Ani jcl wlhi kal iyo laap ulaliitaa plz isoo duceeyo in culeeska jclkeyga heysta uu ka qaadmo ana aan farxadeyda diib u helo inta jcl ka amiinsan saman igu ogahay wlhi jcl wa farxad caku marku culees ka soo dhex galo
Waxan layabnhy dadka dhahaya inta kawayn adero iskaega inanta xoga way ka kala baxsantahye Nadiro hada wahoyo tankale wa Macqul iny kayarthy Last haku mashqulina adunky iskala baxeene Wan idinkufana nadira and lovely meek sheno
Caloolyawga jacaylka La catooway dartaa Culayskiiga iga duulyo Cabashadii qalbigayga Caadil waa iga qaade Caleema kuu luxaaye Aan cisayno jacaylka 💞❤💞❤💞❤💞❤
Labadaan they're in love sidey isku fiirinayan ba laga garanayaa ilaahey ha isku kiin dhaqo. Wiil jareer weyne miya mashallah quruxlow waaye😍😍😍😘isku waara
Waan kuhaysta heestani
Waa hees aad umacaan
Waan idin salaamay soomaali maxamed meelkastoo dunida kajoogtaan
Heeskaan aad baan u jeclahay evreyday waan dhagaytaa 9/4/2020 iam lisening now waaw codadka laxanka miraha muuqa all is Good
Wiilku cod macaanaa masha allah fanaaiintii hore ayuu la cod yahay. Nadiirina gabdhaha xamar ka heesa oo dhan iyadaa ugu sidata xaga codka.
Faisa wa ku salamy✋
Will Waal, Walaal waan kaa qaadey, adna salaan gobeed iga gudoon.
waah waah wax iskuu quruxbadan iga dheh illaahayow isahal mid quraanka ibaraa hees intaan Youtubka kaa dhagaystoo baa igu filaan ❤️❤️❤️❤️❤️❤️👈
Aamiin isoo qabo quruxeey
Hhhhhhhhh Aaaaaaamiin inbti
sundus axmed ww quranka sfcn ukasabo
Caalamka raga jooga 👨🏽⚖️❤️
Midka aan ka ciseeyo 👍🏽👌💕
Qalbigayga culaya
Calaf waaba halkiise
Intaan ciida joogo cashaq
Waynu wadaagi 💝
Aisha Mahamed l
Meek sheeno iyo nadiira xaasid iyo dira dirale Allow haydin kadin farxad iyo cafimad insha Allaah😍
Tasliim Tahliil mncha allh codbey hayaan labadooduba lkn no ereyo
2024 yaa soo boqday 😊❤
@@sacduushibrahim3 salama
2025 baan soo booqday waa hees cajiiba
Runtii majecli in lagu mashqulo dad is jecel hore usoco sxbey best hees❤❤
Dadka kala nasiib badana anagana qurbo iyo waxdarana kabixi laanehe dadkana dhulki hoyo hasawa kuwada maranayaan iyo ciidi hoyo Illahow mar uun itus somalia nabadna igusoceli ameen
Hafsa Abdullahi hhhhh walahi runta waye anaga halkan qabow iyo dhibato qurbaha nagudilay alow inagey dhulki hoyo
Aamin abayo wa runta wn kula dareemin lkn. Adga sday kugu muqato iyagu Uma arkaan !!
