Waxay iska dhigtey Habar cajuuso ah kedibna Malaayiin dollar ayey qaadatey 😀 Qiso cajiib ah

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 142

  • @cawoismail2892
    @cawoismail2892 2 місяці тому +24

    ASC❤MAMO❤WAXAN AAD UGA HELAA SIDA AAD DADKA WAX UFAAN SIISO AYAA AAD UJECELAHAY ILAAHAY CAQLIGA IYO CAAFIMAADKABA HA KUU DAAYO MAAMO.WAAD GUULEESA NAYSA HORE USOCO AAMIIN YAARBI MAMO🤲🏻🤲🏻🫶🫶🙏🙏

    • @ILEYSS
      @ILEYSS  2 місяці тому +13

      Wcs, aamiin maamo adna sidokle 🤎

  • @Ismacilxasan-f1k
    @Ismacilxasan-f1k 2 місяці тому +36

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡

    • @naimahussein3911
      @naimahussein3911 2 місяці тому

      Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 2 місяці тому

      Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Munaismacilclaahi
    @Munaismacilclaahi 2 місяці тому +11

    OMy Woow Caawa Qiso layaab leh tanoo klaa ifiye ma keenty 😂♥️

  • @Naimaabdikaafi
    @Naimaabdikaafi 2 місяці тому +2

    Kuwa danbi baarista soo badi ileys 😊 lawyarta noqon rabaa wll i aamin😅 aad u mahadsantay

  • @DekaDahirAhmed
    @DekaDahirAhmed 2 місяці тому +11

    اللهم انصر اخواننا
    في غزة ❤

  • @CiiseCaray
    @CiiseCaray 2 місяці тому +6

    Allah haka sharfo adeer guulayso

  • @abdihaliim7796
    @abdihaliim7796 2 місяці тому +3

    ifiye masuul cudkaaga waa looxiisayaaha ❤❤❤

  • @ikhlaasgeedi3925
    @ikhlaasgeedi3925 2 місяці тому +48

    Ileysow Seithy checyl❤

    • @ILEYSS
      @ILEYSS  2 місяці тому +18

      Fcn m.a

    • @DefnaAxmed
      @DefnaAxmed 2 місяці тому +10

      Qofyahay aan kala xishona ninkayga ii aman gali🙄😂💔

    • @Amiirka3o
      @Amiirka3o 2 місяці тому +2

      !

    • @Binthlm
      @Binthlm 2 місяці тому +7

      Gabdho is adkeya wah😭😂

    • @YOUTUBEAUTOMATIONACADEMY1
      @YOUTUBEAUTOMATIONACADEMY1 2 місяці тому +4

      Ilaysa waa walaalkiin ka ilaaliye

  • @caliyaahmed1521
    @caliyaahmed1521 2 місяці тому +3

    Wa Ku salaamay Shb ifiyow🙌🏽👑

  • @HaydarabdiHussein
    @HaydarabdiHussein 2 місяці тому +7

    Ifiyow qisoyinka carabta Sobadi wyo waxan kuqorta farqurxinta carabiga oo aan Barto mahadsanid from baydhabo janaay

    • @RAASHID5t
      @RAASHID5t 2 місяці тому

      😂😂​@@zaki.zk-

    • @Binthlm
      @Binthlm 2 місяці тому +2

      Online Maka barataa

    • @HaydarabdiHussein
      @HaydarabdiHussein 2 місяці тому +1

      @@Binthlm my offline wye ukhtii mlagubara

    • @Binthlm
      @Binthlm 2 місяці тому +1

      @@HaydarabdiHussein haa lkn ma imankari xage waye

    • @HaydarabdiHussein
      @HaydarabdiHussein 2 місяці тому

      @@Binthlm baydhabo wye

  • @capdulraxmannuur6891
    @capdulraxmannuur6891 2 місяці тому +3

    Yes boss nosobadi shekoyinkan oo kle

  • @CaydaruusscabdiCali
    @CaydaruusscabdiCali 2 місяці тому

    Anadeer manshalleh alleh cafimad iyo cimri dherer aaamin waxad tahay qofka aqliga oo sxbka ah asalamo calaykum mahadsanid wlo

