Sidee loo sameeyaa YouTube Channel Guuleysta - 2025 Tutorial

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 52

  • @nahraffod8806
    @nahraffod8806 2 дні тому +6

    Thks macal wlh wan kaga mahad calinaya hada waxn sameysdey youtube sax ah wax raba ishallha 1M 2026 an gadho waan qorshahayga macalinkana abal ayan uka haya wad madsantahay 🎉🎉

    • @muuminmaxamed6925
      @muuminmaxamed6925 2 дні тому

      Bro somalia maka shaqeeyaa your yacni lacag ma uga samayn karaa

  • @shadowmovies974
    @shadowmovies974 2 дні тому +1

    Ustaad Gella aad iyo aad ayaa u mahadsan tahay ustaad.

  • @ShubkaGamer-t2r
    @ShubkaGamer-t2r 2 дні тому +1

    Thanks zxb 🎉

  • @Ahmed_Abdiaziz110
    @Ahmed_Abdiaziz110 2 дні тому +1

    Best video from Gelle an kahelo

  • @lixiyolabatankajun1233
    @lixiyolabatankajun1233 День тому

    Isoo jawaab khidmadana isoo sheeeg

  • @KINGTAAMIR1
    @KINGTAAMIR1 2 дні тому +1

    War dadkan waa xaasidiin wlahy waa daalay 100k subscribe ayaan haystaa cid I caawisana waan waayay alxm ilahaybaa jira😊❤

    • @HomeandGarden-y7e
      @HomeandGarden-y7e День тому

      Wll hal mawduuc dooro kedibna midkaas un xooga saar ilaah hakula garab galee

  • @barwaaqohajji6566
    @barwaaqohajji6566 2 дні тому +5

    24/10/2024
    Like asxaabta ❤

  • @NajmaCuisine
    @NajmaCuisine 2 дні тому +5

    Isooboqda guyz iguma qasaaraysaane ardayda geelle ayan kamid ahy😂😂

    • @NaimoDagan
      @NaimoDagan 2 дні тому

      😂😂😂wankusoo saray ane isooboqo qali

    • @hamdaanhaaji22
      @hamdaanhaaji22 2 дні тому

      Ksoo daaray qaali

    • @NaimoDagan
      @NaimoDagan 2 дні тому

      @@hamdaanhaaji22 shukran qali

    • @CrAbukar-fc8yb
      @CrAbukar-fc8yb 21 годину тому

      Walal iska qaado follow-geyga from geelle bashiir wye😂

  • @Suhaybcabdirisaaqnuur56
    @Suhaybcabdirisaaqnuur56 День тому

    Thanks you wll hoorma wacan ❤

  • @NasserMahmudMuhamed
    @NasserMahmudMuhamed 2 дні тому +2

    Ugu danbeyn waaxan ku soo biirey UA-cam anoo upload gareeyey videogii ugu horeeyey ee chanelkayga

  • @sakipoi5986
    @sakipoi5986 2 дні тому

    Thanks sxb 🙏

  • @RaaxoCali-s2v
    @RaaxoCali-s2v 2 дні тому

    Best video

  • @lixiyolabatankajun1233
    @lixiyolabatankajun1233 День тому

    Isoo jawaab wlle

  • @AWBAACMEDIA
    @AWBAACMEDIA 2 дні тому

    Thanks you my brother

  • @SheikhyaasiinJaamac
    @SheikhyaasiinJaamac 2 дні тому +2

    Zxp somali ma ka shaqeeyo

  • @marian8772
    @marian8772 15 годин тому

    Abowe fidelity investment sida ku sameen karo video ma ka sameen karta please 🙏🙏

  • @ismail_7s
    @ismail_7s 2 дні тому

    FIRST VEIW

  • @Zugulleozman
    @Zugulleozman 2 дні тому

    SOMALIA kuwa joga wadanka somalia malaga ogol yhy

  • @ibraahimdhaayow6120
    @ibraahimdhaayow6120 2 дні тому

    GELE IS THE BEST UA-camR OF THE YOUNG ❤

  • @madar9587
    @madar9587 День тому

    Scl wll gelle suaal aan ku weydiiyee videogan mxd ku duubtay mopile ama camera caynkee ah

