"Itoobiya Iyo Somaliland Laba Baahan Ayaa Is Helay, Hadhow Yaa Inaga Kicinaya, Waa In HeshiisCaalami

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 сер 2024
  • "Itoobiya Iyo Somaliland Laba Baahan Ayaa Is Helay, Hadhow Yaa Inaga Kicinaya, Waa In Heshiis Caalami Ah...dr Cabdi Cabdilaahi
    Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshonewstv
    / bulsho-tv
    visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

КОМЕНТАРІ • 108

  • @ladane15
    @ladane15 7 місяців тому +3

    Adeer khaatumo ayaa la idinka adeejinayaa wax yar Ina dhawra xabashi ayaa Ina badbaadinaysa waa calwasaad

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 7 місяців тому

    Hassan Sheekh baa ku ictiraafi...waad riyoonaysaan wallaahi.

  • @JosephGrage-yk6gq
    @JosephGrage-yk6gq 7 місяців тому

    Reer waqooyi insy intaa dhamaan kafila yey subxaa nalah

  • @yahyegani8164
    @yahyegani8164 7 місяців тому

    Dr dida uu u labisanyahay Ayaan caqliguusun u dhimanyahay

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy 7 місяців тому +5

    Wax macno leh maad sheegin Eithopia cidna ma aqoonsan karto haday sidaa u fudud tahay africa oo dhan baa jabhadaha aqoonsi dawladeed siin lahayd maxaa diidaya in soomaliya aqoonsato tigree iyo amxaaro oo dawlado ka go ay Eithopia ku dhawaaqay aduunku sidaa uma shaqeeyo dal ku dhici kara inuu madaxbanaanida soomaliya fara gesho ma jirto

    • @mohamedqabile5753
      @mohamedqabile5753 7 місяців тому

      Hawiyo ma badiiinaba 😅😅😅 adeerow waad aragtaaye ma cirkaad soo dumini hhhhh ma tiinibaa 😅😅

    • @warsameahmed1501
      @warsameahmed1501 7 місяців тому

      Indhahaagò shanad ku arki, ilahay cid nooga kiin hiilisanu barinay, waxna kutari maayo kuna fasixi maayo waa xaasidnimo

  • @khaalidcabdiraxmaan4972
    @khaalidcabdiraxmaan4972 7 місяців тому +1

    Guul soomaliLand 💚🩶❤️ 💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻

    • @CaafiTiens
      @CaafiTiens 7 місяців тому

      Guul beel.adinkoo oyaya oo dhaxax ku dagaalamaya la arkayaa

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 7 місяців тому +7

    Aqoonyahan maaha qofkasta oo aaminsan in Ethiopia bad la siiyo horumar lagu gaadhayo, Ethiopia deyntii caalamka waa iska bixin kari wayday, dadki Ethiopia waa kuwan bosaaso iyo Hargeysa hambada ka cuna ee dawarsada ee suliyada qoda, markaa Ethiopia la leeyahay waxbay maslgashanaysaa dadkeeda ayay ka muuqan laheyd, Muuse biixi wuxu raadinayaa nafis siyaasadeed kadib jabkii SSC,

  • @maxamuudaxmed2425
    @maxamuudaxmed2425 7 місяців тому

    😊NADAB AMA DAGAAL AYAAD HESHIIS KU OGOLATEY

  • @guled8073
    @guled8073 7 місяців тому

    Guul somaliland Awoowyaasheen
    Ayaa 60kii somali talyaani gumaysto nagudaray ilaahayaw somaliland somaliya iyo Ethiopia sharkooda kailaali maafiya iyo xabashi waaiskumid .

  • @fotbollfaafaale3774
    @fotbollfaafaale3774 7 місяців тому

    Ikariyooda

  • @user-bs6si8ph1k
    @user-bs6si8ph1k 7 місяців тому

    Walaalaheey isaaqoow dhulka iyo badda yaan itoobiya la siinin plz and plz

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 7 місяців тому

      Wallaalayaal somaliyeey aqoonsi siiya sl bada iyo dalkuba wuu inoo badbaadayaaye

  • @user-ye6jw4ne5s
    @user-ye6jw4ne5s 7 місяців тому

    Guul Somaliland guul guul guul Somaliland country free quickly ❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉💪💪💪💪💪🎉🎉🎉❤❤

  • @guled8073
    @guled8073 7 місяців тому

    Guul somaliland

  • @shukrijamaahmed2837
    @shukrijamaahmed2837 7 місяців тому

    Subxanallah

  • @sakariasheikh9739
    @sakariasheikh9739 7 місяців тому

    Eithopia waxay isticmaali kartaa badaha Eritrea, Djibouti iyo Somaliland iyadoo bixinayso canshuur.

