Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Xusuusaha xasuuqii ka dhacay Rwanda Qaybtii 2aad | Kiniisadii Dadka Lagu Gumaaday

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 24 лис 2022
  • Kala Soco Barnaamijo Iyo Warbixino Ku Xiiso Galiya
    Ku Xidhnow Hereri Media Goob Kasta Iyo Goorkasta

КОМЕНТАРІ • 146

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому +29

    Ku Sali Rasulkeena Mohamed Scw Kheyr Badan Allaha Ku Siyo ❤❤❤❤❤

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 Рік тому +11

    Waa lays xasuuqay aduunka meelo badan laakin waa laga heshiiyay waana laga gudbay waxna waa luga bartay lama dhex fadhiisan sida somalida

    • @mohamuddacad1848
      @mohamuddacad1848 Рік тому +1

      Waaa runtaa sxb lkn tolkaaga ka bilow oo usheeg inay dadka si wanagsan ula noladan hormarkana ka shaqeya sidas si lamid ah hadi qof kasta oo inaga mid ah uu sameyo meel wanagsan ayan gaari lahayn
      "Waxyar aad dhayalsanayso ayaa wax weyn noqon kara oo hormar keeni kara"

    • @aadanabokor737
      @aadanabokor737 3 місяці тому

      Ruweyda wa laysu Qiray in xasuuq lo gaystay bulshada qaayb ka mida raali gelin way bixiyeen kuwii gaystay lkn somaliya wa lays dafiray wa la kala aarsada weli somali ma kala aarsan inshallah way dhici donta

  • @adamsacad8265
    @adamsacad8265 Рік тому +5

    Waa arrin ay tahay in Soomalidu wax ka barato.
    Mahadsanaid Hereri

  • @Sahal63
    @Sahal63 Рік тому +2

    Maasha Allah A/salaan Hareeri
    Waxaan odhan karaa barnaamijyadiisa kani wuxuu noqonayaa kuwa ugu mudan, gaar ahaan waxtarka uu u yeelan karo Somalida weli madaxa iskula jirta ee aan hore u Socon sidaa Ruwanda.

  • @charmarkeelmi7713
    @charmarkeelmi7713 Рік тому +4

    Wariye cabdisalan runti shaqo weyn ayuu uhaya somalida Ustaad anagu waan fahanay casharkaaga

  • @ayanmahamad8
    @ayanmahamad8 Рік тому +3

    3 dhalinyaro ah baa usabab ahaa inay dadka rwanda ay sinaadaan xuquuqna helaan
    Dhalinyarada somaliyeedna 2022 ayay qabiiil kasheekaynaynayaan😢😢😢

  • @abdishakuraalin3384
    @abdishakuraalin3384 Рік тому +8

    Weriye qiimobadan oo bulshada usoo gudbiya barnaaminyo wax ku ool ah.
    Mahadsanid Abdi yare

  • @highflyer215
    @highflyer215 Рік тому +6

    We must learn from Rwanda, anyway that voice of Abdisalan was much missed.

  • @AbdiSalah87
    @AbdiSalah87 Рік тому +4

    Mr. Hereri waraysiga dambe sida aad u turjintay ee hufan kuwa tooska ahba isku day inaad u turjumi karto sida waraysiga qaybta koowaad. Mahadsanid walaal

  • @QURXINTAGURYAHA
    @QURXINTAGURYAHA Рік тому +5

    SHAN KUN OO QOF SUBHANALAH MARKAASAY SOMALIDU LEEDAHAY WAA NALA LAAYEY WALEE YAAB MARKA LA LEEYAHAY HA LA IS CAFIYO OO HA LA WADA SHAQEEYO HORUMARKAA RWANDA AYA ALA GAADHAA

  • @Zihaam011
    @Zihaam011 Рік тому +6

    Well done 👏 ✔️ Hereri

  • @maryamali3407
    @maryamali3407 Рік тому +1

    Wallaalo dalkan ayaa u baahan alle haku barakeeyo waad dadaalaysaa

  • @husseinabdi5204
    @husseinabdi5204 Рік тому +3

    Thank you Mr.Ali Hereri for very interesting and informative clip and the historical places you visit in Rawanda the actrocties and genocide took place in very sad and tragic to Rawanda people and lessons where I hope as Somalia people to learn from Rawanda civil as Somali nations we can over come from conflict just we to be honest and sincerely to our religion and every clans in somalia must respect its clans neighbours and make peace and reconciliation and their should not be no any boundaries and claim territory and create justice,peace and tranquility and reconciliation again I am very much appreciate to Mr Ali Hereri for this clip which is very useful for Somali people as Somali Nations we will not give up from the Merci of Allah inshaallah forgiveness

