Madax dhaqameedka Somaliland oo shaaciyey inay qaateen nabadii ay wadeen madax dhaqameedka DDS

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 61

  • @LUQMAANMUSE
    @LUQMAANMUSE 10 днів тому +2

    intii dhimatey illaahay how naxariisto inta dhaawacaana illahay hawbooga dhayo . Inta nool ayaa dhaqasho iyo tallo u baahane illaahy nabadda mid sideeda u dhaqan gasha heynooga dhigo dhamanteenba.

  • @ISAAQMIDDEYE143
    @ISAAQMIDDEYE143 10 днів тому +3

    Waa khayaano wllhy wax nabad ladhaha majiran

    • @LUQMAANMUSE
      @LUQMAANMUSE 10 днів тому +1

      wllo niyada wanaaji . illaahay innuu dhab ka dhigo labada dhanba nabadaass.

    • @art_lto2450
      @art_lto2450 10 днів тому

      ​@@LUQMAANMUSE huwanta Lascanood ma nabad ogoL😂

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 10 днів тому

    Aamiin aamiin yaa allaah dad wada dhashay dhan walba illaahay masalaxo ha dhex dhiigo aamiin aamiin yaa allaah 🙏🏼

  • @MohamedRoble-n3g
    @MohamedRoble-n3g 10 днів тому +1

    Waa intii dagaalka ka riday Somaliland mana garanayo nabada ay wadaan cida qaadan doonta

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 10 днів тому

    Illaahay nabada ha adkeeyo halagu dadaalo nabada ❤❤🙏🏼

  • @XaajiLadane97
    @XaajiLadane97 10 днів тому +2

    Abshir. Allahaygow nabad, nabad, nabad.

  • @abdourahmanalidaher6859
    @abdourahmanalidaher6859 10 днів тому +4

    Haye ictisam

  • @mohamoudfarah197
    @mohamoudfarah197 10 днів тому +3

    Nabad Alle haynawada siiyo dhamaanteen Garaad Wiilwaalna waa mahadsanyahay.
    Laascaano waantagijiray intaan dadku coloobin lakin waxaa cajiiba maalinkasta sxbkey oo laaska kasoojeeda ayaan hargaysa shaaha kuwada cabnaa hadaanu isagu ilajoogin galabtaas shaahuba iimadhadhamo
    Waxaan rajaynayaa inaan laaskana kuwada cabno shaaha.
    Insha Allah.

  • @MahdiHagi
    @MahdiHagi 9 днів тому

    Ilaahay umadan isdhashay quluubtoda haysu soo jeediyo😢

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 10 днів тому +2

    Nabada ma mid Ceerigaabo lagu kala qaybinayaa.

    • @user-sr86ui3xsuexi
      @user-sr86ui3xsuexi 10 днів тому

      CEERIGAABO weligeed ayeey kala qaybsaneyd.

    • @art_lto2450
      @art_lto2450 10 днів тому

      ​@@user-sr86ui3xsuexi Lascanood may kala qeybsanty 😂

  • @JonathanCkay
    @JonathanCkay 10 днів тому +2

    Isticamku mar danbe noo dhuuman mayo😂😂😂

    • @Khadar120
      @Khadar120 10 днів тому

      Adigu maxaad tahay ictisaam uunbay idinkaga dhagtee

    • @JonathanCkay
      @JonathanCkay 10 днів тому

      @Khayr120 Adeer layma gaado ee alle aqli isiiyey🤫

  • @mowlidabdi9209
    @mowlidabdi9209 10 днів тому

    Mashaa Allah, nabad baa kuligeen ina deeqda ❤❤❤

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi 10 днів тому

    Nabadu waa horumar

  • @sir__cmc
    @sir__cmc 10 днів тому +1

    Somaliland waxa burburinaya Ictisaam

    • @Khadar120
      @Khadar120 10 днів тому

      Adigu maxaad tahay ictisaam uunbay idinkaga dhagtee

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 10 днів тому +1

    ICTISAAM WAXAY KA SHAQAYNAYAAN INAY SSB HUBKA KA DHIGAAN SIDII DACAWALAY CADHOOWNA LA XASUUQO HJECLOOW IYO G36 SOOW ISGA JIRA CIRO WAKAA CADAWGII LA SHAQAYNAYEE

  • @AGuled-z5h
    @AGuled-z5h 9 днів тому

    Tuug yahey dadka ha hoosaasinina sidiinii.

