I like your energy, aad baan uga helay sida aad tamar ugu hayso inaad wax soo saarto, I hope one day inaan gaarto guul weyn oo hamigaaga ah, soomaali waa beeraleey iyo xoolo dhaqato, insha'allah ina hormuud u noqoto aan rajayna wax beerashada casriga ah ee soomaalida.
I think I few shared few videos on balcony and apartment gardening inside or outside. There are other great UA-camrs you can search: apartment gardening & you'll find great tips. I'll share more videos soon Inshallah
Kheer badan Alle hakusiiyee suraalka iska daa
Ilaahay janadiisa Haku siiyo
Alx Waa nabad imid *Giriiga* . Shekoyin ban idin kaga so diyarinaya insh Allah
Subxanallah
Manshaallh
Great information! Thanks for sharing. Fully watched, liked and subscribed. You have a new friend here👍
Walal is quran is saar sabbath oo ah videoyoonkani waa al-jacbur
I like your energy, aad baan uga helay sida aad tamar ugu hayso inaad wax soo saarto, I hope one day inaan gaarto guul weyn oo hamigaaga ah, soomaali waa beeraleey iyo xoolo dhaqato, insha'allah ina hormuud u noqoto aan rajayna wax beerashada casriga ah ee soomaalida.
Maashaa alaah wax badan aankaa bartay carada dhoobeeyda mahesto waan tijaabi lahaa
aad baa muhadsan tahy wll waxan rabay inaa ku waydiiyo sida aad ugu shubtay seed ka iyo in aad godad usamayso kee fican waxan is iri anay nafaqada isla qaybsadaan sidaa aad hada samaysay thanks
Ma shaa Allah, inspiring❤️
That’s inspirational stuff bro
Masha Allah Abayo horey usiiwad dadalkada 🥰🥰🥰
Xawaaji burburka laga beera kabsarta wxaas xawaji burbur wye ee abayo warqada kashubtay
Horey usoco
Gᴏᴏᴅ ᴊᴏʙ🥰
Abayo surwalka iska dhaf marked wax dubayso goono gasho
Abayo mcney thanks aniga kabsar ayaa beeray 5 malin cml aya laga jooga kuwa dariiskeena ah wxyba li dhehen kabsarta sadax bari aye kuso baxda mesha waxba kuma heesid waba niyad jaby thanks niyada li dhisty
Abayo "ilmaha habiritey eh" inoo sax wa qaladee mahadsanid
😂😂😂 waa runta that made no sense!
Iska saar shaanshida😊
👏👏👏👏👏❤
Abayo wankusalamy..do u have any advice for beginners.how to Start gardening. I do live in apartment
I think I few shared few videos on balcony and apartment gardening inside or outside. There are other great UA-camrs you can search: apartment gardening & you'll find great tips. I'll share more videos soon Inshallah
Gabadhan waxay u baahan tahay in la maalgeliyo dadka degaanka waxay u soo saari la hayd wax anfac
Naa waxay surwaalku Muslim girl ma tihid myaa qaangadh ah
Miss. Diamond are you married dear ❤