"Wixii Awoowyaasheen ka Dagaalameen ayaa Salad lagu Qaaday oo Itoobiya laga Iibiyay" Muj Axmed Mire

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 січ 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 233

  • @ahmedmohamed1783
    @ahmedmohamed1783 6 місяців тому +12

    Asc mujaahid ahmed mirre hambeyo.geesinimo iyo gobonimo.

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 6 місяців тому +6

    Alle cimriga iyo cafimaadka ha Ku barakeeyo ❤

  • @mohamedwardimohamed1118
    @mohamedwardimohamed1118 6 місяців тому

    Abti macaan illaahay waxaan kaaga baryayaa caafimaad, cimri dherer, iyo cibaado suuban. Waxaan ka mid ahay caruurtii aad naftaada u hurtay si ay mustaqbalka ugu noolaadaan sharaf, cisi, iyo karaamo qayrkoodna wax la qaybsadaan. illaahay raali hakaa ahaado abti macaan. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Eng_moy
    @Eng_moy 6 місяців тому +1

    ❤raggeedii mujahid axmed mire maxamed alle hakudayo oo haku dhawro❤ insha allaah waxad noqodonta mid dalka iyo diinta daafaca ❤

  • @abdihayd2924
    @abdihayd2924 6 місяців тому +8

    ❤❤❤MUJAAHID. KUSOCO. HEEGO. IYO. XISBIYADA. FADHIIDKA AH

  • @farahmacalinadan6688
    @farahmacalinadan6688 6 місяців тому +3

    MashaAllh adeer si damiir lehbad uhadashay jazakaAllh

  • @deeqaadam9335
    @deeqaadam9335 6 місяців тому +4

    Waanu ku sugaynay mujaahid sharaf iyo xushmad leh baad tahaye guulayso inshaa allaah

  • @abdirahmanahmed5632
    @abdirahmanahmed5632 6 місяців тому +3

    Muj waad mahadsantahay kornal warkaaga cad

  • @mymmym8283
    @mymmym8283 6 місяців тому +5

    Wllee Mujahid Axmed Mire ayaa oo mudo aan shaqo kulahayn waxan madax kusheegtu walaaqanayso ayaa hadlay maanta, waana farriin geesinnimo leh oo uu la hadlayo dadkiisa uu jacaylka u qabo kadib markuu shalay xoreeyey

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 6 місяців тому +2

    Mujaahidiin.xaqahaa.walaahibaankudhaartee.waa.ilmaxalaal.ilaahay.cimriga.hakuudheereyo.good.berson❤❤❤❤

  • @abdishakurhassan2659
    @abdishakurhassan2659 6 місяців тому

    Muj Ahmed Mire, Illaah caqliga iyo aragtidda haku barakeeyo, Aamiin ya rabi.

  • @dahiribrahim831
    @dahiribrahim831 6 місяців тому +4

    Guulayso Mudane!!

  • @mohamedjama9339
    @mohamedjama9339 6 місяців тому +6

    Mujahid Axmed Mire,I regret that he still holds onto an unattainable vision of a greater Somalia. I would suggest focusing on unifying the south of Somalia , as it appears they could benefit from his beliefs and assistance. In Somaliland, thanks to God, we are united and optimistic about our future and prosperity, Inshallah.

    • @whatshappening3474
      @whatshappening3474 6 місяців тому

      United i what sense??? Qayb dhan sool iyo sanag waa idin daysay, togdheer shalay ahayd marki la so xareeyay jabhada , inti kalana hadda ethiopian ku wareejiden, waxaad mooda in dadkiini la sixray

  • @xariirxajiabdi9046
    @xariirxajiabdi9046 6 місяців тому +3

    Allaahu akbar

  • @drbuux4429
    @drbuux4429 6 місяців тому

    Guulayso axmed mire, soomaaliya soomaalibaa leh waan guulaysanaynaa insha allah.

  • @awm221
    @awm221 6 місяців тому +3

    Mansha Allah ina mire m nux adeer geesi

  • @hibofarhan3362
    @hibofarhan3362 6 місяців тому +1

    Dalka Dalka Dalka waan difaacaneynaan Dalka Dadka.

