BEESHA Warsangeli oo LAASQORAY Calankii SOMALILAND Ka Taagtay & Huwan oo ka Barooratay.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 69

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 2 місяці тому +16

    Asc waa saxa guul warsangali laas qoray waa Somaliland huwanay ama dhulbahantey waa walateen guul Somaliland

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 2 місяці тому +13

    Waanu jecelahay Laasqorey Lang live The Republic of Somaliland waan salaamayaa gobta iyo xadaarada warsangeli guulaysta .

  • @ZM1233_
    @ZM1233_ 2 місяці тому +7

    Mash Allah waa guul guul somaliland inshallah 🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 місяці тому +7

    HUUUUUUUL SLAND❤❤❤❤SLAND ❤❤

  • @SahraAdanAbdi-l9c
    @SahraAdanAbdi-l9c 2 місяці тому +1

    Guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 🤍 ❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 2 місяці тому +7

    Allah mexeey wareersanyihiin.
    lasqorey waa Somaliland. Berries dhow waa laga buufin doonaa huwanta iyo kuwa wata.

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 2 місяці тому +3

    ❤❤❤somaliland guuul iyo gobanimo somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nuuroshaah5198
    @nuuroshaah5198 2 місяці тому +5

    Mashallah ❤❤❤

  • @jama5340
    @jama5340 2 місяці тому +1

    Guull Somaliland ❤❤

  • @f.warsame1069
    @f.warsame1069 2 місяці тому +4

    Yaa Allah jabi Cadawga Somaliland AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲

  • @AxmedYaasiin-s9g
    @AxmedYaasiin-s9g 2 місяці тому +1

    Insha allah marwalba guushu wadankeena somaliland bayraaci cadawga kaxun horumarka iyo jiritanka somaliland ilaahay ha jabiyo gude iyo dabadba guul wadankeena somaliland ❤❤❤

  • @ikraammahmoud790
    @ikraammahmoud790 2 місяці тому +5

    Masha alla

  • @Caweys-pt3qs
    @Caweys-pt3qs 2 місяці тому +3

    Warasangali waa dad xadarad leh oo yaqaana waxa ay tahey Dawladnimadu oon ku faanin jabhadnimada iyo dhiig la daadiyo.
    Aad baan kuu Salamayaa AbdiRahman Ubaxale Media 24. Aad ayaan kagu bogaadinaya shaqada adag ee aad Qarankaga isugu xil qaantey❤

  • @aishamuuse3003
    @aishamuuse3003 2 місяці тому +4

    guul iyo gobonimo somaliland masha allah

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi 2 місяці тому +1

    ASC ubaxle David soloz myself included iwm ahna allahuma amen.
    Warsangeli Somaliland proper WA Bilahi Tawfiiq.

  • @jamiilaJama-c5c
    @jamiilaJama-c5c 2 місяці тому +3

    Dhulmahante waa dad gaajoonaya oo wax horumar aanlaheyn ee warsangali yoow reerka dhulmahante ee waalan yaaney magaceena inaga bahdilin.

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 місяці тому +6

    WARSANGALI WAA XADAARIYEEN ILBAXA

  • @ShukriAbdulle-w6u
    @ShukriAbdulle-w6u 2 місяці тому +2

    Isaaqow waanu ka xunahay walaaltinamada labada beelood oo ay colaad dhex dhigeen askartii afweyne gacan saar Somaliland iyo Puntland waa lama huraan❤❤❤

  • @HassanSharif-k9d
    @HassanSharif-k9d 2 місяці тому +2

    Warsangeli waa boqortoyo

  • @ashafardosa7135
    @ashafardosa7135 2 місяці тому +2

    Masha allah guul iyo gobanimo somaliland .ubax cimri dhewr,caafimaad iyo cibaado ku waar

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 2 місяці тому +2

    Absolutely 💯 💯. Kuwa dhulka aynu wada leenahay, ayay nu isku xidhanahay .

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 2 місяці тому +3

    Guul reer Somaliland dhamaantood. Halkan Boorame iyo Awdal waxaanu mar walba u taaganay Qaraninada Somaliland. Waw dhimanaynaa waananu jecelay in magalo kasta Iyo tuulo kasta oo Somaliland xadkeeda ku jirta ilaa Yoocada Calanka Tawxiidka leh ee halkan Aqalkayga Boorame sudhan uu ka dul babado waa Dastuuri Qaran. Reer Somaliland ka taga Qabiilka. Qarankan ayaa ina wada deeqa. Guul dadka iyo Qaranka Somaliland.

