13 Kii Dhalinyaro S.Y.L Qabiilka ay u Badnaayeen Degaanada ay ku dhasheen Taariikh Kooban

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 сер 2024
  • #subscribe #Share #Like

КОМЕНТАРІ • 282

  • @abdirahmaanhassan5282
    @abdirahmaanhassan5282 Рік тому +23

    No qabiil Yes qaran❤

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 4 роки тому +40

    Ilaaheey Ha u Naxariisto Geesiyaasheenna dhamaantooda janno Allaha ugu deeqo Aamiin aamiin ilaahoow aamiin

  • @furintafoore9368
    @furintafoore9368 4 роки тому +36

    Qabiilkooda in la sheego muhiim mahan wll mahadsanid xaqsoor media

  • @aweesabdullahali1633
    @aweesabdullahali1633 Рік тому +6

    Noo qabiil.qaranka kaween qabiil waa qurun 🇸🇴🇸🇴

  • @khadab1220
    @khadab1220 2 роки тому +17

    waxay ahaayeen qoomiyada soomaaliyeed allaha unaxaniisto dhamaantood

  • @cabdulaahixeef6673
    @cabdulaahixeef6673 4 роки тому +15

    maya sxb mahadsanid qabiil wax muhiim ah ma ahaan........ qabiil waan haynaa iyo wixii aan saynta uruxaynay .
    looma baahna midaas.

  • @CabdiwaliCabdiwali-gw8oh
    @CabdiwaliCabdiwali-gw8oh 2 місяці тому +2

    Noo qabiil yes qararan ❤❤❤❤❤

  • @maxamedcaliyuusuf6152
    @maxamedcaliyuusuf6152 2 роки тому +7

    mashallah waad mahadsantahay wariye sida aad umadda usoo xusuusiyay geesiyaashii dalkaan xornimada gaarsiiyay.

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 14 годин тому

    Habargidir ayey ubadnayen halyeyadi syl janafardowso allaha kawarabiyo somali wa.xoreyen

  • @neyrus_having_Elmi
    @neyrus_having_Elmi 2 роки тому +8

    Muhiimada waxa ay u arkaan qabyalad qalbiga allaha idiin nadiifiyo ragan qabiil wey dhafeen waa qaran

  • @asmafaarax2970
    @asmafaarax2970 4 роки тому +14

    inta cawa u dabaaldagas 18 may like dhacdhac ku siii duriyada

  • @ahmedaser2942
    @ahmedaser2942 4 роки тому +19

    Sxb hashegin intan melkale lagariin
    Comments aye kadhax bilawanesa wlhi
    Wa iga codsi iska da qabiilka

  • @mali8445
    @mali8445 3 роки тому +7

    Sxb qabiilkodu waa lagui yaqn waxay ahayen soomaali xalal ah oo xalaal dhashey alla ha u naxaristo

  • @hodanhassan9450
    @hodanhassan9450 3 роки тому +17

    Allaha u wada naxariisto dhamaantood

  • @mahamedjama5483
    @mahamedjama5483 4 місяці тому +2

    mashaallah allah ha unaxaristo dhamantoda

  • @asmaaabdirahman8722
    @asmaaabdirahman8722 2 роки тому +7

    Ragaas allaha u naxariistee waajibkii saarnaa way guteen ee
    Hadda ayee rag rabtaa dhalinyarow

  • @mahadmahamudali3987
    @mahadmahamudali3987 8 місяців тому +2

    1. yaasiin xaaji cismaan H.G
    2 daahir xaaji cismaan. H.G
    3 cali Hasan maslax H G
    Intaas waa habargidir

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 2 місяці тому

      Guudoow cabdule, isna waa hg faarax rooble bah hintire, Cumar shooli ayey qaraabo ahaayeen.