Abdisalan abdi salaan diyoode somaahan
Cabdirahman Osman waa runta walahi
Hafsa Abdullahi Hadaba waa nabad adeer
Intii 2020 dhageysaneysa likta ii saara
Nadira nayruus iyo meek sheeno lamaane isjecel oo qurux badan i love u nadiraay meek sheenoow walaal naag naag dhaaftay waad heesataayee ha iska sii deyn. 😍
Jecliya dad is jecel 😍😍😍
Jaceyl yar io weyn loma eego❤
Hawaaro jaceylka
Mk sheno iyo nadiira nice song❤❤
Yaa markay is furen inta imaday😂😂
Ma is qabeen
Hhh ani
@@ji8698 haa wliba wiilby udhashy wiilkan
@@abdiadan269 haye walal
Heestaan waxaa nuu hadiyeey
Abwaan mowliid curjin
Iyo cabdicasiis iskalaaji
Mahad naq abdi asari tube
Dawaasho wacan my fanis ❤
Nadiira Nayruus heesta xajiga aad la qaday inay romantic ku jisho ahayd waayo heesaha kleba wad kala kicisaye
💖💖💖💚💚💚💚
fanaanad aan tageero
Nadiira Nayruus
Ok
Nadiira cadey Allaha isku kiin barakeeyo adiga iyo xaajigaaga abdi askartubena shaqo wacan wll mcn nice song ❤❤👍
Aduunyadu waa wareegto wlhi shalay iyo maanta kala duwan 😭
Ani jcl wlhi kal iyo laap ulaliitaa plz isoo duceeyo in culeeska jclkeyga heysta uu ka qaadmo ana aan farxadeyda diib u helo inta jcl ka amiinsan saman igu ogahay wlhi jcl wa farxad caku marku culees ka soo dhex galo
Allah haku soo celiyo farxadaada
Allah ku shalo
Yartu weyshidan teee uzheeG 🎶🎶🎶🎶🎶🎧🎤
Bestes song 🎵an cizeyno
jacylka really 😅😘❤
uzzheeg walasaqadiiii
aaan isJecleyn
Jcliyaa inta is jcl hawaaro jcylku 💞 Nayruus 💟 sheeno ❤️ frxd wrta insh alh ❣️
Yeah. Hawaaro jeclk. 💋❤️❤️👍
waa iska hees shidan the best channel Abdi Askari Keep going awoowe👍👍
Saan u jeclahay comments inaan aqristo shactiro waayo dadka comments bixiyo 😘😘😘😘😘
Anfac Beauty wlhi neh
😂😂😂😂😂
aniga cml aaa thy miyaa sister kkk
Anigaa Xataa waan iska qoslaa mar mar kaligey comantiga markaan aqrinayo
Asc fadlan soo booqda channel kayga DARYEELKA timaha skin makeup ka wlc all waad ka maqsuudi doontaan 💕❤️💕❤️💕❤️💕❤️
Wixii ree mudug ah ee daawanaya waan sallaamayaa waliba mj dee kkkk
Waah waah my queen of the king ahaa eshcala hees iga dheh wan ba ka hely ruunti 💑✌😘😍💗👌🌷👏🌷👏
Wa adunyo cawo hestan xasus ayee ii noqotay tarikhdu tahay 25/5/2022 sacduna waa 1:05pm hbnimo tusheey wali kuma ilawin wlhi hestan ayaa ii wahel 😭😭
Waxan layabnhy dadka dhahaya inta kawayn adero iskaega inanta xoga way ka kala baxsantahye Nadiro hada wahoyo tankale wa Macqul iny kayarthy
Last haku mashqulina adunky iskala baxeene
Wan idinkufana nadira and lovely meek sheno
Xaguu ka dhacay meek sheeno
Fanaan buuxa ayuu ahaaye
Mansha allah best song keep going my bro & my sis nadiira nayruus one love
Ax hees iyo badh lamno is JCL allh isku kiin dyo😍
He3stan 2019 ilaa 2022 wan iska jeclahay❤
