DHAMAAD: SAYID CALI LOOYARKIISA O WAR CUSUB LA YIMID MAXKAMADA; DAADIR OO DIL LAGU XUKUMAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 195

  • @fahadyacquub7242
    @fahadyacquub7242 2 місяці тому +19

    Shiikh mastafe ilaah somali xaqa ha tuso insha Allah

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 2 місяці тому +7

    Kuwa dulmiga iyo jariimada uu galey ku difaacayo asaga dilaaga ah wax ay dhaamaan ma jiro ee Allah ayaga dulmigooda ha isku salido aamiin waa tuugo ee Allah umada ha ka qabto aamiin

  • @ismailfarah3596
    @ismailfarah3596 2 місяці тому +10

    Illaahow dalkeena cadaalad iyo nabad

  • @Dahabohasanahmed
    @Dahabohasanahmed 2 місяці тому +10

    Caddaalad ilaahay ha siiyo marxuumadda

  • @MohamedOsman-f5q
    @MohamedOsman-f5q 2 місяці тому +6

    Salalahu calaleyhi wasalim

  • @CumarbarreAbdi
    @CumarbarreAbdi 2 місяці тому +6

    Run ayaad sheegtay sxb la is kuma daaheen hadii loo celin lahaa kitaabka rabbi

  • @mohamedsharif6647
    @mohamedsharif6647 2 місяці тому +2

    Mashaa Allaah waa fikrad Aad u wanaagsan I Culumada iyo kitaabka Ilaahey loo celiyo haddii maxkamadaan Go,aan cad ka Gaari Weeyso.

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 2 місяці тому +3

    Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 місяці тому +10

    Ninkii xaaskiisa oo uur u leh gubay ayey maanta qiil u raadinayaan,walee wadankaasaan hagaagin,caro ilaahay baa nagu dhacday,cadaalad la,aantaana noogu wacan

  • @nuurnaasir6404
    @nuurnaasir6404 2 місяці тому +3

    Sayid Ali Waa gardaro garab oag cadaaladi dhimatay hadii sayid ali ladili waayo.

  • @aaminaosman3234
    @aaminaosman3234 2 місяці тому +20

    وَقَالُوا لِجُلُودِهِمْ لِمَ شَهِدتُّمْ عَلَيْنَا ۖ قَالُوا أَنطَقَنَا اللَّهُ الَّذِي أَنطَقَ كُلَّ شَيْءٍ وَهُوَ خَلَقَكُمْ أَوَّلَ مَرَّةٍ وَإِلَيْهِ تُرْجَعُونَ

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 місяці тому +6

    Wiilashaas walaalaha ah haday HG ahaan la haayeen ,maxkamada ila meerayso ayey ka dhigi lahayd sida sayid cali oo kiiskiisa cad yahay

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 2 місяці тому +7

    Abukaatahan meeshii lagu arko haloo bixiyo Abukaate xaaraami

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye 2 місяці тому +9

    Scw.Scw.Scw.Scw.❤❤❤❤❤❤❤

  • @AwesCabdulhi
    @AwesCabdulhi 2 місяці тому

    Ilaheyow wllshena luul cadaalad usoo daji amiin yaarabi

  • @husseinsheikh1828
    @husseinsheikh1828 2 місяці тому +4

    Xaqa Allah hatuso

  • @abdulahisalad1353
    @abdulahisalad1353 2 місяці тому +10

    wiilkaan dadka dad u xiga waxaa haboon inay u hiiliyaan oo ay ku booriyaan inuu xuduuda ilaahay ku qanco taas ayaa hiil u ah. qareekana Tafsiirka Quraanka in la baro Nabi csw ayaa Rabbi ku yiri ha noqon mid u dooda daalimiinta

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 2 місяці тому +4

    Luuley ❤ja no

  • @mamaruney4373
    @mamaruney4373 Місяць тому

    Subxaanallaah umada xaqa ilaahay hatuso

  • @MohametHAbdiToniH
    @MohametHAbdiToniH 2 місяці тому +17

    Dabka inay udhimatay waaba loo jeeda maskiinta😢😢

  • @waryamidiya3143
    @waryamidiya3143 2 місяці тому +2

    asc ana kashekha sayid cali waa gacan kudhigle gubay xaskisii xukun kisu wadil togasho

  • @aliosman8874
    @aliosman8874 2 місяці тому

    Cadaalad ilahay asiyo marxuumad Lul inshallah, HASBUNALLAHU Wa NICMAL WAKIIL, Allaha sahlo amuraha Amin ya rabbi

