Noloshiisa Abihiis ma arag hooyana uma sheegin wax badan oo waa dhimatay dad kuna waxa ay ku…

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 50

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 2 місяці тому +7

    Yaa allah wladku waa muhiime allow u so dhawee wiilka aabihi
    🤲🤲🤲

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 2 місяці тому +1

    Alxamdulilaah hadaadba qabiilkaga I yo dadkaga taqaanid sababtoo ah dad aanba aqoon dadkoodii baa jira kuwaas waad dhaanta marka ha murugoon in shaa Allah aabe waad helin ilaahay hasoo sahlo aabe asagoo nabad qaba

  • @sahraigal1493
    @sahraigal1493 2 місяці тому +3

    Alah Rabiga.xarmanka ah ha ku sahalo.aabaaha geeri iyo nolol

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 2 місяці тому +5

    Allaha kuu Sahlo,AABE OO CAAFIMAAD QABA,INSHA'ALLAH RAXMAAN.

  • @fadumo2199
    @fadumo2199 2 місяці тому

    ❤❤wallahi waa imurjiyay wiilkaan illahay hakuu sahlo aabaha haduu dhintayna janatu fardowsa allaha siiyo

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058 2 місяці тому +2

    Allah ha uu naxariisto hooyo macaan

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 2 місяці тому +2

    Illaahay ha kuu soo dhaweeyo aabaha amiiin amiiin amiiin yaarabi

  • @hodanabdilahi8694
    @hodanabdilahi8694 2 місяці тому

    Allow uso dhaweee yaaa rabi

  • @kadijomaallin2433
    @kadijomaallin2433 2 місяці тому

    Allaha u sahlo aabihiis

  • @CANABADANJIMALI
    @CANABADANJIMALI 2 місяці тому +3

    😢😢😢😢😢 ilaahow ugargaar wallalkeen ilahy haku soo sahlo

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 2 місяці тому

    Insha ALLAHA waad heli

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 2 місяці тому +1

    Haduu nool yhy Ilaahey ha so sahlo.Haduu dhinteyna Ilaahey ha u Naxariisto.Qalbiga Ilaahey ha u qaboojiyo Intii Dad nool ay ka maqan yihiin.

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058 2 місяці тому

    Allah ha uu sahlo Aabbe macaan

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry 2 місяці тому

    In Shaa Allah Qeer 😢 🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @mohamedsaladyusufmashaallh7741
    @mohamedsaladyusufmashaallh7741 2 місяці тому +3

    Allah usahlo aabihiis

  • @abuukarayaanle6842
    @abuukarayaanle6842 2 місяці тому +2

    Allow u dhawey wiilkaan aabihiis

  • @celimataan4923
    @celimataan4923 2 місяці тому +2

    ALLE HAKU SAHLO AABAHAA IYO EHELKAAGA OO DHAN AYAGA OO NABAD QABA AAMIN AAMIN AAMIN

  • @falisa576
    @falisa576 2 місяці тому +1

    Ilaahoow u so sahal wiilkan aabihis
    Noloshiisa mu arkin wallhi wa murugo.
    Ilaahoow waalidinten dhimatay u
    Naxariiso inta ay u nool yihiina u
    Dayso waalidkod. waalidku markay
    Ku nool yihiin waxad tahay qof faraxsan niyadu u dagan tahay

  • @ayaanmohamed3010
    @ayaanmohamed3010 2 місяці тому +1

    Ilaahey murugta hakaa dulqado aabahaa hakuu so dhoweeyo

  • @maslah345
    @maslah345 2 місяці тому +2

    ALLAHA USAHLO ABAHIIS OO NABADQABO

  • @MumtaasXasan1
    @MumtaasXasan1 2 місяці тому

    Allow usoo sahal yaa rabbi

  • @foozia426
    @foozia426 2 місяці тому

    Ilahay hakuu soo fududeeyo abahaa iyo ehelkaaga ba insha allaah ❤

  • @ashawooo
    @ashawooo 2 місяці тому +4

    illahaya ha uu naxariisto Hooyo macan illahaya ha ku sahalo abaabo rabi ha ku soo fudeya inshallaha faraxda waye ku dabesa rabi inta kala maqana ha isku kena Abdiaz illahaya qeera ha idan siya

  • @roundirieh5050
    @roundirieh5050 2 місяці тому

    Ilaahay abahaa haduu noolahay hakuu soo sahlo haduu dhintayna ilaahay haw naxariisto