2023 in stutgard Germany 🇩🇪 wan jeclahay heestaan
Nadira xaga raga shaadiya ka dooq fiican raga daamanka waaweyn xagay ka soo raagtay
2018 io 2019 filimantas eeya cunay 2020 iyo jcyalada cusub nadira❤indho jacayl. Wlley raga hanaga dhamayn indho ha kugu ekaado
😂😂 2021 midkle caydiid jowhar
Nadiraa Mek Sheko Uso Noqo Plz
Waxba kadhacey wilka aad ayu u codmacan yahey gavadhuna kama lidato axsan hees yaqey oo waliba dagan jaceylkina ha guleysto amin
axla hes iga dheh nadira and meksheno isku wara hurmar awit qali ❤ muqdisho nawat
waaw mancha allah fanand qaaliyah nadiira nayruuz wlhi xamar dhan ada uguh zhidan cod ztyl furfurnaan ciyaar adiyoh ninkaga mapruuk wll
I'm from hargyza
Wow caleeman ku luxaa aan cisayno jaceylka lamaane nadiira any Meek😘😘😘 gacantu kuma go'do Andi Askari tube
Heestani markay so baxday anigo xidhidh cusub le ayan dhegaysan jiraya imka ayan dib u dhagaysanaya anigo dhawacan xidhidhkina iga burburay xanun weye walahi qisadaydo dhanba xanuna 😪💔💔💔💔😭😭
Sorry mcnto
War wiilka premature ayu ku dhashay gabadhana postmature ayey ku dhalatay ee kama weyna inti medical ah wey ila fahmeen ayn u malenaa
Faduma Ahmed hhhh isha ka riday
zahra sida sow maha abayo wiilka growth retardation ayu ku dhacay
Hhhhh faduma ahmed wlhi wad sheegtay ee dhip kle ma jiro
Hhhh ha faadumo isha ka turtay
Faduma Ahmed kkkkkkkkkkk premature iyo postmature marna islama ekaan karaan kkkkkkkk
Caloolyawga jacaylka
La catooway dartaa
Culayskiiga iga duulyo
Cabashadii qalbigayga
Caadil waa iga qaade
Caleema kuu luxaaye
Aan cisayno jacaylka
💞❤💞❤💞❤💞❤
Haliish Kali
Niche
War kuwa dadooda ka faalenayo diinta ha ku gafiina, ileyn Khadijo nabiga scw 15 sano aye ka weynayd. Teedakale laf yariid ha eegina.
Lamanaha jacaylka
isku raacsan colaad
yanan loo qaadin dadyow
waxan leyahay jacaylka
ha nuuro hambalyo 👏👏
Neeyruus And xaajigeda
isku waaroo xasadkiin
cagta hoos tiisa ❤❤❤
dhagaha ka fureeysta
Namiimsha jacayl 👏👏👏
Aggh wxano qof ah mey iga so horeyeen 😭😭😭😭 inta igadanpeysAy likkta igu deeqa hdii kle wn oyaa
Rabiic Diaby hhhh sry
Rabiicow Hhhh ha ooyin bro
Agah wa kuside awoowga lagubye
moha dhal ogaaden hhhhh aggh awoowgii lagup egad timid miyaA
Anisa Ifka 😂😂😂 adpa sorry kkkk
Kkkkkk😂Like in LO ooyo miya Hada ka wada
Alla maxan in bdn sugayay nadiiro iyo seygeeda oo isla heysayo 😘👈
wa hes macan Abwan ka sameyiyi ad ayu ugu hawul yaristayi wooow wan ka helayi
🤗wadnihii cwanayay ciyaar soo ma bilabin😍axyaaa hees yqe😍nadiira Vs shiino😍hore u soda💏
Abdi askari👏thnks
Waaw Saaxibkey iyo Marwadiisa Walle Waad isku Nuuureysaan il cadow idima aragto
Falaqfalaq laaan ck cumar kirish ayaan kasugeynaa wixii faahfaahin ah ama cabdi good