  • @deeqadaghaho7753
    @deeqadaghaho7753 2 місяці тому +3

    Waa sax wasye

  • @Dahira-b1d
    @Dahira-b1d 2 місяці тому +6

    War haladilo waxfaidhauleyahay maleh kuwakale hakuwansaqhatan

  • @zahramohamedcadey7108
    @zahramohamedcadey7108 2 місяці тому

    Somali people dulmi is easy subhanallah 😢

  • @Axmed-jf8fu
    @Axmed-jf8fu 2 місяці тому +4

    Ninkaan looyarka aaqiro war uma haayo lacag lee ucad gabadha caadi kutalagal ayuu ugubay siid cali

  • @sundusahmed3174
    @sundusahmed3174 2 місяці тому

    ALLAH,ALLAH.SUBHAANA ALLAH😢

  • @abdullahimjimale-um9vo
    @abdullahimjimale-um9vo 2 місяці тому +2

    Maansha Allah

  • @sicidowarsame3552
    @sicidowarsame3552 2 місяці тому +3

    Xaqa Alle aya u hiininaya

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 2 місяці тому

    WCS WALAAL SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar7713 2 місяці тому +2

    Wan dhownahay walal 😊

  • @fatumadagane4464
    @fatumadagane4464 2 місяці тому

    Inallaha yaraaka..walakinna aktharannaasi ....la.yaclamun....

  • @fadumohmohamed9095
    @fadumohmohamed9095 2 місяці тому

    In ninka miskiinka ah oo walalkiis ladilay u aaray oo kiidilay un dilay meesha dilka looga xukumay cadaalad mataal waa qalad 100%. Ninka xaaskiisa dilay sababta ilaa hada qiilka loogu raadinayo waa qabyaalad iyo dad hubaysan uu kadhashay masaakiintana waxba Somalia uma yaalaan Allow Alle

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 2 місяці тому +3

    kan waa daalim ha laga khaado abuu kaatanimad dalka dilaa waa dil

  • @fowzia-hy6fc
    @fowzia-hy6fc 2 місяці тому

    Subxanallah illaahow xaqa u hiili adigaa xaq soore ahe marxuumada xaqeeda soo ifi 😢

  • @AwesCabdulhi
    @AwesCabdulhi 2 місяці тому

    Wcs wll qaali soodhawoow

  • @maadeymediam.m840
    @maadeymediam.m840 2 місяці тому

    Mashs allaha

  • @Betasquadclips66
    @Betasquadclips66 2 місяці тому

    Wuu gubey oo bansiin iyo kabriid ku shiday Somali ilhay Xaqa hatuso oo Xaqeeda kasoo iftiima😢😢😢

  • @HUSSEINMOHAMMED-p6q
    @HUSSEINMOHAMMED-p6q 2 місяці тому

    macaaaac

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 2 місяці тому

    Subxaanallaah walciyaadu billaah,

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib 2 місяці тому +2

    WCWRWB sheik mustafe cali KSMEDIA

  • @cafifanuur1950
    @cafifanuur1950 2 місяці тому +2

    Ila meereeyso waaye sheakada meesha ka socoto.ninka hala qisaaso a nufsun binnafsi Allaah ayaa yiri hana lagu fuliyo qaatilkan

  • @engkaderabeib4018
    @engkaderabeib4018 2 місяці тому

    Waar ninkan illaahay ayaa xukumidoona insha allaah Rajo wanaagsan

  • @mohamoudyassin9035
    @mohamoudyassin9035 2 місяці тому +1

    Ninku wuxu yidhi qolkayga ayaan gubeyey, lkn qolkiisi muu gubin qolkii kale ayuu gubey.???????

  • @KhadaraAli-r4j
    @KhadaraAli-r4j 2 місяці тому

    Mashaa

  • @walchalowwalsugow2143
    @walchalowwalsugow2143 2 місяці тому +2

    XAMAR WIXII UU TOOSAN WEYDE WAA MAXKAMADA CADALAADA

  • @osmanmohamed9339
    @osmanmohamed9339 2 місяці тому +6

    Inshaallaah

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad1393 2 місяці тому +1

    CALI XALLANOOW MEEDKAAGA HA URO DHUUNIRAAC BAA TAHAYE ABUKAATANIMO WAX KAMA OGID EE MAXKAMAD DANBE HAKA SOO JEESAN WAA LAGU BARTAY INAAD TAHAY XAARAAN CUN