  • @hashimege3467
    @hashimege3467 2 місяці тому +1

    Faqash ha aminin inad isticmasho moye

  • @abdillshimohammed968
    @abdillshimohammed968 2 місяці тому +2

    Huwanta jabtay ha waalwaashaaan ii daaaa warsangali dantooda ha kartaan jsl ee barakaysan cid kasta oo isku dayda inay waxyeesho iyadaaa eedi inshaallah.

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 2 місяці тому +1

    Qabaail iyo waxan ay ka sheekaynayaan goormay kuwani ka ilbaxayaan. Waar aflagaaddada nooga daaya muwaaddiniintaa Warsangeli ee qiimaha leh. Maashaa'a Allah waa dad qaran oo asal ah. Kuwan qaylinayaan sawkuwa innagu wareeriya midni.ada ummadda Soomaaliyeed iyo qaranka federaalka ah ee bugta ah. Marka Somaliland la soo hadal qaado ayay dadka beeli ula kala ordaan. Somaliland ka shaqayn maayaan waxaasi. Wallaahi baan ku dhaaryee dadkaa Warsangeli ee ilbaxa ah, sharaftana lihi xataa Isaaqa in badan bay ka wanaagsan yihiin. Guuleysta Walaalayaal.

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar4352 2 місяці тому +3

    ❤❤❤❤❤

  • @mohamedkhadar979
    @mohamedkhadar979 2 місяці тому +2

    Arti kuwas dheh doqon carab Jadhaca leh doqonimo

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 2 місяці тому +4

    Kkkkkkkkkk laasqoray waa somaliland kkkkkkkkk dhulbahante idinkaadhulkiinii baa biiyey warsangeli wey idiinka caqli badan yihiin guul somaliland

  • @ahmedomer3363
    @ahmedomer3363 2 місяці тому +1

    Wll ubaxle waxaad tahay muwaadin dhaba cadawga waad ka nixisaa wll guulayso somaliland way dhaqaaqday ,cidna looma joojinayo.

  • @nkm3449
    @nkm3449 2 місяці тому +3

    Warsangeli dantooda ayey garteen ee dhulbahantow idinku waalidaa ku jira oo dalkiina iyo dadkiina indinku baabiyeya

  • @saciidguuled2398
    @saciidguuled2398 2 місяці тому +2

    Warsangeli wuxu ogaadey in isna dab lageliyo sidii loo geliyey Dhulbahante ee Garowe laga so dagaalgeliyey,dhibaatadii ka soo gaadhey laascanood,hadaba gobalka sanaag waa gobol ay la leeyihiin dadka Isaaq ee halkaa degen, maamulka soomaaliland waa ogyahay dawlada somalidu gobolka sanaag waa iney iyadaa ka maamule amnigiisa iyo horumarkiiaa qayb laxaadleh ka qaadataa

  • @awilmohamed8473
    @awilmohamed8473 2 місяці тому +2

    Kkk midnimada Harti maa hoog iyo baaba baa,ma ila dhimo anigaa is dilee baa,
    Waar Warsangeli waa dad ilbax ah oo yaqaan noloshooda,ninka u fiican iyo ka u xun.

  • @soodalxiis4296
    @soodalxiis4296 2 місяці тому +1

    Waa Reer magaal Warsangeli Bal Adigu is waafaji Somalia mudaan Rabaa iyo Daarood ayaan midaynay kkkkk

  • @SheekhMoldhe
    @SheekhMoldhe 2 місяці тому +2

    Mujaahid ubaxle waad ku mahadsantahay wararka qiimaha leh ee aad nosoo gudbiso inaadeer

  • @abdiyusuf9006
    @abdiyusuf9006 2 місяці тому +1

    War wa mashruuc doon markay mashruuc doonayan bay calanka qaatan

  • @faisalosman9906
    @faisalosman9906 2 місяці тому +2

    Keenaabaa ku hungow Hambalyeyna inoo tahay. Ka guulaysanay cadow kasta.