  • @ebrahima6654
    @ebrahima6654 2 місяці тому +1

    Illahayow Aabayashen u naxaristo, Aabahey wa ilma jecla, darten wakuso sabray, waxwalba iyo xaal waxan ogaday marku aabe naga dhigtay, allow janne 🤲

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 2 місяці тому +2

    Allaha ku sahlo aabo hadu dhintayna samir allaha ka siiyo laliin allaha ku sahlo aabo

  • @ladanabdi6847
    @ladanabdi6847 2 місяці тому +1

    🤲Alxamdu'Lillah 🗣Dheh Afka Hadalka Fiican Waa'La'Baraa Wax'Waliba Waxeey Dhaantaa.
    Hadii'Aad Adeeradaa Taqaanid Oo'Meel'Laguugu'Soo Hagaago Heysatid Oo'Waliba 🤵💍👰‍♀️'Xaas & 👶👧🧑'Caruur Leedahay Oo'Aad Meel'Laguugu'Soo'Hagaago HEYSATID 🤲'Dheh.
    🤰🤱'HooyaNa ☝️Allaha u'🪦⚰️'Naxariisto.
    Dadkii Magtaata & Magacaaga Lahaa Waa'Taqanaa Qabiilkaagana Waa'Taqaanaa Aabe & Maqnaashadiisa Ku'SABR Inshaa'Allah.

  • @farahmohamud138
    @farahmohamud138 2 місяці тому

    Allaha kuu fududeyo helida aabahaa.
    Aamiin Aamiin Aamiin

  • @IkhlaazAbdirashiid
    @IkhlaazAbdirashiid 2 місяці тому

    Alaha kucaawi cabdi casiis sida aad ucaawinaydo umada

  • @cabdullahishugri
    @cabdullahishugri 2 місяці тому

    😢😢😢😢

  • @fadumocawil5258
    @fadumocawil5258 2 місяці тому

    Alle ha kuu sahlo aabe

  • @anabhassan1633
    @anabhassan1633 2 місяці тому

    Caga dooro wuxuu lahaa biiboto ilaahay ha u naxariisto

  • @hawobashir838
    @hawobashir838 2 місяці тому +2

    yarxman u soo dhawee abo mcn asagiyo intii islama

  • @halimafarah8465
    @halimafarah8465 2 місяці тому

    Allah kuso sahlo waa naxdin

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459 2 місяці тому

    Allahayaw sidegdega ukulmi inankaa iyo aabihii yaarabbi

  • @QGprincess
    @QGprincess Місяць тому

    So sorry😢😢😢😢

  • @vitnamy6hows93
    @vitnamy6hows93 2 місяці тому

    Illaahay hacaawiyo

  • @hawobashir838
    @hawobashir838 2 місяці тому

    Abdiasiis mahdsanid wall

  • @MariamAd22
    @MariamAd22 2 місяці тому

    Subxanallah wa waxlagaxumado allahha bogadhaamo

  • @siciidgeedi8141
    @siciidgeedi8141 2 місяці тому

    Walaal allah hakusahlo

  • @hawohosh9198
    @hawohosh9198 2 місяці тому

    Reer caga dooro waa dad caan ah oo gooflayaal ah waa dad baadiyahooda intey ka soo kacaan ganacsigooda xamar u soo aadan oo habenkiina gurigooda u hoydaan meeley ku dhumaan ma joogine allaha sabar idinka siiyo oo qalbiga idiin qaboojiyo

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 2 місяці тому

    Illaahow usoo dhawe haduu noolyahay haduu dhintayna
    Logaado waa xaq geeridu

  • @ifrahalihashi6868
    @ifrahalihashi6868 2 місяці тому

    oo armuuyahay ninkii wilka daydaya 33 jirka ah wilkisa

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan 2 місяці тому

    Allow u sahal saaxiibkey

  • @FahimaAhmed-to3bv
    @FahimaAhmed-to3bv 2 місяці тому

    Asc asxbta allhu haa ku so dhaweyo wll

  • @abuukarayaanle6842
    @abuukarayaanle6842 2 місяці тому

    Yaman ka raadi walaalkey

  • @yusreensheikh9922
    @yusreensheikh9922 2 місяці тому

    Abdiaziz Cinwaanka iyo hadalka wiilka iskuma toosna.

  • @bashkanuurka
    @bashkanuurka 2 місяці тому

    sheekadu waa sidee adeeradii hadii lagaranayo see loo raadinayaa waa yaabe

  • @anabhassan1633
    @anabhassan1633 2 місяці тому

    Waxay lahaayeen biibitada ku dhegan reer wandoow