SHUUTE & TOOGASHO:-Taliyihii Saldhiga Hilwaa C/fataax Qoslaaye oo lagu riday Xukun Dil Toogasho ah.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 жов 2024
  • SHUUTE & TOOGASHO:-Taliyihii Saldhiga Hilwaa C/fataax Qoslaaye oo lagu riday Xukun Dil Toogasho ah,Qoslaaye isagoo isdifaaca ayuu kasoo muuqday fadhigii hore ee Maxkamada,haddaba sidee ayuu u dhacay Xukunka?

КОМЕНТАРІ • 180

  • @madinaali9925
    @madinaali9925 5 місяців тому +24

    Illaheyoow unaxariisto marxunka abukar Ahmed kabax yaa rabi 😭😭😭😭

  • @abdiazizibrahim9402
    @abdiazizibrahim9402 5 місяців тому +9

    Liiban oo ah ninka dubai kasoo maleegay shirqolka maxaa 5 sano xarig kaliya logu xukumay 30 sano ayay ahayd iloo jaro

  • @simaasma3095
    @simaasma3095 5 місяців тому +12

    Habaarqabooyinkaa ayaakabuuxa xamar umada iska laynaya waakuwii biliqada cunijiray umada guryohoodiina kunjira iibsaday markaasay taliye yaal kadhiganayan iimaanlaawayaasha

  • @143-k1d
    @143-k1d 5 місяців тому +14

    Masha-allah Taliye Shuute Shqo Wacan Ka Nadiifi Tuugada Magaalada

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 5 місяців тому +1

    Soomaali meel ha uga soo wada jeesato muuriyaanta dabiiciga ah ee reer Gal Mudug. Dhibka Soomaali ka socda 100 99% waxaa ka dambeeya qof reer Gal Mudug ah. waa dhiig yacan aan ayagana isu nixin soomaali kalana aan u nixin.

  • @abdulahimaalim
    @abdulahimaalim 5 місяців тому +12

    Waa sax dil toogasho ayay mudanyihiin

  • @a.sabriye5797
    @a.sabriye5797 5 місяців тому +17

    Masha allaah dadkeygii oo xumanta iska dhex qabtaan u jeedaa allaahu akbar Shuute iyo inta la midkaa allaha idin xafido aaamiiiiiin

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 5 місяців тому +3

      Aamiin yaa Allaah. Rabbiyoow waxaanu Nahay Umaddii Soomaaliyeed oo kuu Towbadkeenay Rabbiyoow naga Towbad aqbalo Nabadbaadi naga dhig Shacab Mu'miniin ah oo Muttaqiin ah oo Rabbigood Baari u ah kadibna Waalidkood kadibna Mu'miniinta iyo Muslimiinta dhammaantood. Rabbiyoow waxaanu kaa baryaynaa in aad nasiiso Madax MU'MINIIN AH OO CAADILIIN AH oo Difaaca Diinta, Dadka iyo Dalkaba.
      Aamiin yaa Dal JALAALI WAL IKRAAM

    • @Kheerto-un5cy
      @Kheerto-un5cy 4 місяці тому

      Amiin allaah noo aqbaĺo​@@hafsaali4297

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 5 місяців тому +6

    Dhamaantood in lalaayo ayey aheyd waxey kushirkoobeen dilka nin miskiin

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 5 місяців тому +2

    Nacala bidihii Ku dhalay Ku yaale waxas Aya taliye laga dhigaya war ninka raga shan dabo Ku dhifo lkn dhac iyo Dil fool xun mishin carur loo adeegsaday lkn wle wad Ka dabo tagaysan shimbirtii Ku dhashay wase

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 5 місяців тому +6

    Allaha u naxariisto marxuumka janatul fardowsa Aclaa Allaha ugu bishaareeyo.

