MAXAMED BK & SAHRA ILAYS HEES SHIDAN MIDABKAA QURUXDAADA 2019 LIVE CIID SHOW HARGEYSA

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 249

  • @foziasalad1152
    @foziasalad1152 5 років тому +36

    Inta Sahar Ilayas iyo Bk jecel lake igu qabta Fananiinta qaranka

  • @munoxafiis3220
    @munoxafiis3220 5 років тому +198

    Intii bk jecel like usaar waa fananka aan uu jeclahay xidiga geeska

    • @prlloveu3202
      @prlloveu3202 5 років тому +2

      Wuu ka baxay
      Animalskii qabyaaladu hadhaysay
      Ee xidigaha geeska wll😉

  • @cabdirahmaan5105
    @cabdirahmaan5105 5 років тому +70

    Mohamed bk alle cimriga hakuu dheereyo
    intii taageerta bk like Ha ila iloobon

  • @liiliijiyeliiliijiye8551
    @liiliijiyeliiliijiye8551 5 років тому +6

    Woooow bk & Zahra ilays hrgyza hoyga Fanka murti ugu imow & ilbaxnimo

  • @abdiali728
    @abdiali728 5 років тому +45

    Inta ilaahy iyo Nabigaba jecel like ta sara

    • @anassiciid7027
      @anassiciid7027 5 років тому

      MONDELA 😍
      Ilahay iyo nBiga haku soo qad din 😀

  • @updirahman5589
    @updirahman5589 3 роки тому +3

    Sahra. bk noolada u bid fanaani qaaliya. Aan jecalahayna hrgeisa hoyga fanka. guul io gobanimo Ku waar cadow giinu ha jabo cagta hoostiisa intii inaga xun

  • @muniirmuniir2747
    @muniirmuniir2747 5 років тому +27

    showga khadro silimo ma joogta miyaa bal like igu qabta intaa radinysa khadro silimo

  • @ridwanmohamethomar8386
    @ridwanmohamethomar8386 5 років тому +8

    Weeeweee intii igu raacsan bk inuu yahay hanti qaran farta taaga love na u raaci maxamed ziciid bk noolow mujaahid❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🌲🗯🌲🗯🌲👌🌲

  • @ilhaamnor
    @ilhaamnor 9 місяців тому +2

    Heestan runtii kama xiiso dhaco xusuus gaara iledahy ✌️❤

  • @Malapey
    @Malapey 5 років тому +15

    Gabadha bk maasha Allah fadumo qurux wanaag

    • @aamohamed5102
      @aamohamed5102 5 років тому

      Way bahdilaysaa markay isku soo dhex tuuro iyadoo hinaasan, wuxu waa hees

  • @axlaamnuurachannel9051
    @axlaamnuurachannel9051 5 років тому +54

    Waaw inta Khadar salimo LA yaban maq naan teda like II saara

  • @vfvmohamedshariff8691
    @vfvmohamedshariff8691 4 роки тому +16

    Itz 2020 n still am in love with this song king bk n queeen sahro ileys ❤❤❤❤❤❤

    • @istahilabdi870
      @istahilabdi870 3 роки тому

      35353inches 34inches 335⁷raali 8⁸⁷⁸8888y⁸⁷7⁸⁸⁸⁷ and 633⁵ and 4

  • @nadaarajamac7780
    @nadaarajamac7780 5 років тому +33

    Wah wah walhy xusus inta jiifka kudawanysaay igu qabta dee👉

  • @iammohadofficials6706
    @iammohadofficials6706 5 років тому +3

    Bk marwadii dunidu qabaa waa Respect miidhan alle ha isku kiin dhawro

  • @aragsan6552
    @aragsan6552 5 років тому +13

    Inta bk iyo sahra ilays jecel like isiya plz

  • @prlloveu3202
    @prlloveu3202 5 років тому +22

    Boqorka codka
    Iyo hooyada fanka
    Best song😍

  • @Gudcuro
    @Gudcuro 5 років тому +56

    Inta khadra sinimo sugaysa like 🥰🥰

  • @ridwanmohamethomar8386
    @ridwanmohamethomar8386 5 років тому +5

    Zahra ileyz zahra heego alle cimriga haku dhereeyo ayado yer fanaanimada zoo gazhay dadkan danbe ayadu wey ka xad jirtaa nolow ina abti🌲🗯❤🌲🗯❤🌲🗯💋🌲🗯🌲❤

