XUKUMADII UGU ADKAA RAJISTIINO XIRO KU GUULEYSO 50 DOLLAR

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 947

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e Рік тому +259

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤☝🕋🥺

    • @maxamuudabdi193
      @maxamuudabdi193 Рік тому +1

      SALLALAAHUCALAYHI WA SALLAM

    • @maxamuudabdi193
      @maxamuudabdi193 Рік тому +2

      Wll SALIGA NEBIGA HADDAAD QORAYSID HASOO GAABIN EE PLZ DHAMAYSTIRA

    • @ramlousman9877
      @ramlousman9877 Рік тому

      S.c.w s.c.w. s.c.w.

    • @faraxclaahi4900
      @faraxclaahi4900 Рік тому

      Scw scw

    • @anwarmohamed9731
      @anwarmohamed9731 Рік тому

      000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000

  • @Reaction2-man
    @Reaction2-man Рік тому +246

    Ha dhaafiin nabi maxamed scw 🥰

  • @salaxudiin10
    @salaxudiin10 Рік тому +91

    kii ugu fiicnaa abid ee soo mara koonka waa nabi maxamed scw

  • @Canada.143
    @Canada.143 Рік тому +240

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🙏🕋🧠

    • @mohamedaliomar1084
      @mohamedaliomar1084 Рік тому

      scw scw scw scw scw thats true bro

    • @cabdaleherer8546
      @cabdaleherer8546 Рік тому +1

      Cayda pro so hadal Niyow

    • @funnyvideo-f2y
      @funnyvideo-f2y Рік тому

      Yes you are legendary taliyoow beerka ha iga garaacin

    • @AminNoor-ru2og
      @AminNoor-ru2og Рік тому +1

      Hey ceyda

    • @anwarmohamed9731
      @anwarmohamed9731 Рік тому

      0000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Рік тому +108

    Kusali saliga Nebigena Muhammed scw The best person ever The most knowledge able and the most shine all cteated prophet Muhammed scw scw❤️❤️🕋🕋

  • @CumeerHassan27
    @CumeerHassan27 Рік тому +154

    Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ } ❤️

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Рік тому +62

    Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar Keep going Rasuulkena Muxamed Scw Love saar

  • @muchahunter12
    @muchahunter12 Рік тому +18

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammad scw ❤️

  • @supersaylici0831
    @supersaylici0831 Рік тому +93

    The best person ever the most knowledgeable able and the most shine all created prophet Muhammad Sallallaahu callayhi wasallam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamadaweis9815
    @mohamadaweis9815 Рік тому +46

    Waan ogohay inaad jeceshahay xabiibkeenna Muhammad oo dartaada diinta ugu soo dhibtooday