  • @ameeraMuhammad-he4iw
    @ameeraMuhammad-he4iw 5 місяців тому +7

    Judge.Shuute wonderful example of the existence of justice in Our Country🧑🏾‍⚖️🇸🇴💪🏻

  • @fardowsasheikhofficial9027
    @fardowsasheikhofficial9027 5 місяців тому +1

    Mnshallah rajo aaya muuqata saan hadii lagu wadi lahaa qof qof dila lama arkeen Alle waa ka baqiwayeen dadkan

  • @abdurahmanHussein-zo3kj
    @abdurahmanHussein-zo3kj 5 місяців тому +6

    Qoslaaye halagu xukumo dil iyo kooxdiisa hadii kale umada ayeey laaynayaan

  • @Madridista686
    @Madridista686 5 місяців тому +11

    Gacmaha ilahey hakubarakeeyo hadii aad janalkeyga ii booqato 😥😥😥🙏

  • @shuuriyecali8176
    @shuuriyecali8176 5 місяців тому +1

    Wan dhagaystay rintaan lkn waxa iigu yaab badnaa MALEESHIYAAD AAN CIIDANKA DOWLADA KU JIRIN OO DIREYS CIIDAN LOO GILIYAYEY KADIBNA WAXAY RABAAN KU SAMEEYA DOREYSKII UU UGALIYEY NINKII AY KA AMAR QAADANAYEEN
    ALLE MAXAA CADDAALAD XUMO KA JIRTAA CIIDANKA GUDIHIISA
    WAXASIDO KALE AAN LAYAABAY NINKA PASSPORT KENYA 🇰🇪 WATA EE HOWSHAN ISKU DUBARIDAYEY WAA SIDA LA LEEYAHAYE WAX YIRANA ALAA OG LKN HADAY WARKAAS RUN NOQOTO WAXA GANACSATADA DHAMEEYEY WAA ARINTAAS OO KALE IYO WAX U DHAW
    ALLOW NABAD WAARTA OO XALAL AH SOMALIA 🇸🇴 USOO DEDEJI WEY NAGU RAAGTAYE

  • @Somdek88
    @Somdek88 5 місяців тому +8

    In ladaawado lee maa rabtiin vediwga qoraalka beenta kadaaya waa bil ramadaane

    • @muna8531
      @muna8531 5 місяців тому +1

      Vedioga dhameso horta

    • @kayfmohamed565
      @kayfmohamed565 5 місяців тому +1

      Waa run qoraal khaldan bay kusoo qoreen xukun wali ma dhicin sadex maxkamad baa la maraa tani waa tii koowaad

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 5 місяців тому +4

    Subxaana Allah. Allahayoow sooqabo munaafaqiinta.

  • @abdihassan9239
    @abdihassan9239 5 місяців тому +1

    SOOMAALIYEEY INDHAHA HA LA FURO.......AAWAY NINKII XAASKIISA KUBAY????????????????

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 5 місяців тому +12

    Odayaasha dilka mashruuc ka dhigay oo diyada kala tuurta oo sharciga iyo dowlada lid ku ah xeer qabto halaga soo saaro kaliya dilka aan ula kaca aheeyn diyada halagu koobo

    • @anisomohaahmed6318
      @anisomohaahmed6318 5 місяців тому

      1000ka daday dileen see ku diyo looga bixina hal naf wax goyay mK tAqanaa suu uhadlayo

    • @abdulkadirsheikh7671
      @abdulkadirsheikh7671 5 місяців тому

      Ma sharci aan kii Alle ahayn ba rabtaa in la Sameeyo Allah dooqa waalidka marxuumku siiyay oo ula kac ama kamaba diyo waa la qaadan karaa hadii family ku ogalaadaan

    • @abdirahmanlibaan5850
      @abdirahmanlibaan5850 5 місяців тому

      Sharciga alle qofkii qof xaq daro u dilo in loo dilo qabaa diyada dadka qaato ma.aha ehelka marxuumka waa odayaal maffia cml u dhaqmo dilka fududeeyo

    • @abdulkadirsheikh7671
      @abdulkadirsheikh7671 5 місяців тому

      @@abdirahmanlibaan5850 sharciga Alle diyo io qisaas bu qaba lkn adiga leh qisaas Halagu soo koobo baa ugu yaab badan oo raba in xukun eebe xalaaleyey la xarimo

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 5 місяців тому

      Sharciga Ilaahay swt waa qaba qasaas iyo diyo. Laakiin team Qoslaaye waa Burcad waa dhafeen xadkooda dil. Kuwaan dil kaliya ma'ahane waa in iyagoo nool inya Darbiga lageeyo oo lasuro Musmaar halagu kawiyo. Kuwaan waxay isku darsadeen, Dil, Xoolo dhicid, Maandooriye iyo Khitaano Qaran. Subxaanallaah.

