 😮..

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  11 місяців тому +2

      wll kuli cadaan iyo madow waxey leeyihiin Oline courses lacag ah . lkn waxa courses lacagta ii dher oo si bilaash dhalinyarada igu faa'ideysaa blog kayga oo maqaalo muhii ah dhalinyarada usoo diyaariyo iyo sidoo kale UA-cam kan oo si free ah information kuso gudbiyo. marka business ka iyo free ga kala saar thanks

    • @sulthandaade6228
      @sulthandaade6228 11 місяців тому

      @@Eiluo tanks

  • @maxamaqoslaye8896
    @maxamaqoslaye8896 11 місяців тому +1

    Mahadsanid ustaad

  • @Farhanhassanawdahit-mt8wn
    @Farhanhassanawdahit-mt8wn 11 місяців тому

    Ustaad inteenkalasooxariiraa

  • @karaahaqaa
    @karaahaqaa 11 місяців тому +5

    Ustaad hal codsi ayaan rabaa inaan kaa codsado.
    Waxay tahay. Markaad wax duubto codka kor u qaad, codkaaga aad buu u hoos dhigsan yahay.
    Mahadsanid. 🎉🎉🎉

  • @abdinasirmoumin9246
    @abdinasirmoumin9246 8 місяців тому +1

    Website design ma bixisaan wll xage kala so xariira

  • @MohamedDumaaye-j5u
    @MohamedDumaaye-j5u 11 місяців тому +2

    Sxb English ma aqaano sidee online ugu shaqay San karaa

    • @nimcosiyad4858
      @nimcosiyad4858 11 місяців тому

      Mrka hore enlishka baro ayada xooga Saar Hada calamkii English Buu iskugu so ururay😊

  • @mohamedsaleh3241
    @mohamedsaleh3241 11 місяців тому

    Thank you so much teacher.l will contact you later. I need to learn something.

  • @macruufsiyaase3876
    @macruufsiyaase3876 11 місяців тому +2

    Asc wr Ustaad geelle website Hurbad ka waran?

  • @rahmaaballa
    @rahmaaballa 11 місяців тому +1

    Ustaad in badan ayaan qoraal kuu soo dhigay... waxaan u baahany inaan ka shaqaysto hab online ah

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  11 місяців тому

      soo dhowow wll

    • @rahmaaballa
      @rahmaaballa 11 місяців тому

      @@GelleBashir ustaad sideen kuula soo xidhiidhaa

  • @Menolookothers
    @Menolookothers 8 місяців тому

    Waxbarasha da‘ kuma xirna lasoco

  • @mohamedweheliye2741
    @mohamedweheliye2741 10 місяців тому

    Aad baad u mahadsan tahey

  • @amanahmed5060
    @amanahmed5060 11 місяців тому +1

    Asc wall payment ama fee ga la gu dhiganayo wixii warbin dheerada abal aayaan kaga haydonaa

  • @Abdulaahiabdirashiid-nx4ws
    @Abdulaahiabdirashiid-nx4ws 11 місяців тому +1

    Mahadsanid ustaad wax badan baan kaa faa'iidney❤

  • @Nashru_diini_islaam
    @Nashru_diini_islaam 11 місяців тому

    Sida loo dalbado UA-cam Ads kadibn loogu xirto adress Cashar kasoo sameey dhalan yaro badan ayaa jecel in ay barnaamijkaas ka faaiseystaan

  • @forexfit6121
    @forexfit6121 10 місяців тому

    Udemy account dhanka luuqadaha 1 mar maad iibsan ama bilkasta

  • @beautiful417
    @beautiful417 11 місяців тому

    Noo soo sheeg wllo English online meel aan ku baran karno

  • @abdinasirmoumin9246
    @abdinasirmoumin9246 8 місяців тому

    Websitka meqa ku desingn garesaa

  • @OsmanhybeHassan-cw2nm
    @OsmanhybeHassan-cw2nm 5 місяців тому

    ❤sxb markaan website wuu iisaxmi laayhay

  • @flastinguled2815
    @flastinguled2815 11 місяців тому

    ustaad mahadsanid

  • @Ahmedsuleiman1
    @Ahmedsuleiman1 11 місяців тому

    Ustd waxaad kasoo hadashaa ITP TECHNOLOGY baryahaan Dhalanyarta ay maalgashadaan

  • @silver14007
    @silver14007 11 місяців тому +2

    Ustaad adsense somalia anoo jooga ma ku xiran karaa wabsite blog ga ah

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  11 місяців тому

      may wll wadama qurbah ah address koda ku xiro wll

  • @Mohamedabdirizak5919
    @Mohamedabdirizak5919 11 місяців тому

    Aniga waxaan rabaa koorsoda Alibaba habo Adigoo mahadsan

  • @Abdirisak_jfy
    @Abdirisak_jfy 11 місяців тому +1

    Ustaad Xirfada Copyrightin-ka Sida Loobarto Kasoohadal.

