Xasan sheekh keligii taliye Kim Jon unka soomaaliya weli soomaaliya miyuu madax ka yahay wixii ceeb iyo fashilmii ka soo gaaray weererkii jubaland waxeey ahayd in uu iscasilo asaga iyo general KOFFI xamza in uu iscasilo indho adeeg .
Ethiopia waxaa uu siiyey xasan booskii burundi oo loo diiday 2000 askari halka ethiopia hadda loo ogolyahay 2000 askai laakiin ay ka dhigan doonto iskeed 20000 iyadoo xasan uu hadhaw ka calaacal doono laakiin aysan u joojin doonin. Xasan waa nin aan dalkaan lagu aamini karin oo lahayn ku dhac iyo wadaniyad una isticmaalayo danta dalka danahiisa gaarka. Ethiopia way halaysaa bad milateri iyo joogitaanka ciidankeeda.
Soomasliya waxay noqonaysa goob ay isku hardin doonaan Masar iyo Itoobiyo Waana arin halis iyo jahawareer hor leh u keeni doonto umada Soomaaliyeed Waxaana ku gacan sareyn doono hadba kii helo Taakeerada wadamada ree Gabeedka iyo inta ay Lugaha ku wataan waxayna u badantahay Itoobiya inay taageerayaan marka laga eego dhinacyo badan Dalka Allaha ka badbaadiyo kuwa wax ma garadka ah ee Villa Soomadliya fadhiya
Magac u yaal Xasan Sheekh Marka uu sameynayo xil kala wareejin, Wuxuu ka soo talo qaataa Manexe ma maxariistaha Ismaaciil Cumar Geele, Ninkaan oo dalka soomaaliyo hadii god lagu ridaayo iyo Hadii dadka la la baa bi inayo , Go asnka ugu dabeeyo uu ka soo qaato Sac bal Xasan Sheekh,. Doraato ayay ahayd markey shirayeen Xasan tanag iyo dilaalka weyn ee Ismaaciil Cumar Geele Maanana wax buu isku shandhey nayaa Xasan tuug.
Ciidanka Rasmiga Ee AUSOM Ka Qayb Gelay Masar Ayaa Ka Mid Ah Etoopiana Waa laga Saaray Guul Somalia ❤
Siyaasad xumo iyo aragdi gaabnaanta Xassan
Dalka
God ayuu Ku riday
Allaha Ka badbaadiyo
Viva.masar.wawwow.❤❤❤❤❤❤❤
Dawlad maha waa maafiyo mesha isugu timi dal iyo dadba xaalufisay magafeyaal illahay umada haka qabto
Orod pagage ethiopia aad
Thank you
Viva xasan sheekh maxamuud
Yaaaahuuuu
Dalka
Allaha Ka qabto
Ninka Maskaxiyan u xanuunsan
Fiqi Ethiopia meel ayaad naga saartay
Mahadsanid
Happy new year
Xasan sheekh keligii taliye Kim Jon unka soomaaliya weli soomaaliya miyuu madax ka yahay wixii ceeb iyo fashilmii ka soo gaaray weererkii jubaland waxeey ahayd in uu iscasilo asaga iyo general KOFFI xamza in uu iscasilo indho adeeg .
Alla hanaga qabto cida dulmiga kuwada dalkenahooyo iyo shacabka
Shaydaan
DIGNIIN!! QOFKI AN JECLEYSAN WADADA AY KU SOCOTAY SOMALIA WA OROM IYO AMXAAR DAWARSI KU BARTAY LUUQADA
Xasan gurguurte iyo kooxdiisu waxay raadinayaan sidii ay itoobiya bada ugu wareejin lahaayeen oo ay lacagtii ay ku iibsheen uqaadan lahaayeen waxba yaaney quuq isku qarin
Asc suldaan
Ethiopia waxaa uu siiyey xasan booskii burundi oo loo diiday 2000 askari halka ethiopia hadda loo ogolyahay 2000 askai laakiin ay ka dhigan doonto iskeed 20000 iyadoo xasan uu hadhaw ka calaacal doono laakiin aysan u joojin doonin. Xasan waa nin aan dalkaan lagu aamini karin oo lahayn ku dhac iyo wadaniyad una isticmaalayo danta dalka danahiisa gaarka. Ethiopia way halaysaa bad milateri iyo joogitaanka ciidankeeda.
Afkaaga iyo dhetaada ma is maqlaan,
Soomasliya waxay noqonaysa goob ay isku hardin doonaan
Masar iyo Itoobiyo
Waana arin halis iyo jahawareer hor leh u keeni doonto umada Soomaaliyeed
Waxaana ku gacan sareyn doono hadba kii helo
Taakeerada wadamada ree Gabeedka iyo inta ay Lugaha ku wataan waxayna u badantahay
Itoobiya inay taageerayaan marka laga eego dhinacyo badan
Dalka Allaha ka badbaadiyo kuwa wax ma garadka ah ee Villa Soomadliya fadhiya
waxaad tiri Axmad ayaa is doortay ee raaci xassanna in uu rabo in ow is doorto
Waa hubaal inay soomaliya u bilaabatay fagaare dawladuhu ku loolamaan
😮😮
Farmaajo is new Somali Madax weeyne of Muqdishu.
Magac u yaal Xasan Sheekh
Marka uu sameynayo xil kala wareejin,
Wuxuu ka soo talo qaataa
Manexe ma maxariistaha
Ismaaciil Cumar Geele,
Ninkaan oo dalka soomaaliyo hadii god lagu ridaayo iyo
Hadii dadka la la baa bi inayo ,
Go asnka ugu dabeeyo uu ka soo qaato Sac bal Xasan Sheekh,.
Doraato ayay ahayd markey shirayeen Xasan tanag iyo dilaalka weyn ee Ismaaciil Cumar Geele
Maanana wax buu isku shandhey nayaa
Xasan tuug.
🎉
Xawaadle CAWAAN Ayaa Nilii heesta TOOGTA SAN BALOSHE WAA TUUG CALOSHIIS AYUU U SHAQEESTA 😡😡😡 LACAG AYUU KU QAATAY
Maan fahmin Masar waa lagu soo daray ayaan u fahmay.Hadana waxan ka fahmay lama yaqaan goaanka.
Sooaaliya
Adiga xasan Kirsten am xasan dhiiqo beenlow bahane futada hawiya dhexada ka sheekasa beenlow bahane jajuusa shisheeya
Waryaa af-lagaadada jooji aad lasso taagan tahay AXMAD MADOOBA IS-DOORTAY.
Nin baxsad ka ah laamaha amin̈ga miyaa naf ka radisay
Why is your news always negative and anti government.......anti ..qaran.
Kuligood waa abgaal isku shaan dheeynta hawiye .