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 5 місяців тому +4

    Waa xukun si sax ah udhacay sidy ila thy

  • @mohamedbootaan2591
    @mohamedbootaan2591 5 місяців тому +2

    Waxaa la yaab leh wiilkaas ay dileen oo intaasoo qof iska kaashatay bal muxuu watay ooy ka qaadan kareen oo intaas oo hawl iyo waqti ah ay u galiyeen inay dilaan Naftii bini aadamkaa raqiis ka noqotay soomaaliya

  • @NimoYusuf-m5i
    @NimoYusuf-m5i 5 місяців тому +2

    Somali Waxey ladagi ladahay dhiga dadka ladilayo marka madageso intey musubqdan socoto

  • @KING-HASSAN-OFFICIAL
    @KING-HASSAN-OFFICIAL 5 місяців тому +2

    Yaab ayaan aragnay Dilkaan la sheegayo halkee kasoo maqleen Somali Cable

  • @SacidMaxamed-vw4wl
    @SacidMaxamed-vw4wl 5 місяців тому +1

    hala toogto

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 5 місяців тому +13

    Shaqo wacan taliye shuute

    • @NasroXshiine-kz4gg
      @NasroXshiine-kz4gg 5 місяців тому

      7 I z⁷777⁸⁸⁸⁸8⁸⁸⁹⁹ìòòo⁹⁹i

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 5 місяців тому +8

    Qofkasta oo dil kaqayb qaata hamaro ciqaab😊

  • @M45_0
    @M45_0 5 місяців тому +3

    ninkan mawaxa lagu cunay shaqadiisa iyo lacagtiisa iyo ganacsigiisa u ka ganacsanyey cyrpto? ilaa hadda wallah mafahmin? sababta ka danbeesa in ladilo ninkan? ma dhacayeen mise?

    • @farhiaahmed1595
      @farhiaahmed1595 5 місяців тому

      Dilka waxaa so ababulay liban ninka la leyahay ayaaa la idhi ee joga dubia kasba shaqo laga eryaya sidan uu fahmay cadho ka kacday ayuu uu dilay

    • @HaniApdi
      @HaniApdi 4 місяці тому

      Haa. Wll. Mcn. Waxa lagu. Cunay inanka lacagtisa. In xoog looga qado wa un nooc kamida xasid nimada Ina haysata ka somali ahan😢😢

  • @HabibaBilow-k8o
    @HabibaBilow-k8o 5 місяців тому +2

    Shuute waa nin aad u dadalayo wiligii yaan lagaqaadin xilka uu hayo runtii dowladan baas waxan kunacay ninkii dadalbadan maraban mana siiyan abaalmarin shuutow allaha kuxifdiyo wan kuu cabsiqaba sababto ah qof adigokale lama rabo

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 5 місяців тому +1

    Meeqa qof kale ayey dili karaan kuwaan camal

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 5 місяців тому +1

    12 SANO AYAN XIDIG KU QATAY 34 SANO AYAN POLICE 🚔 AHAY SUBXAANA LAAH WALAHI WAA II DHINEYD TANOO KALE YAAB YAAB

  • @hassanmhd1570
    @hassanmhd1570 5 місяців тому +1

    Alaha u naxaiista

  • @cadodoualeh9170
    @cadodoualeh9170 5 місяців тому +1

    Taliye koslayé iyo hassan koslaye waa wilkisa

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 5 місяців тому

    waxa.looyaqaano.ceelka.jacaylka.aan.idhibaro..muqdish.koonayasha.ayay.kagayaalaan.waa.godad.dhadher.osibidhlagudhisay.dabool.sabada.leh.waxa.lasameeyay.xiligii.siyaad.bare.iyado.loogu.talagalay.inlagu.rido.dadka.lakhaarajiyo.eenlarabin.inla.ogaado.rag.dumar.ajanib.nooc.kate.godod.kaa.halootago.lafo.badan.baakujira