  • @fardowsomaxamed2605
    @fardowsomaxamed2605 Рік тому +8

    Masha allaah s.y.l

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz 5 днів тому

    ADEER. TAARIIKH. HARO. ISDAA. HADA. MAXAAD. HA SAA. DAL KA. SOMALIA 🇸🇴 DADD KU WAA QABIILO. HADA. NOOCADEE. WAX. AAD. TAHAY

  • @anisaalem8598
    @anisaalem8598 10 місяців тому

    Jazakallah kheer Nimaan KII Esiiyey Horiyada Aan hasto man taa waxaan Ahay Gabar SOMALI AH. KUULIGOOD WAA CIDEEYDA ELLAHAY 13 KII ALIIF NUUR WRAXMAA RAXMATU LLAHI CALEEY KUGIGIIN WAA AABAYAASHEEN ELLAHAY JAANA FARDOWS HAA IDIN SIIYO ❤❤❤❤😂😂😂

  • @cabdixayimaxamed3613
    @cabdixayimaxamed3613 4 місяці тому +1

    Allaha unaxariisto dhalinyarada soomaaliyeed soo halgantay

  • @nalkasuleyman2623
    @nalkasuleyman2623 4 роки тому +21

    Magac wanagsan ayey wataan e waxba ha shegin wll

  • @alixuseenaadamdaaacaad1363
    @alixuseenaadamdaaacaad1363 4 роки тому +3

    Mashallah
    Zxp thank you

  • @SomaliPeaceAssociation
    @SomaliPeaceAssociation 3 місяці тому

    Maxamad Xirsi Siidii lama oran jirin waxaa la oran jiray ALLaha u wada Naxariistee: maxamed Xirsi Nuur Sayiddiin Majeerteen beena u badnaayeen. Shukran

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Місяць тому

    Cajiib AHUN Dhammaantood

  • @hannanhussein8648
    @hannanhussein8648 Рік тому +3

    Aamiin aamiin aamin yaa allah

  • @user-mx7vo5pe4i
    @user-mx7vo5pe4i 3 місяці тому

    Anago arkeeno qaran maxa qawil no geeye garanimada maga badan somaliya ha nolato❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @XasanmaxamedCali-by8sk
    @XasanmaxamedCali-by8sk Місяць тому

    Alle ha u naxariisto dhamaantood aamiin

  • @maxamedsulayman6669
    @maxamedsulayman6669 Рік тому +1

    Allaha u naxariista geesiyadan xuriyadii ay beereen aan miraheedii la guran. Waxaa ku ciyaaray kuwii iyaga ka danbeeyay.

  • @ummukhalid3098
    @ummukhalid3098 11 місяців тому

    Xaaji maxamed xuseen maxamed alaha unaxariiste waa banadiri wuxu ka yahay dhawarweyne

    • @ikraanmaxamed1552
      @ikraanmaxamed1552 9 місяців тому

      Xaji maxamed Xaji xuseen xaamud cumar xasan Xeyle maku dara wa Wa Dhawar weyne Wa wabaas Raxmutulaah Awowe😢😢😢

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 2 місяці тому

    Waa laga horeeyey, raggaan dhiigooda ma daadanin ee Rag baa u dhintay. Taariikhda soo baar.
    Xataa magacyada ayaadan si wanaagsan u aqoonin.

  • @dalhasaid4513
    @dalhasaid4513 Рік тому

    Alle ha unaxariisto dhamaantood u jeedku ma ahan haybtooda iyo qabiilkooda ee waa waxtarkii ay nawada tareen i.n dhalintaas oo kle way nagu jiraan wayna soobixi doonaan wakhtigeeda I.n

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Рік тому

    A/qadir Sakhawadiin Sheekh Awees Dheere Al Khaadiriya Aa Abkow U Ah

  • @ConfusedAgilityPuppy-zy5wr
    @ConfusedAgilityPuppy-zy5wr 7 місяців тому

    Allha unaxariisto dhamantoodds qawiua wan dafka gadwall noogu dhigay wll somalinimaa naga badan

  • @MrBravo24b
    @MrBravo24b 2 роки тому +2

    QABIILKU MA XUMA LAAKI ALJAAHIL SOOMAALI AYAA KA DHIGAY WAX XUN QABIILKU WAA IN LEYSKU GARTO TAAS AYAAN KA WADNAA IN LA SHEEGO INOO SOO SHEEG SXB QABIILADA AY AHAAYEN ...