  • @abukarabdiali4613
    @abukarabdiali4613 Рік тому +2

    Thanks abdisalam

  • @abdisamadhussein3924
    @abdisamadhussein3924 Рік тому +2

    Somalia mee cashar kabarato qabiilka iyo sida xun uu inoo galay anagana

  • @zakihussein9147
    @zakihussein9147 Рік тому +3

    Mahadsanid abdisalan , waa wax murugo leh wllahi lakin wax laga baran karo.

  • @abdikarim290
    @abdikarim290 Рік тому +4

    Xamar 1991dii kaliya 150kun o hal ah lagu laayay,lamana xuso

  • @maxamuudcabdi1002
    @maxamuudcabdi1002 3 місяці тому

    Allaah cid kasta oo isku dhacda heshiis dhaxdooda ja dhigo

  • @mohamedalibootaan4286
    @mohamedalibootaan4286 Рік тому +2

    Legend Hereri

  • @DECOVICDARAJO-yb1er
    @DECOVICDARAJO-yb1er 6 місяців тому

    The only youtuber i like*Abdisalan hareri*

  • @aliabdulahimohamed8902
    @aliabdulahimohamed8902 Рік тому +4

    Tani waxay tusaale unoqonkartaa afrikan badan io caalamkaba

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 Рік тому

    Masha allah hereri Rwanda dad mudan wax laga Varro somaliya 30 sano kbdn ishaystan

  • @abobasement346
    @abobasement346 Рік тому +1

    Masha Allah ruwandah somalinah iyagoh muslin sheganayah bay is dilayan 40 sanoh war wax isku falah ku daydah ruwandah

  • @abdireshidhaaguf5877
    @abdireshidhaaguf5877 Рік тому

    Gumaadkani soomaaliya wuu ka dhacay illaa haadana caqligu wuu shaqay la yahay ilaahay dariiqa toosan ha tuso
    Aamiin

    • @aminojaamac5363
      @aminojaamac5363 Рік тому

      Kama dhicin yaahuu 1 milyan yahuu kaas xasuuq lama dhihi karo waxa ugu badnaa dagalkii 4 biloodka ahaa oo habar gidir iyo abgaal isku dilay oo ahaa tira ahaan haaf malyan 500 kun oo qof waxaa kuxigay dagalkii marya aloolka e isaaq dhexdii garxajis iyo isaaq kale oo 20 kun oo qof iska ga dileen

  • @Xuralcayn
    @Xuralcayn Рік тому +3

    Walee anaga ubahan taas ilahow na dabar qabo hoog iyo halag banu ku suganahay

  • @rashiid187
    @rashiid187 Рік тому +2

    Xal Bay u heleen way ku waayo qaateen

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 Рік тому +1

    MashaAllaah

  • @asmaqalinleqalinle9569
    @asmaqalinleqalinle9569 Рік тому

    Ilaahayow somali taa garnsi inaye wallo yahiin

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 Рік тому +2

    waxan maqlay in gumaystayashi odhan jireen idinku ma tihiin waxan oo kale waxad tihiin somali markaa kuwaa hutuuga ayuu dhibi jiray iyagana huuutuugu cuqadad wayn bay u qadeen dadkii tuusiga runtiina dna gooda somali wa ku jirta qaarkood
    hutuuga waa umad bila naxariisa waxay sameeyan waaa wax aad u xun lakiin qoomkii siyad bare oo kale weye waanu iska celinee sidaasay inoola dagalameen masajida duqeeyen

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 Рік тому

    Waa musiibo in dhibta ku soo gaadha aanad cashar ka baran sida: Somalida. Waliba ku fanaya folxumadii ay sameyen kuwodi xunxuma.

  • @abdimalikcadde3826
    @abdimalikcadde3826 Рік тому +1

    💰💰💰🥺❤️🥺❤️❤️

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 Рік тому

    Good exempel republiken of somaliland siad bare time

  • @said_sahane1880
    @said_sahane1880 Рік тому +1

    Well done✅️✅️✅️✅️

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 Рік тому

    Umaddu markay is takoorto foolxunadaa ayey aakhirka dhashaa. Sidaa ayaa Zenzibar 60-tiyaddii carabta loogu xasuuqay lkn lama faafin oo waa la qariyey.