  • @muzcapapdirashiid7390
    @muzcapapdirashiid7390 Рік тому +180

    Imisa qof ayaa Challenge gaan u xiistey👍
    Asad Hagio🔥

  • @gacanwiish3777
    @gacanwiish3777 Рік тому +55

    Nabi Maxamed scw 🖤

    • @habimuse
      @habimuse Рік тому

      Scw scw scw scw scw scw

  • @abdiazizcumeyr5491
    @abdiazizcumeyr5491 Рік тому +73

    🔴 علامات الساعة الصغرى إنتهت
    من علامات يوم القيامة الصغرى
    1- كثرة النساء
    2- الكاسيات العاريات
    3- كثرة الخمر و الزنا في بلاد الإسلام
    4- موت الفجأة
    5- تطاول البنيان
    6- إنتشار المعازف و الأغاني بشكل كبير
    7- الفتنة و الفتنة ثم الفتنة
    8- تشبه الرجال بالنساء
    ألم تلاحظو ظهور كل هذه العلامات ؟
    تخيل إنك إستيقظت في يوم من الأيام و سمعت صراخ الناس و كأنهم أوشكو على الهلاك ينظرون جميعهم إلى السماء بدهشة
    نعم إنها الشمس قد أشرقت من المغرب
    أتعرف معنى هذا !
    أن باب التوبة قد أقفل و قد رفعت الأعمال إلى الله خيرا كانت أو شرا كانت ، بعدها لم تعد تنفع توبة تائب
    و من علامات يوم القيامة الكبرى :
    1- سقوط سبعة من أمراء العرب
    2- ظهور الإمام المهدي
    3- ظهور المسيح الدجال
    4- نزول سيدنا عيسى عليه السلام
    5- شروق الشمس من مغربها
    6- أبواب التوبة تغلق
    7- ستظهر دابة الأرض لتضع علامة على المسلمين
    8- خروج يأجوج و مأجوج
    9- سيعم الضباب على الأرض لمدة 40 يوما و سيقتل جميع المسلمين لكي لا يشهدوا بقية العلامات
    10- نار عظيمة
    11- دمار الكعبة
    قال رسول الله صلى الله عليه و سلم
    من نقل هذا النبأ عني سأجعل له يوم القيامة مكانا بالجنة
    ألم يحن الوقت إلى التوبة ، يقول الله عز و جل : يابن آدم لو بلغت ذنوبك عنان السماء ثم إستغفرتني غفرت لك و لا أبالي .
    ربنا إننا ظلمنا أنفسنا و إن لم تغفر لنا لنكونن من الخاسرين .
    اللهم أحسن خاتمتنا🤲
    اللهم أحسن خاتمتنا🤲
    اللهم أحسن خاتمتنا🤲

  • @pigmo9830
    @pigmo9830 Рік тому +76

    Walaal hadaa tahy qof jecel rasuulka love saar❤🙏

  • @camper7664
    @camper7664 Рік тому +33

    Hadaad magaca Allah u jeedid like
    الله

  • @zahrahiireey2002
    @zahrahiireey2002 Рік тому +31

    Asadow wa ku jecelnahy lkn naga dhaf shekadan abaal aa ku galay iyo dharta gameka free ka dhig qofka wuxu rabo ha sameyo xiisaha ka qaade keep going abowe🤣✌️

  • @diyeshe-yare
    @diyeshe-yare Рік тому +28

    اللّهُم ﮼صَلّ﮼وسَلّم عَلَى ﮼نَبيّنا ﮼مُحَمّد ﷺ '.❤️🕊

  • @apdallajoy66
    @apdallajoy66 Рік тому +31

    RAMADAANKA ALAAH NAWAD Nagu GAARSIYO. TEAM 27. ❤❤

  • @Akhuya
    @Akhuya Рік тому +32

    Saliga nabiga aan badino waa habeen jimco ah🥰
    Scw

  • @jabriiljapaan851
    @jabriiljapaan851 Рік тому +18

    RASUULKena Muhamed hada jeceshahay love usaar🙏❣️

  • @khadaryusuf4556
    @khadaryusuf4556 Рік тому +26

    KU SALI WLL NABI MOHAMED SALALLAHU CALAYHI WASALAM ❤ ♥

  • @roodoali6443
    @roodoali6443 Рік тому +22

    Runtii asada waa qof qalbi wanaagsan wllhi aniga ciyaartan markii ladheelayo waxaan jecalehy inuu mar walba asad badiyo 😘

    • @naciimamaxamed2774
      @naciimamaxamed2774 Рік тому

      Kula mid ahy wlhi sister tii kasta inuu badiyo jeclaystaa waayo qof naxariis badane ah

  • @Xidiginho
    @Xidiginho Рік тому +1

    The best person ever the most knowledgeable and the most shin Allah created is prophet Muhammad SCW 🙏🕋👊🏾

  • @khaalidaywaa9177
    @khaalidaywaa9177 Рік тому +27

    Challenge-ga Qeebta ceyda kuso aaday ee 10 jaraanjaro hoos u deg,is easy bro Waxaa eheed inaa xoogaha yar adkeyso Like inaa dhahdo:"10 jaraanjaro Hos u deg waqtina aa u qabato hadii uu waqtigaas ku dago inaa siisid,AMA 10 jaraanjaro Kor uso kor" No Matter Next Part insha allah👍👍👍👍👍👍

  • @zamzamali5785
    @zamzamali5785 Рік тому +18

    Jazaakalah kheyr Asad Hajiyo Siniyada ayaan kuuguduceeyey Walaahi markaa ogolaaty inuu Cumeyr biyo kuugushubo waxaathy walaal qaaliya oo niyad wanaagsan ilaahay waxaan kaaga baryayaa lugahaaga inaad ku istaagtid caafimaad taama oo aan cudur kadanbeynin ilaahay hakusiiyo allahuma amiin