  • @sumahwaagullweyn196
    @sumahwaagullweyn196 6 місяців тому +3

    ASC Ahmedow xaggaga dalka looga Soo dhacay waar kaalay meesha Nonyow ❤😅😅

  • @aminamohammedibrahim9396
    @aminamohammedibrahim9396 6 місяців тому

    Maasha Allaah🎉

  • @khadraducaale9369
    @khadraducaale9369 6 місяців тому +3

    Mashalha abtigya ahmed miire waa gesi

    • @dddiddy8683
      @dddiddy8683 6 місяців тому

      Mine abti to . I am reer Doodi

  • @ahmedaweys9202
    @ahmedaweys9202 6 місяців тому +3

    Mujaahid waan ku sugaynaa

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht 6 місяців тому

    Maansha allah shekh alla haku xafido

  • @user-ul6fn9ie6q
    @user-ul6fn9ie6q 6 місяців тому +4

    Geesi qaran dalka waa lo tali muuse iyo inta la soo cota waa tagayaan insha allaah

  • @user-jw4wr7fm2z
    @user-jw4wr7fm2z 6 місяців тому +2

    👏👏👏👏👏👏💪💪💪💪💪 rugcadaagiii soorogaal celi nookaaalay mj Ahmed Alle ha ku xafido👏👏👏👏👏💪💪💪✅✅✅✅✅👍👍👍👍👍🥰🥰🥰🥰♥️♥️♥️

  • @user-lw7up9oz6q
    @user-lw7up9oz6q 6 місяців тому +3

    Allahu akbar

  • @OmarHaji-rn3tz
    @OmarHaji-rn3tz 6 місяців тому +3

    Geesi geesi weyan axmed mire ruun sheg weyan nolow ilahay cadowgaga ha jabiyo

  • @abdikarimismail1171
    @abdikarimismail1171 6 місяців тому +1

    Mashallah xaqu ha jiro ha joogo wadigiiba....

  • @sahradhoolchannel8657
    @sahradhoolchannel8657 6 місяців тому

    Awooegay axmed mire maxamed nuux alle haku xiftiyo cimri dheer iyo caafimaad insha allaah guul io gobanimo ❤

  • @faysaltacab5975
    @faysaltacab5975 6 місяців тому

    MARSHAAL AXMED MIRE MAXAMED NUUX JAAMAC
    MAGACAA HA JIRO .KA GAADH UMADA.MAAMULKAN JIRA

  • @mahadmahamoud5261
    @mahadmahamoud5261 6 місяців тому

    Waa musiibo Qaran heshiiska Itoobiya iyo Muuse. Waa Qaa’inimo Qaran. Dhulkii Muslimiinta ayuu Itoobiyaan ka iibiyey.

  • @khalidhusein8410
    @khalidhusein8410 6 місяців тому +3

    احمد مري احمد خالي الله يطول بعمرك ويحفظك

  • @user-vt7fk1kx1k
    @user-vt7fk1kx1k 4 місяці тому

    Maasha Alla, Adeer Muj: Ahmed Mire, runta ayaad u sheegtay tuugta, calan cas,
    Haddana kurta ka gur Muse Aftaag iyo colkiisa

  • @saidb6881
    @saidb6881 6 місяців тому +3

    Guul aad iyo aad ayaan kuu tageerayna ee hogaanka u qabo.waa maalinteedi yaa maaliniray

  • @AbdiqadirFarahElmi
    @AbdiqadirFarahElmi 6 місяців тому

    thanks to Ahmed Mire the fighter and hero of the fwenteeth century, he is against the sale of the sea of Somaliland.

  • @buraneburane217
    @buraneburane217 6 місяців тому

    Alle haku sharfo mujahid axmed mire

  • @Dalmar-wj2rc
    @Dalmar-wj2rc 19 днів тому

    ❤❤

  • @ahmedafrica7276
    @ahmedafrica7276 6 місяців тому +1

    Xaqa ayuu inoo sheegay alle ha barakeeyo
    Dalkeena iib waaka xaraan
    Intii iimaankoodu lacag yahayna waanu iska qabanaynaa insha Allah

  • @Dalmar-wj2rc
    @Dalmar-wj2rc 19 днів тому

    ❤❤❤

  • @mohamedwardimohamed1118
    @mohamedwardimohamed1118 6 місяців тому

    Abti macaan illaahay waxaan kaaga baryayaa caafimaad, cimri dherer, iyo cibaado suuban. Waxaan ka mid ahay caruurtii aad naftaada u hurtay si ay mustaqbalka ugu noolaadaan sharaf, cisi, iyo karaamo qayrkoodna wax la qaybsadaan. illaahay raali hakaa ahaado abti macaan. 🙏

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 6 місяців тому

      Sharkii uu usoo Dgalaamay maanta ma itoobiyaan baad ku celiseen awoowe ?