  • @NunowAbdirizak-tg5cs
    @NunowAbdirizak-tg5cs 5 місяців тому +7

    Anigu waxan dhihi laahay diil toogasha ah wax kaweyen hadi ay jiran halagu xugumo

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 5 місяців тому

      Sharciga Ilaahay swt waa qaba qasaas iyo diyo. Laakiin team Qoslaaye waa Burcad waa dhafeen xadkooda dil. Kuwaan dil kaliya ma'ahane waa in iyagoo nool inya Darbiga lageeyo Musmaar halagu kawiyo. Kuwaan waxay isku darsadeen, Dil, Xoolo dhicid, Maandooriye iyo Khitaano Qaran. Subxaanallaah.

  • @Halimo-f1l
    @Halimo-f1l 5 місяців тому +3

    Taliye mooryaan.Alshabaab.Boliis.
    Qaain.Masuulow xaal qaado.Subxanallah

    • @143-k1d
      @143-k1d 5 місяців тому

      adiga bil ramadan dad caay naayo 10 ka dembe ilaaah aa kugula xisaabtaaayo maanta maalin aan aheyn

    • @ExcitedBlockGame-im6fp
      @ExcitedBlockGame-im6fp 5 місяців тому

      Aamu ciyaal yahow raga tagay hala tirsan sxb

  • @daudhalane-wy2dt
    @daudhalane-wy2dt 5 місяців тому

    Denbigh mahalan taliyihii dagmada heliwaa !!!! Waxaa iska leh dadkii uqoray ciidanka boliska iyo dadkii u magacaabey taliye dagmo. Arinka wuxuu marqaati cad u yahay madadaxda dalka somaliya cadaalad xumada iyo aqoonxumada.

  • @abdihassan9239
    @abdihassan9239 5 місяців тому

    SOOMAALIYEEY MEESHA BEEN YAA KA SOCOTO,,,,, HALA OGAADO,,,,,,,LACAG YAA TALISO.................................

  • @abdihassan9239
    @abdihassan9239 5 місяців тому

    QOSLAAYE LAMA DILAAYO,,,,,LACAG YAA LAGA QAADANA,,,,,EELAAY AA LAGUBADALAA.....💵💵💲💲💲💲💲💲 AA SHAQEENAASO......................

  • @MucadDahir-zl6yv
    @MucadDahir-zl6yv 5 місяців тому +1

    Shuute indhehee wax usareen yaab baa kasooharay wallahi

  • @HaniApdi
    @HaniApdi 4 місяці тому

    Caadi muuxu. Uu jawaba. Taliiye. Anu. Wajigagan kaa baaqa. Qofga ku. Hor tagana. Maxad u malayn ilaahay qof u jecelyay shuute ma tuuso amiin 😢😢😢

  • @kimjongun2458
    @kimjongun2458 5 місяців тому

    Liibaan iyo qoslaaye ha la dilo lkn qoone, dhiindhiin, cadaawe iyo yaasiin xabsi 10 sano ha lagu xukumo

  • @abdihassan9239
    @abdihassan9239 5 місяців тому

    HADII LA DILO QOSLAAYE.....100💲💲💲 aa ika dhimato.....................

  • @abdihassan9239
    @abdihassan9239 5 місяців тому

    SHUUTO WAXAA UU KA ADAG YAHAY EELAAYDA OO KALIYA....................

  • @zahraaxlaam3101
    @zahraaxlaam3101 5 місяців тому +1

    Ninki gabdha gubay shute ma so fadhisan cida wa lagday

  • @diriyemahamud8143
    @diriyemahamud8143 5 місяців тому

    Qoslaye halaweydiya meqa qof ayuu cellkas kuriday gar ahan ikran tahlili please dowlada cellkas habarta please please

  • @Umardahir02
    @Umardahir02 5 місяців тому

    Dable Qoone dailka lagu xukumay aniga sax ilama aha. Meeshan waxaa atoore ka aha taliye qoslaayr. Amar qaate ayuu aha dable mohamed qooniye. Waxaan rajayn in qareenkiisa racfaan qaato. Nin amar qaata,oo khasban marar badan diiday in ladilo marxuumka , sarifle xasan madaxiisa kufurtay wa xaq daro in la toogto!

