$30 Maalinkasta Shaqeyso ( Blogging Full Tutorial )

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 сер 2022
  • Salaam
    Na Gaarsii 200K Subscribers - Mahadsanidiin
    👉 Register Binance https: accounts.binance.com/en/regis...
    👉 JOIN THE COURSE gellebashir.com/all-courses/
    👉 JOIN OUR TELEGRAM GROUP t.me/gellebashir
    👉 Read - this article gellebashir.com/suuqa-forex-t...
    ✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
    ✅ SUBSCRIBE GUYS
    Gelle Bashir Academy:
    👉 gellebashir.com/all-courses/
    --Join The Giveaway-
    1. Like The Video
    2. Comment anything under the video
    Related Videos:
    • App-ka Sweatcoin Lacag...

КОМЕНТАРІ • 463

  • @GelleBashir
    @GelleBashir  Рік тому +166

    Ardeyda Course rabto oo skills rabo fadlan link hoose kusoo biira telegram Group kena
    👉 t.me/gellebashir

    • @dayibyare2035
      @dayibyare2035 Рік тому +2

      Uztaad websites side lo samye

    • @simonhaji2k187
      @simonhaji2k187 Рік тому +2

      Wllkey ustaad Gelle waxaan rabaa ardeydaada inaan kamid noqdo skill fcn uma lihi lcg inaan shaqeystana waan rabaa

    • @munafarah6846
      @munafarah6846 Рік тому +3

      Wllo dee xirfad malihine side ku samaynayna bila camal Aya nahaye no fa,iday ado raali ah jazakallaah wllo

    • @abdillahihujaleh4331
      @abdillahihujaleh4331 Рік тому +3

      Wllo illahy ka cabso wxn wxn umaleynayaa inaanu ruba ahyn

    • @bigmohasalah5095
      @bigmohasalah5095 Рік тому +2

      Ustad Gelle bashir website blogger leyahay dhanka traffic fiican ma heesto sidee ku helikara eng iga caawi

  • @kaltunomar2262
    @kaltunomar2262 Рік тому +134

    Iduceeya in Allah dhibatada ihaysata iga saaaro wllhyga somaliyeed

    • @ibrahimali6609
      @ibrahimali6609 Рік тому +1

      Wlshe qaali ilahey hakaa qaado wax walpo dhib kugu ah Insha Allah.

    • @dp_poy
      @dp_poy Рік тому +1

      Alle ha kaa qado walashei adigiyo inta islaamka ah ee dhipaataysanba

    • @nimcoahmed2394
      @nimcoahmed2394 Рік тому +1

      Rabi ha kaa dulqaado

    • @Mo-Ali47
      @Mo-Ali47 Рік тому

      Allah hakaa saaro

    • @abdirisaqsomali3365
      @abdirisaqsomali3365 Рік тому +1

      Wll dhibaatada waa maxay nah

  • @sakariyegentleman8448
    @sakariyegentleman8448 Рік тому +62

    Muhiimadu maaha lacagta ee waa aqoonta thanks wll.

  • @cabaasenew2011
    @cabaasenew2011 Рік тому +9

    Ustaad geele bashiir thanks ustaad wllhi wax badan ayaan kaa faaiday lkn mardhow waanku soo biiri doonaa online business

  • @shamsudinabdi1288
    @shamsudinabdi1288 Рік тому

    Mahadsanid sxb wax faaiido leh baa kaaga baranay

  • @MankaYare-bc1be
    @MankaYare-bc1be 11 місяців тому

    Shukran walalkey wax badan ayad uso bandhigta umada waxtar uleh

  • @ilhaanaskar9975
    @ilhaanaskar9975 Рік тому +2

    Thank ustaad wan jacrlhy inaan barto kuna shaqystoo blze sidee ku sameesan karaa

  • @HassanAbdirahmanHassan
    @HassanAbdirahmanHassan Місяць тому +1

    Masha Allaha ustaad geele Bashir waxan diyaar u in aan wax ka barata courseyinkada