  • @Qiso_Qalbitaabad
    @Qiso_Qalbitaabad 4 роки тому +14

    Iga daa Qabiil waana qaribaye igataa igadaa qabiil qaran manoqdee naga daa

    • @mohamedibrahimaddow1502
      @mohamedibrahimaddow1502 4 роки тому

      qabiilku ceeb maahee qabyaaladaa ceeba

    • @saidohassan4729
      @saidohassan4729 4 роки тому +1

      Waa ceeb qabiil Anigu isagoo ceeb ah ayaan soo joogay xilgii barisamaadka

    • @user-iu5jx6jf7s
      @user-iu5jx6jf7s 2 роки тому

      @@mohamedibrahimaddow1502 Syl xisbi qabiil bu ahaa wxuu ugu baxey Abdulqadir mohamed adan zoobe sida u ahaa

  • @amarefaysal1624
    @amarefaysal1624 3 місяці тому

    اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته Maanta ayaa loo baahanyahay SWL cusub oo somali isukeenta calanka tawxiidkana aan hoos u dajin
    Allahu akbar

  • @ibrahimcisman920
    @ibrahimcisman920 4 роки тому +4

    Maya maya maya wa ceeb qabiil wa qurun

  • @ikraanmaxamed1552
    @ikraanmaxamed1552 9 місяців тому

    Xaji maxamed xaji xuseen xaamud mahaan xuseen maxamed iska sax Awowe janada Allaah ha kugu basharo😢😢😢

  • @hamoudjibril294
    @hamoudjibril294 Рік тому

    SYL waa wax lagu qarinaayey halgankii culumada soomaaliyeed ee hormoodka u ahaa bulshada Soomaaliyeed. Sida Axmed guray,sacada diin,sayid maxamed cabdulle xassan ,sheekh cusmaan.

  • @sanaaaxmed7934
    @sanaaaxmed7934 11 місяців тому

    Shukran qabiladoda islashego wefcntahy wayo dadbadan baa qalday o wax Ben ah qoraya

  • @ahmedmohamedibrahim5674
    @ahmedmohamedibrahim5674 Рік тому

    Ninka ugu da'da weynaa oo ahaa
    Maxamad Cisman Barba wuxuu
    Ku dhashay degaanka juwaareey
    Oo markaasi hoostegaayey distretto
    Baardheere ee regione Alte-juba
    Ama jubbada sare wuxuuna u
    Dhashay qabiilka :-
    ((Sheekhaal Cabdi Sheekh)) allaha
    U naxriisto isaga iyo walaaliliis xusen
    Barrey Faduma dhammaantood
    Dad walaalnimada Somaliyeed ay ku
    Weyntahay bay ahaayeen,
    Ba

  • @Abwaan-Halgan.
    @Abwaan-Halgan. 3 роки тому +5

    Hadii aad sheg tid qabilkii ayaa dib loogunoqonaa inkaston jelaalahayn in aad nokalashegto oo aan kalabarano

  • @hassanabadid2477
    @hassanabadid2477 2 роки тому +1

    Walaal qabiikooda ha noo sheegin
    Umaa baahnin qabiil

  • @cabdimaxamuud2085
    @cabdimaxamuud2085 3 місяці тому

    Hadaabad wadaan mid weyn
    Gobonimo doon ayey ahayen
    Gobonimo u dirir may ahayn
    kaba gudbi weyney qabiil
    DFS ayaaba boodhka ka tuntay
    Xamarba laga cusboneysiyey

  • @dahirabdi2276
    @dahirabdi2276 2 місяці тому

    Manta dhalin yarada 1943 kuwii dhalinyey qabiil inaan ka tagno malin 15 may waa xusuusbadan ilaawi mayno qaladkii aanu ka galanay wada ka ilawi mayno

  • @losname2166
    @losname2166 3 роки тому +15

    45% majerten bay ahaayen waliba ninka fikrad lagu asaasey ururka iska laha mj bu aha pls bro so sheeg qabiladooda

    • @fardosa1238
      @fardosa1238 3 роки тому +1

      Halmagaaloo mj leeyahay cidkudhalatayba kumajirine see ku ogaatay

    • @cheerbozz
      @cheerbozz 3 роки тому +1

      @Suhayb___Bruno lakiin Abdullahi Isse oo aqasimo uu aha SYL Waxo aha H.G.

    • @hudamohamed4738
      @hudamohamed4738 2 роки тому +1

      Hada halagaa helo kuwasoo kale
      Dhalanyaro wanaagsan soosaar qabiilbwalbo hasosaaro wiilasha halabaro qaran iyo hormar African iskala kiciya

    • @daariqdaariq8020
      @daariqdaariq8020 2 роки тому +1

      dadka peenTa ka Daa mj. somlia hdypa kaso muqden dalka hwiyeh lee udagalami jiray