  • @hamseemahamed6203
    @hamseemahamed6203 2 місяці тому +2

    Xarfaanta Zoo Badi Taliye

  • @Boqorka1
    @Boqorka1 2 місяці тому +3

    Mahadsanid wll

  • @FaraxAwil-yc3zc
    @FaraxAwil-yc3zc 2 місяці тому +2

    ❤❤❤❤❤❤ oo ifiye salan sa re lajan ooftalajan ✋✋

  • @HaphsaGulled
    @HaphsaGulled 2 місяці тому +3

    Ani qiso carab io mid xarfanba dhafi maayo😂😅

  • @Xaadqabaaze
    @Xaadqabaaze 2 місяці тому +2

    Jimca kareem ilays family 👪 ❤️

  • @sharifaafrah5808
    @sharifaafrah5808 2 місяці тому +2

    Eeboow inteed kabaxday❤😂 qi sooyinki carabta wan waynay

  • @sumayojama413
    @sumayojama413 2 місяці тому +2

    Wayahaywayahay baryahan ma maqlin ifiyow see cml hee😢😢😢😂

  • @BureeqaXasiliya
    @BureeqaXasiliya 2 місяці тому +2

    ileysow xagaad ka dhaacday baryayah waan ku waynee🩸

  • @janno953
    @janno953 2 місяці тому +2

    Dadka ifiye qisadiisa dambi baare ku noqday gacanta taaga 😂😂

  • @MABRUUK
    @MABRUUK 2 місяці тому +2

    Warkagu wa qaadasho wllka like wan saaray👍🏻

  • @qodadimuuse5197
    @qodadimuuse5197 2 місяці тому +2

    Qisada wa macaneyd awowe

  • @abdalaafrah2655
    @abdalaafrah2655 2 місяці тому +3

    Asc bro

    • @ILEYSS
      @ILEYSS  2 місяці тому +3

      Wcs sxb

  • @HiBa_mahamett
    @HiBa_mahamett 2 місяці тому +5

    Hdee isoo dhacday qisada saa waaba leyga horeyaa mxa hawada Maa lagu soo fiirsaday usi 😂😂😂

    • @Munaismacilclaahi
      @Munaismacilclaahi 2 місяці тому +1

      @@HiBa_mahamett Inta Hawada. Kusoo daawaty inteed ku maanayd Naa 😂

    • @HiBa_mahamett
      @HiBa_mahamett 2 місяці тому +3

      @@Munaismacilclaahi ee soo dhaceysaba waa ku dhufte saa waaba la daawaday Ani bis waaye hawada guri ka kiresana😂😂

    • @Munaismacilclaahi
      @Munaismacilclaahi 2 місяці тому +1

      @@HiBa_mahamett Hawadaas halaga helo Marka markaa xigta Hadii kle. YAAB. BAAD U dhiman 😂

  • @MohamedDeeq-hu3yk
    @MohamedDeeq-hu3yk 2 місяці тому +1

    Ifiyow soo badi Qisadaan okale😅

  • @khadramohamud9184
    @khadramohamud9184 2 місяці тому +2

    Asc...aryaaa Ileysoow Ayaanta xagee aadsatay😅.anay way Allxamdullillaah minaa soo laabatay🎉🎉🎉

  • @Hazard1246-c8d
    @Hazard1246-c8d 2 місяці тому +2

    Qosooyinka hackerka pleas soo badi

  • @CabdishakuurMaxamed-d3w
    @CabdishakuurMaxamed-d3w 2 місяці тому +2

    Anaa ugu horeeya😂😂

  • @Apdalla_cige
    @Apdalla_cige 2 місяці тому +2

    Qofki ugu horyey😊

  • @NimcoHonest
    @NimcoHonest 2 місяці тому +1

    Afiye i miss you brother keep going on

  • @SAMIIR-ORIGINAL
    @SAMIIR-ORIGINAL 2 місяці тому +1

    ileyso waxan kuga xeranhay ila iyo ifiye show

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 2 місяці тому

    Ifiiyow guuleyso walaalkey ❤❤❤❤❤

  • @abdirahmansergio1857
    @abdirahmansergio1857 2 місяці тому +1

    Assalamualaikum ifiye legend

  • @SaamiyaAbdirashiid-u3c
    @SaamiyaAbdirashiid-u3c 16 днів тому

    Wallo shukran illaha ha Ku barakeyo❤

  • @Cadnaan19
    @Cadnaan19 2 місяці тому +1

    Ilees waxaan ku jeclahay repplyga kaa xasdi maayo

  • @Aw-Mahdi
    @Aw-Mahdi 2 місяці тому +1

    siduu channel-kani iisoo gaadhay channel-kale maan daawan, sabab-tuna waa dhacdooyin-ka uu soo gudbiyo oo dhamaystiran misana xiisahooda wata. Guulayso jaalle from "Hargeisa"

