Qisooyinka dadka soo gudbiya gabdhahaan u badanahay markaan wiilasha isku dayay wiil aan codkiisa ku qanco Ifiyaan ka arkay oo aay dhagaheyga ku qancaan. Codka kaliya ma ehee dhadhanuu u yeelaa wlh .Qisadii oo cajiib ah aan hadana qofka codkiisa iyo habka uu u sheekeynayo caajis ku dareemaa markaan wiilasha kale booqdo. Stay blessed my darling brother, lots of love from 254 🇰🇪😘
Qisadan bari hore ayaan dhagaystay iyadoo kooban ayaan gabadh kadhagaystay laakiin wlhy ifiyow wixiiba malab ayaad kadhigtay anoo hore umaqlay hadana waan dhamaystay alla ifiyow wlhy qisooyinkaaga saamayn ayay igu yeesheen ba tan ookaliya maahee kuwo marwalba kuwo aan hore udhagaystay aya igusoo beegma laakiin ifiye yaadhaafi karaya😁mahadsanid wllo❤🎉tha king of talent❤
Wlhi hablaha qaar waa boqortooyo qoftan is qabno waxan aha naafo dhanka lugaha ah waxan joogay Netherlands markan is baranay si toosa baan ugu imidd puntland garowe waan kulanay waan guursaday wan ka xaystay Netherlands baan la imaaday 4 ilmood bay ii haysa 2 mataano iyo 2 kale ilahay ha i barakeyo qofna ceeb malahan marba haddi dhan alle tahay
Horta marka hore off topic nashidada ku so xirto waan ku heesta haddan u so laabto qisada waxay ahayd cajiib aadna u qosol badan I loved waxan kaliyoo dhihi lahaa caamir u mahad celi seediga muxamed hhh aniga alle wuu ii sahlay xaas I jecel ilaahay inta single ka ah ha u sahlo lamane ay farxad isla Qaataan aamiin....
Nio ileys aniga tuugadaii aan ku heestaa Jcl Mariano wll aniga caamir magaaro Nasiib kiisa Ee wll Gilman teeda gangster aha ma ii soo habeen kartaa jcl marabo 😢😢😢😢 Waxa uu namar siiyaa wali u guur san la yahay 😭😭😭😭😭😭😭
Qisooyinka dadka soo gudbiya gabdhahaan u badanahay markaan wiilasha isku dayay wiil aan codkiisa ku qanco Ifiyaan ka arkay oo aay dhagaheyga ku qancaan. Codka kaliya ma ehee dhadhanuu u yeelaa wlh .Qisadii oo cajiib ah aan hadana qofka codkiisa iyo habka uu u sheekeynayo caajis ku dareemaa markaan wiilasha kale booqdo. Stay blessed my darling brother, lots of love from 254 🇰🇪😘
Wow 🤩
Haaa hyye wll maxad ka wadaa marka
Soo wda bax please
Anagaa ah af-hayeenadiisa
Wxyar hdii laga fahmaypa wll mxd kwada shekadada
Anigu wn jeclee bal iga howsheyda gala
@@supoabdi6828
Ana ugu horeyo manta waalhi qiso dhaqansanayay marka adi ku argay Wan ka so baxay dadah so aday reb iso gal hee ifiyow😊
Qisadan bari hore ayaan dhagaystay iyadoo kooban ayaan gabadh kadhagaystay laakiin wlhy ifiyow wixiiba malab ayaad kadhigtay anoo hore umaqlay hadana waan dhamaystay alla ifiyow wlhy qisooyinkaaga saamayn ayay igu yeesheen ba tan ookaliya maahee kuwo marwalba kuwo aan hore udhagaystay aya igusoo beegma laakiin ifiye yaadhaafi karaya😁mahadsanid wllo❤🎉tha king of talent❤
Shukran wllsy qali
@@ILEYSS codki hore baa ficanay kas ku soo celi hada awoodo
Kan ka fcn wlhi 💕💐@@Lagdheera
Wlhi hablaha qaar waa boqortooyo qoftan is qabno waxan aha naafo dhanka lugaha ah waxan joogay Netherlands markan is baranay si toosa baan ugu imidd puntland garowe waan kulanay waan guursaday wan ka xaystay Netherlands baan la imaaday 4 ilmood bay ii haysa 2 mataano iyo 2 kale ilahay ha i barakeyo qofna ceeb malahan marba haddi dhan alle tahay
M.a abwe rppi qoyskaaga hakuu barakeeyyo.abidna wada noolada❤😊
@sahrashinni4895 ameen ameen wllo thanks wlhi dumarka soomliyed waa naxariis miiran oo boqora ah waan u mahad celinaya qof walba oo duco nala garab taagna gurigana alle ha noo barakeyo intan haysana alle ha siiyo qoys dagan
Masha Allah walaal familyka Allah ku xifdiyo Aameen ❤❤❤❤❤
@@gobeyluul1122 amen amen 🙏
@@NasracayduruusKeenadiidwll alle haku barakeeyo familkaga wax ilahy keenay marna qof laguma naco
Xalay xageed martay oro ramadaanta hanaga maqnaan zhp allah janatul fardawsa hakawarabiye
Gifc❤❤
Ifiyee keep going sxp uxiisay qisoyinkan dhaadheer❤❤❤
Ifiye hore usoco wll aad bad ucod maacan tahy m.a wan ka helay codkada allaha ku barakeyo aamin❤❤❤❤😊😊
ifiyoow sxp qisooyinka jaceelka noo soo badi wax badan ayaan kaa bartay ❤❤
Meesha film
Wlhi waa ilmeeyay ax 😢😢😢 dadka qlbiga Wanaagsan maxay marwalba u dhaawacman 😢😢
asc asxabey RAMADAN MUBAARAK ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Allaa waa qiso xanuunu badan lkn guulaya ku dhamataaya😀
Horta marka hore off topic nashidada ku so xirto waan ku heesta haddan u so laabto qisada waxay ahayd cajiib aadna u qosol badan I loved waxan kaliyoo dhihi lahaa caamir u mahad celi seediga muxamed hhh aniga alle wuu ii sahlay xaas I jecel ilaahay inta single ka ah ha u sahlo lamane ay farxad isla
Qaataan aamiin....