nadiiro wlh waan ogaa heesa lamanaha inaad romantic kadhigee noo soo badi
wiilkaan codkiisa waa Dahab100%✔
Caleeman kuu luxaa wakhti bay ahayd😘❤
waaah waah hees macan iyo codkii nadiira 😘& seygeeda😗😗😗
Heesta in badan ban sugaaayey top song 👏
Lamanah qurxa badan allow isku kin daay💖💖
nimco ali bis
Hesti qarniga muqal waqti lagaliye waaw hawaaro jacelka👏👏👏👌
Gabadhaan waan jeclahay ee xoogaa dheesha iskala jeexa waalida ha iska yareyso lakiin sideeda kale waa top big love 😍😍
Calaf waba kaas manta 4yrs kadib Nadiro waa nin kale xaskisa Meek inas nool ya iyo inkala mogi . Adunyo
Waw waxbaa kadhacay viva reer muqdisho hooyada dalka soomalia Masha allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎈🎈🎈🎈🎈😍😍😍😍😍😍😍😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎈🎈🎈🎈🎈🎈🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎈🎈🎈🎈🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎈🎈🎈🎈🎈😍😍😍😍😍😍😍😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎈🎈🎈🎈🎈🎈🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎈🎈🎈🎈🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎈🎈🎈🎈🎈😍😍😍😍😍😍😍😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎈🎈🎈🎈🎈🎈🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎈🎈🎈🎈🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Somali mashquul war waa fanaan iyo fananad waa matalaad cagu iyo mashquul qurbaha la qabsada
Masha allah iskuwara alle idamkis💌iga gudoma salan qali ah meke iyo nadiro. jeceliya kalsoni buxda💖 iyo jecel raaxo leh.👌
xaax boqorada jaceelka geeska 2018 in ay yihiin yaa igu raacsan
Cabdi Casiis Maxamuud Macalin 👆me
Cabdi Casiis Maxamuud Macalin aniga😭😭😭
May is qabaan
San u sugaye heestan dalay nice song ❤❤😍😍
Nadiiro io meek sheeno
Hees wax kale lamanaha nolosha wax kale ayaa tihiin ❤️❤️❤️ hawaaro jaceelka
afa caleekum caadi mahan waxan sugnaba waa naga soo shidey abdi askari yutub iyo fananintan lamana ah hormar wacan
waaaaaaw cod wu ku damadey labadani guul wacan wllo
Cod ki hodan Abdirahman ayay leedahy mashallah 😍
Cololyowga jclka lacaatowii dartaa fav sng keep going neyruzzz io xajigaga iskuwaraa cml
Ninkeeda sidii qof qalaad bay nadiira nayruus ka xishoonaysaa balse raga kale naasahay ku xoqaysaa ama la dhacaysaa.
ninka dhiiga u shuba somali land 😂😂😂😂😂😂😂
Baqorka iyo baqorada muqdisho waxaasaa coda
Heestaan waa iga soodaahise sidaa u raadinaaue waan daale by the wy tnx masuul sare
Ninkan naagta inee niikiso asaa u sabb ah wxa la rby dareemada inuu katumo😂
AQOON KORORSI hhhhh sasmiya
Ciidi ilaa iminka ayaan sugaayy✔ lamaanaha Fanka. Nin iyo Naagtiiza Well done.
nadiira maxaaaskiisa midkaan
Deeqo O haa walaalo Wey is qabanaan!!!