  • @meditative99
    @meditative99 2 дні тому

    UA-cam xayeysiiskii ayey usoo daysay ayan umalaynaya xayeysiis ayaa nafta naga jare

  • @hanadflims1146
    @hanadflims1146 2 дні тому

    sidee lagu xaliyaa

  • @Mohametabdi4
    @Mohametabdi4 2 дні тому

    Aniga Kaliya waxa Igu Adag Side Account Loga Dhiiga Mid Lacag Samaya wan Leyahay UA-cam waliba 2 Mid 1k Iyo xooga Ayu maraya lkn Dalka Ayan Ka Samayay

  • @ozcarkhadar2798
    @ozcarkhadar2798 2 дні тому

    Wllo geele bashi waxad macluumaad naga siisaa wadamda africa Google Adsansi ka kashaqeeyo😊

  • @BundiidOsman
    @BundiidOsman 22 години тому

    Ustad waa qarsate maxa safarkatha

  • @anasyarehop3916
    @anasyarehop3916 15 годин тому

    Bro marka kowaad waku salamay
    Hada ka hor aya video so dhigtay oo ka hadlayo sida lo xaliyo facebook content monetastion policy issue waxa dhahday gudaha ugal ka dib sharud aya buxina waxa dhahday aniga wu ixalisan yahay codsi sida lo xaliyo noso duub 3 peeg aye ciladaas iga heysta mahadsanid❤

  • @Hakabasuuban
    @Hakabasuuban 2 дні тому

    please kaso hadal Xempire tokens sida loola baxo on chain iyo NFT to X transferring

  • @MunaAli-j3c
    @MunaAli-j3c День тому

    Ustaad Somalia lama galin karo miya wlhi wan raba inaa bilaabo lkn xooga cabsiya ihaysa mida kle meelaha carabta malagu xidhiidhin kara mhsanid

  • @lixiyolabatankajun1233
    @lixiyolabatankajun1233 День тому

    Wlle waxaan karaba channel dhamaystiran waxaan inaad isoo samaysid waxaan jooga uganda xageen kala xiriraa

  • @Zoona27
    @Zoona27 2 дні тому +1

    Ustaad suaal ayaan wataa number somaalia ah ma galin karaa anoo maraykanka doortay?inaad iga jawaabtaan rajaynayaa

  • @mowlidnour2453
    @mowlidnour2453 2 дні тому

    Somalia ma laga shaqysan karaaaa

  • @KingzakariyexassanCumar
    @KingzakariyexassanCumar 2 дні тому

    Ustaaaad wa mahdsansantahay sida copy right laiska ilaaliyo kaso hadal

  • @maxamedsiciid7608
    @maxamedsiciid7608 2 дні тому

    Somalia kum jirto

  • @YTFatihGaming
    @YTFatihGaming 2 дні тому

    First one 😢

  • @SumayoMedia
    @SumayoMedia День тому +1

    Aniga waa furtay lkn video yasha waa iska delete 💔🥲

  • @profalcadaala
    @profalcadaala 2 дні тому

    Wxn isku dayya in aan kaygan boodhka ka jafo

  • @Taagane.1
    @Taagane.1 2 дні тому

    Sxb number hormuud verify laguma dhihi karo maxa qaldan youtube

  • @naasirxasan7288
    @naasirxasan7288 2 дні тому

    Saan may ufududahay

  • @hanadflims1146
    @hanadflims1146 2 дні тому

    sxb copy rigt aan ku dhibanahay😮😮

  • @cabdixakiinxasan2172
    @cabdixakiinxasan2172 2 дні тому

    Numbar somali verfacation ma kusameey karaa UA-cam chanal