Shaax cadays macabi kara ifiyow😅 shaax cadays waa ka mamnuc lkn hada wa son
Saan kuu sugayay wlhi wn daalay ifiyow😢
Sem walhi hada ano Hawsha ka cajisan arkay 🥹❤️
@@nadar472 afurkiiban ku karsaday waan farxay Markan arky😁
@@nadar472hhh sidasan ahey howshuba waa cajis ileys la,anti
Waad mahad sanid wllka ado sooman aa noso gudbisaa qisooyinka 😊
Ifiyoow wax tahay qofka kaliya een yutotube dartii u soo galo saan u dhagaysto qisooyinka macan eed soo gudbiso 🥰❤
masha allah gadaalbey kafiicnatey qisada waxa kadanbeyey khalid saxib wanagsan ❤
والله أحسن قصة سمعتها في حياتي 😅
ههههههههه نفس الشي أ نا حتا❤🙂↔️
❤amiin yarabi alaha no aqbalo ducadadu aniga hada sogarey mishan sedokale
Ifiye ciyoow no so dhig qisada Wanku gu xiranahe ❤Ani iyo qoyskena
Wawreyy qisadi ugu horesay miyan dhaha oo farxda ku dhamaateyy aniga ilmo baari ah iigu so duceey team ifiye
mansha allah qiso cajiib ah oo casharo badan aan ka baran karno weye mahadsanid bro
Zhp qisooyinka carabta noosoo badi kuwa jaceylka
Carab jacalka
Ya ila arkay qiso yinka odhan Abu camir ubadan Iyo um camir😂😂😂ifiye lemahn
Ani aa gula arkay
Alx haday farxad thy waxa ilowe la ahay cashirka nolosha😢❤😊
ani xata
Qiso cajiiba aad baan ula dhacay Masha Allah farxad bay ku dhamaatay😂
Sxb qeybta hackers Kaso hadal ❤ big fan ileys 🙏🙏🙏
Hadad qisooyinka carabta u'xiistey ❤❤❤❤
Maxaa ugu xiisiweene oo hada farxadaleh kan ne maalinkaste wixuudhahaa qisa cajiib cajiib madhamaato hadane woomahadsanyahay asoo sooman oo wax noosameeyaa qeer qaba
First view and first like❤❤❤😅😅
Mahadsanid walaal ifiye ❤
Wey iqancisayyy yqeyyyyy sheekadaa😩❤️
Aamiin ifiyow 😂❤
ASC❤ MAMO RABADAN MUBARAK❤
From sawda qaalib😂
ماشاءالله تبارك الله ❤❤❤❤❤
Wa naga gar baxdey Agah😂❤
Qisadu Waa qeyb xanuun iyo qeyb farxd badn alx haduu caamir reer yeeshay teda kle waliga qof aburista ilahy laguma caayo anaa wiil ilko dherernimo ugactagy lkn aney ixanunen ilkihi😢
Subhanallah 🫢🫢🫢🤔🙏Ameeen Ya Allah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼💖💖💖
Asc ifiye allah arimahaga hku sahlo wll alle soonka hanaga aqbalo wn u xiisnay qisooyinka waliba kuwa carabta
Ifiyoo sahib dathaalkada labajibaar oo malinwalba hal qiso kusotuur sahib ilaa iyo ciida hortena insha Allah
Ifiyoww internet dhan waxan bilaabayy 2023😉😿😂😂
Wad yartahay 😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂😂 sanad kahor baad qaangaadhay
😂😂@@DARWIISHAD
¹@@foziaelmi9120
Wan kugu qaadanay wll❤😂
آمين يارب العالمين
جزاك الله خيرا ❤
Thanks ifiye wll kaliya lasoo dhaqso adoo mahadsan afurka inaa ku karsano rbnaa 😂😊
Ifiyoow Hurdadydi aada lagu waydiyaa😅😅sheekadan wa ka helay sxp
Carab ta qisoyinka ayaa wacan , warka ayaa i marayaa
Thanks bro
Wcs 🤝 Ifiye
First
TEAM ILEYS LIKE SARA WAXEY DHIIRI GALIN U TAHAY IFIYE SHOW
Subhanallah 🤔💖💖💖🙏💔💔