  • @salaxmaxamedcismaansalaxma2929
    @salaxmaxamedcismaansalaxma2929 2 місяці тому +2

    warsangeLi wa somaLin dhaba mana aha dajahiLin ah,oLagugurikaro sida dhuLbahante

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 місяці тому +2

    Ciyaalnimdii ayaanu odhan jiray DHINAC ISKUGU BAYDHA NIYOW HADA HARTOW DHINCA ISKUGU BAYDHA

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 2 місяці тому +2

    Aduunkii is bedel buu u diyaar garoobayaa iyo siduu uga badbaadi lahaa haday ahaan lahayd dhaqaale raashin la beerto ceelal la qoto xoolo la dhaqdo inana warba uma hayno dariiqeenii qadiimka ahaa baynu weli haynaa

  • @warss11
    @warss11 2 місяці тому

    Hooyoda iyo harti 🦠

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 місяці тому +2

    Nimanku waa cawaan midnimo daarood kulahaa kkkkkkkkkkk

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 2 місяці тому

    Waar. Naabada. Waxa. Ka. Wanaagasan. Ma. Jiiro. Meelkasata. Oo. Taagato. Aad. Ku. Gabaxasasto. Maasha. Allh. Allh. Hidiinka. Baarakeeyo. Masha

  • @MustafemuuseMuuse-wl4gg
    @MustafemuuseMuuse-wl4gg 2 місяці тому

    Hgo

  • @faisalosman9906
    @faisalosman9906 2 місяці тому +1

    Qabyaalada joojiya ilama Harti .

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 місяці тому +1

    DHULBAHANTE DAROOD WAA KU GUUREY LAKIIN DHULKA MA GUURO WAAYVSOO DAALI QASAB BAAY KULA HASHIIN DADKA DALKUBKA WADA DHAXEEYO

  • @ShukriAbdulle-w6u
    @ShukriAbdulle-w6u 2 місяці тому +2

    😂😂😂gratulation from Puntland wiilasha majeerteen dhiigooda cida loo daadinayo aynu ka fiirsano majeerteen iyo isaaq xuman kama dhaxayso waxa isku dirana way noo cadahay

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 місяці тому +1

      Shaydaankaa aan harti inay wax laqaybsadaan rabin inay isaaq wax laqaybsadaana rabin ayaa dabka ina geliyay

    • @ShukriAbdulle-w6u
      @ShukriAbdulle-w6u 2 місяці тому

      @@FaadumoMaxmuud-qu9kh waa in laga tashadaa intaysan maxaasteena baro kicin ciilkii ay somaliland uqabeen ileen xaasid bay reerku reerka ku ahaayen . Siciid Dani haku soo casumo Garoowe madaxda Somaliland siyaasada bartaasay ku macasntahaye

  • @AhmedFarah-i5s
    @AhmedFarah-i5s 2 місяці тому

    Dhakhdii nagaa.qoti qoti

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 місяці тому +1

    Qurjiile naasdheer 😅😅😅maquusato miyaa hadii xamar usheegtay inaanay degmo maamu l noqonayn 😅😅 hadaba inay putlaan isudhiibaan ama soomaalilaan inusoodhiibaan miyaanay ahayn ilma dhegdheer waa siyaasad iyo maskax shaqaysa midna malaha

  • @ruushacabdi235
    @ruushacabdi235 2 місяці тому

    😊😊😊😊😊afkawersangelikumahadlikartid

  • @aminaabyan6373
    @aminaabyan6373 2 місяці тому

    😂😂😂😂😂iska baroorta dheh

  • @ahmedfarah5928
    @ahmedfarah5928 2 місяці тому +1

    GUUL IYO GOBANIMO HORAA LOO SOCONAYAA KU DAYASHO MUDAN

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 2 місяці тому

    Lasqoray hada bisadaha 🐈‍⬛ ka casheya cidiba ma jogto

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 2 місяці тому

    Bishi ba dhamaatay lacag bay rabaan 😂😂😂😂😂

  • @zainababdi-salam3015
    @zainababdi-salam3015 2 місяці тому +1

    Waryaa Mr Ubaxle Media24, xageed amaanta ugala dul dhacday reerihi dhuxusha lagu nanaysi jiray, mida kale goormay inokale hadheen, danba urunsheegtay, taarikhdana waxbay kayaqaanano waxay ogyihiin in aan Reer Sheeka Isaac laga macaashin .