  • @Dalmar-wj2rc
    @Dalmar-wj2rc 19 днів тому

  • @Dalmar-wj2rc
    @Dalmar-wj2rc 19 днів тому

    ❤❤❤❤

  • @abdihayd2924
    @abdihayd2924 6 місяців тому +1

    ❤❤❤ HORE USOCO AXMED. MIRE. MAXAMED MUJAAHID. KAALEY. QABO. KORNEYLADA. ADAA. AFYAQAANEE❤❤❤❤ KAXISHOOD. WAA KII KUXOREEYEY. NAAGYAHOW. CUQDADA QABAA

    • @user-ul6fn9ie6q
      @user-ul6fn9ie6q 6 місяців тому +2

      Heego muuse mee dalki iyo cidanki kaa baa tusale kugu filan hadu qabil ku tageerso muuse haben mad jirin walee inta dad ku fakarayo qof jacal soomaaliland meel magaadho

    • @abdihayd2924
      @abdihayd2924 6 місяців тому +1

      HORTA. FAHAN OO AKHRI. HEEGOY. QORAALKA KADIBNA. JAWAAB. HADA. MASAX. HUUNOY. IYO HADHAAGII. JEEGAANTAAY​@@user-ul6fn9ie6q

    • @somalilandguul9852
      @somalilandguul9852 6 місяців тому

      Ciidanka sawdinkii dhabarjabinta Ku sameeyay ee jeeladha ka buuxa ee is qarinaya badhkiina huwanta isku dhiibay ee but land lagu qarinayo waligiin ayaad isaaq dhabarka ka jabin jirteen tuugyahay waligiin xumaanta isaaq ka shaqaysa ee basasiinta ah

  • @Dalmar-wj2rc
    @Dalmar-wj2rc 19 днів тому

    ❤❤❤❤❤

  • @deeqaadam9335
    @deeqaadam9335 6 місяців тому +1

    Maashaa allaah mudaad dalka xoraysay waad ka tagtay dalkii wuu kuu baahan yahay

  • @user-lw7up9oz6q
    @user-lw7up9oz6q 6 місяців тому +2

    He is absolutely right hero nationalist vivo

  • @cabdilaahi6540
    @cabdilaahi6540 6 місяців тому +3

    Geesi geesi dhaly waad iska riday waa jibkaagii alle janada ha ku geeyo ammiin

  • @massmass8300
    @massmass8300 6 місяців тому +1

    mujaahid axmed mire walee xaquu ku adimay salaansare ✍✍✍✍

  • @muna8565
    @muna8565 6 місяців тому

    Jazaaka Allah kheer wallaal runta waad usheegtay dadka waa hadii lagu dhagaysanaayo adiga waajibkaada waad gudatay Allah baa markhaati kaaga ah

  • @user-qd8nf8wd2z
    @user-qd8nf8wd2z 6 місяців тому

    Ok

  • @user-sj9re7xi7d
    @user-sj9re7xi7d 6 місяців тому

    kibir guulaystay taariikhda laguma arag

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 6 місяців тому +2

    The lion 🦁 come back.

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbi 6 місяців тому +1

    Mujaahid Axmed Mire ma aha, dadka ha khaldina.😢

  • @mahadguray4241
    @mahadguray4241 6 місяців тому +1

    Mujaahidku waa saxanyahay
    Wax badan lkn inuu soomaliya nala doonto may ahayn
    Anigu fikirkayga yar waxaan qabaa
    Soomaliya nama anfacdo sidoo kale
    Ethiopia nama anfacdo
    Labaduba hana amaan siiyaan

  • @abdirazakmahamoud2829
    @abdirazakmahamoud2829 6 місяців тому +2

    Mujaahidkaan La Fikir Ahay .

