GANACSADAHA UGU DA'DA YAR MUQDISHO STREET FOOD 2024

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 99

  • @MunocabdirashiidMunocabdirashi
    @MunocabdirashiidMunocabdirashi Місяць тому +25

    Ilaahayow reer muqadisho barakèe 😢😢

    • @XHARGEISA
      @XHARGEISA  Місяць тому +1

      waad ku mahadsinid comment wllo ku xidhnow channel ka mahadsinid

    • @ShankaroonAxmed-si3hj
      @ShankaroonAxmed-si3hj Місяць тому +3

      Amiin mahadsanid walal umada soomaaliyeed dhan wee iska dhibanyahiin Alle dhibka dheef iyo barwaaqo hanoogu badalo

    • @AbdulAli-ku9he
      @AbdulAli-ku9he Місяць тому +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤ Muno Aamiin abaayo macaan.

    • @MunocabdirashiidMunocabdirashi
      @MunocabdirashiidMunocabdirashi Місяць тому +3

      @@XHARGEISA waa kugu xiranahay lkn muuqaalo badan samee hadì kale wàa baxaa😂

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 Місяць тому +2

    CANBE WAA CANBE BABAAYNA WAA BABAAYE MAJIRO CANBE AAN LAFLAHEYN

  • @fertunali1007
    @fertunali1007 Місяць тому +4

    Wiilkan aabihiis in uu wax barasho geeyo waaye maha inu wadada fadhiisiyo waa ilma yar

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 Місяць тому

    Masha Allah tabaraka Allah shaqo wacan yarisow nolow nolol dheer ❤❤ ❤❤❤

  • @Ibraahimgeedgale
    @Ibraahimgeedgale Місяць тому +5

    Cambe laf waandiidney cambe iyo babaay iyo isbaandhees kaliya uumbaa oraneysaa Macalin weeye wiilka kulasocda X HARGEISA MASHAA ALLAAH ❤❤🎉🎉😊😊

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 Місяць тому +3

    Maashaa alaah maashaa alaah barakee alow xamar aamiin walaal waa mahadsen tihiin

  • @MaxamedSaabiyo
    @MaxamedSaabiyo Місяць тому

    Maasha Allaah masuul wax wanaagsan ayaa sameesay guuleyso

  • @shantagees9425
    @shantagees9425 Місяць тому +1

    "afarta midh" I love my Hargeisa people kkkk .. Thank you X Hagiesa video gan waa top.

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 Місяць тому +1

    Ilaahow nabad waarta nasii aamiin nimcadana noo siyaadi aamiin ilaahow

  • @ShankaroonAxmed-si3hj
    @ShankaroonAxmed-si3hj Місяць тому +7

    wiilka yar kanacsigiisa yar Alle ha ubarakeeyo dadka jididka kanacsiyada yaryar la fadhiyo soomaaliyee ogaada intaa dukamada waa weyn inaa wax lamid ah kana qalisan ka kadan laheedeen fadlan maskiinta malin qadka iyo malin cunka noloshooda tahay shilinkiina ukeeya wax kaiibsada iyaga Ajirne ka raadsada.

  • @sapiriinanor3886
    @sapiriinanor3886 Місяць тому +7

    Masha allah

    • @XHARGEISA
      @XHARGEISA  Місяць тому +2

      @@sapiriinanor3886 waad ku mahadsinid comment wllo ku xidhnow channel ka mahadsinid

    • @khaalidcusmaan2778
      @khaalidcusmaan2778 Місяць тому

      @@sapiriinanor3886
      Hey

    • @nimoislawo2143
      @nimoislawo2143 Місяць тому

      @@XHARGEISA number ka cunugan isii walaal
      Telephone ab ugadaya

  • @abdifatahmahamed5616
    @abdifatahmahamed5616 Місяць тому +2

    Masha alaha sxb kuso dhawow Muqdisho cadey xafadeydi joogta xasuus aya i galisay waxa ugu danbeysay 12 sano ka hor tageero ku ahay waxa tagtay maqayada mansoor Waxa lagu cuna dalaga wadanka sida digirta bonka iyo saloolk ❤

