Abaayo waad mahadsan tahy waxaan ku weydiiyaa baradhada wey iga halaawad maii bixin ee baradhada maxaan sameeyaa midakale liinta bahal ayaa iga cuno ee maxaan sameyaa abaayo
Organic ama daawo dabiici isticmaal saliida geed hindi/miri miri (English Neem Oil). Neem Oil organic pesticide and fungicide. UA-cam ka daawo sida loo isticmaalo. Quraanjadana ka ilaali dhirta.
Beerteyda yaan yo deyda koonbo. Deyda... Erayga xarafka D... Reer hiiraan...maasha alaah sister
Masha alaah alaha ku barakayo macanto aad kalan alaha noo badiyo
Mahadsnid abaayo macn wllhida wa ka fa'idey😍👑
Wll intee casho ayay kusoo baxdaa yaanyadu sideena loo koriyaa si dhakhso ah please
Manshalah abayo in aan kamsar calen AYA raba udhaha in an bewrtan raba se sameya?
Wlal.waxad iga soo waranta qabka.loo.beero liin dhananta
Masha alah abayo wax badan ayan ka faaiiday aniga waxan beertay koosto yaanyo masha alah wayna ii baxay oo wan gurtay masha alah walashay waxan jooga muqdisho wan kaga mahad celinaya wana kula socda abayo
@Aamino Ali sida kuwad walaal
Masha Allah
very informative, thanks abaayo
Madada composé oo dabici ah majirta
Haa pro wala sameeya walib fudeed wayeh
Abaayo waad mahadsan tahy waxaan ku weydiiyaa baradhada wey iga halaawad maii bixin ee baradhada maxaan sameeyaa midakale liinta bahal ayaa iga cuno ee maxaan sameyaa abaayo
questions abaayo, waxaan soo sari doonaa fiidiyow isbuuca soo socda oo ka jawaabaya su'aashan Inshallah
Waxaad iisheegtaa carada mado eewaxlagu beero
Turba sinaaciya la dhahaa ama badmos wala sameestaa carada
Huno waxaan beertey yanyo markaste wa waxaa iga cuna xayawaan yar yar ( mildew) la dhaho maxaan sameya
Organic ama daawo dabiici isticmaal saliida geed hindi/miri miri (English Neem Oil).
Neem Oil organic pesticide and fungicide.
UA-cam ka daawo sida loo isticmaalo.
Quraanjadana ka ilaali dhirta.
Iyo.mudada ay ku baxda iyo inta laga gooyo geedka marku baxo
Abayo on top of your skills you also comedian call the cucumbers caruutada lol
I try 😂😂