Fahmi Heego
Fahmi Heego
  • 32
  • 320 465
FAHMI HEEGO SIDAY NOLOSHU KUU TAHAY OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
Special thanks
Risaaqi
Syd portrait
Moha Afif
Cumar xhaka
Dj Muniir
Samiir Akhyar
Juba yare
_________________________________
Erayada : C/risaq xigmaawi
Laxanka Dauud Xanfar
Codka @Fahmi_Heego
Thanks you for watching !!!
____________________________
Don’t forget to subscribe youtube.com/@Fahmi.Heeg0
_______________________________________________
Get socialistic And fallow us
snapchat.com/t/R2H03SxR
fahmiheego.alfanaanheego?mibextid=uzlsIk
I'm on Instagram as fahmi_abdilahi_ali. Install the app to follow my photos and videos. invitescontact/?i=14kl8mxws8fmx&
Переглядів: 52 996

Відео

FAHMI HEEGO | HEES CUSUB | HILMAMAY ADA IDOJIYAY | NEW SONG 2024
Переглядів 6 тис.2 місяці тому
FAHMI HEEGO | HEES CUSUB | HILMAMAY ADA IDOJIYAY | NEW SONG 2024
FAHMI HEEGO | HEES CUSUB | NAFTAYDA ADAA LEH OFFICIAL VEDIO 2024
Переглядів 2,7 тис.3 місяці тому
Instagram : invitescontact/?i=14kl8mxws8fmx& Snapchat: t.snapchat.com/QC7L7Lj6 Facebook: fahmiheego.alfanaanheego?mibextid=uzlsIk
FAHMI HEEGO | IIKAALAY | HEES CUSUB | OFFICIAL VIDEO MUSIC LYRICS 2024
Переглядів 2,3 тис.6 місяців тому
Erayada Maxamed dabuuq Laxanka iyo Codka fahmi Heego Vocal recording Ayaanle Olol \\ | Instagram : invitescontact/?i=14kl8mxws8fmx& Snapchat: t.snapchat.com/QC7L7Lj6 Facebook: fahmiheego.alfanaanheego?mibextid=uzlsIk Ii kallay
FAHMI HEEGO | ADIGU GUULAYSO QAALI | OFFICIAL VIDEO 2024
Переглядів 6 тис.6 місяців тому
ERAYADA : @MAXAMED_GALAYDH LAXANKA : @FAHMI_HEEGO MUSIGA : SEERABTA CAMERA AND EDINTING : KHADAR AGUERO
FAHMI HEEGO - BEST MASHUP SOMALI SONG - 2023
Переглядів 9 тис.7 місяців тому
FAHMI HEEGO - BEST MASHUP SOMALI SONG - 2023
FAHMI HEEGO || GUNTAN WEHEL MODAYAY || OFFIALL MUSIC 2023
Переглядів 13 тис.9 місяців тому
Erayada Abduqadir Huriye Laxanka iyo Codka Fahmi Heego Music Xamaada Alcasal \ ♫ Snapchat: t.snapchat.com/QC7L7Lj6 Instagram: fahmi_abdilahi_ali?igshid=MjEwN2IyYWYwYw Facebook: fahmiheego.alfanaanheego?mibextid=LQQJ4d
FAHMI HEEGO | JIIDH WAA DARENKEE HOOYO | 2024
Переглядів 66 тис.9 місяців тому
Erayada C/qadir huriye Laxanka iyo Codka Fahmi Heego Music Serabtaa On The beat t.snapchat.com/QC7L7Lj6 fahmi_abdilahi_ali?igshid=MjEwN2IyYWYwYw fahmiheego.alfanaanheego?mibextid=LQQJ4d
FAHMI HEEGO (HEES CUSUB) VEDIO OFFICIAL 2023
Переглядів 5 тис.11 місяців тому
Thanks you for watching !!! Don’t forget to subscribe youtube.com/@Fahmi.Heeg0 Get socialistic And fallow us Snapchat: t.snapchat.com/QC7L7Lj6 Instagram: fahmi_abdilahi_ali?igshid=MjEwN2IyYWYwYw Facebook: fahmiheego.alfanaanheego?mibextid=LQQJ4d
FAHMI HEEGO | MASHUP | VEDIO OFFICIALL 2023
Переглядів 27 тис.Рік тому
Thanks you for watching !!! Don’t forget to subscribe youtube.com/@Fahmi.Heeg0 Get socialistic And fallow us Snapchat: t.snapchat.com/QC7L7Lj6 Instagram: fahmi_abdilahi_ali?igshid=MjEwN2IyYWYwYw Facebook: fahmiheego.alfanaanheego?mibextid=LQQJ4d
FAHMI HEEGO || HAYBAD WAXAD KU LEDAHAY DHULKAGA HOOYO 2023
Переглядів 2,3 тис.Рік тому
Thanks you for watching !!! Don’t forget to subscribe youtube.com/@Fahmi.Heeg0 Get socialistic And fallow us Snapchat: t.snapchat.com/QC7L7Lj6 Instagram: fahmi_abdilahi_ali?igshid=MjEwN2IyYWYwYw Facebook: fahmiheego.alfanaanheego?mibextid=LQQJ4d
FAHMI HEEGO HEESTA MURALLE 2023
Переглядів 13 тис.Рік тому
FAHMI HEEGO HEESTA MURALLE 2023
FAHMI HEEGO MA DANEEYO XIISAHA // 2023
Переглядів 15 тис.Рік тому
FAHMI HEEGO MA DANEEYO XIISAHA // 2023
FAHMI HEEGO HEES CUSUB_QAALI NUUR 2023
Переглядів 22 тис.Рік тому
FAHMI HEEGO HEES CUSUB_QAALI NUUR 2023
FAHMI HEEGO_HEES CUSUB_ NUURBA MUGDIGII DABOLAY_ 2023
Переглядів 37 тис.Рік тому
FAHMI HEEGO_HEES CUSUB_ NUURBA MUGDIGII DABOLAY_ 2023
HEES CUSUB O LAGU TALO GALLAY DR C/Lahi Xaaji Axmed meeza By Fahmi Heego 2023
Переглядів 630Рік тому
HEES CUSUB O LAGU TALO GALLAY DR C/Lahi Xaaji Axmed meeza By Fahmi Heego 2023
FAHMi HEEGO | HEES CUSUB | HADII AFAR LAYBANEYAY 2023
Переглядів 9 тис.Рік тому
FAHMi HEEGO | HEES CUSUB | HADII AFAR LAYBANEYAY 2023
Hees Cusub Fahmi Heego Live Stage 2022
Переглядів 10 тис.Рік тому
Hees Cusub Fahmi Heego Live Stage 2022
Hees Cusub Fahmi Heego // Ma Daneeyo Xiisaha Live Stage 2022
Переглядів 1,3 тис.Рік тому
Hees Cusub Fahmi Heego // Ma Daneeyo Xiisaha Live Stage 2022
FAHMI HEEGO | NABİ AMAAN SULDANKI ADUNKIYO SOKEYAHA RAXMANKOW | 2022
Переглядів 7822 роки тому
FAHMI HEEGO | NABİ AMAAN SULDANKI ADUNKIYO SOKEYAHA RAXMANKOW | 2022
FAHMI HEEGO | DHAKHTARKII JACAYLKA | Hees Cusub 2021
Переглядів 1,1 тис.2 роки тому
FAHMI HEEGO | DHAKHTARKII JACAYLKA | Hees Cusub 2021
FAHMI HEEGO |HEES CUSUB DARTAA U HARAADAY LYRICS OFFICIAL VIDEO MUSIC 2021》
Переглядів 1,5 тис.2 роки тому
FAHMI HEEGO |HEES CUSUB DARTAA U HARAADAY LYRICS OFFICIAL VIDEO MUSIC 2021》
FAHMI HEEGO /COMING SOON 2022/
Переглядів 1,6 тис.2 роки тому
FAHMI HEEGO /COMING SOON 2022/
FAHMI HEEGO KAARJABIN XANUUN BIISA NEW LYRICS OFFICIAL 2021 COMING ❤
Переглядів 2,1 тис.3 роки тому
FAHMI HEEGO KAARJABIN XANUUN BIISA NEW LYRICS OFFICIAL 2021 COMING ❤
Qasiido Nabi Amaan Ah
Переглядів 1,6 тис.3 роки тому
Qasiido Nabi Amaan Ah