  • @KhadiijoxuseenCabdi
    @KhadiijoxuseenCabdi 2 місяці тому

    🎉❤asc will ❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊mashaallah alpha hakubarakeyo❤❤

  • @IbraahimcabdinurCumar
    @IbraahimcabdinurCumar 2 місяці тому +2

    nio maxaa kugu dhacay miyaad xanusatey sxb ifiyow

  • @IbrahimAbdiwahid-f2n
    @IbrahimAbdiwahid-f2n 2 місяці тому

    44:53

  • @MaryamoMire
    @MaryamoMire 2 місяці тому +1

    Ifiyow seithy qalpi❤🫀💋

  • @ZucaadAbdirahman
    @ZucaadAbdirahman 2 місяці тому +1

    Ifiyoow waa hbnkii kowaad een muuqal daawanaayo isago ii dawnayo isagoo ii dajisnay waxaa ii dajisan in ka badan 30 muuqal taaqero weyn baan kuu e hee wlkyow guulayso aduun iyo aakhiraba

  • @HALIMO-e7o
    @HALIMO-e7o 2 місяці тому

    Ifiyoow waxaad ogaataa gaalada dhan waxay ku dhashaan xiriir sharci daro😊

  • @Hasaam930
    @Hasaam930 2 місяці тому

    Horta wllo eedo haa dhihiin ee waa aayo wyna Ilen eedo waa aabah hablaha ladhashay nio aayan waxa ladhaha adrka abtiga iyo aabaha intas ayaa ladhaha aayo wyo dhankas ayeey ka socda

  • @falastiinjabriil543
    @falastiinjabriil543 2 місяці тому +2

    🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Awoqali-c1y
    @Awoqali-c1y 2 місяці тому +1

    Ifiyow xarxanta aad ayad ugu dadashey teaam carab qiso dhindhina nooso gali channelka kale wll qliyow mcnow ifiyow 😂😂😂

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 2 місяці тому

    Qasaas Gaaladiina sharci bay keeneen Soomaali Qof ah may maqleen qasaas Ma Muslimbaa Dadkaas

  • @SofiaHassan-e5o
    @SofiaHassan-e5o 2 місяці тому +1

    Wankutagera sisaid ah wll

  • @WalidAdna
    @WalidAdna 2 місяці тому

    Ifiyoow meeye qisooyinkii dhaadheera

  • @DARWIISHAD
    @DARWIISHAD 2 місяці тому +1

    😂😂😂😂😂 shirkadaha lacagaha kasoo baxa waa faaidada lama geeyo ATM ee waxaa la geeyaa bank

  • @CrAbukar-fc8yb
    @CrAbukar-fc8yb 2 місяці тому +1

    Onest❤🎉

  • @MK-cl3uu
    @MK-cl3uu 2 місяці тому +1

    Naag tuug😂🎉

  • @CromanYousuf
    @CromanYousuf 2 місяці тому

    Dadka qaar baa sheekoyin bene nagu dul sameeya ilaahay amarkii😂😂

  • @aynash4493
    @aynash4493 2 місяці тому +1

    Thnx sxp🎉🎉😊

  • @mssYaaraisthebets2
    @mssYaaraisthebets2 2 місяці тому +2

    ❤❤❤❤💗💗💗💗💗

  • @aynash4493
    @aynash4493 2 місяці тому +1

    S.c.w

  • @zaek_adde1276
    @zaek_adde1276 2 місяці тому +1

    Chanelka kaliya aan kuseexdo 🤟❤

  • @JH-ec7tv
    @JH-ec7tv 2 місяці тому

    Subhanallah 🤔🙏💖💖💖

  • @HamdiHussein-gs9fv
    @HamdiHussein-gs9fv 2 місяці тому

    Ifiyoow hadii aad taqaano gabadha lagu magacaabo Ayaan gobdoon lawadiinaba waa idintageera misana qisooyinkiina waa isku mid ee noo kala gadiya zxbyaalow waa codsi🙏

  • @BalqiisAbubakarBalqiis
    @BalqiisAbubakarBalqiis 2 місяці тому +1

    ❤❤❤

  • @abdalehussein3547
    @abdalehussein3547 2 місяці тому +1

    ropert solis garcas mid lamida majiro FBI di aya qaban waydey wa onother leavel wlhi😅