  • @abdirizakhussein5645
    @abdirizakhussein5645 Рік тому +1

    Mahadsanid ustaad Gelle bashiir

  • @mohamedabdullahi2308
    @mohamedabdullahi2308 Рік тому +12

    Waad mahadsantahay gaar sida aad dad hormarka oogu sharaxdo

  • @abdirahmanhusseinsaid2107
    @abdirahmanhusseinsaid2107 Рік тому +2

    Aad baad u mahadsan tahay gelle basir

  • @alihassanhuseein1680
    @alihassanhuseein1680 Рік тому +1

    Mahdsnid ustaad keep going

  • @Eagle7904
    @Eagle7904 Рік тому +1

    Ustad alle haku barakeeyo waxbdn baad noo faiday

  • @cawilcabdirixmaan5287
    @cawilcabdirixmaan5287 Рік тому

    Wanku salamay gelle bashir lubaax Sideelosameys taa

  • @al-fatihiosman
    @al-fatihiosman Рік тому +1

    Geele Bashiirow nagadaa ciyaarta voided waan ku dawaqnaye

  • @alialasow9354
    @alialasow9354 Рік тому +2

    Mahadsanid marwalba ustaad

  • @mohamedsheikh1341
    @mohamedsheikh1341 10 місяців тому +2

    Khayr Allah ha ku siiyo

  • @Noisnshmsjs
    @Noisnshmsjs Рік тому +3

    Allah ku sharfo Macalin

  • @OmarSiraaji
    @OmarSiraaji Рік тому +1

    M..a legend horay usoco♥️

  • @ayaancali3915
    @ayaancali3915 Рік тому +2

    Waan ubahahay ee sideed iga cawin kadhaa ustaad

  • @Hafzar333
    @Hafzar333 Рік тому +2

    Quf waxa uu faido u ah madhaho quf wan ku baraaa cadi iska dhig arsaqada UA-cam allah ku wasiciyo

  • @xamsexcali249
    @xamsexcali249 10 місяців тому +1

    Halkee ayaa kaaga soo xidhiidhaa macalin

  • @nouhhassan3386
    @nouhhassan3386 Рік тому +30

    Ustaad another level tahay aad baad u mahad santahay

  • @cadnanalcadala2934
    @cadnanalcadala2934 Рік тому +3

    Mahadsanid ustaad waa kula soo xariraaa

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 Рік тому +14

    Alle haku barakeeyo Wll big respect my brother

  • @mohamedabukar3725
    @mohamedabukar3725 6 місяців тому +1

    Thank u , good trainer

  • @bilecryptotoforex3998
    @bilecryptotoforex3998 Рік тому +5

    Thank you macalin

  • @Azmaa__mohamed12
    @Azmaa__mohamed12 Місяць тому

    UstaaD Geelle bashiir waa Ku mahadsan Thy sida Qurux badan Aad noola Dadaalayso nooguna Faaidaysay UstaaDi inaa ardayDaada Ka mid Noqdo ayaan Rabaa Sideen Kuu heli karaa inshallah si deg deg ah Inaa Igu soo jawaabTo rajeyn

  • @issackibrahim5478
    @issackibrahim5478 Рік тому +2

    Ad bad u mahadsantahay ustadi

  • @ajcomparisons1
    @ajcomparisons1 Рік тому +5

    Diyaar baan ahay brother ee suaal mala ii sameenaa website ka mise sida loo sameeyo loona develop gareeyo aa la i baraaa
    jawaabtaadaa sugaa insha allah

  • @faaraxyare2090
    @faaraxyare2090 Рік тому +1

    Mahadsanid btother

  • @awilabdi9358
    @awilabdi9358 Рік тому

    Waan ubaahnahay qaabkee kuula soo xidhiidhaaaa

  • @abdullahimohamed5336
    @abdullahimohamed5336 Рік тому +2

    Masha.allaah mr geelle waan kugu xiranahay sxb sare lkn inaan sitoos ah kuula Hadlo ayaad raaye intee

