MashaAllaah waan jeclahay ganaci In aan Africa ka sameeyo mombasa Kenya waan ku haya lakiin wan jeclahay Rwanda in aan ka samey. Insha Allah and I will
Mr hareri mhsnid bulshada waxad u heysa howl qali ah wasax ninkan hadalkisa wa iney melkasto ku ledahay xariir..micnaha dad kala shaqeya kuna fududeeya ganacsiga..waa fikrad,fiican..
Dad wadankooddii lugu diraya meesha la Rabay Ina nabad la dhigo Rwanda. Shalay la isku xasuuqaya maanta qurux ka muuqata waa la heshaya nabad baa la qaataya Iyo horumar madaxda soomaalida dagaal sokeeya Iyo caqli xumo. Wixii shalay wadanka dhacay wali la lugu socodo
Asc abdisalam, waxaan jeclaan lahaa inaad ku Darto mal eege wadankaa civil war ka dhacay ee 1 million iska dilay ee maanta gaadhay development,peace security and most of all law and order and minimum corruption somaliyeey ba ma qabsan kari waydeern intaa thanks bye
Somali iyo musqmasaq yakalakaraya that’s why waxey hugubadney come on hereri somalis we know each others somalida xalalqudatadaha hada Rwanda lakin kuwa tuugdaha hiskajoga ha qadin dalka
markii hore anba waan yaabi jiray, laakiin intuu barnaamijyo badan duubo ayuu asagoo meelkale jooga soo galiyaa kolba qayb. teeda kale 5 cisho amma 10 ka cisho ee uu waddan joogo muuqaallada lama wada edit garayn karo.
Kigali waxaan joogay muddo bil mana arag meel ay leedahay Soomaali. Rwanda waa wadan jecel Soomaali, taasi waa run waxaadna muudaa in aad tahay madaxweyne. Waan kula talinaya dadka rabba in ay u safraan Rwanda. Anigu 6 sano ka hor ayaa iigu danbeysay, haddane waxaane waxaaan rajaynayaa in ay horumartay.
Rwandana fraud -kiinii ma la tagteen Turkish- baa ugu dambeeyay meel Somali laga naco. Kolba wadan aanay lahayn bay si basar daran ugalaan oo sidii baranbarada laga soo buufiyaa Rwanda dadkii lahaa baa hagaajistee wadankiinii taga
Cilmi waa Nin Dhalin yaro Ah
Oo dadadalaya masha Allah
Allaw kuu barakee.
Saxb abdisalan herari Allah ha ku sharfo oo ha kuu fududeeyi wadamada aad isga socdaalaysid sida aad noogu keentid warbixino sax ah 👍
Fursadaha ganacsiga Africa iyo guud ahaan adunka bal wax badan inoogaga soo tabi dadka xog ogaalka u leh
Thnkzzzz Hareri
Important topics masha Allah baraka Allah.
Thanks for sharing with us. Nabadgelyadu waa very important.
Hereri media Hore 100,000 kun haloo gaadhsiiyo, yaanu sanad ka cusub inaga gaadhin.
Haayehaaaye haaye waan jeclhy markuu saas dhaho hareeri
Mahadsanid clsalan hereri barjamijyadadu waa wax waxtaraya dadka masha allah mhdsanty
Jizaaka Allah kheyr brother 🙏 ❤️ Hareeri.
Asc Aad Baan kusalame Mr hereri Italy 🇮🇹 yaan si dhow kalasocda 👏
MashaAllaah waan jeclahay ganaci
In aan Africa ka sameeyo mombasa Kenya waan ku haya lakiin wan jeclahay Rwanda in aan ka samey. Insha Allah and I will
Cawa fadhiyaa meeshaa wana habeenkii iigu horayasay Rwanda 🇷🇼 waa wadan qurux badan masnsha allah
I am coming soon in shaa Allah hh
Fadlan ila wadaag address ka maqaayada ama tell number?