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 6 місяців тому +1

    Muj, Ahmed mire aad ayaan ugu hanwaynaa laakin caawa ayuu iga dintay, waayo meeshii uu u soo halgamay caadifad inuu kaga jawaabo ma,aha ee ha yimaado oo muse runta u sheeg laakiin inaad xumaan la soo dhaafay uu soo faqo, ma,ahayn Adeer, laascaanood miyaa lagula degaalamay mise iyagaa ku soo duulay,Adeer

    • @abdalla9814
      @abdalla9814 6 місяців тому

      Lascanod anagaa leh nooga bax hadaan ku nidhi maa baxdid Maxaa isla adkaynaysay intaasaa ka faaiday kala futo xun 😂 inaan naag kaa dhigay oo hubkii kaa furtay

  • @husseinnur8250
    @husseinnur8250 6 місяців тому +1

    Heshiis ma aha wali. Waa isfaham weeye.

  • @CabdixakiinCaliyaasiin
    @CabdixakiinCaliyaasiin 6 місяців тому +2

    Mujaahid xaqbad ku adintay si kasto oo aynu walalaheena soomaliyed isku hayno hadana sina uma yeelayno in taako dhulkeena ah xabashi laga iibiyo

  • @suguleadan1592
    @suguleadan1592 6 місяців тому

    Hargeysa-Addis Ababa deal in the eyes of a former SNM's officer.

  • @hajii2033
    @hajii2033 6 місяців тому

    you first bad man beenale

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht 6 місяців тому

    Alle ciriga iyo caafimaadka hakuu barakeyo

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay 6 місяців тому

    Arintaan Waxey Salka Kuhaysaa in Ethiopia la isticmaalo oo Ciidan Adag Ee Bada CAS Iyo Marinka Baabal Mandab lahelo , Maadaama Xalkale Aywaayeen Ciidamo Adag oo Ilaa 100,000 Kun ayaa loodhisay. Qalabna Waa Lagacaawinaa, Ayadana Dowlad loohiililiyay oo Gaalo ah oo Badheshay Ayeey Noqonee.

  • @mahamedmajor4679
    @mahamedmajor4679 6 місяців тому +3

    Mujaahid dhab ah

  • @rakbah.c
    @rakbah.c 6 місяців тому

    "Hadaad maanta iska qaban waydaan lasocda maydaan bixin badd kaliyee dhulkiinii oodhanbaa bixisee"hadal qiimo badan . .

  • @user-eq2ug6om5v
    @user-eq2ug6om5v 6 місяців тому +1

    Geesi geesi dhalay

  • @user-cm1ev5zo3n
    @user-cm1ev5zo3n 6 місяців тому

    Mujaahid axmed mire xaqiiqadu kahadalay

  • @ahmedsaedyusufahmednur1640
    @ahmedsaedyusufahmednur1640 6 місяців тому +1

    axmed mirow wadankii aad usoo dhaawacantay ee aad usoo dhimateen iyo ujeedadii aydun usoo dagaalanteen waa laga leexiyay dariiqii iyo ujeedooyinkii aydun u dumiseen dawladii africa ugu awooda waynayd maanta waxaa lamarayaa dalkii iyo dadkiiba laga iibiyo cadawgii ummada somaaliyeed ee ethopia waxaanu u baahanay in aad na hogaamiso si aanu isaga qabano qawlaysatada wadanka qabsatay wadanku waxaa uu u baahanyahay dib u xorayn dambe oo laga xoreeyo qawlaysatada budhcada ah ee calooshood u shaqaystayaasha ah

  • @mussejama311
    @mussejama311 6 місяців тому +1

    Waa caqli wanaagsan haduus muuse juudaan iyo huwanta wax ku qaadanayo

  • @AbdirahmanMohamed45-rj4ii
    @AbdirahmanMohamed45-rj4ii Місяць тому

    Adeer wadanka kale waxaan lomafedhikaro

  • @waterplane4717
    @waterplane4717 6 місяців тому +1

    Walaahi xalay maan seexan lkn waxaan ogaaday inay weli geesiyo ii noolyihiin waan u dagaalamaya badbaadada s/land
    aabahay waxa hargaysa laga qaaday laba jeer isago dhaawaca 88 wuxuu badbaadineyey aniga oo naftiisa halis u gelinayey adeerkayna wuu ku dhintay hargaysa gudaheeda isago dagaalamaya.
    Anna waxaan u dagaalamayaa ubadkayga