  • @abdirisaqcarab1386
    @abdirisaqcarab1386 Рік тому +1

    Ustaad shaley lee America jogty bdna ruwdan mise waxs oo dhan keed ayaa u hestaaa ustaad

  • @elmimuhiyadiin7746
    @elmimuhiyadiin7746 Рік тому +3

    Waxaan ahay Soomaali 🇸🇴

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 Рік тому

    Peace Building Institution ❤Absolutely

  • @abdoa7191
    @abdoa7191 Рік тому +10

    We need as Somalilanders to learn from the experience of Rwanda regarding documentation of war crimes and vicious geneucide committed by the barbaric regimes and their clan supporters in both Somaliland and Rwanda.
    This dark history must not be forgotten and has to be taught in schools and other institutions so as to avoid it to happenn again.
    It is similarly essential that those committed these crimes to be put to justice and not to allow them to be free among society as many of them in Somalia are still free and proud of what they have done!! and even insist to repeat it again!! while benefiting from the chaos situation in neighbouring Somalia.where human life is worthless.

    • @abdirahmanabdirashid9210
      @abdirahmanabdirashid9210 Рік тому +3

      Isku mid mahaan kii somaliland iyo Rwadna wllo waxayna ku kala duwana yihiin dawlad Somalia iyo jabhadii ayaa is dagaalaysey .jabahda ayaana khaldaneed oo magalda dhexdeda ka dagaalamayey . Oo sook dhex gallay dadkaan .

  • @fadxiabdilahi1170
    @fadxiabdilahi1170 Рік тому +1

    Nembar 1ahay comant

  • @maxamedsiciid669
    @maxamedsiciid669 Рік тому +1

    waa meel ay masiibo ka dhacday

  • @abdirisakhoosh2483
    @abdirisakhoosh2483 Рік тому

    Waa taariikh murugo leh jamhuuriyadda somaliland xasuuqii ka dhacay waa in sidaa loo xuso oo cashar lagu qaato

    • @aminojaamac5363
      @aminojaamac5363 Рік тому

      Kii marya alool ka aad iskaga disheen baaba ka badnaa kii siyaad bare jabhada kadilay

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 Рік тому

    SOMALIA WAXAA LAGU DILAY 2 MILION QOF MUSLIN AHXASUUQ SOCDAY 40 SANADOOD REER GALBEEDKA MA OGOLA IN LA AQOONSADO HALKA RUWANDA ISKA DISHAY 800 KUN LACAG IYO TAAGEERO MASKIXIYAN LAGU TAAGEERAY WAA SIYAASADA REER GALBEED

  • @Eng.Amiir.
    @Eng.Amiir. Рік тому +1

    The worse genocide that happened in Africa. Waxaan ka baqayaa dadkayga somaliyeed inay sidan oo kale isku geystaan hadaan hada laga hortagin.

  • @korontohashi3098
    @korontohashi3098 Рік тому +1

    Abdisalan salan sare Finland ayaan kasoslamaya 😀😀😀

  • @GuuleedGuuleed-bv6jw
    @GuuleedGuuleed-bv6jw Рік тому +1

    Qaybti 2 soo daa

  • @cabdiraxmaanmaxamad134
    @cabdiraxmaanmaxamad134 Рік тому +1

    Yugaandha waa kaasugeynaa taariikhdeeda

  • @FarxaanFuture
    @FarxaanFuture Рік тому +2

    Mahad sanid wll hereri.su,aal baan ku waydiin laha dooga iyo cagaarka wadada dhibaceeda ku yaal Tolow ma roob baa so saaray mise dawlada beertay

    • @kafeyaabdi4828
      @kafeyaabdi4828 Рік тому +2

      Car hadaan somali nahay aan wax ka barano

    • @kafeyaabdi4828
      @kafeyaabdi4828 Рік тому +1

      Gabadhan inay sonali tahay ma shaki baa ku jira

    • @mohamudmohamed6875
      @mohamudmohamed6875 Рік тому

      Walaal waa laba nooc cawsku mid roobkaa soo saar oo dhul roobku ku badan yahay midna waa la beeraa oo waxaa layiraadaa lawn grass waana la soo iib sadaa

    • @nrmohd2342
      @nrmohd2342 Рік тому

      @@kafeyaabdi4828 shaki kuma jiro waa Tol inaga soo fakaday hh

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni5358 Рік тому

    1988 ilaa 1994 kii soomaaliya ka dhacay kamuu yarayn waayo boqolaal kun oo somali ah baa kudhintay waa in isagana xus loo sameeyaa gaar ahaan magaalooyinka xamar iyo hargaysa.