  • @maanoshekh1118
    @maanoshekh1118 Місяць тому +3

    Masha Allah 😍

  • @Ibraahimgeedgale
    @Ibraahimgeedgale Місяць тому +3

    Mashaa allaah 🎉🎉🎉🎉😊😊😊

  • @aishomaxamed915
    @aishomaxamed915 Місяць тому +2

    Mashallah ❤

  • @abdihassan3836
    @abdihassan3836 Місяць тому +2

    Good boy maanshalah

  • @YasonegaYasonega
    @YasonegaYasonega Місяць тому +5

    X hargysa waku wata horay usoco ha niyad jabib❤

    • @XHARGEISA
      @XHARGEISA  Місяць тому +1

      waad ku mahadsinid comment wllo ku xidhnow channel ka mahadsinid

  • @caishanuur9712
    @caishanuur9712 Місяць тому +1

    Masha Allah ❤

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 Місяць тому

    Maskinka Bowe❤❤❤ hormar wcn

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 Місяць тому +1

    Wax yaroo fariida dheh, masha Allah .

  • @afgmasafg7764
    @afgmasafg7764 Місяць тому +3

    Masha ALLAH
    Ciyaalku Dadka waaweyn bay dhaamaan

    • @XHARGEISA
      @XHARGEISA  Місяць тому

      waad ku mahadsinid comment wllo ku xidhnow channel ka mahadsinid

  • @XawiiwoMaxamedcali-w7i
    @XawiiwoMaxamedcali-w7i Місяць тому +5

    Waqtigee hee❤❤❤

    • @XHARGEISA
      @XHARGEISA  Місяць тому +1

      @@XawiiwoMaxamedcali-w7i waad ku mahadsinid comment wllo ku xidhnow channel ka mahadsinid

  • @SomaliLand-p7t
    @SomaliLand-p7t Місяць тому +4

    😂😂😂 kayari wa fariid ganacsade ah maanshaalaah

    • @XHARGEISA
      @XHARGEISA  Місяць тому +1

      waad ku mahadsinid comment wllo ku xidhnow channel ka mahadsinid

  • @mahadgarmeny
    @mahadgarmeny Місяць тому +2

    Legend keep going 💯

    • @XHARGEISA
      @XHARGEISA  Місяць тому

      waad ku mahadsinid comment wllo ku xidhnow channel ka mahadsinid

  • @HalimaHussein-lz3iq
    @HalimaHussein-lz3iq Місяць тому +1

    Maansha alaah ❤❤❤

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac8211 Місяць тому +4

    M.a wiil da'yar oo shaqesanoyo wye

  • @abdullahisabriye8361
    @abdullahisabriye8361 Місяць тому +6

    Isbaan dheeska wuxuu aad uga baxa oo laga kala keenaa labada shabelle gaar ahaan balcad iyo afgooye

    • @XHARGEISA
      @XHARGEISA  Місяць тому

      waad ku mahadsinid comment wllo ku xidhnow channel ka mahadsinid

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 Місяць тому +5

    Nabada ilaaheey ha u ziyaadsho

    • @XHARGEISA
      @XHARGEISA  Місяць тому +1

      @@khaalidcusmaan2778 waad ku mahadsinid comment wllo ku xidhnow channel ka mahadsinid

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 Місяць тому +5

    Nabada ayuu horumar yimaadaa

    • @XHARGEISA
      @XHARGEISA  Місяць тому

      @@khaalidcusmaan2778 waad ku mahadsinid comment wllo ku xidhnow channel ka mahadsinid

  • @khadiijaabdqadir
    @khadiijaabdqadir Місяць тому +6

    Allow umadaada caawi inanka yar waan kanaxay

    • @XHARGEISA
      @XHARGEISA  Місяць тому +2

      @@khadiijaabdqadir waad ku mahadsinid comment wllo ku xidhnow channel ka mahadsinid

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir Місяць тому +3

      @XHARGEISA waan kudaawadaba wllo jiliska wu ifuranyahy markaad saa udhigtaba muqalka wu iso dhaca