  • @CagrowSholi
    @CagrowSholi 2 місяці тому

    Tan ilahey 😢😢

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 2 місяці тому +2

    😢😢😢😢

  • @PeaceBeuponhim7
    @PeaceBeuponhim7 2 місяці тому

    Wa ummadii isu heystay ay ee ka sareeeyaan ummada caadiga ah.. ee somaliyeed #waaoo kuway somali dartood u burburtay. Na so qixiyey hadana somali ka degi la’dahay.. Alla uga dacwoneynaa ila iyo yoomul qiyaamo #Allah ino dhexeeyo.,,, حسبي الله ونعم الوكيل… ayaga iyo dowlad ku sheega somali …, Allah hanaga qabto Allah wuu awooda.. امين 🤲🏾 يارب يا رب يا رب أنت قادر

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 2 місяці тому

    Wa la xukumay lakiin siid cali hal qof ma dilin 2 ahayeen ilmihiisa iqaabtisa aya haysta hal mar ma dhimanayo 2mar iyo ka badan in la iqaabo waaye siid cali

  • @maryanmohamed9598
    @maryanmohamed9598 2 місяці тому

    Dadkani cabsidii Alle ayaa ku yar ilaahey baa xaqa u hiilin

  • @KhadaraAli-r4j
    @KhadaraAli-r4j 2 місяці тому

    ❤❤

  • @Dahabohasanahmed
    @Dahabohasanahmed 2 місяці тому

    Ilaahay baa sareeye ah

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 2 місяці тому

    Abuukada Xalane aqiradiisa lacag iyo qabyaalad baa xaqa indha tiray Subxaanallah Allaha aduunka mucjisa kugu tusa oo deg dega qof marxuumada ku been abuurtay yaa cafinaya

  • @heerqaran580
    @heerqaran580 2 місяці тому +1

    Maxkamadda labaad ayaaba qaab diiniya usoo bandhigtay hadaad xasuusataan fiqi iyo axkaam iyo qur,aan ayaa lagusoo bandhigay

  • @nassir4425
    @nassir4425 2 місяці тому

    Filim musalsal waaye waa soconaya

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 2 місяці тому +1

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey mustafa allaha kubarakeeyo

  • @AwaysJaylaan
    @AwaysJaylaan Місяць тому

    Wascsateh😢❤❤❤❤❤❤❤

  • @fowzia-hy6fc
    @fowzia-hy6fc 2 місяці тому

    Siid cali arinkiisa waa gardaro garab og illaahayow luuleey xaqeeda soo ifi 😢

  • @sportschannel6235
    @sportschannel6235 2 місяці тому +1

    13:57 hadaalada diinta ayay kujirtaa wllhi

  • @JimcaalemuuseJalle
    @JimcaalemuuseJalle 2 місяці тому

    Walalkiis ayuu u araaray

  • @Ayanosman-z5c
    @Ayanosman-z5c 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @haa8793
    @haa8793 2 місяці тому

    Asc mustafow walaal inten kaala soxiririkaraa in aan kulasoxiriira ayaan rabe

    • @Kowsomalimedia
      @Kowsomalimedia  2 місяці тому

      Mustafa882@hotmail.co.uk igala so xiriir numberkada

    • @haa8793
      @haa8793 2 місяці тому

      @@Kowsomalimedia shukran

  • @maadeymediam.m840
    @maadeymediam.m840 2 місяці тому

    Masha allaha😂😂😂😂😂

  • @ArrowJubase
    @ArrowJubase 2 місяці тому +1

    These lawyers are biased,they don't want to follow. according to the law

  • @XamseXadaari-h9o
    @XamseXadaari-h9o Місяць тому

    💔💔💔❤️❤️❤️❤

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 2 місяці тому +1

    Daadir cid daba tagan maleh ileen awalba cadalad ma haysan hada xagay uga imanaysa cadalada kii walalkii dilay way ku cadahay kolay ileen waa laga fadhistay laga yabe tol inay waxa dhamaysten iyaguna ciil qabeen daadir allaha badbadiyo waa loma oyaan loma araan ama laangaab siday iyagu yiraahdan aniga ma ahi dadka sidaa u hadla waana necbahay llandhere umada dhibateya tobada segay allaha bedbadiyo umada somaliyed shartoda allaha na dhaafiyo

  • @UsmaanMaxamedtaabid
    @UsmaanMaxamedtaabid Місяць тому

    Arintan wa qalad articolo 6 articolo 2.ka baxa sayid cali .arintiisa ha.lo ban dhido sharciga islamka xukunka dinta islamka..