  • @kiikolyrics143
    @kiikolyrics143 Рік тому +20

    Ku saliya nabi muxamed scw

  • @ahmedjibrel7147
    @ahmedjibrel7147 Рік тому +62

    We love U I mean the whole family. We watch every single of your videos man From Minnesota ASAD HAGIO ❤😊

  • @khadroahmed0866
    @khadroahmed0866 Рік тому +19

    Pous challenge ngu soo xiji please 🤚❤️‍🔥🔥

  • @abdulkadirhaji6725
    @abdulkadirhaji6725 Рік тому +27

    Asad wll adigoo raalli ah barnaamijyadaada ka ilaali wax diinta iyo dhaqankaba liddi ku ah
    Waa la lacnaday nin naag isku ekeysiiya iyo naag nin isku ekeysiisa
    So marka adigoon diinta iyo dhaqankaba ku xad-gudbeynin ayaad dadka maaweelin kartaa
    Mahadsanid

  • @abdirahmanmohamed8388
    @abdirahmanmohamed8388 Рік тому +24

    6 hours no talk aa sugeena cwda inshllh guys
    Nice oo ahaa barnamijka manta very funny 😢😅

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому +10

    Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan ….

  • @maxamadsalaax2550
    @maxamadsalaax2550 Рік тому +18

    Legend always legend keep going my brother

  • @guledibrahim7571
    @guledibrahim7571 Рік тому +30

    Best challenge ever keep going bro 😎 🙏❤️ and also I love all your challenges is really dope wlhi

  • @chapoabdinor8719
    @chapoabdinor8719 Рік тому +36

    Keep going my boys

  • @nucmaanofficial484
    @nucmaanofficial484 Рік тому +7

    Aankuwada salino xabiibkena subanaa Muhammed sallahu calayhi wasalam 🥰😘😘😍😍

  • @mohamedamiin2491
    @mohamedamiin2491 Рік тому +27

    Challenge ugu fiican uguna xamaasada badan ee team 27👏👏👏👍

  • @yahyeahmed9313
    @yahyeahmed9313 Рік тому +5

    A Legend never bring shame

  • @abdallaabdirahmaan9091
    @abdallaabdirahmaan9091 Рік тому +20

    Aan ku sallino nabiga scw

  • @amalomarhaji9017
    @amalomarhaji9017 Рік тому +35

    Prozkiee asad💗 U are hard worker🔥🐐 Goat asad

  • @user-us7ue6rx9i
    @user-us7ue6rx9i Рік тому +11

    Imikaa la idin daawan karaa malmahanba waxba a idinka Si ahaa bilaa xiiso👑❤️

  • @lolboychannel8028
    @lolboychannel8028 Рік тому +2

    KusLii nabiga muxMexd scw ❤❤❤❤❤

  • @saafialiabdi8347
    @saafialiabdi8347 Рік тому +17

    Asc walal asad ilahay waxaan kaaga baryaa inuu lugahaaga kugu istaajiyo inshaa Allah walahi waana kuriyooday adoo istaagtay

  • @fosiyosaid4149
    @fosiyosaid4149 Рік тому +22

    Asadow maalmahan waad lasoo daahda ee hadii dhib kugu ahayn nooso boobsi🥰
    From schooley😁

  • @yaasiinmahad8357
    @yaasiinmahad8357 Рік тому +48

    Best challenge keep going brother 💪

  • @husseinabdi4618
    @husseinabdi4618 Рік тому +16

    𝐂𝐡𝐚𝐫𝐢𝐭𝐲 𝐁𝐞𝐠𝐢𝐧𝐬 𝐚𝐭 𝐇𝐨𝐦𝐞 🥺(Sadaqada waxaa ay ka bilaabataa guriga)🤏🙌

  • @jamiilamaxamed418
    @jamiilamaxamed418 Рік тому +13

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣Asad taatikada anaa kula fahmay calashaan bareejo noqonayan labadoosa adine lacagtada ku baqaneeso kkkkkkj