  • @sundussuleman8527
    @sundussuleman8527 5 років тому +41

    Team khadra gul qof adag khadra wixi ciyayayo ha ciyan bom

    • @farduusali2951
      @farduusali2951 5 років тому +2

      Meeday KHadra

    • @sundussuleman8527
      @sundussuleman8527 5 років тому +1

      @@farduusali2951 team cusub la as asa khadra madax u ah sasba kawada khadra ha sugi wayin next vido

    • @maxdar11
      @maxdar11 5 років тому

      SUBSCRIBE II SAAR NOQONA MID XAASIDNIMADA DHAAFA XAQANA DIFAACA

  • @Aziiza_A
    @Aziiza_A 5 років тому +4

    BK inta aad Nadiira qadarisay maadaama ay marti idiin tahay👍🤘💪❤️

  • @marwohani1118
    @marwohani1118 5 років тому +21

    Nadiira gabdh qurux baad tahay quruxey iga soo sax dirac yada color kaan wuxuu ka dhigay madow said kuma soo saarayo waxaan saaidka colors kiisa muuqdo iska ilaali wax isku much gareysan qaado qaali hore soco dhulki barakaeysanaa iyo duriyadii sheikh isxaaq salaan naga gaadh sii

    • @Suusaan8890
      @Suusaan8890 5 років тому +2

      wan kula arkay dharka midabkedi qariyey indhahy ka qabanayan calorkodu

    • @duudarasmi4071
      @duudarasmi4071 5 років тому

      waa dokhega nocasay xidhtaba sideeda nadiiri

    • @thegalabs
      @thegalabs 5 років тому +2

      Marwo hani, naag wax garad ah. Ilbax allah haku daayo... Si wanaagsan ayaad wax ugu dheeegtay fanaanadeena. Rabi halu dhawro.. Love u.

    • @safiyalowra6510
      @safiyalowra6510 3 роки тому +2

      Marwo Hani Waad Asiibtay Aleylaheee Waa Sax kuma Soo Baxeyso Lakin Runsheeg Waaa Ceebsheeg Lol