КОМЕНТАРІ

  • @shukrihussein3965
    @shukrihussein3965 7 годин тому

    Beautiful beartbreak

  • @safamahamed8728
    @safamahamed8728 8 годин тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-dp2jg8ly3c
    @user-dp2jg8ly3c 16 годин тому

    Waanku socodaalne siday noloshu kutahay😢

  • @xaajigalacagta8285
    @xaajigalacagta8285 День тому

    Aga oo heestani maxay u qarxi wayday cwa meel ku arkey ilaa aan soo raadiyo inaba caadi maaha Heestan wxy ahayd in WAQAL aad soo galiso ama youtube yada qarxahay ee caanka ah u dhiibto Waxaan sidaa u lee yhy fanaanku waa waa sida ganacsiga oo kale oo inta ugu horeysa suuq ayaa la raadiyaa tusaale suldaan seeraar oo kale waxa qarxiyay AbdiAskar bal u wada fiirso fanaaniita oo dhan waa sidaa marka hadeed aad noqoto in lagu sugo ayaa youtube kaaga la soo galiyaa xiligaana adi laguu baahan yhy Fanaan ma ihi ee heestan sidan u macaan een qarxin ayaa iga keentey Waa fikirkayga uun mahadsanid sxp anu cwa ku soo raacay From jigjiga ini salaamayaa asxaabta

