Afhayeenka Habar Awal oo Ka Hadlay Suldaanka Guud ee Habarjeclo Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cali |

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 27

  • @nimcohirsi2878
    @nimcohirsi2878 2 години тому +2

    Allow ha kala jabin HJ. Sidii qaran garanayo inta ugu badani waa Kulmiye qaranka qaranka ❤❤

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 12 хвилин тому

    Asc guul iyo gobanimo ilaahey ha siiyo caafimad iyo cimridhadar abtiga suldanka guud ee habar j guul tolka subar Awal guul kulmiye❤

  • @sssdddf8508
    @sssdddf8508 2 години тому +1

    Waa run waxba yaa lasiin

  • @sssdddf8508
    @sssdddf8508 2 години тому +1

    امين امين

  • @aminahyusuf4959
    @aminahyusuf4959 3 години тому +1

    اللهم امين يارب العالمين 🤲🤲🤲

  • @hamdahassan3685
    @hamdahassan3685 59 хвилин тому

    🤲🤲🤲🤲

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 Годину тому +1

    Guul JSL somaliland insha Allah

  • @hurdaaye21
    @hurdaaye21 31 хвилина тому

    Heego kala qaybinta bulshada ma jaamacada ha ingriiska ayey ka soo bartaan. CAJIIB...

  • @TaaroAli
    @TaaroAli 4 години тому +2

    Xataa madaxwayne muuse biixi cabdi reer kiisa wuu iska fogeeyay si aan loo odhan reerkiisa ayuu xilal siiyay markaa sidaa darteed ayay muuse biixi cabdi ugu kacsan yihiin oo ay usoo raaceen xisbiga wadani lkn madaxwayne muuse biixi cabdi jufadiisa hoose waxba kuma soo kordhinayaan oo muuse biixi marka hore ayuu geed iskaga xidhay si aanay karaamada iyo shargtiisa uga xumayan taasina waa waxa aynu u baahanahay in loogu hiiliyo madaxwaynaha qaranka oo inta kale ugu codayso oo reerka madaxwaynaha jufadiisana aanu ugu ogolaanay inay uba codeeyaan xisbiga wadani waana cadaalada uu madaxwaynuhu uu shacabkiisa u sameeyay ee aan loosoo helaynin isagoo reerkiisa u yeedhanaya ama hoosta soo gashanaya isagoo daanaya in hab qabiil loogu codeeyo lkn ka doorbiday in hab dimuqraadiya loogu codeeyo oo shacabka si isku mida u waydiisto codka uu uga baahan yahay inay ku taageeran mar labaad inuu uga tar tamo jagada madaxtinimo ee qaranka j.somaliland markaa waxaan umada u sheegayaa inaanu madaxwayne sidaa u cadaaliya la heli doonin oo isagoon reerkiisa dabada ku wata inuu shacabka kalena cod ka raadiyo taasina waa waxa qarankan ama dawladan j.somaliland doorashadeeda hoosta u dhigay ee loo baahan yahay in wax laga bedalo?

    • @axmedcali-h3z
      @axmedcali-h3z Годину тому

      WAAR CIRRO REERKOODU WAA U DIIN QABIILKU OO QOF GEES UMA LEEXDO

  • @BuraciSomali
    @BuraciSomali 4 години тому +1

    Maxaa loo lahaa isaaqu waa ilbax ninka weyn hadal xumaa kan beesha u afhayeenya u yahay waa noocee ??? سبحان قاسم القلوب

  • @HilaaHilaac
    @HilaaHilaac Годину тому

    QABYAALADU XUMAA SUBER AWAL MIYAANAYA XUSBIYADA KALE U VOTE KARIN. XUSBIYADA WAXAYANU U SAMAYSANAY KALA DUWANSHAHA.QABJAALAD QARAN LAGUMA NOQDO. WAXAA FICAN IN LAGU DOORTO MAXUU DALKA KABEDALAYAA SIDEE AYUU U HORMARINAYAA IYO WAXII LAMIDA. QABYAALADU HADAY SIDAN U SII SOCOTO DALKA WAAY DUMINAYSAA.