  • @kanzagelinbacayn
    @kanzagelinbacayn 5 років тому +8

    Waaaa kuwan dadkeygiii❤❤❤
    Ilove u labo legend 👑👑

    • @Dayaxtv
      @Dayaxtv 5 років тому

      Subscreibe igu qaabo chanel plz thanks

  • @ismaciilducaale6033
    @ismaciilducaale6033 5 років тому +6

    wah wah sahra ilays codkeeda il dhegeysta sowtul raxmaa

  • @keyfqali4448
    @keyfqali4448 5 років тому +108

    wll khadra silimo nosogali qeybtee showga ka laheyd inta ila qabto sidas sohfl

    • @maxdar11
      @maxdar11 5 років тому +1

      SUBSCRIBE II SAAR NOQONA MID XAASIDNIMADA DHAAFA XAQANA DIFAACA

    • @zambalaalazambalaala7216
      @zambalaalazambalaala7216 5 років тому

      Walhy amba saan khdra silimo uraadinaayay aan dalay

  • @omarelnani6662
    @omarelnani6662 5 років тому +12

    Khadro Meeday Dee From Bossaso 😢😍😍✋

  • @qayz105
    @qayz105 5 років тому +52

    Dadkani Meesha miyay u hoydeen 😂😂😂😂bal like halay dhafan hadad hada timid

    • @Dayaxtv
      @Dayaxtv 5 років тому

      Subscreibe igu qaabo chanel plz thanks

    • @maxamedjaamac3203
      @maxamedjaamac3203 5 років тому

      Alfaanan maxamed siciid bk teero kuhayaa

  • @zuldaanbrown8385
    @zuldaanbrown8385 21 день тому +1

    Still 2024 I love this song ❤

  • @midgpsg4695
    @midgpsg4695 5 років тому +4

    Mashalah dadkii aan kabeermay dhiigaygii alla maxan u xiisay Hargeysa cadey

  • @hamdahusein5133
    @hamdahusein5133 3 роки тому +1

    Heesta waxan dhegysn jirey 2012 xasuuus walhi mnta waa 2021 alxmdulola

  • @sadiasheikh1413
    @sadiasheikh1413 5 років тому +6

    Fanaan bk hakaa ahaado
    ama ha iska dhaafo
    Miyirkaa ku salamay 🖐

  • @xamdaiftin1454
    @xamdaiftin1454 5 років тому +7

    Heestii waayo waayo
    Bk N sahra ilays 💞💞💞

  • @asmaladan4535
    @asmaladan4535 5 років тому +5

    Bk iyo fadumo qurux wanaag allow isu kiin daa 😘

  • @abdibishar9585
    @abdibishar9585 5 років тому +2

    Wow hesshidan wlhi kama dalo hesaha bk horay usoco

  • @yussufabdi7956
    @yussufabdi7956 Рік тому +1

    2023 xusmad bk iyo sahra ilyas love sar ❤️

  • @Zamzam-ps7is
    @Zamzam-ps7is 5 місяців тому

    Wow Fav song 2024😊❤❤

  • @khadarismailabdullah7843
    @khadarismailabdullah7843 2 роки тому +1

    Maxamed siciid cabdi bk fanka tabay lkn ilahay waxa uga baryayna in anu ku soo celin hayska banande 20/10/2021

  • @asturan_edebsan5630
    @asturan_edebsan5630 5 років тому +6

    BK Wlhi kal iyo laab ujeclhy inkasto asi jeclen reer mogdisho deee anaku cuqdad ma naqaano qalbi saafiyal nehne sahra iley qurux dumar adi nadiiira alaha ni deysto

    • @kayakaya8675
      @kayakaya8675 5 років тому +1

      Hhh wanu idin jecelneyy 👄💘❤

    • @quendumar7968
      @quendumar7968 5 років тому

      ma necba wllo waxa iska saar

    • @asturan_edebsan5630
      @asturan_edebsan5630 5 років тому

      @@quendumar7968 dee dhowr mar baan arkr asiko reer mogdisho ku diga necebka u uqaba xita maba qarsade sow ma aha

    • @dhalgobeed7781
      @dhalgobeed7781 5 років тому +1

      @@asturan_edebsan5630 aniguba idinma jecli walhi bk xaqbuu uleeyay inuu idin noco wayo dad wacan matihidin ilhayba of inuu idin necbyay bk iyo inkale adiguna ma ogid ana ma ogi e abti qof and ogay haku danbabin nio

  • @cashanimco4615
    @cashanimco4615 5 років тому +6

    Fanaanin baa isheshay Sahara ilays iyo bk dad aan jeclahay

  • @fadximed
    @fadximed Рік тому +1

    Inta iyago mirqamaya dhagaysnya like plse

  • @mushtakosman7767
    @mushtakosman7767 5 років тому +13

    Bk iyl fadumo qurux waanaag yaaa illa arky

  • @roodaahmed7079
    @roodaahmed7079 9 місяців тому

    Yaa XasUsta FanAnka MaxAmaD siCiId Bk ❤
    RunTi FanKu U Ku BahaN YahAy

  • @fadumonuuraanimahamed1716
    @fadumonuuraanimahamed1716 4 роки тому +1

    Mashalha man BK🌺🌹🌿♥️🌷🌲

  • @amiirmaxamed2149
    @amiirmaxamed2149 7 місяців тому

    Wellcome back 2024 mohamed bk

  • @mohamedomar610
    @mohamedomar610 5 років тому +5

    BK IS LEGAND WLHI GACANTAA U TAAGAY NOOLOW YAAQEY

  • @nadaarajamac7780
    @nadaarajamac7780 5 років тому +4

    Habrtydii caawo tariikhda kuxusaysa talhy alle hykadaayo nsabey

  • @hamze5225
    @hamze5225 5 років тому +31

    *Nio bal caawah liketa la sheego iigu Qabta Alle haydinka farxiyee*

  • @iammohadofficials6706
    @iammohadofficials6706 5 років тому +1

    Quruxlayda bk dhabarkiisa ka ciyaaraysa bilowga heesta yaa ila arkay farta taag ☝

  • @nagiibosman4656
    @nagiibosman4656 5 років тому

    Heestan runtii kama xiiso dhaco xusuus gaara wakhti tagay ✌❤

  • @khadracusmaan6686
    @khadracusmaan6686 5 років тому +1

    Wooow mansha Allah bk & Zahra ilays

  • @jamiilashuute7840
    @jamiilashuute7840 5 років тому +1

    Khadra simaan ku away walaal from mogdisho

  • @hamseheis2814
    @hamseheis2814 3 роки тому

    2021 still waali waa mcn Heestan

  • @rashidadan8274
    @rashidadan8274 5 років тому +2

    Heestan. .hadii...ay heestii Ha iraadsan ee mursal muuse ku xusuusisay....like....ii saar...waxaan...rabaa..in aan...ogaado..maskaxdaadu...in ay..shaqaynayso...iyo inkale..
    If this song reminds you of " Ha I raadsan" by Mursal muse like my comment I want to see if your memory is active.