  • @jamamohamed9014
    @jamamohamed9014 Місяць тому +6

    Somalia 🇸🇴🛜🤝✊🏾

  • @Really2025
    @Really2025 Місяць тому +3

    X Hargaysa, Hilibka iyo Caanaha ka soo hadal Mogadishu

    • @XHARGEISA
      @XHARGEISA  Місяць тому

      waad ku mahadsinid comment wllo ku xidhnow channel ka mahadsinid

  • @bandaascalibandaascali9087
    @bandaascalibandaascali9087 Місяць тому +1

    Guuleyso zhp

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 Місяць тому

    ABAABUU MAAHEE WAA MAANBUU

  • @shantagees9425
    @shantagees9425 Місяць тому +1

    Wiilkan yar waa saqiir inuu school joogay ku haboonad. Inshallah!

  • @jakoj9220
    @jakoj9220 Місяць тому +2

    Wilka quranka xafadsin in ad ugu halay

  • @Islaam-24
    @Islaam-24 Місяць тому +2

    Waxaabo qosol igu dilay midka dhahay cambe shook ma xanuunsanyahay 😂😂😂 rag ayaa ishelay wlhi x xargeisa waa inaa muqdisho guri ugu gadnaa oo dajinaa waaba fantastic dhalintii muqdisho waabo naga waalay

  • @SakiChannel-s5b
    @SakiChannel-s5b Місяць тому +2

    Wadankeena nimcaa fadhisa

  • @XawiiwoMaxamedcali-w7i
    @XawiiwoMaxamedcali-w7i Місяць тому +4

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abdihassan3836
    @abdihassan3836 Місяць тому +2

    Babay

  • @shukridahir2851
    @shukridahir2851 Місяць тому +1

    Wall so badi wan kahelee

  • @XawiiwoMaxamedcali-w7i
    @XawiiwoMaxamedcali-w7i Місяць тому +3

    ❤❤❤❤

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363 Місяць тому +2

    Canbe hal le waye 😂😂 babaay na wa babaay bas

  • @munizaali248
    @munizaali248 Місяць тому +2

    Wn ku tageera meela bdn tag from xmr

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363 Місяць тому +1

    Baydhabo wuu kabaxa wa sax kan kula socda waxu ogen ku doda afgoye ka baxa mel kasta somali beeraha waka baxa wa run

  • @maymounhmohammed651
    @maymounhmohammed651 Місяць тому +2

    Mahadsanid

    • @XHARGEISA
      @XHARGEISA  Місяць тому

      waad ku mahadsinid comment wllo ku xidhnow channel ka mahadsinid

  • @CaafiTiens
    @CaafiTiens Місяць тому +4

    Camba lab waa maxay

  • @hakimahassan2940
    @hakimahassan2940 Місяць тому +1

    Masha allah 😂😂

  • @XawiiwoMaxamedcali-w7i
    @XawiiwoMaxamedcali-w7i Місяць тому +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @XHARGEISA
      @XHARGEISA  Місяць тому

      @@XawiiwoMaxamedcali-w7i waad ku mahadsinid comment wllo ku xidhnow channel ka mahadsinid

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 Місяць тому +1

    Weer walaal dahab taawer noo gee aynu daawanee

  • @ZefudinCISMANAYAHMAD
    @ZefudinCISMANAYAHMAD Місяць тому +1

    Sxb gurigii iyo meeshii aad dageysay haben ayadoo ah sooduub adigoo dabaqaaga joogo kor kasodub magalka taliye mahadsanid

  • @Zapriiiina
    @Zapriiiina Місяць тому +3

    Canbe dheh babaayga cambo lamaa dhaho kaas gooni waaye babaay ladhahaha kana canmbe hais qaban😂😂