  • @JamaalmaxamudAxmedMuxumed
    @JamaalmaxamudAxmedMuxumed 44 хвилини тому

    WAA RUNTAA WAAD KU MAHADSANTAHAY ARINKA SICIID ISMAACIL AYAA IMARAY ANIGA FADLAN RAGAASI WAXAY UBAAHAN YIHIIN IN LA GUUBAABIYO

  • @axmedcali-h3z
    @axmedcali-h3z Годину тому

    AWALOOW WAA KU SIDEE?
    XASAN WUU LA ASQOOBABAY
    XILKII AYNU LAHAYNE ADEER
    MAA ERIDAAN LAMA EEGAN KARAAYEE

  • @salmamahdi3374
    @salmamahdi3374 3 години тому +1

    Gobanimo waa loo dhasha biixi wuxuu maray degan habar yoonis wan lagu soo dhoweyey adigun waxad kufanasa looma soo bixin

  • @adammursal4106
    @adammursal4106 3 години тому +1

    Inuu wax macno leh ka hadlayo ayaan moodayay. Soo kan dulliga noqday. Wakhtigii igaga lumay ayaan qoomamaynayaa dhagaysiga laxdan ciyaysa.

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 31 хвилина тому

    h awalay marku muuse wadnakeena kala dadainayay isku wada dirayay waad arkayseen beleahii kala yaacay bad arkaysen waxna kamaydan qaban suldankeena ha ku meeraysanina hj siysaigooda ayay siyasda kala hadlayan suldanka siyasda umanu dooran ragaasan u u doornay siysda hy cadow maha ha ku shegin cadow idinka cadow ah idinka diiday wanaga idinka ximinaya hy waa dhiigeena wa walakeena ha nooga dhigin cadow walahay muuse uga dhow duminta dalka iyo huwanba hj dad la isku diri karo maha dad xumantiina qadanayana maha

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu Годину тому

    Sharafta iyo walaalnimada reer Somaliland siiba ta habar magaado ilaali Awal waa beel sharaf lehe

  • @mahdibihi5095
    @mahdibihi5095 3 години тому

    Wax micno leh inuu kahadlayo ayaan moodaye. Waxuu yiri calankan tawxiidka leh ayaa lagu sodulay?yaakuso dilay?calanka ALSHABAB tawxiidka wuuku qoran yahay tawxiidka in lagu dhaqmo ayaa wanaagsan HARGAYSA waxaa kasocda macnood looxir xiray

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 3 години тому

    Beesha sacad muuse ee siciid ismaaciil wuxuu iishagay nin aan abti u ahay oo jifada madax waynaha ah in 7 sano madax waynuhu waliba familiga madax waynuhu ay ku xadgubiin dhul badan xoog kaga qaadeen laakiin anigu waxaan taageersanay in loo codeeyo kulmiye xaalada dalku ku jiro awgeed

  • @RoodaIsmail-i6p
    @RoodaIsmail-i6p Годину тому

    Oo maxaa ka galay shirka hj, habar awal??🤣🤣🤣🤣🤣 Badhaacis waar ilmada ceshada waa laysku fahmay

  • @RoodaIsmail-i6p
    @RoodaIsmail-i6p Годину тому

    Oo wadani miyaanu muwaadin ahayn??? Waar waxani waa ceeb ee isdaba qabta abar awalay❌❌ ceeebay tacaal

  • @RoodaIsmail-i6p
    @RoodaIsmail-i6p 54 хвилини тому

    Salmamahdi 3374
    Kkk gobanimadu waa wax loo dhasho cidkastaa ma hesho, waliba waa afhayeenka habar awal🤣 waaba masuul??? Balse siday wax uga dhaxayn dad heerkaa maraya???

  • @adammursal4106
    @adammursal4106 3 години тому

    Gun guni keentay weeye kani. Muu aayar yidhaahdo, waa musharax madaxweyne wadanka oo dhana wuu mari karaa. Ileen Muusaba waakii Oodweyne joogaye.

  • @MaxamedSALEEBAAN-h8r
    @MaxamedSALEEBAAN-h8r 5 годин тому +1

    Awaawaloo oohinta iska yareeya waydinkii inankiina qabanwaayay toosinwaayay