DDD_Osople 96 ok waaaa.war igu cusub midan sidaan jirkeda uqawinayso waxaan islahaaa waaa single wllhi
Hhhhh hdaba iska ogow Naagtan Singles-key uroonthy Waa deeqsiyad hhh
Inaan comantiga Akhriztaan meezhan u imid 😂😂😂😂
shaafici fantastic oficial iskumid. baan nahay hh
shaafici fantastic oficial aniga xata wlhi comment leee uimid hesta maba dhagaysan
Hani comantigii kuugh yaabka badnaa nala wadaag 😂😂😂
Nazuu izku dookhbaa nahay
shaafici kula mid ban ahay wll
Ha waaro jacylkeenu lamanah qarnig ❤❤Nadiira naag nool tahay
kama Wanee isgaa udhashay nisyaraata iyaduna waa quruxlay udhalatay laf iyo dhereer isaguna nin uma gaabna ee iskadaaa ya nadiiro anigu makalajeceli labadoodaba Hadana dadkan loodiray aflagaadada ayaaan layaabay lamaano isjecel waa lagu faraxaa lana amaaanaaa 💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖 mashalah iskuwaara abid nadiiro jelahy halaydaaayi. Hana isumaqlina naaar afuuufka walaalayaal waa igatalo
Heestan jaceel iiqabtay ya ii islan ah 😌
Axyaa sot walhi wakala daran yihiin lama nahan isku waraa ebed 😍😍
Inta jacaylka la ildaran oo lamanahan oo kale inay noqdaan jeclaan lahaa haku dhajinina ku tufa 😭😭😭
Nadiiro naagta kaliya
Nin io naagba ka waaliso
Illh xoolaheeda ha ubarakeyo
Iskaabulo ishoodana illhw kahaay aaamiin 🙏😂
Queen Arawelo hhh maxa ledahay adiga sidaan wax ma u ruxi kartid cml yah
Fahad Cabdixakin kkkkk haaheey
Queen Arawelo hhhhh faido maleh wax malintii oo dhan boqolal indhod la hor war warejinayo ina adne habenkii salsaladid soor barisey cml waye😂
wadani somaliyed kkkkkkkkkkkkkk ha
meek sheeno nin jiraa thy blhi 💟😘😍
Waba nagu raajiseen aaan usugayay ayaanba daalay horay usocda lamanaha fanka
Laamano qurux badan ilxun alle idinma tuuso iyo inta urka inta idinka neceb ❤❤
Waxbadan ayaa sugay heestan thnks askari tupe 😍
Meek iyo nadiiro isku waara plz xaaskaaga xalaasha Naasahaan ay Raga hortooda saaidka uruxayso kacesho dayuus yaadan noqonine haba iska heestee
waaaw lamaanaha caleemaha isu ruxow sln sharafeed iga hooya
Mansha Allah Alle Alle hayskukin daayo Raxmaanku haydin xafido dhamantin aamiin yaarabi 🌹💋💋👍👍😍😍❤❤❤❤🎂🎂🎂🎂🎂
wanba daly sidsn usugayay isku wara lamanaha jaceylka ❤
Labadaan they're in love sidey isku fiirinayan ba laga garanayaa ilaahey ha isku kiin dhaqo. Wiil jareer weyne miya mashallah quruxlow waaye😍😍😍😘isku waara
Wow iam so emotional wabaa iska oynoyaa wax isjacel hadaan arko waan farxaa
caleemo nii luxaaya aaan
niga helo
Like👉👍
nadiiro neyruus
fanka somaliyed fanaanada
aan ufu jeclhy
👉😘😘😘😘😘😘
wada nolaada inta nolol jirto❤️
waaaaw codkan cadi ahayn 👍👍💚💛💜
viva Meek sheeno iyo
Nadiira Neyruus❤❤💯
Waxay qaden he's dhaqan fican waxan lag yaba inu asag ka weyn yahay wayo reg iyo dumara isaku si uma Koran hesatan Wa mashalha
heestan Maxan Ka helay Thanks Huunayaal Nadira N her Husbnd😍
Nadiira nayruus
waxaan u daawada
Only for my flag💚💌❤️
Esh cala cod iga dheh mansha allaah
Hees aad u macaan iga dheh
Calemaan kuu ruxaaye aan cisayno jacaylka 💜💜💜💜💜💜
Howshiina wata dadkan maxad ugu mashquleysan 😘😘
gabadhan inaaan nin adag ka dambayn wan iska gartay wayo hadi kale sidaa umay dhaqan xumaateen
Calamka raga jooga
Midki aan ka ciseeyo
Qalbigeyga culaayoo
Calaf waaba halkiisee
Inta aan cida joogno
Cashaq Wayna wagaagnee