  • @craxmaansaleebaan1323
    @craxmaansaleebaan1323 5 років тому +1

    Inta sahra ilays ku haysata liketa waa xagiina asxabey

  • @cjabarhassan482
    @cjabarhassan482 5 років тому +2

    The best of fannaan bk kep going

  • @hanihassanjama628
    @hanihassanjama628 5 років тому +2

    Fadumo qurux wng ayaan arkayaa

  • @mohamedgacal7809
    @mohamedgacal7809 5 років тому +1

    2019 sida loo galay heestaan iyo heesta hodan abdirahman qalbiga aan ka wada joogno hees ka shidan waa waayay waa wada dareen 2 daan hees ❤ hodan ❤sahra ileys ❤ bk ❤

    • @mohamedgacal7809
      @mohamedgacal7809 5 років тому

      @@leilakudkude5596 abaayo maxaad igu ceyneysaa miyaadan muslim aheyn manaa qof caayay mise qadraa wax ka sheegay kolley garaad kaaga intuu yahay ayaad hadashay lkn kuguma dayanaayo inta hodan abdirahman amaanaayo miyaad ka xun tahay Wlhi waa ka xumaan kartaa lee aniga qofkaan rabaa amaanaa fikir keyga xur baan u ahay lkn qofna ma dulmiyo mana caayo dumar ka ee xaqa allaha ku tuso

  • @SayidCali-yo6pv
    @SayidCali-yo6pv 3 місяці тому

    Eshcalaa hees from 2024

  • @abdiilkacase6787
    @abdiilkacase6787 5 років тому +8

    Bk Sahra ileys legends

    • @Dayaxtv
      @Dayaxtv 5 років тому

      Suldan subscreibe igu qaabo chanel

  • @mahadomar7099
    @mahadomar7099 5 років тому +1

    Marwada fanaanku boqorad weeye ilaahay ha daaaye

  • @mohamedaadam7250
    @mohamedaadam7250 5 років тому +3

    Sahra Ilyas wow

  • @shukrimuuse537
    @shukrimuuse537 5 років тому +24

    Where is khadra sinimo we all waiting for her 😘

    • @maxdar11
      @maxdar11 5 років тому

      SUBSCRIBE II SAAR NOQONA MID XAASIDNIMADA DHAAFA XAQANA DIFAACA

  • @hamdaahmed9744
    @hamdaahmed9744 Рік тому

    Yaa dhagysnyaa 2023❤️

  • @queenilhanita3877
    @queenilhanita3877 5 років тому +2

    Bk ku tagera tlhi kep going

  • @khadarmediavlogs7321
    @khadarmediavlogs7321 5 років тому +2

    Mudanaw aragaaga waxaan kuugu masaalay ubaxii iyo magloolki midhihiiso bislaade warpa gaM

  • @Khaledhaji02
    @Khaledhaji02 5 років тому +15

    Inta nebiga jecel subscribe ii saar

  • @yasinsamiaomar7177
    @yasinsamiaomar7177 5 років тому

    💥💥💥Woooooow Bk👑👑👑Sahra👄👄👄👏👏👏👏👏👏👌👌👌👌

  • @ahmedyazin720
    @ahmedyazin720 5 років тому +5

    I love that chemistry they got sahra and bk I’m sure they are best friend💯👌
    Salaam from London

  • @hannahassan2574
    @hannahassan2574 6 місяців тому

    Love this song ❤

  • @salahbotan4786
    @salahbotan4786 5 років тому +2

    cummada waan kugu turey maxamed pk zxp aan tageero

  • @mushtaaqmlbo6953
    @mushtaaqmlbo6953 5 років тому +2

    Mamo sahra horumar wacan kutagera

  • @GhostQaadi-lm2nb
    @GhostQaadi-lm2nb 5 місяців тому

    Hargeysa labiska iyo xadarada laguma gaadho tolkay issaq ayaa lagu yaqaan gaar ahaan habar awal siba sacad muuse