  • @sihamiita4898
    @sihamiita4898 Рік тому +13

    Ciyaarta kaliya aan aad u jeclahay wlhi cumeer mar waxa kuso aaday gorgoro marna r......tiin🤣keep going brothers✌

  • @aishalul8654
    @aishalul8654 Рік тому +12

    Masha allah aad ayaad uwanagsantihiin xushmadiina iyo kaftankiina

  • @caishasayid3348
    @caishasayid3348 Рік тому +21

    Asad waa iga qosliyay wlhy abaal nin gudaa yar kulha😂😂😂😂

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Рік тому +14

    Three legends always legends keeps goings asad hajio and cumir and king ceyda another's levels this is game's is hard work 👍💯💪♥️💯

  • @ifrahmaxmed3936
    @ifrahmaxmed3936 Рік тому +2

    First keep going my pro asad hagio and I want to give allah health🥺🤲 inzha allaha♥️🤲🥺

  • @xikmadoTube
    @xikmadoTube Рік тому +6

    Adduunyo waa hawle, salaaddana halagu daro. #MAAHMAAH.🔏🥰

  • @mohamedabdirahman9659
    @mohamedabdirahman9659 Рік тому +20

    Halis Caawa 😂 xukumo adag Hadaan daawanayaa 😂❤ 12:59Am Habeenimo

  • @hkcoday1662
    @hkcoday1662 Рік тому +5

    Awey dadkii nabiga jecela ♥️swc♥️

  • @omar528
    @omar528 Рік тому +1

    Asadow waan ku Soo salamaayaa adi iyo asxaabta DHAN 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @taslemfahmi7032
    @taslemfahmi7032 Рік тому +11

    Asad challengka khiyaana ku jirta adigu laba jeer oo isku xigtaad warqada qaadaty😂😂

  • @abdikhaliqabdirahman5246
    @abdikhaliqabdirahman5246 Рік тому +6

    Horay usoco lpx first fan kayga baad tahay inaad lugahaaga dib ugusocotana waan kuurajaynahaa insha allah 🙏

  • @khaalidmaxamuudjeeraar2390
    @khaalidmaxamuudjeeraar2390 Рік тому +3

    Challenge si uu xiiso u yeesho waa in Asad uu ciyaarta hada ka dib uu garsoore oo kaliye ka noqdaa hadii kale xiiso yeelan waayo

  • @saadaqcali9982
    @saadaqcali9982 Рік тому +1

    Asc walyal dhaman aanku wada salino nabi mohamed (NNKH) allahuma sali calaa sayidina mohamed wacaalaa aali mohamed

  • @maidamanka7304
    @maidamanka7304 Рік тому +11

    Keep going brother asad hagio 🤴🌺

  • @halimasaadia008
    @halimasaadia008 Рік тому +11

    Keep going brother asdhagio 👍♥️🙏

  • @Muslimyt4
    @Muslimyt4 Рік тому +5

    FG :
    zhp asad aniga fikirkayga ilama quruxbadna inaa lacag aad bixinayso aad ku tartantid marba hadaad lacag bixinaysid ayaga uqabo adigu albiitare kanoqo

  • @fardowsocabdi6598
    @fardowsocabdi6598 Рік тому +7

    AAAWAY DADKE NABIG AJECLAA SCW ❤✅

  • @sulthanterry7620
    @sulthanterry7620 Рік тому +6

    Asadow wan ku wata gar iyo gardaroba keep going brother part ayan ka sugynay game ki hand shake 🤝🤝 so same asadow ❤️❤️❤️

  • @nafisaharun
    @nafisaharun Рік тому +1

    War wllo wxyalaha dumarka qatan naga daay aad soo galinaysid waa ceebee sida kle waan ku taageera keep going 👍

  • @aaminacabdinuur4779
    @aaminacabdinuur4779 Рік тому +3

    Waxan rajeynaa riyadaan xalay Arkay inuu rabbi run kaaga dhigo wll qaali Asad hagio wlhi wxn ku riyoday Asad oo luguhiisa kusocdo sidoo kale anagana Aan soo wada dhaweyneyno