    • @mohyadinabdihussein4162
      @mohyadinabdihussein4162 Рік тому

      Ninkaa Fikradda lagu aas aasey iska lahaa
      Saqaawa diin buu ahaa waxa uuna ahaa Digil iyo Mirifle waxaa dhaley shiiqii weynaa
      Ee suufiga ahaa Sheekh Aweys dheere kuna noolaa Magaaladda Biyooley gobalka baay

  • @daudiali8294
    @daudiali8294 2 роки тому +2

    WILASHASI INTOODA BADAN WAXAY DASHEEN WAQTIGII HALGANKII SAYID MAXAMED CABDILE XASAN UU GABAGABA AHAA AMA UU KUDOWAA 3DAX KAMIDANA AWOWGEY AYAA INOO SHEEGEY WAXAY AHAYEEN ABSAME XITA MAGACYADOODII YEYNU HAYNA, XITA ABSAME REERKII AY KASII AHAAYEEN YEYNU OGNAHAY.

  • @ummukhalid3098
    @ummukhalid3098 11 місяців тому

    Dheere xaaji dheere alaha unaxariisto wuxu ahaa banadiri wuxuu ka ahaa bandhawoow

  • @yaasiinaadan1398
    @yaasiinaadan1398 3 роки тому +5

    Inlasheego waa fiicantahay

  • @asc29m8
    @asc29m8 5 місяців тому

    Masha Allah

  • @toptechnologyofficial4709
    @toptechnologyofficial4709 3 роки тому +2

    Magaciisa isheega ishega hogaamiyihii syl

  • @SayidaliAhmed-qs8jm
    @SayidaliAhmed-qs8jm 3 місяці тому +1

    Noo sheet qabiladooda

  • @mohyadinabdihussein4162
    @mohyadinabdihussein4162 Рік тому

    Saqaawa diin waxaa dhaley Sheekhii weynaa sheekh Aweys Dheere
    Waxaana sheekha iyo 100 culimaa
    Biyooley ku diley Ciidankii Sayid Cabdulle Xasan asiga oo aamin sanaa in ay Gaallo yahiin 1919z

  • @furintafoore9368
    @furintafoore9368 4 роки тому +7

    Masha allah

  • @ahmedismail823
    @ahmedismail823 3 місяці тому

    Inay gobanimada dalkeenna u soo halgameen oo ay aasaaseen ururkii xorriyadda keenay baa igu filan. Wax muhimmad ah iima laha qabiilladoodu. Fadlan qabiillo uma baahnin.

  • @user-pk2dk7mg1c
    @user-pk2dk7mg1c Рік тому

    Xaji mohmed xayaaysii wuu ku dhashay gabiley 😊

  • @IsaaqMuudeey-hi9rt
    @IsaaqMuudeey-hi9rt 2 місяці тому

    Soomaaliya qabiil waa laga rebi wayay hadii aad uga naaqusi mayaan hadii aad shegtaana waxba uga halaabi mayaan

  • @abuukardhaay9948
    @abuukardhaay9948 4 роки тому +17

    Dhalin yarada waxay u badan yihiin qabiilada irir samaale oo aan xukunka isku dhajin jecelna dimoqoraadiyada, kuwa kalana waxay ku dhasheen degaanka kuwaas aan kor ku soo sheegnay sidaas ayay shacabku la haayeen

    • @foox4080
      @foox4080 3 роки тому +2

      5 kamida ayaa mj ah gaar ahaan reer mudug.

    • @sadiyoosman
      @sadiyoosman Рік тому

      @@foox4080 4 lee waye😂😂

    • @osmanyusuf6700
      @osmanyusuf6700 Рік тому

      ​@@sadiyoosman kan shanaad suubjs maad u qaadatay 5 MJ ah waliba laba ay walaalo ahaayen Yaasiin iyo Daahir X. Cismaan Sharmaarke, Yaasiin-na wuxuu ahaa Aasaasihii SYL

  • @idrissrobleh8986
    @idrissrobleh8986 Рік тому

    Asalaamu Calaykum, aadbaan inuugu mahad celinayaa sida fiican red uga waranteen taariikhdii Dhalintii SYL, ee fadlan soomaalida Ciday Kala ahaayeen nooraacsha

  • @yusufmohamud1237
    @yusufmohamud1237 3 місяці тому

    Mash Allah syl

  • @rikardostalin5708
    @rikardostalin5708 4 роки тому +4

    6 kamid ah majerten bay ahayeen 2hawiye ah inta kale ma aqaano waad noo sheegi kartaa qabiladoda