  • @MaxmedDaahir-y3h
    @MaxmedDaahir-y3h 2 місяці тому

    Waa dil kiiskan

  • @MuhuboJama-sh6df
    @MuhuboJama-sh6df 2 місяці тому

    Walee somaaliyeey hadaad xaqsoor sidaan ku tihiin waad dhunsan tihiin ee ilaah subxaanu watacaala u noqda

  • @aweissoccorro4671
    @aweissoccorro4671 2 місяці тому

    Dilaagan, Sayid Cali looyarada daafacaayay waxey leeyihiin Maxkamada Sare ka dib waxaa la geynaa haddana wax la yiraahdo "dib U eegid"

  • @bashirkadiye6727
    @bashirkadiye6727 2 місяці тому

    Asc sheeq mustafe labada kiiis waxay kukala duwan yihiin midna waa habar gidir midna sjareer weyne marka xaalka waa sidaas

  • @sahraabdi8280
    @sahraabdi8280 2 місяці тому +1

    Laaan dheere waaye kuwana subixii ayaa laxukumaa galabtiina waa laqasaasaa

    • @sucdiosman8337
      @sucdiosman8337 2 місяці тому

      Cid cidkale ka awood badan ma jirto wax laandheera ladhaho ma jirto ee waa lakala dulmi badanyahay mida kale hadeey jirto cid cidkale ka awood badan somalia lama wada joogeen qabiila qaas beey u xirnaan laheed cidii laga awood badanyahayna waa laga rari lahaa wadanka.marka lama kala awood badnee ee waa lakala dulmi badanyahay.

  • @احمد-خ2م5ه
    @احمد-خ2م5ه 2 місяці тому

    dil oo ku xukuman yahay

  • @mohamedsharif6647
    @mohamedsharif6647 2 місяці тому

    Kiiska jahwareer kuma jiro wuu cad yahay inuu Arxan laawaha Dil La marsiiyo Laakiin waa H/gidir laakiin ilaahay Agtiisa Warkaas ma Jiraan.

  • @saleebaancali9690
    @saleebaancali9690 2 місяці тому +1

    looyarka sayid cali ilaahay faalig degdeg ah haku rido beenaalaha gaboobay ...hargeysa

  • @mohamedmuuddeey239
    @mohamedmuuddeey239 2 місяці тому +1

    Jaha wareer kumajiree, waa dad diinta iskala weey’n. Ilaahn kamagan galnay

  • @MuhuboJama-sh6df
    @MuhuboJama-sh6df 2 місяці тому

    Astaqfuru allaah caduim alladii laaiklaaha ilaahuwa alxayu qayuum wa ayuu I illeyka

  • @waryamidiya3143
    @waryamidiya3143 2 місяці тому

    imaqla ninkan walalki ladilay dil malagu leh wayo wuqisasay bas lakin dalkan waxan xukuma dad diinta garab maray oo ilahay kabaqin lakin sharcigodu yahay 7& qabyalad ilahaw naga soo gaar

  • @143-k1d
    @143-k1d 2 місяці тому

    Sayid Cali Waala Tooganaa Waxba Yaa Lees Daalin

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 2 місяці тому +3

    Layer walan somalida waa cajiib walahay gas ma ka urayay kulah

  • @abdurahmanmabdikadir4808
    @abdurahmanmabdikadir4808 2 місяці тому

    Waxay kukala Duwan yihiin. Midna. Geesinimo. Muujiyay. Oo wu qirtay midna waa diidan yahay

  • @IsmacilCadawe
    @IsmacilCadawe 2 місяці тому

    Sid cali waa dil laakiin kiis ka kale waa xor

  • @walchalowwalsugow2143
    @walchalowwalsugow2143 2 місяці тому +1

    XASAN SHEIKH HADU BAHAYO HALA GEEYO AHMED MODOWE AMA PORTLAND AYA BOOBSINAYIIN DILKA

  • @aminahussein1
    @aminahussein1 2 місяці тому

    Saydid Cali umba eka Maxbuus.??? Cadaalad ma jirto. Allaha Wayn ha u hiiliyo Dulmanaha.

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459 2 місяці тому

    Baashe yuusuf kunyada baashe baaxeer

  • @fadumamaxamed2535
    @fadumamaxamed2535 2 місяці тому

    Ninkaan in mar hore ladilo baay ahayd koleyba xukun dil ah wuu ku dhacay 2jeer

  • @kaahokader4664
    @kaahokader4664 2 місяці тому

    Kalan fadi ay kuhayaan loyarada waxa kadaran maxakamada

  • @dr.mohamedabdisheik8813
    @dr.mohamedabdisheik8813 2 місяці тому

    Sidii Allah ka dhigo ayey noqoneysa ,Weli Cadaaladdi wadankeena waa lagu Cayaarayaa ,Luul inay Cadaalad hesho waa ilameereyso,Maxkamadaha Ciidanka ayaa Cadaalad u dhow marka loo eego kuwaan kale