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 Рік тому

    Xanuun wyeh wlhi murugo bdnaa🥲 kuwii ku daaydo isbaadlkoda allaha naga,dhigo

  • @hassenahmed5866
    @hassenahmed5866 Рік тому +1

    👋 Aad Iyo Aad Ayuu Ugu Mahadsanyahay Weriye C/Salaan Hereri Oo Si Hagar la,aan Ah Ugu Haqabtirey Arimaha Dalka Ruwaanda Iyo Wixii ka Dhacay Sanadkii 1994kii Sida Genocide Ka Dhacey Halkaasi Siiba Kaniisada.

  • @hassenahmed5866
    @hassenahmed5866 Рік тому

    👋 Hereri&Atwaam.

  • @GuuleedGuuleed-bv6jw
    @GuuleedGuuleed-bv6jw Рік тому +2

    Zuxufi sare

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Рік тому +2

    Mashaqo ayaa meesha kadhacdey ruwanda

    • @ibtijah2747
      @ibtijah2747 Рік тому +1

      1990 Somalia mashaqadaas oo kale ayaa ka dhacday. Waxaan rajeeynaa in layscafiyo.daris lama reebin sanadkaas

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow Рік тому

    Soomaalida ayaa iyaguna u baahan xasuustaa

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 Рік тому +1

    Wa Somali luntey

  • @amiin4299
    @amiin4299 Рік тому

    Maaha “has happened” waayo xasuuqii weli ma socdo ee wuu dhamaaday. Waxad isticmaashaa “past tense” keli ah. Af ingiriisi Somaligu weligii ma barto.

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 Рік тому

    XASUUQ WAA MAXAY ? XASUUQ WAA DIL WADAREED QOFKA ISIRKIISA IYO WAXA UU AAMINSAN YAHAY LAGU DILO

  • @aqoonjiretv5456
    @aqoonjiretv5456 Рік тому +1

    CASHARADA #RUWANDA AAN KA BARAN KARNO WAXAA KAMIDA :
    1/ IN BULSHO IS XASUUQDAY AY HADANA DIB ISKU XISHMAYN KARAAN O NABAD UGU WADA NOOLAAN KARAAN.
    2/ IN BULAHADA NABDOON LAGA ILAALIYO FAQUUQA, IS CEEBAYNTA IYO HADALADA NACAYBKA SABABAYA SI AANAY COLAADI U DHALANIN.
    👏❤👏

  • @hoppy123a
    @hoppy123a Рік тому +1

    It was a dangerous genocide in Africa!!!

  • @safiyacumar3771
    @safiyacumar3771 Рік тому

    Gaalnimo xumaa wuxuunbay la hadhi lahaayeen hadii ilaahay qalbigoodo ku jiro

  • @maxamedali3674
    @maxamedali3674 Рік тому +1

    Axaxaxax

  • @nimcocabdi7516
    @nimcocabdi7516 Рік тому +1

    Oohada mxy qadad weyntu noola yaabta iyo dhabayacadu markanu hadanu nhy rer 💚🤍❤️ lafahayaga kashekayno sowtas ruwandaba madxafka dhan udhisaty 🙄🙄😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏

  • @hawaahmed70
    @hawaahmed70 Рік тому

    Harder alow noo daa

  • @jhguled
    @jhguled Рік тому

    Asc
    Somalidu waa is xasuuqday
    Welina waa is xasuuqaysaa more 1 million kama xasuuqa somalda laakiin reer galbeedka ayaa Ruwanda ka shaqeeyey in nabad lagu soo dabaalo,
    Reer galbeedku waxay doonayaa in Somalidu is dabar goyso .

  • @profalcadaala
    @profalcadaala Рік тому +2

    Akhyaarey
    Waxaan soo Gudbinaa casharo arimaha diinta iyo luuqadaha
    Fadlan nasoo booqo
    Naguna soo biir Insha Allah
    Mahadsanid

  • @maxamedxasanmaxamedmaxamed48

    Somali wey heshiin weyday qabiil ka daacad kama ahan hadey dhab katahay ruwanda camal isku laaya

  • @ciise7775
    @ciise7775 Рік тому +3

    Asalamu aleykum

    • @ciise7775
      @ciise7775 Рік тому +1

      Wax kata aduunka wey ka dhacaan laakiin ALLAAH in loo moqadaa fiican ALAAHUMA salaamuma inakuma Salaama.