    • @xasanmaxamed7905
      @xasanmaxamed7905 4 роки тому +1

      Hhhh deegaanadaas manjeertaan ma dego sxb hal manjeertaan ah kuma jiro. Syl waxay ka soo jeedeen digil iyo mirifle iyo hawiye Lakin qabiil kuma tilmaami Karo niman qaran ah bay ahaayeen

    • @rikardostalin5708
      @rikardostalin5708 4 роки тому +2

      xasan maxamed anigu deegaan kama hadlin ee syl banka hadlay teeda kale orod soo ogow majerten bay u badnayeen somalida wagii hore deegaan walba way jogeen xamar dadkii gacacsiga ugu badan lahaa majerten ahayeen godomiyaha migalada muqdisho majerten buu ahaa taariikhda soo baro oo soo ogow intaadan wax sheegin

    • @xasanmaxamed7905
      @xasanmaxamed7905 4 роки тому

      @@rikardostalin5708 sxb waxaa ku huba kuwa bakool iyo xamar iyo Shabeelada hoose ka imaaday in ay manjeertaan ku Jirin laakin Hobyo ma filayo taariikhda adiga barasho kaaga baahantahy baro waxaa ku haya syl manjeertaan ka timid in aanay jirin balse cafis digil iyo mirifle iyo hawiye iyo manjeertaan, jareen waxayba ahaadaanba waa muwadaniin somaliyeed

    • @fahad_cigaal
      @fahad_cigaal 3 роки тому +1

      @@xasanmaxamed7905 sadexda nin ee ku dhushay hobyo majeerteen bay ahaayen iyo mid ku dhashay xamar mida kale gudoomiyihii u horeeyay syl ahaana fikrada aas aasida syl wuxuu ahaa majeerteen waxaana weeye yaasin xaaji cismaan sharmaarke Marka waxa aad qoray aqoon la aan haw qorin bro

    • @xasanmaxamed7905
      @xasanmaxamed7905 3 роки тому

      @@fahad_cigaal jawaabta waad la soo daahday, dadkaas reer akhiraad waaye Allah u naxariiso ,hadda meel ay qabiil ku sheegtaan ma joogaane.
      Cafis carona jire is ilaali abtiyow 😄😄😄😃

  • @Bytity35
    @Bytity35 2 місяці тому

    Dugsiga sare ee Cismaan geedi raage
    Abgaal wacaysle.

  • @halimahabib9377
    @halimahabib9377 6 місяців тому

    Somalinimo iga badan qabiil halka maanta joogno buu ma dhigay

  • @zalmaanliocabdulaahi
    @zalmaanliocabdulaahi 10 місяців тому +1

    No qabiil ileen wiilal yar yar bay ahaayen allah anakana inaa wx qabankarno uma qabno ankoo 35 jiro ah

  • @user-xi3tg5op3y
    @user-xi3tg5op3y 2 місяці тому

    Wa muhima in an ogano qabiilada aykadhashen maho ceeba inoshega

  • @yassinkhalif2976
    @yassinkhalif2976 Рік тому

    Hobyo hoyaadi mudug iyo dhibic khayr leh

  • @CabdirashiidSaalax
    @CabdirashiidSaalax 3 місяці тому

    Qabiiladooda kalasheeg

  • @abaganaabagana5828
    @abaganaabagana5828 Рік тому

    Asc.
    Maashaa Allah.
    Wll.
    Wd ku Mhdsnthy.
    Soo Gudbintaada.
    Aasaasayaashii.
    13ka Dhallinyaro Ee (S.Y.L.).
    Teeda kale.
    Qabiilada ay ka Soo Jeedaan.
    Waxaa inoo Cadeynaya.
    DeeGaanada ay ka Soo Jeedaan.
    Wallow.
    Uu ShaQsiGa Soomaaliyeed.
    Uu Ku Dhalankaro.
    Meel aysan Ka Soo Jeedin.
    Qabaa'ilkiisa.

  • @user-le9nu2db7o
    @user-le9nu2db7o 5 місяців тому

    Maadaama aad sheegteen deegaankooda waxba mareebine qabiilka soo raaci

  • @Abiprague
    @Abiprague 9 місяців тому

    Xisbiga markii la aasaasaayay 1943 magiciisu wuxuu ahaa SOMALI YOUTH CLUB (S.Y.C)fikirkana wuxuu ka yimid Cabdulqadir Sheekh Sakhaawadiin iyo Xaaji Maxamed Xuseen. Labadoodu waxay aad u yaqaaneen luuqadda carabiga kuna xeel dheeraa culuunta diinta.