Asc wll. Address maqayada ii sheeg pls 🙏
Sidee ku tag tay wllo
Wllo waa cadi visaha waxay ku bixiyaan Airport ka laga bixiya marka way fududay
Manshallah wll hereri aad ayaan progaramadaada u daawadaa, ilaahay ha ku barakeeyo, waxaad tahay shaqsi dhinaca quruxda badan na tusa oo yididiilo iyo hami. Galiya shaqsiyaadka ku daawada. Halkaas kasii wad wllo ❤❤
Rwanda 🇷🇼 waa fursad ganacsi ee africa
Walaal adiga rwanda majogta
Maasha Allaah. Soomaali meeshay ku badato wey qastaa. Waxaan rajeynaa in aysan ceeb noo soo jiifin op nala nicin sida meelkasta noolaga nacay!.
bro in rwanda we treat somalis like our people,we can't discriminate them.we believe that we tutsi and somalis share same ancenstr
Qof damiirleh baa tahay, rabi haku xifdiyo.
@@kylexy2901thanks pro.
@@mohamedshafici3284meesha information ban ka rabaa wll ma jogta
Hareeri mahadsanid seda ad nogu faideyso
Masha Allah baraka Allah. Wonderful
Abdisalaan wa nin wangsan o shacabkisa shaqo wangsan u haya wayo mel walaba wu no sahmiya warbixino wangsan ayu no so tabiya
Ma Sha Allah Rabiyoow u barakee
Dazzling and spectacular program.💙
ILAAHAYOOW xamaroo saan ka qurux badan i tus
Masha allah great program as always
Waa jeclahay inaa Malin so booqdo ruwanda in ay Somali jogto Uma maleyn mar baa u dhowaa
Waalagu soodhaweynayaa in shaa Allah
@@zeylicizeey5111 Rwanda miyaad jogta
@@zeylicizeey5111 adi miyaa joogo wlal
@@zeylicizeey5111wall adiga miyaa joogo
@@yasminyasmina9994xog ma heshay walal
Mudo yar ka dib, hadii Soomaali kusoo yaacdo, ceeb iyo qaylo badan waa maqli doonaa 😳. Ceeb Allaha asturo 😂
Beenta maaha soomaali meelay kusoo ururto waa loo yaaba
Hadda wey soo buuxiyeen oo waa wada soomaali 😅
@@diiriyeoomaar816saxib isoo qabo hadad joogtid
❤❤❤❤❤ thanks
Mr hareri mhsnid bulshada waxad u heysa howl qali ah wasax ninkan hadalkisa wa iney melkasto ku ledahay xariir..micnaha dad kala shaqeya kuna fududeeya ganacsiga..waa fikrad,fiican..
👋 wey Mahadsanyihiin Weriye C/Salaan Hereri&Cilmi.
Anniga waxa ku noolahay Finland waxaa jecelahay inaa ganacsi ka sameeyo insha allh waxaa rabaa inaa igu caawiso ganacsiga Hereri ii weydii walaalkeey.
Wlshayeey ana inaan stuff kuunoqdo ayaan rabaaye ilasoo hadal please
Waa diyaar
@@calimoha_official Rwanda miyaad joogtaa
@@calimoha_official sxb diyaar miyay tahayna wlo
@@nuurmowliid9175 Somaliland joogaa zxp
Masha Allah, nice
Matooke wa cunto aad caan uga ah East Africa. Aniga ahaan Uganda ka burtay wa cunto ay isku sooryeyaan.
Fursadaha shaqo ee somalidu ka heli karaan wadamada Africa cabdisalaan noo soo badi fadlan
Abdisalan herari come to Alaska USA inshaAllah Summer time
Ree Ruwaada
Waa dad caqli leh
Soomaalida oo kale ma,ahan
Wadankiina hormariya
2024/08/11 yaan ka helayy wadanka rwanda aqbar raadis baan videos waqtiga udawanayaa insha allah malin wan imaan donaaa rwanda wadan qurux badan❤
One day i will Visit to RWANDA🇷🇼🇷🇼🇷🇼 insha allah❤
Welcome bro I'll receive u
@@habicigombacabdikarim6543 hello
@@habicigombacabdikarim6543 war wll please hadad jogto mesha wan u baahane ma ku heli kara
@@mohameddahir2606miyad tagtey wllo information ban rabey
Walaal macluumaad miyaad uga baahnayd anaa xog fiican kahayee?