  • @AbdirahmanMuhumad-rm6qh
    @AbdirahmanMuhumad-rm6qh 5 місяців тому

    suxanka ilaahoow naar baan kaa magan galay

  • @Sarjipw
    @Sarjipw 5 місяців тому

    Waxay dileen qof aan waxba galabsan, wayna qoslayaan cabsi la'aan. Aduunka kama jiro qof dil lagu xukumay oo faraxsan mise waxay ogyahiin in ladaynayo

  • @somalicookingculture4014
    @somalicookingculture4014 5 місяців тому

    Waxay geeysteen abaal kiisii ayay heleen.

  • @MaxamedMuxumad-w5p
    @MaxamedMuxumad-w5p 5 місяців тому

    Somaalid commntiga uun bay ka hadshaa😂😂😂😂😂😂😂

  • @AFRICANITV24
    @AFRICANITV24 5 місяців тому

    waa shaqo wacan baad haysaan lkin waxa lo baahan yahay sababaha ay waxani ku yimaadaan iyo waxa ay ka faaiidayaan dad dhan oo nafta la dhaafinayo

    • @abukarmaxamed5376
      @abukarmaxamed5376 5 місяців тому

      Yaa xukumay wariyaha xukumay kuwan waa beenalayaal

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 5 місяців тому

    dalkaan tuugadu nabada ilaalineyso iyo xasan munaaafaq iyo shabaab

  • @omararale7962
    @omararale7962 5 місяців тому

    Ninka dagartan soo malege libaan seba loguxukume 5 sano??? Kaas waa inn racfaan laga gado sii diil logu xukumo

  • @abdilleahmed-sn8ei
    @abdilleahmed-sn8ei 5 місяців тому

    Xykum liibaan waaa qalad maxaaa yeelay waaa abaabulihiiii jiiska oo sababay waxaaa larabay dil toogosho liibaan is the factor.ha lagu noqdo arintaaa

  • @Nourdin726
    @Nourdin726 5 місяців тому

    Qofka dalka dibadiisa joogo cadaalada halugu mariyi dalka uu joogo. Mar walba cadaalada hasareeyso

  • @alyyariisi3396
    @alyyariisi3396 5 місяців тому

    Waxaa la yaab leh in ay Maxkamaddu ay ku xukun tahay gacan ka dharbaax ninkii lahaa fikir, maaligelinta & abaabulka dilka. Taasi waxay ku tuhusinaysaa in aanay maxkamaddu aqoon u lahayn diin & sharci kale. Farac & asal, waxaa xukunku ku salaysan yahay asalka. Farac ha la dilo, asalkana ha la daayo waa xaajo ku gurracan caqliga suuban.

  • @mohamed-salamuni
    @mohamed-salamuni 5 місяців тому

    Maxad bulshada beenta ugu sheegaysan hadaan wali kiiska lasoo gabagabeyn

  • @حسنمحمد-د5ل5ر
    @حسنمحمد-د5ل5ر 5 місяців тому

    Waxey u barteen macalinkii fasaadka ee farmaje kufsade dilaaye amarna ku bixin jiray dilalka muwadiniinta ayadoo wax u raaca kara aysan jirin ama la dilayo kii raad raac sameeya yaaba kiisaska sidaan cadaallada ah u furi jiray hore looma helin markaa waxey u qaateen iney caadi u soconeyso dilalalka afduubka shacabka hala toogto waa xaq kan emaraadka kasoo amray dilka ganacsadaha asagana hala toogto tiirka jaziira hala keeno dibada aya jirtaa yuusan ku baxsan