  • @dahirabdi2276
    @dahirabdi2276 2 місяці тому

    Looma baha inaad shegto qabiil ahayeen loo bahana manta halkamarayno arka looma bahan qabiil somalli hor leh inaan helno ayaan raacno weeye

  • @MustafeCilmi-ii9ug
    @MustafeCilmi-ii9ug 3 місяці тому +1

    Noo sheega qolad00da

  • @caydaruusshekhahmed686
    @caydaruusshekhahmed686 3 місяці тому

    Bahashu dhinac ayay ka rarantay halgan hadii la sheego maxaa looga tegay sheekh bashiir faarax oomar xaaji adan af qalooc timacade Qaasim barkhad cas faacuul axmed guray sayiidki iyo qaar kaloo badan tanu waxay cadayn u tahay in aan somaalidu waxba isku ahayn waxna isugu jirin waxna ka dhaxayn marka laga reebo diinta ay wada haystan iyo luuqada ay ku wada hadlan

  • @cabdulqadircabdinuur7146
    @cabdulqadircabdinuur7146 4 роки тому +3

    Qabiilku maxumee sxb qabyaaladaa xun noo sheeg sxb

  • @abdiroble2576
    @abdiroble2576 9 місяців тому

    Qabiilkay doonaan Ha u dhasheenee adigu hala fuulin buur qabyaaladeed.

  • @theheba.0
    @theheba.0 2 місяці тому

    Dad oo dalka xurinimadiisa ka shaqeeye oo u dhibte oo hadafkooda kowaad inuu wadanka xurobo qabiilkood inaa noo sheegtaan maxaa ka fa'ideena ???

  • @mohamedibrahimaddow1502
    @mohamedibrahimaddow1502 4 роки тому

    Qabiilka soo sheeg sxb aad ayaan ugu bahanaya

  • @Abiprague
    @Abiprague 9 місяців тому +1

    Magacyada iyo qabiilka:
    A/qadir Sheekh Sakhawadiin -Digil.
    Cali Xuseen Cali ( Barduuro) -Majerteen.
    Cusmaan Geedi Raage -Abgaal.
    Daahir Xaaji Cusmaan (Dhega-Weeyne) -Majeerteen.
    Dheere Xaaji Dheere -Shaanshi.
    Khaliif Hundow Macalin -Barawaani.
    Maxamed Cabdalla Faarax (Xayeesi) - H/Awal.
    Maxamed Cali Nuur ( Farenaajo) -Abgaal.
    Maxamed Cusmaan Baarbe -Tunni.
    Maxamed Faarax Hilowle -Abgaal.
    Seyiddiin Xirsi Nuur -Majeerteen.
    Xaaji Maxamed Xuseen -Geledi.
    Yaasiin Xaaji Cusmaan -Majeerteen.

  • @gjgcvf7634
    @gjgcvf7634 4 роки тому +2

    Ceebmahan ilashego lakin waa muhiminlabarto qofwalba qabilkisa sheg zxb

  • @muqdisho205
    @muqdisho205 2 роки тому +13

    1. Cismaan Geedi Raage - Aasaasihi SYL (Mudulood)
    2. Maxamed Faarax Hilowle - Xubbin sare SYL(Mudulood)
    3. Maxamed Cali Nuur - Xubbin sare SYL (Mudulood)
    Muduloodka Madaxda ah seddexdaas xubbin ayey ku lahaayeen.

    • @haruunahmed1974
      @haruunahmed1974 2 роки тому

      1 ajuran 1 xawadle

    • @saidadenali1175
      @saidadenali1175 2 роки тому

      Saaxibow mudulood yey la sii yihiin yaa harti ah yaa wacaysle ah yaa daaud ah

    • @muqdisho205
      @muqdisho205 2 роки тому +1

      @@saidadenali1175 Walaal Seddexdaas waa Mudulood Gaar ahaan Abgaal Gaar ahaan Waceysle Cadde