    • @Zaascn
      @Zaascn 5 місяців тому

      شكرا

  • @Engabdinaasir1
    @Engabdinaasir1 Рік тому +4

    Thinks bro anaa hubo inay sax yohiin wax ad soo gudbiso

  • @abdirizakmursal3761
    @abdirizakmursal3761 Рік тому +13

    Gelle mahadsanid wll barnaaminkan inbadan yaad kahadashy xaqiiqatan macalin fiicn yaadtahy caawa wixii kadambeeya diyaar yaan u ahay inaan kusobiiro oo aan kabaxi xayndaabka shaqaalo nimada ilahy sida kheyrka leh hana waafahiyo aamn aamn

  • @user-kx6jv9we3i
    @user-kx6jv9we3i 5 місяців тому

    mahadsanid ustaad

  • @xafsosalwa40
    @xafsosalwa40 Рік тому +1

    Thnks ustad

  • @AbuMuhammad
    @AbuMuhammad Рік тому +5

    Niyahow aniga ayaa diyaar ueh arintaan..I got the skills. Help me develop the blog

  • @cabdulahidool2497
    @cabdulahidool2497 Рік тому

    Tanks macal8n geele

  • @kismayo2640
    @kismayo2640 Рік тому +3

    Ustaad wa mahadsantahay wxn ka codsana ina igu cawiso gacansigan malintii $5 iga badan

  • @dalkaab1436
    @dalkaab1436 Рік тому

    Mahadsanid brother key

    • @Suhayb263
      @Suhayb263 6 місяців тому

      Sxp dadka jooga somalia miyay ka samayn karayaan

  • @cabdifataaxnuur5174
    @cabdifataaxnuur5174 Рік тому

    Lacg iso dir zxp qli 😎

  • @abdallaashour8990
    @abdallaashour8990 Рік тому +1

    Ustaad AqoonTaan kaafaa'ido Abaalkeeda io Ajarkeeda adigaa leh,Thank's alot.

  • @rashiidmedia436
    @rashiidmedia436 Рік тому +3

    Saxiib. Maba taqanid sida umada wax loo fahan siiyo. 2 mar ayan kuso boqday. Waxa aad shegeso iyo waxa aad ku qoresid isma laha

  • @ilyaasasad4064
    @ilyaasasad4064 Рік тому

    Thanks gele bashiir

  • @abdielmi6521
    @abdielmi6521 Рік тому +3

    Gelle Bashir sxb waxa wan ku warernay nio online Somalia ka shaqeyo iyo waxa liga rabo iga cawi plz plz sxb qaali

  • @ycqb
    @ycqb Рік тому +1

    Horey usoco

  • @craxmaanteerseeye1513
    @craxmaanteerseeye1513 Рік тому

    Walaahi wlle maskaxdeeyda daboolbaasaarnaa hasa ahaatee inaan boorka kajafo ayuurabbi sababkaagadhigay rabbi hakaafarxiyo

  • @abdielmi6521
    @abdielmi6521 Рік тому

    First comment ayan ahay mnta sxb wan ku tgry wlhi nio inastgram kala Soo xariray

  • @abdelfatahl1111
    @abdelfatahl1111 Рік тому

    Asc een wllo maalin dhawayt blogg sameey waliba anoo wadadadi raacayo lkn aalad kle hdaan kasoo recearch gareeyo lama arko

  • @AyuushAbdiMohameD
    @AyuushAbdiMohameD 19 днів тому

    Mahadsanid

  • @Mohamedabdikadir1
    @Mohamedabdikadir1 8 місяців тому +1

    Macalin geele waxan ku waydinaya shurudaha wepsite laga rabo inad buuxiso maxay yihin🙏🙏🙏

  • @songnicemedia2177
    @songnicemedia2177 Рік тому +1

    lakiin lacagata aan ka sameyo anoo somaliya jooga sidee ku heli karaa?