  • @edbankhalif587
    @edbankhalif587 5 місяців тому

    Waa halis ragan iyo kuwa lamida waa ln qoorta laga wada gooyo 😂

  • @abdigaiye715
    @abdigaiye715 5 місяців тому

    Date ka talefonka inta aad back gareysid oo aad massage dirtid 40 cisho kahor kadhigtid ayaad hadana sixaysa talefonka, sidoo kale sawirada waad Ku sameyn kartaaa lkn Aniga ninkaan oguma doodayo, qaf dulmi geystayna ma difaacayo lkn waa IGA for your information in dhici karto sidaas

  • @Nuurkhalif78
    @Nuurkhalif78 5 місяців тому

    Somali waybaqdaa eee maxishoto halatogto wixi qaldan

  • @abukarmaxamed5376
    @abukarmaxamed5376 5 місяців тому

    aaway xukunka maxkamada mase adiga wariyaha ah ayaa xukumay ??

  • @abdiaziiz1486
    @abdiaziiz1486 5 місяців тому

    Dhamaan hawl lawada qabtay ayay ahayd aqoon uma llihi balse waxaan rajeeynayaa shoowr kasii culus arin taan inllaga yeesho

  • @OsmanTimir
    @OsmanTimir 5 місяців тому

    Abaabulihii kiiska 5vsanno
    Labada wiil ee aan ciidanka ahayn 10 sanno cadaladaro tii u weynayn

  • @arooryo7463
    @arooryo7463 5 місяців тому

    Ragaas waxaa laxukumay iyadoona danbigeey galeen lacadayn

  • @hyusuf2207
    @hyusuf2207 5 місяців тому

    Abaabulihii ka Danbeeyey dhibka dhacay oo dhan lama hayo waxaana lahu xukumay shansano (5) cadaalad looma dhama in dilka lagudaro ayey ahayd.

  • @hibogeedi8498
    @hibogeedi8498 5 місяців тому

    Dadkaan mid qeyrqbaa kumo jiraan shacabka ha laga qabto kuwaan iyo wixii la halmaala

  • @HindiaHamdikorio
    @HindiaHamdikorio 5 місяців тому

    Shaqo wacaan taliye tiirka halageyo

  • @abukarmaxamed5376
    @abukarmaxamed5376 5 місяців тому

    waxad ka mid noqoten dadka ku dhex washay social media magaca aad wadatan iyo dhaqan xumadiina isma lahan been hadaad iibisan waa laidinka kala cararayaa

  • @hakimoabdi588
    @hakimoabdi588 5 місяців тому

    Allah ha unaxaristo abtigeyga hala togto kuligoda

  • @IndhauronInadahir
    @IndhauronInadahir 5 місяців тому

    Caadiyaa uga jawabe meeshaan dood mataalo kulahaa 🤣🤣

  • @CabdikariimMaxamud
    @CabdikariimMaxamud 5 місяців тому

    Liibaan ala maliibaanee miyaanu abaabulka lahayn waaxay xarig

  • @mohamedali-mg9fm
    @mohamedali-mg9fm 5 місяців тому

    Aragtideeyda lixdooda in dil lagu xukumo ayeey eheyd

  • @CabdiraxmanCilmi-c7l
    @CabdiraxmanCilmi-c7l 5 місяців тому +1

    Meeaha
    Cadaaladi
    Kamajidho
    Waaxaaraan
    Soomaalìya

  • @jamiilaibraahim2228
    @jamiilaibraahim2228 5 місяців тому

    Ninka falka soo ababulay see 5 sano loogu xukumi dilbaa ku waajibay ayga😡

  • @sahafiyare4434
    @sahafiyare4434 5 місяців тому +1

    Waxan waa 5 day a go

  • @abdimohamed2250
    @abdimohamed2250 5 місяців тому

    Nimankan maxa Lu warajinaya maladilo kuwan u kala cidanka ku jiro ayaga dadka Layo somahan

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 5 місяців тому

    dalkaan muu hagaago baa la leeyahay inta tuug walba garaado bakaaraha ka zoo gato cajiib