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  11 місяців тому +1

      thanks wll

    • @Abdirisak_jfy
      @Abdirisak_jfy 11 місяців тому

      @@GelleBashir ustaad Adoo mahadsan Wlhi Xirfadaas Dhalinyarada Way Anfacee ' Waad Ogtahay Dhalinyarada Cadaanka Saaid bay u isticmaalan ' Marka Waxaan Kaa Codsana Vedio-ga Soosocda inaad Kadhigto MAHADSANID USTAAD.📉🙏

  • @mohomedbashiir7654
    @mohomedbashiir7654 11 місяців тому +1

    Waad mahadsan tahay wall

  • @AbdulkadirhashiYusuf-gp8bb
    @AbdulkadirhashiYusuf-gp8bb 8 місяців тому

    Its ok man.......,

  • @2011BARO
    @2011BARO 8 місяців тому

    3 Website waa lacag. Usheeg inaad affiliate tahay.

  • @iam.legendar
    @iam.legendar 11 місяців тому

    Sharaf iyo karamo wll

  • @Fuad-y4x
    @Fuad-y4x 11 місяців тому

    Laakin websites ka waa lacag tusale waxan tijabiyey A.i waalacag walal

  • @zalmaancabdulaahi
    @zalmaancabdulaahi 9 місяців тому

    aad io aad macalin

  • @Kingofsocialmedia12
    @Kingofsocialmedia12 11 місяців тому

    Because 1:35 million

  • @mohaxiis1132
    @mohaxiis1132 11 місяців тому

    Ustaad tayda codkaagu way hosaysaa

  • @Maxamedkayse27
    @Maxamedkayse27 10 місяців тому

    Zhp Numberkaaga isooqor

  • @siinatshire6395
    @siinatshire6395 10 місяців тому

    Anigaa rabo

  • @somaliholland
    @somaliholland 11 місяців тому

    jow kow now ninkan hadi yahay in horomar gaaray ama sidu sheegaayo nin lacag haysta muxu carabkan weyn iskaga hagaajin waayay oo dhaqtar u aadi wayay marka wa nin beenaley ah oo dharbi jiif walahi wana tuugada internetka ee iska ilaaaliya jow kow now hadana bow

    • @Mohaa930
      @Mohaa930 11 місяців тому +1

      Carabka alle sameyay miyaa labadalaa oo la qooqi haduu alle wax kusiiyo adi qof noocee ah thy skills shaqoyin lagu helaa online iyo cadiba

  • @abwaanindhaxikmaawi5026
    @abwaanindhaxikmaawi5026 11 місяців тому

    Ku wa free ga ah noo sheeg ustaad❤❤❤

  • @ziyaad-gooni_socod
    @ziyaad-gooni_socod 11 місяців тому

    Wll su aal anigo Ethiopia jooga ma ka shaqaysan kara internet ❤😊

  • @Farhanhassanawdahit-mt8wn
    @Farhanhassanawdahit-mt8wn 11 місяців тому

    Ustaad whatsupkaga isoodir

  • @sportsclubsandgames
    @sportsclubsandgames 11 місяців тому

    Dadka beenta ka dhaaf
    Online lacag waa laga sameeyaa
    Been ma ahan laakiin qabka aad wax u sheegto waxbo ma jiraan
    Onlineka waa challenji socdo
    Marka qofkii yaqaan ayaa yaqaan
    Note that don.t try to replay me
    If you try that you I will take over
    What you haven.t expect
    Black hacker only knows
    Earning internet

  • @nimcoomar255
    @nimcoomar255 11 місяців тому

    Course ka wanrabna wll lkn lacagta qaabka lagu bixinayo aya dhib badan websiteka.

  • @speedyyyshorts
    @speedyyyshorts 11 місяців тому +1

    NIO WAXAAD SOO GUDBISO SI SAX AH WAX U SO GUDBI

  • @Axmad.midey.production
    @Axmad.midey.production 11 місяців тому

    Sxb labarkada raba

  • @anabkaarshe8215
    @anabkaarshe8215 10 місяців тому

    Kuwa free ah lama helo miyaaa

  • @mohakarlos6351
    @mohakarlos6351 11 місяців тому

    Nio nin website ka shaqeysta hada tahy youtube ma timaden

    • @ASRAAbdi-px4ni
      @ASRAAbdi-px4ni 11 місяців тому +1

      😂waxbaro lagama karo dee maad arkanyn suu wax u edit garaynayo isaga jecladay inu dadka wuxu bartay siii baro

    • @mohakarlos6351
      @mohakarlos6351 11 місяців тому +1

      @@ASRAAbdi-px4ni wll day ninkan lacag ku filan hadu internet ka shaqayo uma bahden inu cid kle ushego toos wu shaqesan laha youtube ma yimaden watan labad courses baan bixinya ma yirahden lcagta kaliya uu internetka ka helo wa youtube ka iyo dadka oo uu ka qaado lacagta ay isku diwan galinayan courseska marku wuu xayay siisanaya courses suu uhelo dad uu lacag kaga shubto

  • @dirir4182
    @dirir4182 11 місяців тому

    niyow curuurta ku gu xiran waq tigooda scam ka kadaa nin weyn baa tahee

    • @4xfun563
      @4xfun563 11 місяців тому

      See camal scam?

  • @xasanadoon2062
    @xasanadoon2062 11 місяців тому

    website kaaga magacii?.

  • @zakibinabdalla3183
    @zakibinabdalla3183 11 місяців тому

    Websites ma free baa mise waa lacag

  • @Eiluo
    @Eiluo 11 місяців тому +2

    Kuwan awal kii horeba wan naqaney kuwo free ah ban modeyney ina no wadid xayasis unbaa wdaa mnta dhn 😢

    • @Ruweydo-mv4ek
      @Ruweydo-mv4ek 11 місяців тому

      Ma LacagBey Raban hadad kabaraneysid

    • @Menolookothers
      @Menolookothers 8 місяців тому

      @@Ruweydo-mv4ekha free kuguma barayan

  • @raageaxmad5437
    @raageaxmad5437 11 місяців тому

    Dhaliyarada soomlia ku nool waa ina grab istagtaa wayo xirfado maleh wadnakana waa waxyaalaha qarkood lama ogala