  • @abdirizaakfarahisse2409
    @abdirizaakfarahisse2409 Рік тому +1

    Thanks bro gelle

    • @Zaascn
      @Zaascn 5 місяців тому

      شكرا

  • @hafsamohed2107
    @hafsamohed2107 Рік тому

    Asc wll waxan jogaa somalia wxn smystey blog marka sideedad badan ku gadhsiin karaa

  • @lailaabukar8288
    @lailaabukar8288 Рік тому +1

    Asc wll qaali su aal ayn qabaa xagee kala soxariiraa jwb

  • @mahmuumsakariasalaadfaraca7018

    Asc wll si gar ah ayan Ku rabay inan online jobka wax ka agaado

  • @zuhaipzultan5798
    @zuhaipzultan5798 Рік тому +2

    Thnkz wllka

  • @user-uk5kq5iq1u
    @user-uk5kq5iq1u 4 місяці тому

    Macalin halkee kusugantahay

  • @mashaalaah7342
    @mashaalaah7342 Рік тому

    asc ustaad warside keyga hadaan ku shubto template ila qurxoon oo free ah wax cilada miyaa iiga imaankaro?

  • @sharmakeali4847
    @sharmakeali4847 Рік тому

    Arda igu dar sxb gelle

  • @mascuudmohamed1650
    @mascuudmohamed1650 Рік тому

    Mid aan ku waydiiyo wll wabsetka masida caadigaa ayaa loo samaynaya mise si gaara oo kaduwan ka lagu sameeyo wadbareska

  • @Rufaacisheik
    @Rufaacisheik Рік тому

    Ustaad waan kahelay sida aad noogu sharxday barnamijkan aad bad umahadsantahay

  • @user-ku4cx2ux1o
    @user-ku4cx2ux1o 6 місяців тому +2

    Thanks 🙏

  • @AyaanleFX
    @AyaanleFX Рік тому

    Wllo geela bashiir sidee ayaa lagu sameeya

  • @somprank9474
    @somprank9474 Рік тому

    Ustad computer 🖥 la'aan Howshan bloginka malgu soo biiri karaa

  • @ahmedhonesman1236
    @ahmedhonesman1236 Рік тому

    Asc teacher google fi asagoo afsomali ah makadiyarin karta cashir xata waxan ogalnahay khidmada saxiib mahadsanid

  • @user-jt8uh2ju1b
    @user-jt8uh2ju1b 9 місяців тому

    Ustaad waxaa ku weediinaa hadaa ablikeeshinka lacag ka helo sidee ulabaxaa ustaad

  • @gudonahmed6161
    @gudonahmed6161 Рік тому

    Wllo imisa qof markay daawadaan ayad helasaa lacgta ???

  • @mustafaadanshumug1196
    @mustafaadanshumug1196 Рік тому

    Ustaad waxan kaga mahad celinaya sida ugu quruxda badan oo ad casharada u bixiso mahadsanid

  • @masbal9180
    @masbal9180 Рік тому

    wll qaali turki ayaan jooga sidan lacagta ula sobixikara waayo mahayso bank cart

  • @abdiqanialeelka5009
    @abdiqanialeelka5009 Рік тому

    Wll gelle waxan ahay wiil dhalin yaraa kugy xiran waqti walba pls in aan wax kafaido ayan rabaa ilaso xariir

  • @kulbiyowmedia9616
    @kulbiyowmedia9616 Рік тому

    Asc wll geele wan kusalamay wll waxan dhagaysataa warbixinadaada kala duwan waxaan joogaa soomaaliya gaar ahaan magaalada kismaayo waxaan rabaa in wabsayt aan kashaqaysto waxaana kaarabaa inaad iga caawiso wll

  • @faaidcabdiraxmaan611
    @faaidcabdiraxmaan611 Рік тому

    Ustad course yinkaan xagen ka faa iidaa ustad

  • @mrnabane5770
    @mrnabane5770 Рік тому +2

    Thanksustaad

  • @user-rq6hl1uf3t
    @user-rq6hl1uf3t 10 місяців тому

    Thanks😊

  • @dayibyare2035
    @dayibyare2035 Рік тому +1

    Ustaad dhalinyartada wad lazhaqyaa

  • @yahyehismail663
    @yahyehismail663 Рік тому +1

    Paypal somalia ma ka shaqeysaa ?