    • @hamseahmedc2569
      @hamseahmedc2569 6 місяців тому +1

      Yaaad la dagaalamaysay marka ma somali mise ethiopia

  • @duuliyexaruuri3316
    @duuliyexaruuri3316 6 місяців тому

    94kii federal baad aheyn maanta federalkagii ku noqo afhayeen

  • @Dalmar-wj2rc
    @Dalmar-wj2rc 19 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤

  • @HRU2100
    @HRU2100 6 місяців тому +2

    ISKA AAMUS ODEY, ADAA DAYACAY WADANKA OO KA CARAREE.....

    • @saynabSr
      @saynabSr 6 місяців тому +1

      Si fiican ayuu yeelay kama cararineh ma dad aan xishoonahayn oon xeerka raga aqoon ayuu la tirsadaa sida dumar? Runtii inuu ka tagaa waxay noqotay lama huraan

  • @user-ve7ze1cs2e
    @user-ve7ze1cs2e 6 місяців тому

    Waxaad taageertat GALA DAGAALKA oo sheegtay Cerigabo

  • @fowsiyohassanhussein3890
    @fowsiyohassanhussein3890 6 місяців тому

    Qofku markuu soo maali dhalada yahay❤

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 6 місяців тому

    Kani markuu 5 sanadood jiifo ayuu soo kacaa ! Markaasuu hadalo fajac ah ku hadlaa. Markaasuu hadana 5 ilaa 6 sanadood jiifaa Markaasuu ........... ............ .........

  • @user-jw4wr7fm2z
    @user-jw4wr7fm2z 6 місяців тому +3

    Guulayso mj Ahmed Mire dinkana u baylihiyay calansata Somaliland ee kaalaya ka dhiciyaa😭😭😭😭

  • @bisiqsarman5132
    @bisiqsarman5132 6 місяців тому

    Maanta Waxay taagantahay jiritaankii iyo Mustaqbalkii Shacabkii Waqooyi ee Somaliyeed oo Qarka usaaran in lasoo-afjoro Qarniga 21 Tanaad.
    Bisiq Sarmaan

    • @kaysenur1592
      @kaysenur1592 6 місяців тому

      mujaahid ayaa hadlaaya waanu ixtirasmaynaa.laakiin adigu mustaqbalkayaga noo sheegi maysid annaga naqaana dantayada.
      adigu shalay waxaad na lahayd laascaanood ma lihid ee dhulkiina aamina
      hadaanu dhulkayagii aaminay wali waad na daba socotaa.
      shalay DPW ayaad ka qaylinaysay inay wax noo kordhaan ma ogolid ee oohinta yaxaaska.

  • @user-wr6tc3cw5l
    @user-wr6tc3cw5l 6 місяців тому

    Soogal waanu kula difacayina wadanke hanagu eegin muse saamuri iyo labadan gaal ee dhakada cas cas

  • @user-ve7ze1cs2e
    @user-ve7ze1cs2e 6 місяців тому

    Waxaad taageertat kuwa kaa xoraynaya Xiis Maydh

  • @abdalla9814
    @abdalla9814 6 місяців тому

    Axmed Mire anagoo Dhulbahante ah baa dhalnay waa laandheere ku soco afka ciida u dar dhuuso biixi 😂

  • @alimohamoud3465
    @alimohamoud3465 6 місяців тому

    Geesi mire

  • @user-kd1qo6tq8h
    @user-kd1qo6tq8h 6 місяців тому

    Mudayac hàarib

  • @deeqaadam9335
    @deeqaadam9335 6 місяців тому

    Axmed mire walaal dalkii aad xoraysay ee daawacaan ogaa kuu soo maray ragbaa iibsadaye fadhiga ka kac dalkii iyo dadkiiba waa kuu baahan yahay