    • @ciise7775
      @ciise7775 Рік тому

      ALAAHUMA salaama inaku salaama. Somaali ILLAAHEY ha xafido. Amiin.

  • @abdireshidhaaguf5877
    @abdireshidhaaguf5877 Рік тому

    Dagaal oogayaashii soomaLiya iyo kaaba qabiilada dabka huriya inta nool ayaa u baahan in ruwaanda loo geeyo si ay u soo arkaan waxa dhacay iyo sida loo xalliyay

  • @newassong7535
    @newassong7535 Рік тому

    kuwaan waxa ka daran kuii jabhada ku layeen somaliya oo ila hada.maxkamad laso taagin

  • @abdimalikcadde3826
    @abdimalikcadde3826 Рік тому

    🥺🥺💰💰💰💰💰🥺🥺❤️🥺❤️❤️❤️

  • @habiboanshur9989
    @habiboanshur9989 Рік тому +1

    Aniga uhoreya hereri from Canada 🇨🇦salan sare

  • @Abdikadir1984
    @Abdikadir1984 Рік тому +1

    Wareer malinba dal yuu jooga wariyuhu

  • @maneytalk9296
    @maneytalk9296 Рік тому

    Qisadaan oo kale waxay kadhacday majeertenia waxana ugaystay siyaadbare oo uu garab kahelayo sarakiisha somaali oo dhan

  • @khalidguntigab1175
    @khalidguntigab1175 Рік тому

    Hererii Nasoo Badi Dhaqamada Ruwanda Iyo Cuntooyinkeeda Waxa Laga cuno

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Рік тому

    Ma gaadhi doonaa Never again Somalia 🇸🇴

    • @anwaar.adaan.maxamud
      @anwaar.adaan.maxamud Рік тому

      Insha alah wllo qaynu gaadhi marku ilahay keno. Hogamiye somali dhab ah o. Qabil angarabka.sarayn wxan ahay somali. Hargaysa ayana kudhashay intasa iga badan

    • @fanofanomohamed1732
      @fanofanomohamed1732 Рік тому

      @@anwaar.adaan.maxamud wllahi wllo waa runta wllkay wiil sxb ahayan uu Rwanda ma tutsi misa hutu buu kuyiri uu nadiiday in uu kajawabo maye only country rwanda

  • @dharkeyngeenyo992
    @dharkeyngeenyo992 10 місяців тому

    Waxaa waxaad usoo araranasaa in aad soomali isku dirtid oo ad dhahdo reer hebel ba laxasuuqay

  • @abdiramanyusuf9545
    @abdiramanyusuf9545 Рік тому

    Herari waa reer waqoyi tutsi somali ah Ahmed Guray markii la jabiyay dadkii talabay weeyi zamaron maxadcase . Waliba abrayn u badanaa
    Dumarkeenu waakuwa Ku heesa hadhuudhka marka ay tumayaan abaa tuutsiga ab baan u lahahayn abayo huunada abaa u lahayn tariikhda dib u raac waa somali tuutsi. Waynu isu eegnahayahay
    Anoo yar baa maqli jiray 40 Sano Ka hor

  • @hoppy123a
    @hoppy123a Рік тому

    Maxxadka dhismaha nabada

  • @abdoulkader3543
    @abdoulkader3543 Рік тому

    Never happen in simaliland ? So why we don't forgive the problems happened among us

  • @nurahmed6712
    @nurahmed6712 Рік тому

    Tell me what has happened? suaashan Grammar ahaan waa qalad . maadaama xasuuuqa aanu hadda soo gaarin . oo uu dhacay 1994. waxay ahayd in uu dhaho C/salaam ; Tell me what happened?

  • @AlladiiPodcast
    @AlladiiPodcast Рік тому

    Inantani ma Somaliyad baa??