  • @calidhuuxmedia5856
    @calidhuuxmedia5856 Рік тому +1

    Maasig ka amaanta waa jecel yahay maasig ka le wuu masaxayaa. Allow kan umada kan ka wabo

  • @Travel_sanaag
    @Travel_sanaag Рік тому +2

    Ustaad waxan ka codsan In aad muqaal ka soo samayso Domain and Host Free ah ama qiimo Jaban Sida loo helo iyo sida lugu xidhi

  • @ilyaascabdicusman3038
    @ilyaascabdicusman3038 Рік тому

    Ustad aniga englishka iskuma ficnin wanarabaa inan kushaqesto hab online marka sidey macqul kunoqon kartaa

  • @afnaaneddabsan
    @afnaaneddabsan Рік тому

    maxaa lahysa anaga bixina ma waxaga mesha ku xayeysinaysa wax noosheg ama naga aamus

  • @mohamedcaska5917
    @mohamedcaska5917 4 місяці тому

    Maclin ii sheeg sida ugu fudud een usamaysan lahaa blog

  • @asmakassim2405
    @asmakassim2405 Рік тому

    mnchallah first comment maanta ahay huno fadlan iga caawi program aan ku dhamaysto huno dhalin inana ayaaan ahye website ka ma dadka aad taqaano ayaad usamaysan mise dadka kugu xidhan oo ubaahan dabcan dadkaagana ah?

  • @Moween44
    @Moween44 6 місяців тому

    Xagee courses lagaga soo biiraa wllo

  • @diwaan-films
    @diwaan-films Рік тому

    Sxb sida loo qorayo Wax ma nooga sheegi kartaa lkn sidee loo qorayaa bro in aad soo sharaxadidi ayaan rabnaan

  • @zuhaibsaari7229
    @zuhaibsaari7229 Рік тому

    Wll sidee ku inbsan kara cryptocurrency anigo 18 ka yar waxan u bahanahey apps&websites
    Sababto ah yurub ayan jooga

  • @fanaxyare1476
    @fanaxyare1476 Рік тому

    Sxb aan ku weediiyee halkee ku bixisaa koorsooyinka oonlaaynka

  • @ilyaazizmail9622
    @ilyaazizmail9622 Рік тому

    Ustaad website Ii samee fadlan

  • @qadrokeyf001
    @qadrokeyf001 Рік тому

    Haye bro

  • @SaamiraAbdifatah
    @SaamiraAbdifatah 13 днів тому

    Wllo marka hore wan kusalaamy waxn rby inan kuwydiyo qasb miya markaa barto xirfdn inad laptop ama cump hysto hdanan hysn kwrn wll ani wxn ahy qof rba xirfdn inuu barto wana dawda ciwnanda aad soo gliso wana lsocda marka wll see ku barn krtaa adon hysn labadas i.n

  • @user-nd6ne1xg5b
    @user-nd6ne1xg5b 4 місяці тому

    Walala xakee lagaa soxariraa shaqo la an ayaa ihayso

  • @fardawsaaabdi3038
    @fardawsaaabdi3038 9 місяців тому

    Asc geele wll coursekaan blogging maad haysaan hadda

  • @dayibyare2035
    @dayibyare2035 Рік тому +2

    Website ban raba siden usMayee ustaad

  • @robotsaak5630
    @robotsaak5630 Рік тому

    Walaal cilmigaaga nooga faa,idee

  • @MGarboole
    @MGarboole Рік тому

    WAAD MAHADSANTAHAY MACALIN LKN SIDEE WEBSITE NOOCAN AH U SAMEYN KARAA?

  • @gelle218
    @gelle218 Рік тому

    Thanks

  • @AliAliAbdulaahiAbdi
    @AliAliAbdulaahiAbdi 10 місяців тому

    M a zxp kor alaaha kaa dhigo

  • @Nature___view90
    @Nature___view90 Рік тому

    Zxp maa lahupaa

  • @ahmeddaahircabaascabaas8114
    @ahmeddaahircabaascabaas8114 Рік тому +1

    Sxp lanbarkaga what's appka sidee kuheli karaa