  • @JamiiloOrey
    @JamiiloOrey 5 місяців тому +1

    Ha shaqeeyso cadaaladda maashaa allaH

  • @fardowsasheikhofficial9027
    @fardowsasheikhofficial9027 5 місяців тому

    Qofka masuul umada looga dhigaayo aad halooga fiirsado

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 5 місяців тому

    Sama diidoow dabin baa kuu dhigan lagugu dili Doonee.... Qofkii qof kale gardaro udila hala dilo, si looga badbaado dhibta dhagar qabayaasha, umaduna amni uhesho,

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 5 місяців тому

    Been badanaa alle ku cadaab maruu dadkii dhameeyay 😢😡

  • @maslah345
    @maslah345 5 місяців тому

    Dambiilayaasha waa in gacan bir ah lagu qabtaa oo loo midoobaa

  • @edbankhalif587
    @edbankhalif587 5 місяців тому

    Shuute noolow geesi somaliyed baa tahay

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 5 місяців тому +1

    Wax ha gab gablayn qoslaye Naag Naag dhalay wad Ka dabo tagaysan abuukar Allah U naxariisto

    • @nuuxmiami
      @nuuxmiami 5 місяців тому

      Sxb adoo raali ah, kuwan dhibatada ku sameeyay marxuumka waa isku reer, lkin waxad iisheegtaa abuukar ma habar gidir miyay wadagaan mise waa hawiyahas kle?

  • @istarhusen6458
    @istarhusen6458 5 місяців тому

    Munafaqa imanka la’ maxaa lodil logu xukumi wayay

  • @AbdisalanSabriye
    @AbdisalanSabriye 5 місяців тому

    Qaliyara ninba wasodil yidhi bal kawaran

  • @abdiahmed2174
    @abdiahmed2174 5 місяців тому

    Ninkan qoslaye dahable ayoo dilay

  • @CabdifitaaxMaxamuud-nw8oy
    @CabdifitaaxMaxamuud-nw8oy 5 місяців тому

    Ay shuute xukunka sodadaji caden buxdo walagu helay 😂😂😂

  • @maxaakaaoohiyay
    @maxaakaaoohiyay 5 місяців тому

    Runtii waxaa la, yaab ah in qof la, dillo

  • @ZakariyeMuxudiin-qp2hk
    @ZakariyeMuxudiin-qp2hk 5 місяців тому

    Ninkii soo abaabulay dilkaan Ooo lugu magacaabo Liibaan ma ahayn 5 sano oo xarig ah lugu xukumo waxay ahayd in dil toogasho ah lugu xukumo

  • @RAOAILENJOY
    @RAOAILENJOY 5 місяців тому +1

    Allow kuu naxariiso

  • @AbdiazizJimxale
    @AbdiazizJimxale 5 місяців тому

    Dilaayoow dil baa kuu dambeeyo

  • @dahaboabdullahi9671
    @dahaboabdullahi9671 5 місяців тому

    Malaga yaaba in uu dilay Ikraan Tahliil

  • @Bile.sharif
    @Bile.sharif 5 місяців тому

    Markii horaa qof qeyru masuul ah xil loo dhiibay waa musuq maasuqa dadka lagu keeno dhibkaas bay leeyihiin

  • @abdallekeylari2018
    @abdallekeylari2018 5 місяців тому

    Hala dilo wa qain masuul laga dhigay

  • @dii-1055
    @dii-1055 5 місяців тому

    Waxaas aa kuu police ah ilaaha noo maqan

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 5 місяців тому +1

    😂😂 HADII DARAJADA ISKA SII NOQOTO OO MORYAN BILILIQO ALKOCOL XASHIISH CABAYA LOO DHIIBI ABNI POLICE 🚔 TANEY DHASHAS SUBXAANA LAAH YAAB YAAB

    • @Abdirahmanbritish
      @Abdirahmanbritish 5 місяців тому

      ayagu waxay damceen iny qariyan marxuumka balse alle mamoog adoomadiisa oo waa uu uhiiliyay

  • @abdihassan9239
    @abdihassan9239 5 місяців тому

    SHUUTE WAA BEECMUSHTAR.............LACAG LEE UU U FADHIYAA MEESHAAS.............

  • @ramlayuusuf7536
    @ramlayuusuf7536 5 місяців тому

    Doofarka haladilo