  • @abdiasis2428
    @abdiasis2428 5 років тому +3

    Yaa ila arkaaya sahra ileys iney sii qurux badaneysa uun

  • @queenalmaasaaragsan3646
    @queenalmaasaaragsan3646 5 років тому +3

    M.a wey nuuraayaan

    • @Dayaxtv
      @Dayaxtv 5 років тому

      Subscreibe igu qaabo chanel plz thanks

  • @ayanahassan2432
    @ayanahassan2432 5 років тому +1

    kalay khadra sinimo ma cuno qabateen baa laga saray😭😭😭😭war xitaaa kii bilawgii soo gali xasid sanidaaaa😢😢😢😢

  • @sahradhunkal5219
    @sahradhunkal5219 4 роки тому +1

    Masha Allah nice song

  • @ugazfarzamo5687
    @ugazfarzamo5687 Рік тому

    Thnks moho sicid bk

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 5 років тому +2

    Wooow Hees Macaan walahi
    Fadlan Khadra Silimo Aaway
    😞😞😞🤣🤣🤣🤣

  • @zuheybmohamed3960
    @zuheybmohamed3960 5 років тому +3

    Bk legend bro keep going

    • @Dayaxtv
      @Dayaxtv 5 років тому

      Chanel plz subscribe igu qaabo thanks

  • @kali8948
    @kali8948 5 років тому

    Walida walida aya salanti ka qadey 😂
    Kadra team 😘❤️

  • @queenalmaasaaragsan3646
    @queenalmaasaaragsan3646 5 років тому +1

    Asxanti hees 🙏🙏💋💋😁😁

  • @abrahm7658
    @abrahm7658 3 роки тому

    Waw waxaas baa hees ah

  • @najmaabdi7482
    @najmaabdi7482 5 років тому +8

    Khadra silimo ku aaweyhee hno

  • @ifrahomar7854
    @ifrahomar7854 5 років тому +11

    Meeday khadra

  • @salaanibnugiriig1469
    @salaanibnugiriig1469 5 років тому +3

    Bk iyo sahra ilays laba fanaan is helay

  • @dagandeeqa4383
    @dagandeeqa4383 5 років тому

    Mardanban arkay bk iyo sahra waxay waxan.horyacaya. tolow😎

  • @MukhtarHaashi
    @MukhtarHaashi 2 місяці тому +1

    Be
    Lift
    Still have waiting piles for to so
    Ok my brother in

  • @hannamaxmuut
    @hannamaxmuut 10 місяців тому

    Xasuus walhi😭❤️

  • @mubaariksaciid2835
    @mubaariksaciid2835 5 років тому

    Dadku ayaga isayjka kaga soo horeynaya fanantii heesaysay yaab

  • @fatimadiamond6406
    @fatimadiamond6406 5 років тому +3

    khadro silimo aaway?
    soogali heeseheeda wll

  • @samiyamohamed500
    @samiyamohamed500 5 років тому

    mash Allah

  • @neenew3585
    @neenew3585 5 років тому

    labiska sahra ku dayo. nadiira ha iga xanaaqin waa kas naxay labis xadaad la qabso reer hargeysa

  • @nimcosead6678
    @nimcosead6678 4 роки тому

    Best Song

  • @mohamedcirro4815
    @mohamedcirro4815 2 роки тому

    another level

  • @yaxyehashicarale3592
    @yaxyehashicarale3592 5 років тому

    Khadro salim md soo galisid

  • @munayasin3451
    @munayasin3451 5 років тому +1

    Viv pk.sahra ileys

  • @capsiiyeali7298
    @capsiiyeali7298 9 місяців тому +1

    Cl risaaq wan ku jeclhy

  • @jumalleawes8871
    @jumalleawes8871 4 роки тому

    Nin culus lakiin qabaliiste waye kaliyaa

  • @Jama143
    @Jama143 5 років тому

    bk heesaha toos buuga xamashaa reerka dhan show buu ka biilaaa wlhi awise man amzing asubbc guadihii 10 heeso yuyubka soi galiyey🤣🤣🤣😂😂😂

  • @taslimcraxmaan7688
    @taslimcraxmaan7688 4 роки тому

    Mancha Allah

  • @MukhtarHaashi
    @MukhtarHaashi 2 місяці тому +1

    I 'AAMIN ZXP INAAN DAACAD KUU AHEY HANBALYO 5:10