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 Місяць тому +2

    Liin macaan waxaan unaqaana orange 🍊

    • @XHARGEISA
      @XHARGEISA  Місяць тому +1

      Orange waa English

    • @Zapriiiina
      @Zapriiiina Місяць тому

      Liiin bambeelmo dhahna​@@XHARGEISA

  • @KUFAARKIIKOFIIDA
    @KUFAARKIIKOFIIDA 4 дні тому

    CANBO BABAY WELIGAY MA MAAL YAN LAGUGU QOSLIN CANBO WA CANBO BABAY NEH WAA BABAY
    DHAQAN MAGAALO WA ADAG TAHAY WELI WU SI DHARANA WALAAHI KU LAHA CANBO LAF LAHEEN JIIRO
    JAHIILNIMO WA CUDUR LKN WAXA FICAAN IN DAA WAX BARATO OO MAQASHO DADKA MAGALADA JOOGO
    ADOON DHARAN
    BABAAY WAA BABAAY
    CANBO WA CANBO

  • @abdullahisabriye8361
    @abdullahisabriye8361 Місяць тому +2

    Wadada wiilka yar aad kula kulanteen waa wadada digfeer oo isku xirto digfeer hospital iyo isgoyska banaadir.
    Camba shoga anaga canuuni baan dhahnaa cambe babaygana babaya xabxabkana qare baan dhahnaa

    • @XHARGEISA
      @XHARGEISA  Місяць тому

      @@abdullahisabriye8361 waad ku mahadsinid comment wllo ku xidhnow channel ka mahadsinid

    • @ShankaroonAxmed-si3hj
      @ShankaroonAxmed-si3hj Місяць тому

      Muqdisho waka ladaqan safilaayo Dagmadee waaye tan uu soo duubey

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363 Місяць тому +1

    Hada eng ka firi canbe is mango babay na is babaya

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 Місяць тому +4

    Babaayga canbe lama dhaho waa babaay uun😅 maxa ka qaldan x Hargeisa 😅

    • @XHARGEISA
      @XHARGEISA  Місяць тому

      Hee wllo runtii Cambe babe baan nidhaah

    • @kafiyaabtidoon4043
      @kafiyaabtidoon4043 Місяць тому

      wixii jilicsan baa idin canba ah miyaa marka😅

    • @Islaam-24
      @Islaam-24 Місяць тому

      @@kafiyaabtidoon4043😂😂😂 qaldaanka waa sida indhayarta en xii jilicsan waa ucambe xataa mooska iyo liinta waa u cambe sida cambe laf, cambe babaay, cambe shook, cambe moos, cambe batiiq, cambe tufaax 😂😂😂

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 Місяць тому

    KIILOOW MARKAADTOONEYSO AAD BAKAARO CABITAANKIISU AAD IYO AAD BUU U WACAN YAHAY AMA U MACAAN YAHAY

  • @Islaam-24
    @Islaam-24 Місяць тому +2

    2024 ku fur waa nootaalaa x hargeisa mobilka markaa kaaqaato uma baahno inaa kuweydiiyo aragtidaada ayaa igu dheer 😂😂😂 waa been sxb xamar majoogi yurup laakiin badal lambarka sirta ah dad badan oo reer muqdisho ah ayaa kugu xiran

  • @AltoQorsul
    @AltoQorsul 21 день тому

    Cambo babaay aa 🤣🤣🤣🤣cambo mid aan laf laheyn majiro BABAAYNA waa ba baay uun waa Kala duwan yihiin 🤣🤣🤣🤣

  • @faarax2
    @faarax2 21 день тому

    Waxkasto cabo laf miyaa😂

  • @Jinkax-u9r
    @Jinkax-u9r Місяць тому +1

    Been ku xoog weynaa beydhabo inteey ka qabtaa beer isbaandhes wabi xitaa ma maro 😂😂😂 eeylaay dhashay been badan waaye from afgoye ana jogno isbaandhiiska waa xageena

  • @hakimahassan2940
    @hakimahassan2940 Місяць тому +1

    Masha allah

  • @XawiiwoMaxamedcali-w7i
    @XawiiwoMaxamedcali-w7i Місяць тому +4

    ❤❤❤❤

    • @XHARGEISA
      @XHARGEISA  Місяць тому +1

      @@XawiiwoMaxamedcali-w7i waad ku mahadsinid comment wllo ku xidhnow channel ka mahadsinid

  • @MohammadgimingFCmobaile
    @MohammadgimingFCmobaile Місяць тому +2

    ❤❤❤❤