  • @somalitech102
    @somalitech102 6 місяців тому

    Waxgarad

  • @hibonour9657
    @hibonour9657 6 місяців тому

    Allah sawkaa isku buuqay

    • @anigaqudhayda4066
      @anigaqudhayda4066 6 місяців тому +1

      Sacad muuse ayaad tahay saw maaha hadal jilicsanaantaada ayaan gartay

    • @hibonour9657
      @hibonour9657 6 місяців тому +1

      Maya laakiin adiga maxad xasaasiyada ugau qabta sacad muuse mida kale hadalka adag ma janadaa lagu galayaa maxay tahay faaiidad ku jirtaa subxaanaka yaa cadiim

    • @somalilandguul9852
      @somalilandguul9852 6 місяців тому

      Sacad Muuse waligii ayuu kuu talinjiray imikana waa lagu badhaadhay taladooda

    • @anigaqudhayda4066
      @anigaqudhayda4066 6 місяців тому

      @@hibonour9657
      Horta inaadeer ilaahay ayaan kugu dhaariyaye matahay reerkaa? Sheeko cajiib ah ayaan kuu sheegiya

  • @user-ve7ze1cs2e
    @user-ve7ze1cs2e 6 місяців тому

    Waxaad taageertat Garaad Mukhtaar oo yidhi marka Lascanod ls xoreeyo Ceerigaabo ayaan Xoraynayna.yuu ka xoraynayaa ???
    MUSE ISMACIL

  • @mahdibiixi3512
    @mahdibiixi3512 6 місяців тому

    Intaan Amxaaro ku biiri lahaa waxaan ku biirayna Soomaali

  • @faysaltacab5975
    @faysaltacab5975 6 місяців тому

    DAD QALATO FASHILANTAY.WEEYE OO MIDIYIHII LA SOO BAXDAY. XUKUUMADA JIRTAA.KACAAY OO KA KA CAAY S O S .

  • @maxamedcabdo3565
    @maxamedcabdo3565 6 місяців тому

    Waanu kugugu raacsanahay

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 6 місяців тому

    Waalihi.habar.awal.baan.ahay.isaaqbaan.ahay.soomaliand.ahay.kurkahadiilayjaraayo.30.sono.cashuurtabixinayay.citiraaf.hadankuwayay.ithiopiia.badadakaiibi.waanaagtaadakee.aanwase.ilamidtahay.waar.nikii.dhiiglow.kaalay.dalkaaga.dhici

  • @SanaagSomaliland
    @SanaagSomaliland 6 місяців тому

    dadku hogaan ayay u baahnyihiin mujaahid waa diyaar

  • @siciidyare4185
    @siciidyare4185 6 місяців тому +1

    Axmed Mirow hadal looma baahna ee ficil ayaa loo baahan yahay
    Kaalay oo isbedelka horseed ka noqo

  • @cawilawcabdi1115
    @cawilawcabdi1115 6 місяців тому

    Mujaahid waxaad ku fiicneyd aamusla

  • @user-bo6fz9ub1y
    @user-bo6fz9ub1y 6 місяців тому

    Iminka Maxad noshegtay axmadow macawa ayad nokentay shekadi ixtisam war umada kaxishood ninow😂

  • @yasinabdalajama5268
    @yasinabdalajama5268 6 місяців тому

    Ragii dalka iyo dadkaba lexejeclada ka lahaa una soo halgamay naf iyo maalna u hurey mar haday ka hadleen waxba may hadhin shacabka somaliland waxaan kula talinayaa inay u midoobaan sidii ay uga dhiidhiyi lahaayeen fadhatada dhulkooda iyo badahoodaba lagu hayo

  • @a-karimmahmedfaarah6639
    @a-karimmahmedfaarah6639 6 місяців тому +1

    Mujahidkii wa hadalay adkaatay

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk 6 місяців тому

    KAALAY MUJAAHID OO NA HOGAAMI ĎAGAAL AYAA LAMA HURAAN AH

  • @khalidyuusuf7835
    @khalidyuusuf7835 6 місяців тому

    Somaliya maxaad ula dagaalantay hadaad ilaa 2024 u ooyayso ood snm goosi ga ku eedaynayso caqli riyaadle

  • @user-ve7ze1cs2e
    @user-ve7ze1cs2e 6 місяців тому

    Waxaad taageertay FIRDHIYE oo kugu sheegay qaran dumis.

  • @user-br8jq3vv9d
    @user-br8jq3vv9d 6 місяців тому

    Suldan kasta Reerkisa ha kala baxo Mamulka Muuse oo Askartida ha uga yeedhan