    • @hudaabdullah3447
      @hudaabdullah3447 Рік тому +1

      wll Nimankaan qabiil ma Ay ahayn ee wexeey Ahaayeen Niman dowlad nimo iyo midnimada eey kuweentahay gumeeysigana necbaa Teedakale qof shakhsi ah wixi wanaag uu qabtay looma Tiirinikaro qabiilka waxa lagahelikaraa Nin xun oo keligii un wax Islajecel aan waxba u ogoleen walalihiisa kale qabiilka waxa kujiri karo mid Alle caasiye oo gaal ah mujrim ah Marka Aniga waxaanba Aminsanahay qabiilkeeyga in aan wada difaacikarin sababtoo ah hadii aan qabiilkeygoo dhan wada difaaco waxa dhaceyso koodi Illahey Ku gaaloobana In aan difaaco wlala mudulood iyo somaliyoo dhan jareer iyo Jileec Illahey Iimaanka hanoo sugo Kuba Alle dartii iyo Islaam nimada Iyo in aan dad Iskudhiig ah nahay oo Somali wada ah Kuba Isku jeclaado hanaga dhigo Alle hanaga dhigo Kuba keliya uu cadawgooda yahay sheydaan iyo Naf iyo Aduunyo lais raaciyo iyo Itobiya iyo Kenya uu gahay Alle hanaga dhigo Amiin Yarabi.

    • @osmanyusuf6700
      @osmanyusuf6700 Рік тому

      Abgaalku laba ayay ahaayeen
      Maxamed faarax hilowle iyo cismaan geeddi raage.

  • @solokilimber3818
    @solokilimber3818 2 місяці тому

    Mj massallah 5 of them are Mj ❤ am proud to be mj❤❤

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz 2 місяці тому

    Maxaa. Kadan beeyay. Somali. Doonaysay. Dawlada

  • @Thelionkingdom516
    @Thelionkingdom516 3 роки тому +1

    Wll Videogan Ka bixi Adigoo Mahadsan Waa Dhibaato ku imaan karta Umada Soomaliyeed
    Iyo Magaca SYL

  • @MohoSiraj-cs2bj
    @MohoSiraj-cs2bj 2 місяці тому

    Qabiil majirin wagaa soomaali.hadana waydulowday

  • @maryanhassan3042
    @maryanhassan3042 2 роки тому +1

    Hal qof ayaa 30 sano gaaray inta way ka yareen micnaha dhalinyada hada joogto wadanka mantuu u bahan yahay wadanka ha samata bixiyaan qabiil a meel ha iska dhigaan

  • @asadhassan9093
    @asadhassan9093 4 роки тому +2

    Qabiilku ceeb ma ah ee qabyaladaa ceeba hadii lasheego shib kumajirto

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 2 місяці тому

    waxaasu calaamadii kiristnta ayaa ucaalamadaysan

  • @maankeyahmed3124
    @maankeyahmed3124 Рік тому

    Aniga waxa ey ilatahay magaca somali aya nadeqaan. Qawilka waa quruun

  • @aabesaalax2409
    @aabesaalax2409 2 роки тому

    Qaviil waa queen tatag

  • @Abiprague
    @Abiprague 9 місяців тому

    Qabiilkoodu wuxuu ahaa “SOOMAALI”.

  • @lussamhassan4561
    @lussamhassan4561 Рік тому

    U should have started with founder Yasin Haji Osman Shermarke

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad 9 місяців тому

    Yaab qabiil koodu muxuu sheegayaa

  • @salaadcabdi1147
    @salaadcabdi1147 4 роки тому +2

    Wall noosheeg

  • @dalmarfaraax396
    @dalmarfaraax396 3 роки тому +2

    Sheeg qabiil koda sxb

  • @user-ll1ew7kw9m
    @user-ll1ew7kw9m Рік тому

    Ilehey ha unaxaristo abtigey ayaa kujirey barbi

  • @saladibrahimmaxamed6454
    @saladibrahimmaxamed6454 2 роки тому +1

    Wad mahadsantahay wll mana ufadhiyo qabiil koda wayo haday qabiil nimo wax u wadeen halkan masogari laheyn somalia ee hada yey heysata qabiil aan aragno mesha lagu tagayo talada qabiilada

  • @aadamabdi6148
    @aadamabdi6148 3 місяці тому

    Raxweyn baa ubadneyd...

  • @MaxamedCade-yu9ol
    @MaxamedCade-yu9ol Рік тому

    Raxweyn baa ubadneyd😊❤

  • @caashocabdisalan9062
    @caashocabdisalan9062 5 місяців тому

    Mar haday halyeyo somaliyeed ay ahayeen igu filan igadaa qabiil waydabarjaree igaada somalinimaa ideeqdee