War kaarka qaxootiga mabixiyaan please isoo jawaba in an imado rabaa
Well done hareeri
Wa wadan fcn 💚
Dad wadankooddii lugu diraya meesha la Rabay Ina nabad la dhigo Rwanda. Shalay la isku xasuuqaya maanta qurux ka muuqata waa la heshaya nabad baa la qaataya Iyo horumar madaxda soomaalida dagaal sokeeya Iyo caqli xumo. Wixii shalay wadanka dhacay wali la lugu socodo
Dadka somalida diin nah wee sheegtan xaranta nah aad ayee ucunaan. Lagayaaba 30jirada somalia badonkood xaran inii lagu soo koriye. Wadan wada xaran cunayaal eh oo hada isku maleeye inee dadka kaley kaficanyihin.
Waa runtaa walahy ilahay xaqa hana tuso aaaamin
Waxaan dhihi lahaa Rwanda yeeysan Somali wadankeeda u furin wadanka wey haleeynayan musuqna wey ka bilaabaysn
Wa run somalidu sharciga ma ilaliyan majority ixtiramna maleh
Mansha allah walal mahadsanid
Asc makhaayadan weli ma furantahay. Kingali inaan aado ayaan rabaa ee sidee u xiriiri karaa. Mall somali maku leedahay
wiilkaan nummberkisa yaa isiiya 😊
C/salaanow dharka dahabka macuunta ka waran rwanda fursahadas cid aan kawaraysto waan rabi lahaa xitaa ragan hadad nambarkoda isiin kartid
Dalxiis u tag baan ku dhihi lahaa!. Suuqyadooda mar kadib waxa looga bahanyahay waad arki!.
Asc abdisalam, waxaan jeclaan lahaa inaad ku Darto mal eege wadankaa civil war ka dhacay ee 1 million iska dilay ee maanta gaadhay development,peace security and most of all law and order and minimum corruption somaliyeey ba ma qabsan kari waydeern intaa thanks bye
Sideen ku helaa contact-ga maxamed xoosh indhacade, i would love to engage with in business matters?😊
Waxan nahy fmily waxan wataa carur waxanraba inan usoguro rwanda carurta ayanraba inay wax igabartan waxanraba in an waxbadan ka ogado adigo mahadsan siden kulaxaririkaraa
Wllo war maka heshye rwnada mise
Hadana soomaalaay ma guuraa turkiguba markii hore way ina jeclaayeen maxaase ka dambeeyay😂😂😂😂😂
Wadanka wax ku fican ma leh Kali dalxiis u Taga fican
@@somaliforex7744 sxb rwanda maa jogtaa
M.a sxbkey cilmi khalif wa nin qalbi wanagsan sxb wa kusalamy
Cilmi khaliif ma isku kaaya xidhi kartaa walaal. Kigali hawl ka lahaaye
Wll labarkaga sidee ku heli karaa
Mudane Hereri wali xirirrkooda kaama haya walaal ama email address???
Walalow seen ku tagi karaa china
Anigoo haysta passport Ethiopia
M.a
Somali iyo musqmasaq yakalakaraya that’s why waxey hugubadney come on hereri somalis we know each others somalida xalalqudatadaha hada Rwanda lakin kuwa tuugdaha hiskajoga ha qadin dalka
Plz qofkiidagan wan ubahanahy inan laxariiro
Boowe labrka iso dirhi bild an bilsi waan socodye
Waardee namariya reer guuraagii AAWAY( nomads)
Herreri wareyaheena sarre fadlan addresska maqaayada cilmi nala wadaag. Mahadsanid
matoke is best food
3:02 su,aal aad u weyn baad hereriyoow aad waydiisay odayga waa i dishay xabadaadi
Warbixin qiimabadan wariye qiimabadan Cabdisalam Harari.