  • @abdulrahmanali8421
    @abdulrahmanali8421 7 місяців тому

    Xasan sheekh miyuuna ahayn kii maydkii Cali samayar Ku tilmaamayay geesi qaran,waxaan la yaabanahay sida aydaan u Kala karanayan waraabaha ciyayay iyo Ka aamusan

  • @ApdiraxmaanMuuse-ym1te
    @ApdiraxmaanMuuse-ym1te 7 місяців тому +3

    Guul Somaliland guul guul guul Somaliland ❤❤🎉🎉🎉🎉country free quickly.

  • @caynidhalad9300
    @caynidhalad9300 7 місяців тому

    Ala run badanaa faysal cali
    Guul somaliland

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 7 місяців тому

    هل ارض الصومال يستطيعون ان يعطي ٢٠ كلوا متر لبحرها او لارضها كل الدوله التي وعدت ان تعتراف لارض الصومال؟

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v 7 місяців тому +1

    Wale gumeysi bad ku socotan hadad kajogi weydan bad baa bixinay

  • @YahyeIbrahim-hl8he
    @YahyeIbrahim-hl8he 7 місяців тому

    Mansha Allah somalilan guuul sodhawow idobiya

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 7 місяців тому +1

    Abe hore wuxuu u yidhi: Dakad waa inaanu ku helnaa Xoog amba Xeelad!!

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 7 місяців тому

    Maya ee waxay noqon kartaa magaalo leeg addisaba

  • @user-mi8dx5yt9n
    @user-mi8dx5yt9n 7 місяців тому

    Guul soomaalilaan

  • @user-ye6jw4ne5s
    @user-ye6jw4ne5s 7 місяців тому

    2024 Somaliland country free quickly Somaliland country free quickly 💪💪💪💪🎉🎉❤❤💪💪💪💪

  • @maryanmohamed431
    @maryanmohamed431 7 місяців тому +1

    Sidii falastiin ayey noqoney ,hada dekeda somali land ayey isticmaalaan ,dad badan ayaa ka sheqeysato ,laakiin haday daked iyaga dhistaa dadka ayaa shaqasho la aan ku dhaceysa.

  • @saeedhassan4125
    @saeedhassan4125 7 місяців тому

    Hal ceel oo Betroola oo Saylac kuyaala waxaasoo dhan kaaga faa iido badan,10% oo aad kuweyday Bad iyo Dhul oo aadan dib dambeeto uheleynin

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 7 місяців тому

    Magaalo jabuuti leeg ama addisababa ayaa laga samayn karaa 20km.

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 7 місяців тому

    Wariyahan khadra miya mashallah axmdh

  • @hawamohamed5502
    @hawamohamed5502 7 місяців тому

    Allow Alle, Muse ma iibin karo badda Saylac iyo saaxil toona, raggii saan cadaha u diidey baa nool, xatta ma heli doonto aqoonsi waayo iyadoon dal noqon ayey is dulmisey.wbt

  • @user-to9eu3ke3h
    @user-to9eu3ke3h 7 місяців тому

    Waxba yeyna kicin ee adigu soo fadhiisan maysid xaasid xaaxid dhalay. 200 oo sano ayaa la siinaya

  • @raqiasaid2031
    @raqiasaid2031 7 місяців тому

    Waadhimanyaa bakhtiga looma cuno ictiraaf raadin caruurta soomaaliyeed ha dhaxal tirina somaliya soomaali baa leh muuse cimrigiisu waa tagay

    • @Kaligiisduul5
      @Kaligiisduul5 7 місяців тому

      Aad iyo Aad somaaliya somaalibaa leh

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 7 місяців тому

    Ethiopia waxay u leedataa binu aadam risiq laga doono

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw 7 місяців тому +1

    ISAAQOW lacag waa la helaa lkn Bad iyo Dhul ciyaar laguma helo.