  • @AhmedaliMohammed-gd5sz
    @AhmedaliMohammed-gd5sz 2 місяці тому +1

    Please sxb nosobobsi qisoyin badan ayan rabana

  • @kuu617
    @kuu617 2 місяці тому +1

    Mrki hore video Yadada wa iga so hor bixi jireen lkn hada Ana radsan😒

  • @Xamda-geeyo
    @Xamda-geeyo 2 місяці тому +1

    Asc saxiboow

  • @HaydarabdiHussein
    @HaydarabdiHussein 2 місяці тому +1

    Ifiyow hadana magaceygi miya dumar ugayeroysa wlle hora Somali ugu mah mahday nin jimco walan Raba khamiisuu dhacdhacaa

  • @Butuceyyy
    @Butuceyyy 2 місяці тому +1

    Qofkii kowad waa ikan😂

  • @Todayisnoteasy12
    @Todayisnoteasy12 2 місяці тому +1

    🎉😮

  • @abdullahiadid7407
    @abdullahiadid7407 2 місяці тому

    brother cabsi cabsi please

  • @iqramohamed-n6d
    @iqramohamed-n6d 2 місяці тому

    M.a

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 2 місяці тому +1

    Wcs

  • @MaysaMaysuun
    @MaysaMaysuun 2 місяці тому

    Qisooyin cajiiba soodhig

  • @Igaad23
    @Igaad23 2 місяці тому +1

    Hello

  • @KhadarAbdi-v5c
    @KhadarAbdi-v5c 2 місяці тому

    Xarfaanta

  • @yacinzahra2853
    @yacinzahra2853 2 місяці тому

    Haye wa maxy dee markali yaata xitaa ma ugu horsa raye😂😂

  • @xhakayare5830
    @xhakayare5830 2 місяці тому

    Ifiyow shiidnimada in aa kabaxaa rabaa dhac hadaa geeesto qisadeeda dadka uga shekey zhp😂😂

  • @abdullahiadid7407
    @abdullahiadid7407 2 місяці тому

    qiso jini jini nosoo daa xariif

  • @foosiyamaxamed194
    @foosiyamaxamed194 Місяць тому

    Ilayso wllkay appka iga so qabo😢

  • @ibrahimclfataxyuusuf6375
    @ibrahimclfataxyuusuf6375 2 місяці тому +1

    1

  • @geeskaafrica1
    @geeskaafrica1 2 місяці тому

    Nin yahow saan udhageysanayay mar walba qisoyinka xarfanta malin dhaxdas waxaa tagay Bank waxaa is arkay anigoo ka fakirayo war sidee ayuu ushaqeyaa qabka sagurudkab bankiga waan is yaabay 🤔🤔 ma bilawday ayaa is dhahay wlhi😢😮

  • @fartuunmoha3035
    @fartuunmoha3035 2 місяці тому

    Ifiyow arin ayaa rabaa inaaa kalahad lo

  • @RixdaBoy
    @RixdaBoy 2 місяці тому

    Nio sidan udawanay inan tuug naqdo inyar ujira 😮

  • @IfraxmahadYasin
    @IfraxmahadYasin 2 місяці тому

    Niyahow ayamahaan waad Naga jeeda

  • @SaidMohamud-b7r
    @SaidMohamud-b7r 2 місяці тому +2

    Muuqaaladaada waa dhaadgeer yihiin isku day inaad wakhtiga noo dhaqaaleysay please thanks

  • @HodanAli-d9i
    @HodanAli-d9i 2 місяці тому +1

    wll wan ku sugya 😂

  • @Iiihbb
    @Iiihbb 2 місяці тому

    Wa ko wasa

  • @kolyeedh1
    @kolyeedh1 2 місяці тому

    Su,aal? Wali ma dhacday in laba qof iska bartaan utube 😂

  • @abdifatahda3774
    @abdifatahda3774 2 місяці тому

    😂😂😂😂

  • @AsadAxmad-i1w
    @AsadAxmad-i1w 21 день тому

    Ifiyow sethy

  • @Zakariya0070
    @Zakariya0070 2 місяці тому

    Gabadh rer Somaliland ayaa rabaa maheli karaa

  • @SofiaHassan-e5o
    @SofiaHassan-e5o 2 місяці тому +2

    Wankutagera sisaid ah wll

  • @LaylaCumar-h6b
    @LaylaCumar-h6b 2 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