  • @maxamedali3674
    @maxamedali3674 Рік тому

    Ax

  • @xiiranechanel9856
    @xiiranechanel9856 Рік тому

    Ninka subecribe ka adkeeya kolayba ciyaal is haystaynu 1 milion gadhsinaye

  • @siciidcawil9894
    @siciidcawil9894 Рік тому

    Casharkan qadadweynta u baahn inloodhigo

  • @zermaahir186
    @zermaahir186 Рік тому +1

    Wariye reer Somaliland ah oo tayaysan❤

  • @salaaniofficial5654
    @salaaniofficial5654 Рік тому

    War yaa muslin ah meeshan cid xaalkeeda iiga waranto ayaan rabi lahaa qaab nololeedkeda iyo dadka ku ganacsadaan mushaar ahaan inta ay qaataan iyo sharci ahaan sida lagu joogo

  • @imdejiye5829
    @imdejiye5829 Рік тому

    Hereroyow English caadi uturjun ama ngdaa

  • @fhuddle2311
    @fhuddle2311 Рік тому

    Xasuuqan oo kale wuu ka dhacay soomaali,wuxuuna ka dhacay Gobolka Hiiraan, oo ay Gaysteenkii ururkii USC 1991 Dadkii ku jiray Xeryaha Qoxootiga ee u dhawaa Magaalada Beled Wayne

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni5358 Рік тому

    Hereriyoo inantani quruxbadanaa maad lanbarka iigasoo qortid.🤣

  • @feisalmohamedabdullahi6128
    @feisalmohamedabdullahi6128 Рік тому

    Abdisalaan noow hadaad kaniisadii tagtay maxaad ubooqan wayday masaajida dii badbaadiyay kuwii magan galay

  • @nuuradiinmohamuud3364
    @nuuradiinmohamuud3364 Рік тому +1

    Waxaan aad iyo aad u rajeynaa kuna hanweynahay in somalida ay Rwanda 🇷🇼 wax kabartaan oo bal laiskusoo dhaweeyo walaalihii kala irdhoobay.hadaba waxaa qof waliba oo somali ah laga rabaa siduu dariskiisa iyo kii uu dhibta u geeystay uu cafis uga dalban lahaa sidaas awgeed in walaalaheena reer somaliland aan kacodsano cafis iyo saamaxaad buuxda

    • @MohamedHassan-nw4yo
      @MohamedHassan-nw4yo Рік тому +1

      Waa Runtaa in wax laga Barto. Is cafintaa in kastoo diinteena macaan ina fareyso.Ta Soomaaliland walaal Snm jabhad bay ahayd Ciidan iyo shicibba laysay heshiishna lagu ma ahi waxa isaaqu ku Dacwoodaaan .ma rabo inaan ku dheeraado snm Xasuuq xun bay ka geysteen Awdal Borama. Dilla Hadaad weydiiso qof isaqa uu diidi oo waxba maanu geysayn buu ku odhan Ani uun baa dhib qaba

    • @cashawarsame6213
      @cashawarsame6213 Рік тому

      @@MohamedHassan-nw4yo Gudubirsigi cidamadi Afwayne Barre ku jirey waxay sameyeen 1988-1991 waad ogtahay

  • @ahmedmuseisse9974
    @ahmedmuseisse9974 Рік тому

    Dadku miyeyna aqoon sida la isku difaaco inta sidaa loolaynaayey

  • @qosolkiiaduunkafar8581
    @qosolkiiaduunkafar8581 Рік тому

    Waar cabdisalan youtupka saxdaa garan waynaye bal live kasoogal si aanu u ogaano

  • @abdimalikcadde3826
    @abdimalikcadde3826 Рік тому

    Asc44444

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Рік тому

    Jabhaduhu dhib badan bay geystaan waayo waa dad soo rafaaday drugsna way isticmaalaan sidaa darteedna ciil bay qabaan wayna gadoodaan dawladaha dunida 3 aadna khayr ma leh oo iyaguba shicibkooda ma dhawraan madaxnimadana way isku dhejiyaan doorashadana way ku shubtaan

  • @ismailabdi2476
    @ismailabdi2476 Рік тому

    Anaa ka markhati ah wiil aan isku Jamacad ahayn sxbna ahay oo layidhaa Jean Paul ayaan weydiyey ma Hutti ba tahay mise Tutsi wuu diiday inuu ka jawabo

    • @shemagustave1138
      @shemagustave1138 Рік тому

      They brother in Rwanda now we are Rwandan no tribes no Hutu, Tutsi, TWA, we are rwandan

  • @hawaahmed70
    @hawaahmed70 Рік тому

    Sax

  • @abdimalikcadde3826
    @abdimalikcadde3826 Рік тому

    Asc asc asc asc tt

  • @nuurtomohamed9094
    @nuurtomohamed9094 Рік тому

    ayaan daran somalay maxa dadka ino diday sidaa uun bu qiyamuhu inogu dhici inago iswada haysana

  • @yaasinismail7956
    @yaasinismail7956 Рік тому

    Wa sidi lawladii siyad bare u xasuuqday reer somaliland