  • @hkay980
    @hkay980 2 місяці тому

    Sheikh, due process which also mirrors Islamic law requires exhaustive process. The Somalia kangaroo court needs to allow all appeals to be completed. I personally do not condone what the defendant has done but please allow due process to take its course

  • @halimabeledi5102
    @halimabeledi5102 2 місяці тому +1

    Umadaan xaqa Allaha fahansiiyo 2 wiil walalkod ladilay kiiskooda 5 beribay qaadatay siid calina way socotaa

  • @mohamednoor4008
    @mohamednoor4008 2 місяці тому

    HABARGIDIR COURT AYA LA AADI
    KAN KADIB

  • @Aayga7777
    @Aayga7777 2 місяці тому

    Adiga ayaapa dhinac ka raran oo usii qiil dayaayo
    War illaahey kapaq dayuuth paa tahaye
    Waddada ad usii fureyso jooji waxa aad la hadleyso caruur maahane dad Adiga kaa cilmi iyo caqli padan ayaa ku daawanaayo’
    1- waxaad lasoo taagan tahay haddii wax la farsameynayo in dhinacaas la aado ayey aheyd
    2-culimada haloo dhiipo waa warkii ay iyagu la yimaadeen
    (Falyaqul qeyran awl yasmut)
    Iska aamus yaa murapac

    • @Kowsomalimedia
      @Kowsomalimedia  2 місяці тому +2

      Marka khayr waxaad u aragta inaad i cayso ado si degan i dhaliili karo, xadith nabina wad so qaadatay.
      Allah haku xafido hana na hanuuniyo

    • @Aayga7777
      @Aayga7777 2 місяці тому +1

      @@Kowsomalimedia cafwan ka raalli noqo Aamiin dhamaanteenapa allaha nawada hannuuniyo

    • @Kowsomalimedia
      @Kowsomalimedia  2 місяці тому +1

      @@Aayga7777 Amiin Jzklaah khayr

  • @GhJop-k5f
    @GhJop-k5f 2 місяці тому

    Hadaad Kabaqeyso Dawlad Xaka Xadlin Arimahan Kacamuus Sida cumadake

  • @ibrahimali6609
    @ibrahimali6609 2 місяці тому +1

    Aniga cadalad hadii aan u hadlo uma jeedo ilaa iyo hada cadeemo cad oo lagu dili karo ninkan . Fg micnaheyga ma ahan in aan la duubanahay qofkii wax dilo lkn qirasho ama cadeeyman ilaa hada uma jeedo . Ilahey xaqa hano keeno

    • @kolyaxoorHaji
      @kolyaxoorHaji 2 місяці тому

      Laakiin Gabadha ladilay
      1_ Shidaal Ayuu Soo Gatay
      2_ Dab Ayuu Ku Daaray
      3_ Gaarigiisii Ayuu Watay Gabadhii Oo Gubanee.
      4_ Waxa Uu u baxsaday CADAADD Oo Dadkiisa Dagan yihiin.
      5_ Haduu Naagtiisa Jeclahay Maxuu Ula Cararin Oo Isbitaalka ugeeyn Waayay.
      SI Kastaba Naagteeyda Uur iileh Oon Jeclahay Kamaan Carareen.
      Tan kale Waxa uu Sheegay In uu Maseeyray
      Gabadhane Dab Ayaa Dilay Dabkana Asigaa Keenay. Marka Daacad Aan uhadalno Ani Wiilka Ilma Dhalan Gabadhana Ilama Dhalan.
      Fikirkaada Waa Yaa la joogay.
      Iyo Adigoo Cadeeynaa Inuu Soo Gatay Shidaal Inuu Gubay Qol Kadib Uu u Cararay CADAADD.

    • @canabiinadia
      @canabiinadia 2 місяці тому +1

      asigaa dilay baasiinka asigaa gacantisa kusoo ibiyay waa taas cadeenta asigaa qirtay inuu soo iibiyay baasiinka maxaa kale raadineysa

  • @farhan9536
    @farhan9536 2 місяці тому

    Maxkamada somalia wax jiro maahin
    Maxaa loo soo xiri waayey dadkii dilay ikraan Tahliil

  • @JimcaalemuuseJalle
    @JimcaalemuuseJalle 2 місяці тому

    Ma ahan Wilkan in ladilo qalad waaye

  • @Dahabohasanahmed
    @Dahabohasanahmed 2 місяці тому

    Qof allihii abuuray ka cabsan oo hunguri qaaday miyaa caddaalad rabo?