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 2 місяці тому +1

      Waa beenahoodii iyo busta saarkoodii khiyaamadaasay wax yeelada ku geystaan iyo gaadmada waa daciif toos kuguma iman karaan

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s 2 місяці тому

    Waa reermagaal reerkasi kuwan kale waa jaahiliin

  • @kaltunwarsame3072
    @kaltunwarsame3072 2 місяці тому +1

    Kkkkkk horata meeshay warasangali ilaahay ku beeray waa somalilaan waana dhulakoodi darooe darood iyo waxaasi socon mayaso suaashow waa warasangali waa somalilaan dadaka dhul balaadhasiy wadaaha wadoow adeer has daalin dhulakiinu hadin qaado 🗣️🐐🐐🐐🐐 kalaha taaga dadaka dhulakooda jooga kkkkk

  • @gaasiraguuled8771
    @gaasiraguuled8771 2 місяці тому

    Ayaan dhow baa laasqoray dakadeedii la balaadhinayaa oo aduunku isku arkayaa sida berbera kan hadlaya iyo kuwa la midka ahna ay meelahaa afku ku dheeraan dadka horu markiisa ha ku duulina way iska kiin garteene.

  • @abobasement346
    @abobasement346 2 місяці тому

    Munafaq ilahay duleyay war wuxuu caqlih xumah maradan u shegayoh so tih Argagixisadah snm so ma ahah maxaa kenay dhul hartih inagumed walbah bentah bu qutah waa habenki xalay tagay in aad dhul hartih calan danbeh kah tagtan

  • @omersamatar4219
    @omersamatar4219 2 місяці тому

    Qabyaaladii idin qaadatay idinma dhigto

  • @Zu.Al1001
    @Zu.Al1001 2 місяці тому

    Harti Muxuu u Taray Magaaladoodii buu ka burburiyey, Iyagaana u yeedhay, Cilmi iyo Caqli toona kuma socdaan waa Iska Sheeko Qabiil,Laascaanood ayadaa Go,doon iska dhigtay,Hadana hadal iyo wax sidooda Noqda uum baa ka soo hadhay,Tallo ma hayaan

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 місяці тому

    WARSANGALI WALIGEY DAGAAL QABIIL.KIMA OGEYN ILAA WAQTIGII DIYAAD BARRE
    NASIIB XIMO ILMA DIYAANO DAGAALKA KU JIREY SIDA WAXOGAA SARKIIL WAQTIGII SIYAAD BARRE DAGALADA AFWEYNE KU TAAGEEREEN MID LA ODHSN JIREY KAMAC GREEN BAA KA MIID AHAA

  • @roodakarreiyehkaire4714
    @roodakarreiyehkaire4714 2 місяці тому +1

    Beenaale been ku dhimo

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 2 місяці тому +1

    Qabaail iyo waxan ay ka sheekaynayaan goormay kuwani ka ilbaxayaan. Waar aflagaaddada nooga daaya muwaaddiniintaa Warsangeli ee qiimaha leh. Maashaa'a Allah waa dad qaran oo asal ah. Kuwan qaylinayaan sawkuwa innagu wareeriya midni.ada ummadda Soomaaliyeed iyo qaranka federaalka ah ee bugta ah. Marka Somaliland la soo hadal qaado ayay dadka beeli ula kala ordaan. Somaliland ka shaqayn maayaan waxaasi. Wallaahi baan ku dhaaryee dadkaa Warsangeli ee ilbaxa ah, sharaftana lihi xataa Isaaqa in badan bay ka wanaagsan yihiin. Guuleysta Walaalayaal.

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 2 місяці тому +2

    Qabaail iyo waxan ay ka sheekaynayaan goormay kuwani ka ilbaxayaan. Waar aflagaaddada nooga daaya muwaaddiniintaa Warsangeli ee qiimaha leh. Maashaa'a Allah waa dad qaran oo asal ah. Kuwan qaylinayaan sawkuwa innagu wareeriya midni.ada ummadda Soomaaliyeed iyo qaranka federaalka ah ee bugta ah. Marka Somaliland la soo hadal qaado ayay dadka beeli ula kala ordaan. Somaliland ka shaqayn maayaan waxaasi. Wallaahi baan ku dhaaryee dadkaa Warsangeli ee ilbaxa ah, sharaftana lihi xataa Isaaqa in badan bay ka wanaagsan yihiin. Guuleysta Walaalayaal.