    • @user-ye6jw4ne5s
      @user-ye6jw4ne5s 7 місяців тому

      Caac dantaadaa taa anka arkaa ader tann anaa kataliya guul guul guul Somaliland country free quickly Somaliland 💪💪💪💪🎉🎉❤❤💪💪

  • @AbdiFaatax-ph8ly
    @AbdiFaatax-ph8ly 7 місяців тому

    Tuugta kaqabta wadanka

  • @saeedhassan4125
    @saeedhassan4125 7 місяців тому

    SOMAALIDU MA HANDCAP BAA MAY IYADU WAX QABSATO,MAXAY UGU FUDUDAHAY INA DHULKOODA BIXIYAAN????

  • @Giyomedia
    @Giyomedia 7 місяців тому

    ninkii ka horyimaada waa la dilayaa ama lasumaynaya ku tashada nin walboo somaliland ahba waxaan joognaa markii lakala bixi lahaa ninkaan ku faraxsaneyn hakabaxo wadanka

  • @hashim4226
    @hashim4226 7 місяців тому +1

    Dr Abdi Abdilahi explained very well the issues that vital for Somaliland to take into consideration.

  • @mayAdam8888
    @mayAdam8888 7 місяців тому

    Ethiopians is hungry for ocean and will never give up once they sink their teeth into a waterway and Somaliland is desperate for recognition from anyone! What could go wrong

  • @mohamoha8824
    @mohamoha8824 7 місяців тому +1

    Ninkan ayad siyasi ku tilmameysaa war hadii itibiya lagugu sii dayo waxaa la arki donaa adigoo gabdhahagii iyo dhulkagiba lala waregay markana aad hali garo ku calacasho doqon 10:43

  • @AhmetAlinour-gt1qd
    @AhmetAlinour-gt1qd 7 місяців тому

    ma hooyadaa baa leh mise masuul baad katay?

    • @JosephGrage-yk6gq
      @JosephGrage-yk6gq 7 місяців тому

      Somalia it's for Somalia ppls not you to give a land you small mind ppl

  • @zakisoleiman4287
    @zakisoleiman4287 7 місяців тому

    Ninkan hawshu la fududaa iska hadlee yaa aqoonsan soomalilan kani waa bilaa macni

  • @w410921
    @w410921 7 місяців тому

    Somalia haday daacad ka tahay. Ha citaraafaan Somaliland

  • @Giyomedia
    @Giyomedia 7 місяців тому

    waa inay dekad sameystaan oon siino 50 sano laakiin berbera maya meelkale haa

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 7 місяців тому

    Badaadi hadaad bixiso ma ictiraaf lagusiiyo oo itoobiya ku qabsato maxaad faaiidey itoopiya hadii ay bada soomaaliya lig ku yeelati toos ayey inoo qabsaneysaa waa tabtii ay ereteriya ki qabsatay taariikhda dib u raaca

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 7 місяців тому

    Bulshada Somaliland waa sidee waa maxay booddadan ma carruur baa?

  • @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
    @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 7 місяців тому

    Emoo you( waa Heshiis hortii
    .heshiis maaha Sharciysda baduna
    Wey kaduwanyiiin dhulka lama bixinkaro waa Dhaxal Ma guurtaa 20KM WAA KHURAAFAAD, 6Bilion bey gaadhaa Ethiopia Airlines.
    Markaa Ma 600Million by idinsiinayaan Cajiib Wax suurto gelaya maaha 400milion qaadka cashiur ahaan inaga heshaa
    Minimum waa 350 milion Xabashi haku habsaamina xoog by. Wax ku rabtaaye Wey riyooneysaa

  • @Mursal1445
    @Mursal1445 7 місяців тому

    Boqorkii hayla salaase ayaa horay u sheegay somalidu in ay kamid tahay qabiilada daga Ethiopia, Markaa warkuba waa intaas

  • @dahirasmokguuliyogobanimo151
    @dahirasmokguuliyogobanimo151 7 місяців тому

    Aqoon taada mataasaa
    Caran qiimaha alla kaaqasd

  • @waayeelcumar5546
    @waayeelcumar5546 7 місяців тому

    Nin iyo naag is helay. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Wadankii waa laguursaday.