  • @zakiyoabdulkadir
    @zakiyoabdulkadir Рік тому

    *FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-*
    1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ?
    2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ?
    3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato
    4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ?
    5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto
    Iyada oo aan cidna ku xakaminin?
    6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ?
    7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ?
    8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ?
    *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* :
    1. AQOON AMA SHAHAADO
    2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY
    3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU
    Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number +252610872024

  • @hashinyusuf4609
    @hashinyusuf4609 Рік тому +4

    Asad hajio sxb waxad tahay wiil soomaliyeed oo Muslim ah dinta islaamka in dhaqankan aad mesha ku wada ma wanagsana wayo nin raag ah ayad ledahay Dharkii dumarka xiro plz 🙏 arintan ka digtoonow kuma wanagsana Diinteda nasteexada aad sidii dumarka yeelo kuma dhihin

  • @AhmedNeymar362
    @AhmedNeymar362 Рік тому +8

    Kusali nabi muxamed SCW ❤

  • @zaakRN7
    @zaakRN7 Рік тому +7

    Asad video ka dhaqso noo sooda sabtoo ah kuwo yar yaroo ila dhasheen baa habeen kasta ku suga🥰

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 Рік тому +2

    Boqorka UA-camrada asad hagio iyo teamkiisa salaan sare legend ♥ ❤ from hargeysa

  • @SOMZONETECH6129
    @SOMZONETECH6129 Рік тому +6

    Walalayaal cimaamada haleygu furo oo channel keyga soo booqda 😭♥️

  • @samiraabdirashiid5819
    @samiraabdirashiid5819 Рік тому +3

    ciyaarta sibaa kalla xanaaq ugu jiraa br serius guys pleas cumeer iyo caydana grab isa siinta ha joojiyaan love you guys

  • @kafiitaqalpifuran2325
    @kafiitaqalpifuran2325 Рік тому +15

    King cayda always the legend ❤❤❤

  • @hamdaabdilahi7851
    @hamdaabdilahi7851 Рік тому +2

    Alle Waxan ka baryay inu lugahaga kugu istajiyo wll wllhy wan markasta darma waxad daremyso ❤

  • @yusrahagi6181
    @yusrahagi6181 Рік тому +5

    21:56 asad adi inaa qaadato qalad waaye ee ceyda ayaa lahaa 👍

  • @jamalmatan3431
    @jamalmatan3431 Рік тому +1

    Aad ban ugu faraxsanhye Inan noqdo tageeraha asad hagio oo waliba an noqdo first comment plin szp asad😍😍😘

  • @sihaamabdiasiis
    @sihaamabdiasiis Рік тому +3

    Aan kusalino xabiikena scw

  • @ishacadow6855
    @ishacadow6855 Рік тому

    #FURSAD SHAQO Oo DAHABI Ah 💯
    1) ma tahay qof bilaa shaqo ah ?
    2) ma tahay qof Ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ?
    3) ma tahay qof meesha uu Ka shaqeeyo wakhti badan Ka qaadato ?
    4) ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ?
    5) ma doonysaa inaad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho Aad shaqaysan karto
    Iyada oo aan cidna Ku xakaminin ?
    6) ma doonysaa inad noloshaada shaqsiga ah iyo tan qoskinaba Aad horumar weyn gaadhsiiso ?
    7) ma Rabta inaad kordhisid dhakhligaaga lacageed ?
    8) Ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo Kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkasta ah ?
    WAX YAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN ;
    1.AQOON AMA SHAHAADO
    2.DAMIIN NOOC KASTA OO UU YAHAY
    3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU
    Dhamaan su,aalaha Aan kor ku so shegay hadii Aad Haa kaga jawaabtay FADLAN nagala so xidhiidh WhatsApp number +252615047931

  • @suldaanboss5376
    @suldaanboss5376 Рік тому +3

    Wlllhi waa dareemayaa markaa biyaha dalbatay dareemaaayay legend of legend asad Hagio 👌👏👏👏👏👏👏👏👏🙄👍