amiin aamiin aamiin wllkay ifiye wlhi wa qiso xanuun badan
Aamiin
Waan ku farxay
Ninku Raganimaa lagu guursadaa ee Qurux iyo Maal lagumaguursado
Asc ifiye cajiib cajiib qisooyinkaada m.a wiilasha kale ma dhagaysankaro qisooyinkooda caajislyba kaqaada m.a hor usoco
Scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Fadlan like 👍 hakatagina videoga xaqiisa siiya
AAMIIN Yaa Rabi
Wllhi qisadan waa tii igu xiisa badnayd 😅🎉
Maanta liketa markiiba waan kuusaaray 😅😊
run ahanti wa qiso cajib ah oo murugo leh oo ku cibro qadasho iyo tusale leh qisada caamir ku dhacdey qisooyin kan oo kale noso badi saxib🥺❤️🙏
😂❤
Amiin wll
Wa lagu wayay wll wn ku tabnay 😢
wow wlh waa qiso aad u macaan 😂😂
Wallhi waa qiso xanuun badneed laakiin meel feecan ku soo dhamaatay
Sidaaan usugayay aaaa kkkk
Ifiyow keep going pro❤😂
Cajiib ee eheed qisada 🤲
Ifiye bajaajle dhibka nagadaa sxbow 🤣🤣🤣
ماشاء الله تبارك ألله الله يحفظهما امين
Wll ifisil
Masha Alaha waa sax ilaha ha ku xafido
Masha Allaah
Thanks bro😊
Wlh 30 Sanaa jiraa waligey ma maqal qiso qisadan ka xanuun bdn
Qiso jaceyl oo fcn waaye ❤❤❤😊 filim cml
Wali jacyl halisa makuhely wll
@@shafiduale1488 my Al.xm
Ramadaan mubaarak
Ifiyow Ramadanta wan kugu xisabtamayay afurka hakula kariyo ban islaha lkn masajidka dhex sexatay 😂nio video casarki so dhig
ZHP QISOYINKA TUUGADA NOSO BADI KUWAS NOOGU JAXDAYE❤❤
Ifiyow sxb lira syria laga isticmalayo maanan fahmin ee halkaa noo jilci
Keep going ❤❤
Hhhhhhhhhh hhhhhhhhhhhh🎉😂😂😂😂soonkaa ihayey
Waw sheekada dhan wax ka macaan hadalkaaga ❤❤❤❤❤mooyee
AMEEN YAH RABBI ALLAHAYOOW 🤲🤲🤲🤲🤲
Khaliiil zxipkay ladhahi jidhay soonqaadkii hodhe buu dhintay halkaygi zxp aalaha ahaa allaha unaxariisto😢
Ilahay naxariistii jano ha siiyo wll🤲
Aaway qisadii cab;si cabsida😂😂
ASC sxb wayadan wanacajisisayi wayo waxanabarati qisoyinka macan
Laba jeer ayan dhageystey ifiyow kawrn sidasan ahey dhaman qisooyinkaga
Zxp ifiyow qisada igu dhacdey ila ku jiroh kuwaan kadarnaan leheed
Nag la aan dhibatadeeda ayuu arkay walhi allow naag la aan hainga dhigin waali waye walhi😢
sxb nashiidada dhamadka videoga iso sheega title namekeeda
yess qiso carab waan u xiisay
Qisadayda mar ka sheeken doonah insha allah lkn iso duceeya
Apaayo haday suurto gal thy maad anigapa iishegtid oo I hormarisid
kuligina ani a like ini sarey ani xata isara like maxa sugeysin
امين يارب العالمين
Wan uxisay qisoyinka
Qosadan ruwayda style kadhagaystay 2023 hadanah wan dhagaystay kawaran 😂
Khiyano
Nio ileys aniga tuugadaii aan ku heestaa
Jcl Mariano wll aniga caamir magaaro
Nasiib kiisa
Ee wll Gilman teeda gangster aha ma ii soo habeen kartaa jcl marabo 😢😢😢😢
Waxa uu namar siiyaa wali u guur san la yahay 😭😭😭😭😭😭😭
Arab kaso hadal midka UA-camrka ah saxib
Ninka saaxibki ahaaba ilaahay uso diray
Zxp