  • @AbdiAbdifatah-g8x
    @AbdiAbdifatah-g8x 10 днів тому +1

    Nabad waxay ku imaanaysaa iney cid walba bogcadeeda joogto oo isaaq joojiyo sheeko makhnuudnimada ah ingiriis ayaa na qabi jiray

  • @KhadarKhadra
    @KhadarKhadra 10 днів тому +1

    Ictisam warkeeda wa la fahmay JAWAAN XALAY GUDAY O GODEY TEGAY BAADI GOOBAAY IILKA KII DHIGAY U DAC"WOOTOOY sutigaashan

  • @kayseduale1771
    @kayseduale1771 10 днів тому +1

    Tuugta istisaamka ah ee laaluush qaatayaasha ee Somaliland ka takhalystay, raga dhulbahanta waa in aydun ugu dhawaaqdaan in la siiyo dhulkay doonayaan ah ilaa lebida gaatama si ay dawlad gobaleedkooda uga samaystaan
    Mar hatii aad somalland ka takhalysteen oo dawlad gobaleed ku soo celiseen
    Raga dhulbahante ka horbaydha ugu dhawaaqa waxaad siinaysaan.

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 10 днів тому +1

    Shadaadiintii eelka dhigay nabad nooma wadaan sorry 😮😮❌👹

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 10 днів тому +2

    Kan ku dhadhabaya,Ina-Cagjar,nabada uu ka hadlay ma mid S/land lagu Mika xaabinaya.

    • @mukhtaarali2453
      @mukhtaarali2453 10 днів тому

      Wali nabada lama garan iyo cida nabada lala galayo

  • @Gobsame
    @Gobsame 10 днів тому +1

    Laascanod haday Somaliland noqo nayaan waa loo diyaar hadii kale dilaal ictisaam ma jiro

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 10 днів тому +2

    NINKIII DAGAALKA INAGU RIDAYYY AYA NABAD WADA

    • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
      @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 10 днів тому +1

      waa CAJIIB HARGEISANA INOO DHEX FADHIYA WAXUU U SOCDAA OO LAGU YIDHI SSB HUBKA KASOO DHIG

    • @art_lto2450
      @art_lto2450 10 днів тому

      ​@@jamuuriyadasomalilandhanoo4591SSB hubka iyada iyo cidanka qaran SL leh

  • @CabdiAw123
    @CabdiAw123 10 днів тому

    Heego nabad iyo colaad toona wax kama taran hadal xuna ma dayaan

  • @yacinabdo4144
    @yacinabdo4144 10 днів тому

    Muuse shaani calaan caass ciil qhabe nagargabe wuu jabey allaha jabiyo alle ummada ka qabay muuse masiibo muuse tuug muuse blown muuse sabaya muuse dhibjir muuse baaxane waa kudafad

    • @art_lto2450
      @art_lto2450 10 днів тому

      Mesha cira haysta huwanayy ee ishkeen shiyaa g36😂❤

  • @Rakuub
    @Rakuub 10 днів тому

    Gaaja dadka isku gaysay. colada mid views ka radsada iyo mid mushahar ka radsata..
    Alle ha khayr ha idinka siyo nabada

  • @mohamedahmed9928
    @mohamedahmed9928 9 днів тому

    Maxa la qaatay ileen qabiilooyin layskuma hayn. Arrintu waa mid masiiri ah oo somaliland ma ogolin. Annaguna jabhad daarood ma ogolin waxa u dhexeeya saw ma aha iin huwanta la aqoonsaday oo somaliland meesha laga saaray shacbiga ha loo cadeeyo nabada la qaatay nooceeda xadkeeda damaanadeeda aayaha
    dalka inta aan ls dhex gelin ganacsi cadawga u furmin iwm

  • @RunRaadis
    @RunRaadis 10 днів тому

    Horta inaga markasta waa nabad intaas maxaa ku jaban.