  • @sahimabdirahman8685
    @sahimabdirahman8685 7 місяців тому

    Ninyahoow dhiig Somali malahan miya ninkan

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 7 місяців тому

    Maxaa kaa galay failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed

  • @user-mg2rb8lt9w
    @user-mg2rb8lt9w 7 місяців тому

    Cidkaa kaa kecee ma jirto

  • @farahsaid6913
    @farahsaid6913 7 місяців тому

    Itopiya hada idinkaa wax udhoofiya lkn hadii ay hesho dhulkaa aydoonayso wax dambe udhoofin maysaan dhaqaale ay idinsiisana maba hayso marka dhul la aan iyo dhaqaale xumo aqoonsi been ah iyo wax ka xun

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 7 місяців тому

    haday somaliya rajo kaqbto soomali ha aqoonsanto somalilanf heshiiskaasi markaas wuu kala kacayaaaaaa hakudhakhsato aqoonsiga awalba waxaba isjamay xidhneyn somaliland iyo somaliyya 70 sano ayaaniska lulanaaaaye inakala hagaajiya

  • @abdoulkadermohamed307
    @abdoulkadermohamed307 7 місяців тому

    War aqoonsi ma bixin kartaa ethiopia bal caqli xumadan eega

  • @fotbollfaafaale3774
    @fotbollfaafaale3774 7 місяців тому

    Kkkkkk

  • @SuhaybMaxamed-ee2ci
    @SuhaybMaxamed-ee2ci 2 місяці тому

    Waarkani wxba inooma sheegin.waa xil doon

  • @Giyomedia
    @Giyomedia 7 місяців тому

    aqoonyahan hal mitir oo bada ah miyaad waligaa aragtay ka reeb berber

  • @user-cn4ko4ui1t
    @user-cn4ko4ui1t 7 місяців тому +1

    Aby Ahmed haloo fasiro propogandadaan meeye nimankii ogaden ismuujiya

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 7 місяців тому

    LAAS QORAY HALASIIYO

    • @MohamedHassan-jq8gu
      @MohamedHassan-jq8gu 7 місяців тому

      Laas qorey rag baa leh..adinkay idin heysataa ee ka dabaasha...😂

  • @faatihfaatih3398
    @faatihfaatih3398 7 місяців тому

    Aqoon dhatay

  • @sam-xz5tc
    @sam-xz5tc 7 місяців тому

    Well done somaliland ❤

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v 7 місяців тому

    Kan masasu digtor kusheganaya😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @Giyomedia
    @Giyomedia 7 місяців тому

    ma kaluunbaad cuntaan beenta aynu iska dayno

  • @yusufahmed6493
    @yusufahmed6493 7 місяців тому +1

    You don't have to say "somaliland"at all but isaq tribe,because SL no more exists.

  • @maxamuudaxmed2425
    @maxamuudaxmed2425 7 місяців тому

    NABAD AMA DAGAAL BAD IGU SII, HESHIIS MA AHE, WAAD IS DHIBTEY , BERINA INTA HARTEY NABAD AMA DAGAAL KU SOO WAREEJI AYAA KU SUGEYSA. AWLAADADA GUNIMO IYO GUMEYSI AYAAD DHAXALSIINEYSAA. WARAABE AYAAD XOOLO RAACSATEY. LAAKIN ALXAMDU LILLAAH SOMALIDA MEELL WALBA OO AY JOOGTO WEEY DIIDEY INEY IS DHIIBIN,, WEYNA DIIDEY TAAKO DHUL AH IN LA QAATO. ITOBIYA WAAN IS NAQAAN ANAGOO INTAAN KA TABAR YAR AYEEY NA BOOBI WEYSAY.

    • @maxamuudaxmed2425
      @maxamuudaxmed2425 7 місяців тому

      SOMALIDU MEEL WALBA OO AY JOOGTO WEEY DIUDEY TAAKO DHUL IYO BADDM AH IN BOOB LAGU QAATO ALXAMDU LILLAAH.

  • @hirsifow2183
    @hirsifow2183 7 місяців тому

    Waaba neef xoolo ah ninkan aad leedihiin aqoonyahan waaba aqoon yare. He is way too ignorant

  • @Xudeyfa
    @Xudeyfa 7 місяців тому

    Maanta Emarates ayaa diyaarad khaas usoo direy Xasan sheekh waxuuna hada joogaa Dubai waxaana loogu yeerey inaaney Somalilland cidi citiraafeyn ee adigu Ethiopia meel yar dekad lease ah u sixiix. Adiguna arimaha somalia lagugu fara gelin maayo