    • @Cali-xb8de
      @Cali-xb8de Рік тому

      Wuxuu rby in bareego lanoqdo legend wye asad😂😂

  • @nasrafaarah7876
    @nasrafaarah7876 Рік тому +7

    abaal raagay rag baa leh ayuu cumayr caawa kaga dhabeeyey horay usoco pig fun❤

  • @qalbiuroonizmail2495
    @qalbiuroonizmail2495 Рік тому +9

    Mshllh my boys keep going 🥰

  • @daahirnuur6305
    @daahirnuur6305 Рік тому +3

    My Pro asad hagio Keep going Legend wan Kutagerah wlhi aad ayan tagero ween Kugu ahay sxp waxan Kuleyahay hoorey usaco

  • @maryammaxmed3381
    @maryammaxmed3381 Рік тому +13

    Masha Allah asaad waxad thy qoof naxriis badan horey usoco ❤️

  • @m.deekdk7443
    @m.deekdk7443 Рік тому +5

    Keep going my brother asad hagio 🙏

  • @faraxdagan9456
    @faraxdagan9456 Рік тому +40

    Keep going my brother ❤🤴

  • @SSTV5080
    @SSTV5080 Рік тому +2

    14:13 comeer you do anything????

  • @nadarnadarmohamuud1812
    @nadarnadarmohamuud1812 Рік тому +12

    Asad funny taliyooow markuu dhaho jacelahy wlhi 😩😳🤣

    • @yuusuftaaja
      @yuusuftaaja Рік тому +4

      😅😅taliyow berka iga garacosaa

  • @cawocawil1986
    @cawocawil1986 Рік тому +6

    Asad way isku jiraan wlhi labadan wiil iska dhaaf wll

  • @suusan3770
    @suusan3770 Рік тому +8

    Asad adaa wiilasha dhahaye yaan lesku hiilin mxad abaal u keene meesha😂😂😂

  • @cbdulahiyare5736
    @cbdulahiyare5736 Рік тому +3

    لااله الاالله الملك حق المبين

  • @mohamoudfaisal3955
    @mohamoudfaisal3955 Рік тому +4

    Wlhy cumer hadusan kusin lahayn 5 points, support ayaan kala laban lahaa

  • @hayatabdinasir1607
    @hayatabdinasir1607 Рік тому +2

    Asad ciyaarta laba qof kadhig cayda iyo cumeer markasee xamaasad leeday plz sas ka dhig 👍 👌

  • @ahmedabdulkadir4305
    @ahmedabdulkadir4305 Рік тому +7

    Asad bro waan ku salaamay
    Sxbow game qalad yar ayaa iiga muuqdo wareega 1 aad adiga waad ka baxday cumer ayaa quit dhahay Ceyda ayaa ka faa’iideystay waxeey aheyd next inuu ceyda warqada qaato coz adiga waad ka maqan tahay wareegaas cumer ayaa mar kale warqada qaatay bal dib u fiirso
    Mahadsanid

  • @axmadsaadiq5351
    @axmadsaadiq5351 Рік тому +1

    Thank you my brother 🌍

  • @shutterbidaarofficial2819
    @shutterbidaarofficial2819 Рік тому +3

    First Somali UA-camrs Asad hagio ❤big fun

    • @saedhsad3924
      @saedhsad3924 Рік тому

      Asad hagio waan kusalaa may wll keyga macaan waxaa soqa wataa abeera iyo faadil dum dum

  • @cawosiciid1968
    @cawosiciid1968 Рік тому +1

    Omeeer Ciyaarta Waa Ku dheeshay Niyow Big Jaanis Haystay Maxaa U diiday Ciyaarta Ayaad NooLayn LahYd waana Badin Lahyd Uf Omeer waxyOw

  • @yahyeshekeye550
    @yahyeshekeye550 Рік тому +5

    Asad Hagio zhp waxaa tahay ninka keliya social media Aan ka tagero Hada Waxaan maraya heer Habeenkii anoona video yada Aad soo dhigto aanona dawaan aaana sexan saan ku sugayo hal hal ayaan kula socda zhp waxaa mooda inaa guriga kula joogaba
    Gulleyso zhp qalia

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 Рік тому

    walahay waxan ka fekeryay hadi Asad kashali xidho dib oo danbaysa ha dawan masha allah wuu iska dayay

  • @mushtaaqfaysal692
    @mushtaaqfaysal692 Рік тому +8

    Inta rabtay in challenge lagu so celiyo farta taaga