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 10 днів тому +1

    ilmadeero yaalow waxi ilami sheekh isaxaqa iyan la hadlaya ee fahmay waxay ka hadlayan ii fahnsiya anigu fahmi weeyen🤔

    • @Degmociise123
      @Degmociise123 10 днів тому

      Anaguna maanu fahmin🤢🤢🤢👹

    • @Degmociise123
      @Degmociise123 10 днів тому

      Wiilwaalow maxaad nabada u dooni wayday Markii labaryayey ee nin qudha oo daarood ah nabad ka hadla laga waayey
      Iminkana isaaqa oo waalan ayaad lacag u soo doonatay
      No nabad been ah 😡🤨🤨🚫

    • @ugaskawadanka2623
      @ugaskawadanka2623 10 днів тому

      Waxa laga hadlayaa in Somali bariiska iyo rootiga ay nabad kuwada cunaaan

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 10 днів тому

      @@ugaskawadanka2623
      Adiga ma waxban ku weeydiyay marka duqsigaad tahay wase naga tag Dee orodo ayaydaadi injirta lahayd ku mashquul

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 10 днів тому

      @@Degmociise123
      😅😅😅Marka ma mid waalan baay ino so diran duur joogti markay jaadki inaga so kiciyen oo aan in badan lahayn aan iniga qayilne buuqa naga daaya jeew wax la wayay geelow ninki walnba uu duda odayaasha hala laayo

  • @DayrOday
    @DayrOday 10 днів тому +1

    Ina welwaal waa ninki dagaalka riday marka sidu nabad u xidhi kara waar maxa ku hoos jira

    • @yeabyeab9449
      @yeabyeab9449 10 днів тому

      issaq ma wada xuma lkn in xanunsaan wa kuso badaneysa

    • @goudhassanaden4627
      @goudhassanaden4627 10 днів тому

      @@yeabyeab9449 Reerka waashay maxaad u arki wayday ee meel kasta ooy joogaanba dagaalka ka wada

    • @yeabyeab9449
      @yeabyeab9449 10 днів тому

      @ wax washey ma jiro wll hadii ay washey idinka sixrey

  • @yacinabdo4144
    @yacinabdo4144 10 днів тому

    Mashallah calaan caass wey Jabtey jabana jaban well muuse iyo abdillahi dirawal alle ummada idika qhabe ciil qhaba yaaaal alla nacaay

  • @AbdoulgbarIbrahim
    @AbdoulgbarIbrahim 10 днів тому

    Maxaye leyihin nabada maxaa lagu qatay horta iska qata mahe

  • @mukhtaarali2453
    @mukhtaarali2453 10 днів тому

    Kkkkkkk

  • @Khadar120
    @Khadar120 10 днів тому

    Dadkan ictisaam ay kaga dhagtay idinku maxaa tihiin bal is sheega

  • @DaahirSheekhcumar
    @DaahirSheekhcumar 10 днів тому

    Ictisaam uruutay

  • @cabdixuseen2686
    @cabdixuseen2686 10 днів тому

    Hayaayey ictisaamey waan idiin jeednaa ilaaheyna waa idin arkaayaa

    • @Khadar120
      @Khadar120 10 днів тому +1

      Adigu maxaad tahay ictisaam uunbay idinkaga dhagtee

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 10 днів тому

    ❌❌❌❌❌🤢