  • @MohamudAbdi-y6b
    @MohamudAbdi-y6b 2 дні тому

    Zxp heesta wan sugayey ❤😢

  • @Steven-y9e
    @Steven-y9e 3 дні тому

    ❤❤❤❤❤

  • @SalimHussein-fj4tx
    @SalimHussein-fj4tx 3 дні тому

    Jacaylku waa Hal Mar iyo haL QoF❤

    • @SaciidaMaxamedaxmed
      @SaciidaMaxamedaxmed День тому

      JAH qofka kaliya igu fikirka ah wa adi inaa jecel xanuun badan so martay ana jaa markati kaha❤

  • @SamraAli-m5g
    @SamraAli-m5g 3 дні тому

    😢

  • @SamraAli-m5g
    @SamraAli-m5g 3 дні тому

    😢

  • @cumarxhaka3488
    @cumarxhaka3488 5 днів тому

    MY dear Pother fahmi keep 🙏🏼🫡🥰

  • @zaimkazaimka582
    @zaimkazaimka582 6 днів тому

    Heesta qalbiga iga taabanaysaa qisa dhab igu dhacaydaY wayaane

  • @jubayareofficial4074
    @jubayareofficial4074 6 днів тому

    Fahmi Abdullah ali keep going my young brother🙏

  • @sahrocagane183
    @sahrocagane183 6 днів тому

    Iam from what'sup

  • @abdiwasacmohamed3075
    @abdiwasacmohamed3075 6 днів тому

    Hes taaa waan sugayay intay sol baxaysay inta ila sugaysay is muujiya😊

  • @CaashoGaney
    @CaashoGaney 7 днів тому

    😢😢😢😢😢😢😢

  • @CaashoGaney
    @CaashoGaney 7 днів тому

    ❤❤❤❤❤😅😅😅😅😅😅

  • @faranjifaamoosofficiall7994
    @faranjifaamoosofficiall7994 7 днів тому

    Fahami Abdilaahi ali super hero tani waa heeso 🎉❤😢

  • @bilanwabari746
    @bilanwabari746 7 днів тому

    Qalbi xab xabsana wabu ka wardonayaa siday moloshu ku tahay kulahaa anigu waxan leyahay nasibsiga kaligaa xambaaro😂😂😂

  • @Kadarzaami
    @Kadarzaami 7 днів тому

    Pro horay osoco ❤❤❤

  • @cadnandehonesty
    @cadnandehonesty 7 днів тому

    Hestan ani iga hadlosa 😢😢😢

  • @kingahmed1943
    @kingahmed1943 7 днів тому

    Al-fanaan Fahmi Abdulahi Ali Kaahin walaalkay rumaad.

  • @WardoAhmed-j2j
    @WardoAhmed-j2j 7 днів тому

    Alle Haku naxaristo hooyo🤲🥹

  • @AbdiKhaadir-ke9lm
    @AbdiKhaadir-ke9lm 7 днів тому

    20m dheh waa hees io bar 🙏😢

  • @munaabdi5418
    @munaabdi5418 7 днів тому

    Kan wa sheikh sujudiba kamuqata Masha Alah

  • @AbdirahmanAadanBuraale-mc8pc
    @AbdirahmanAadanBuraale-mc8pc 8 днів тому

    @c/rahman💔:@Fahmi Heego ♪:Tolow calafku saaxiib 🔥 Iga sita makuu xulay ? Qof sidaydi kuu jecel Maku siiyay waayuhu ? Sina ruuxan kugu nicin Nasiibkii makugu simay ? Waynu kala socdaalnee Siday noloshu kuu tahay

  • @AbdirahmanAadanBuraale-mc8pc
    @AbdirahmanAadanBuraale-mc8pc 8 днів тому

    Habeenkaan heestaan arkay iyo habeenkii aan kala tagnay isku mid Bay ahaayeen😢😢22/05/2024😢

  • @ajkhaled
    @ajkhaled 8 днів тому

    Qof sidayda ku jacel ma ku siyay waayuhu🥺

  • @suhaybsallo6318
    @suhaybsallo6318 8 днів тому

    Wax is waydiin leh jwb baa la dinka zuyaa😢

  • @mohamed_jabane
    @mohamed_jabane 8 днів тому

    Ax waxaad mood in abwaanku laabtayda waxa ku jira oo ugaa wllhi kuu xiise qalpi fardawsa huod Cismaan ziyaad in kaste oon anu ahaa kii go,aanka qaatay hadana waxaan la noolahay jacaylkaaga oo dooriyay naftyda dilay niyadayda Qalpigygana burburiyay xubno daalan Jidhka dhan yaala