Masha Allah
Wadankan aada uxiiseynaya inan aado lkn qof warbixin iga siiso ayan rabi lahaa qaabka ugu nolan karo qof single ah
anba wanraba jawaab maheesh walalo
@@zamiii5017 maya
Aniguba inan tagaan rabaa oo nolol ka sameysto information badan u baahanhy
Bal adinko mhdsan qofki information ka hayo hnala wadaago
😂😂😂😂war ana yaa war iga siiya mesha 😂😊😊
TrAnslator is needed
Mashallah
Waxbarshada Uganda nogoso waran
In aan tago wadankaan Ayaan rabaa dadna kama aqaan see ku tagi karaa talow
Abyo aniga xata wan raway dadna kama aqan
Aniga xataa sidaas ayaa iheysato tolow yawarbixin nagasiiyo intan nagumafilno
Wllyal aniga Aya jooga ilasoxirira
@@izackali2861wll aniga rabo shaqo malaga helaa 🥺
Hareri aboowe numberka wiilka nasii
Thnks
I love matoke
Warka sodaa waxaad hayso wll
Hereroow ninkaas aan ushaqo tagee telephone kiisa isoodir
Wll ruwanda miya jogta
Miyaad jogta huno
I will come if allh say on day kigali✍🏼
Can we contact this restaurant and where is located?
Miyad jogta wlo
Rwanda 🇷🇼 wa wadan yar oo sodhaweye maalgashada yasha kaliya not qaxotiga somaliduna wa qaxoti
Elmi meel lagala xariiro aan ubaahanaha
Hadhoow baad ku xaareeysaan
SOMAALIYEEEEEY WADINKIIIIIIINA MAALGASHADA ...... DAL DADKIIIIIISA AYAAAAA DHISTA please and please dhista dalkiiiiiiina
I naw
Haaye haaye haaye 😂
Somalia dal maalahaa maxaaye dalkoodii ugu hajiireyan turkigan uu hajiira Dubai uu hajiira kenaya uu hajiira xoolo xooloten waa somalia
Wadan aan bad iyo xeeb lahayn meel maaha inkastoo amaanka iyo nadaafadu muhim tahay intaa ku dooro ruwanda tii kaneeco ahaydna kolay way buuxda malaha qurbo joog iyo kaneeco nalama tuso
Hereri
Cunto canynba cayina maxaa Laga wadaa
Abdisalanaw shalay Awal miyàanad joogin hargysa , ma drone bad noqota mararka qaar 😆
markii hore anba waan yaabi jiray, laakiin intuu barnaamijyo badan duubo ayuu asagoo meelkale jooga soo galiyaa kolba qayb. teeda kale 5 cisho amma 10 ka cisho ee uu waddan joogo muuqaallada lama wada edit garayn karo.
WaalDuuba markaad rabtaana lasoo daaya saxiib
Hareeri war ninka kaluunka wadaa in fasiro adne cunta kuso celinee
Wadan kale maalgalintii dadka ha ugu baaqin
Waxaan rabaa inan tago waddanka Ruwanda si aan shaqo na uga helo waxbarasho na uga helo please sidee ku imaan kara
Aniga xita wan raaba abaayo
@@munaahmed9373 nubmer isoo dir
Somalidu musuq measures la'aatu waa ku dhib miyaa😅
Kigali waxaan joogay muddo bil mana arag meel ay leedahay Soomaali. Rwanda waa wadan jecel Soomaali, taasi waa run waxaadna muudaa in aad tahay madaxweyne. Waan kula talinaya dadka rabba in ay u safraan Rwanda. Anigu 6 sano ka hor ayaa iigu danbeysay, haddane waxaane waxaaan rajaynayaa in ay horumartay.
Wll gabdhaha shaqo maka heli karaan
@@Hayaat1234
Waxey ku xiran tahay shaqada nooca aad baratay iyo reerkaaaga, si kle hadii aan u dhigo qofka profesaionalka waxa uu bartay ayey ku xiran tahay sida Dhaqtar, Injineer wixii la mid ah.
@@DrAli28-Y Ok walaal Mahadsanid
@@DrAli28-Ysaxib isoo qabo
@@DrAli28-Y walal xagee kaala soo xiriiraa saan xog badan oga ogaado rwanda in aan imado ayaan rabaa.
small business Malaga bulabi kara
Aniga kabilawi rawo wll ilasoxirir
@@izackali2861saxib isoo qabo
Caafimaad ku waar heriyow
Hahahaye
Rwandana fraud -kiinii ma la tagteen Turkish- baa ugu dambeeyay meel Somali laga naco. Kolba wadan aanay lahayn bay si basar daran ugalaan oo sidii baranbarada laga soo buufiyaa Rwanda dadkii lahaa baa hagaajistee wadankiinii taga
Masha allah
Allahuma baarik
Masha allah