  • @user-qq9nr1qo1t
    @user-qq9nr1qo1t 7 місяців тому

    Waar waxani khaniis miidhan bay noqden

  • @user-cx5bb3lp4h
    @user-cx5bb3lp4h 7 місяців тому

    Well done Dictator

  • @user-mk4eh3yy6h
    @user-mk4eh3yy6h 7 місяців тому

    Cid idinku idin aqonsaneysa majirte gumeysi isu diyaariya xoolo batehe

  • @asxaabi
    @asxaabi 7 місяців тому

    bal habaar qabahan eeg, eithoipia miyaanay ahayn 130 million oo customers halkas fadhiya china iyo dubai ayaa ku xisaabtama eithoipia, farmaajo 4 dekadood ayuu u saxeexay berri hore, imikana xiiqa ayuu isku qarinayaa

  • @user-qq5mo4tt7n
    @user-qq5mo4tt7n 7 місяців тому

    Xalka wuxuu ku jiraa un soomaaliya ay aqoonsiga siiyaan soomaalilandh itoobiya ay kla hor maraan
    Ka dibna soomaaliland ay ooga baxdo itoobiya heshiiska soomaali weyn saas ay iskugu soo dhawaadaan

    • @aliwarsame5854
      @aliwarsame5854 7 місяців тому

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 oh my days

  • @fowsiyaliiban7266
    @fowsiyaliiban7266 7 місяців тому

    War gumaysi hayna halina

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw 7 місяців тому

    Ethiopia damaceedu waa fog yahey.... Meeshan aad ictiraaf ku waalateen oo badihii uxaraasheysaan waa qalad

  • @mohamadhamza837
    @mohamadhamza837 7 місяців тому +1

    Ima marin hadalkan

  • @GQ-sz2xn
    @GQ-sz2xn 7 місяців тому

    Hashish ka parliament aya ka kenaya dhawan hadii la ansixiyo aqoonsigi AYAY Ethiopia ku dhawaqaysa Isla malinta GUUL

    • @MohamedHassan-jq8gu
      @MohamedHassan-jq8gu 7 місяців тому

      Caadifad ku nool baad tihiin, Aqoonsi haday Ethiopia idin siin karto wax aad ka taqaanid siyaasadaha caalimiga ah ma jiro, tan kale Ethiopia ayadaaba gudaheeda ka dagaalamaysa, maxaa diidaya in Somalia ictiraafto Tigrea ama Amhara..

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 7 місяців тому

    Ninkan Caadi maaha
    Waa nin wayo Araga
    Oo fahan san ila meeraysada Ethiopia 😂😂😂😂😂😂

  • @abdoulkadermohamed307
    @abdoulkadermohamed307 7 місяців тому

    Waar way dhacdee bal ragan oo kale inoogu dara ninkan iska carare ee muuse

  • @abdikadiralin2085
    @abdikadiralin2085 7 місяців тому

    waa jaahil, ama qabyaalad aa madaxmartay. 😂

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw 7 місяців тому +1

    Qabiil keliya ayaad tahey sidee laguu aqoonsadaa..... Hadii reer walboo soomali yiraahdo ha lay aqoonsado dee ma soconeyso

    • @Cabdi_Maxamuud_Cabdi
      @Cabdi_Maxamuud_Cabdi 7 місяців тому

      Qabiil kaliyaa Maxaad uga jeedaa? Markii aad guruf gaaruf qoorta kuugu jiraan waa in aad ku maseertaa hal qabiil oo Soomaali ah 1000km daga waa Alle mahaddii 😂😂

    • @user-sr86ui3xsuhsw
      @user-sr86ui3xsuhsw 7 місяців тому

      Aduunku QABIIL lama macaamilo ee wadan la aqoon sanyahey ayuu la macaamilaa.

    • @Cabdi_Maxamuud_Cabdi
      @Cabdi_Maxamuud_Cabdi 7 місяців тому

      @@user-sr86ui3xsuhsw Qabiilkaas aad sheegsid ayaa Qaran ah 😊

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v 7 місяців тому

    Snm waa laso afjaraya neefkan muxuu ahaa

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 7 місяців тому

    Watiye kusheegyo hala taxaabo kkkkkkkkkkk

  • @ismailjama3411
    @ismailjama3411 7 місяців тому

    Waar heshiis lama gaadhin wali

  • @abobasement346
    @abobasement346 7 місяців тому

    😂😂😂 dadkan sih walbah waa lo isticmaloh kk kuwan waxaa wanagsan in lo dayoh 100 kah malyan si lo wayoh idor

    • @ahmad6967
      @ahmad6967 7 місяців тому

      😂😂😂😂Xaarood dabaal

  • @RadwaanAhmedAli-fh8cr
    @RadwaanAhmedAli-fh8cr 7 місяців тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