  • @warsamekby9727
    @warsamekby9727 8 днів тому

    Wooo

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc 8 днів тому

    😢😢❤

  • @user-ob1vf6jh8z
    @user-ob1vf6jh8z 8 днів тому

    Hestan 1M+ views u qalantaa🎉

  • @munoyusuf9211
    @munoyusuf9211 8 днів тому

    Oyoyooo ❤

  • @mohamedabdirizaak
    @mohamedabdirizaak 8 днів тому

    Madaxey sida foolxumada ah ee aad maxada u jaratey baan layaabanahey

  • @SafiyaSacad
    @SafiyaSacad 8 днів тому

    Heees way dhaftay❤❤❤😢😢😢😢

  • @FartuuncabdiAnsaada
    @FartuuncabdiAnsaada 9 днів тому

    ❤❤❤🌹🌹🌹⚘⚘⚘⚘🌷🌷🌷🌷

  • @Jabjcyl
    @Jabjcyl 9 днів тому

    Jacaylku waa hal mar iyo hal qof ❤

  • @user-es5rp1qh5o
    @user-es5rp1qh5o 9 днів тому

    Walhi Heestan Xalaada Ku Suganahy Ka Hadleyasa

  • @user-qc2kx3yz2e
    @user-qc2kx3yz2e 9 днів тому

    Legend fahmi Heego 🎼🎤🔥

  • @SimanQueen-s8t
    @SimanQueen-s8t 9 днів тому

    Qof sirey adoo jcl 😢

  • @kaafitube-n1q
    @kaafitube-n1q 9 днів тому

    wlhi 10 jeer ayaan kusoo ceshtay tan hees wey dhaaftay bro laxamada daa'uud xanfar ina caadi maahan waan kaa hayaa taliye❤🫶

  • @user-du2wx9kp7m
    @user-du2wx9kp7m 9 днів тому

    Thank you legend

  • @MaxamedmuuseXuseen-kk1sp
    @MaxamedmuuseXuseen-kk1sp 9 днів тому

    Tu lw calfku sxib iga sito ma kuu xuly😢😢😢😢😢😊

  • @user-sv8wq9kb9z
    @user-sv8wq9kb9z 9 днів тому

    ❤❤❤❤احلا صوت

  • @user-lo4be4gl6w
    @user-lo4be4gl6w 9 днів тому

    Xasuusaha qaarkood.lamailoowo.walaahi.waana.xanuun.badna.😢😢

  • @fankafanka8369
    @fankafanka8369 9 днів тому

    Woooow lajan fahmi hee go guleeyso sxb

  • @fartunhajji6339
    @fartunhajji6339 9 днів тому

    ❤😢

  • @CabdiwaasacXasan-l5h
    @CabdiwaasacXasan-l5h 9 днів тому

    Thkd

  • @beer-lula_22
    @beer-lula_22 9 днів тому

    Qof sirey adoo jecel Sidee loo hilmaama Sadrigaaga ruux dagay Sidee looga maarmaa Sunta caashaq leeyahy Sahal uma dhamaatee Ruux jacaylku saafaha Miyuu soor cunaayaa Sixin lagu habaayaa Tolow calafku saaxiib Iga sita makuu xulay Qof sideyda kuu jecel Maku siiyay waayuhu Sina ruuxan kuu nicin Nasiibkii makugu simay Waynu kala socdaalnee Sidee noloshu kuu tahay Xasuusaanan kaa socon Sidee loo ilaawaa Xubinkii sanado jirey Sahal ma u idlaadaa Xogtaydan kusiiyeee Wan kugu sahwinayaa Saqda dhexe habeenkii Sowd bn maqlaayaa Waa laykaa sawirayaa Tolow calafku saxiib Iga sita makuu xulay Qof sideyda kujecel Maku siiyay waayuhu Sina ruuxan kuu nicin Nasiibkii makugu simay Waynu kala socdaalnee Sidey noloshu kuutahy Hees qalbiyadii kala lumay Xasuus galineysa😢 Waxan rajeynaya inu calafku sxb wacan idiin xulay One like 👍 inta iga dambeysa

    • @shuebaden7387
      @shuebaden7387 6 днів тому

      Thanks @beer Lula ❤ hesta waad kentay

  • @user-mi2zk6wf9i
    @user-mi2zk6wf9i 9 днів тому

    Allah naf wax jecel beer jilec sanaa😢😢